Uma bogin xabadan maria la leeyay naagta intay markediiba say donto umarisay bay iyada marka la mariyo buuq keentaye cawo noso qabo deganantedanba wax lo dhiga jirine😂🤚🏾
Aragena kalamaqan maaha a ee way ku bilaabantaa uune iskamu qaban xilwa Sido kle aan bogaadin kaahelo s way kubilaabantaa ee waa b Doller way hoos marty
Xaraf raaca A way khalden team ka mustafe iyo gabadhu Arageena kala maqan Muuqeena kala dheer Maankeena wada jira Isku muhashadena? waa M hestan xaraf raaceedu ay inantu qaaday😏midh ma garanaysan ee iska eega meesha nio😂😂 waxa ay sax ku tahay hees A tahay xaraf raacedu, Agagaar ka wadnaha Hadaanad ku ool Aqoon taydu eray ma kenten Asluub badanay Amaan badaday.............❤😎
vaar kale war niO inantan maria way niga maskax badantahay mise waxkala qaldan shaandhadii aya ni gubatay Yaasmiin Jeegaan u eegay xaraf recedu maaha ya ee waa xarafka j kkk Yaasmiin jeeegan u geeyey jamaal iyo joooog qurxooneey waxaad tahaay ubax jir hiray barwaaqiyo jeer samaad Abti naga soo shaandheeya bahsha kk😂😂😂
Waar waad ka dhaczantihiin xilwa xilwa iyO inanta kle heeta y da yaasmiin jeegaa la mood khaafiyadeedu waa J dee bal caadi u dhagayzay Ta Arageena kala maqana khafiyadeedu waa M dee😂😂
2 hablood dartood ban ku dawadey wareee😅😅😅 waliba inantaa cawo
walaal habalaha ugu yaraan soo astur markaad na hor keenaysid
Gabadhan kle is qad qad badana iyadba wata ku daadineysey daqiiqde mxa haya markeda🤔 cawo dagn quruxsan gabadhasan uso galey mesha❤❤❤
Gabadha nac nacda kalatag
Ta mustafe dollar la fadhida is tusad weeye
Inanta yar kale degan❤
Wlhi hilwa iyo inanta kalan u jiray😂😂❤️😭
Anaku waxan u jirnay wll hilwa iyo cawo❤️😏
From hablaha quruxda badan 😍😍😍😍😍😍😍😍
Wlhy vedio dhamba wxn ku daawanaya mustafe dollr
Inanta maariya waaba cajiib darteed ayaan o daawadayba vidaega 😂😂❤️Hala Hala hala maariaya 😂😂❤️
Team cawo ❤️
Cawo yar darteed bann vediowgann u dawannayA😂❤
Wa tee cawo ma ta mustafe dollar la jirtaaa😊
Mustafe codkiisa👋
Cabicasis iyo inanta la jirta respect wllhi❤❤
Uma bogin xabadan maria la leeyay naagta intay markediiba say donto umarisay bay iyada marka la mariyo buuq keentaye cawo noso qabo deganantedanba wax lo dhiga jirine😂🤚🏾
Tan kula magacaa wan ka booday anaba wa istusad😂
Qolada badisay wiilku waa danaan buuxa codka teenbada laxanka miraha intaba u saxaya codna waa leeyahay msh Allah
😂😂😂 wlhi ta kula jirta mustafe doller in la mariyo sidan u rabay waa mid istusadaba baga
Video ga miya dawanysay Mise gabadha is hysern bowe
Mustafe doolar❤❤❤
Dj Ku So Waa From Maareye Lyrics 🤚🤚🤚🤚🤚
Cawo mashalah qof dagan waye sis is astur bas TN maria laleeyhy na kibirka iskadaa dhulka inkugu filan soco wuxu qeylo bdna😂
Maria igaso cun malinka danbe sibay u dandantahay
Clcasis iyo tan lajirta ciilbay qabeen wllhi sowkuwa sixun ugalay 😂inanta mariya iyo mustafe
War hablhan maln ksta so celi veuos wa kdhgiye😅😅😊
Waar tii yareyde cawo waaweynbay noqotee iyadoo nunne ah baan wadanka ka tegay 2019kii😂😂
Aragena kalamaqan maaha a ee way ku bilaabantaa uune iskamu qaban xilwa
Sido kle aan bogaadin kaahelo s way kubilaabantaa ee waa b Doller way hoos marty
Hasha geela cuntee cabaada waa tan marada Akhtar ka ah 💯
Dadka way marinaysay markeedana way is macaneenaysa💯
Guul iyo gobanimo bro guulayso ❤❤❤❤
Cabdikariin cali shaah najima nashaad soqabo
Naa wxaa shaw badanaa gabadha kle maskiin waye anu waa hore bastarada jafi lahaaa
Barnaajika soo bad waan funny 😂
kuwa badiya qaar kale u balami barnaamij fiican weeye bro
Waayo angowalahiwakogosala😂❤xiwa
Xaraf raaca A way khalden team ka mustafe iyo gabadhu
Arageena kala maqan
Muuqeena kala dheer
Maankeena wada jira
Isku muhashadena? waa M hestan xaraf raaceedu ay inantu qaaday😏midh ma garanaysan ee iska eega meesha nio😂😂 waxa ay sax ku tahay hees A tahay xaraf raacedu,
Agagaar ka wadnaha
Hadaanad ku ool
Aqoon taydu eray ma kenten
Asluub badanay
Amaan badaday.............❤😎
Fadlan gabdhaha barnamijkale kasoo samee 😮waa codsi
Mustafe dollar laba jeer baad khiyaameyseen xilwa wlhi......arageenka kala maqan kulahaa😂😂 ..waar A baa la doonayey😂😂
iyaga kusooh celi part two 😂😂
Zhp soo bedi vedio noocan ah dhowr fanaan oo kale so qabo ❤
Mesha muftafe dollor ban dawanayay
Arageena kala maqan
Muuqeena kala dheer
Isu muhashadeena😂
Xaraf raacu waa M😂
Mustaphe moye inta kle way wda qaldayan
nio gabdhahan intee joogan❤😅❤
Maria noo soo cel celi malinksta
Arageena Kala maqan
Maankeena wada jira
Qaafiyadu M ma aha A
Wow wow ma qaafiyad ba markaa
Arageena kala maqan
Qaafiyadu waa M 😢😢😢😢😢
Xilwa waa lagend
Heesta j marku shege qofta waxoo kufhshy intaa iwadato waxbo hawalwalin😅😅
Dhildan mariyada la leyay kibir badna wxa yri wax kibir jabiya mala wyey cawo ad ban ku slamya mtan
Eid Abduqadir Hussein❤
Afartan lee socili😂😂 especially Mustafa dollar
Dj rock ma somaliba magacan
Cawa yar ujirahy ❤❤❤
Mustafe dollar. Is not easy
hablaha soo celi indhahay u roonayeene
Dumarkan video ga bilowgiisa laga dareemaya in aaney iz ogoleyn maradaad iga gaadhsiisyey kulaha 😂😂 wax ka badal saan rocketow
Alla soo badiyaa
War aad usoo badi😮
dollarka❤️
mustafe ku daa habadalin❤
Adeer mariyan garan mayo cawan garan maye but maria mey kibrine wey lantay inu gabdha yar daaye haja xage u jarjarten😏😏😏
Kuwani qaafiyaddii ayaanay fahansanynba dollar baa loogu qaataa
Cali saki iyo hibaaq
Maariya soQabo😂❤
maria tan la lee yhy waaba kipiraniyad inanta maxey ku maageysa maskiinta ah
Tee maria la dhaha
@@Somalilandergirl520 ta sheladaa modow xidhan 😂
😂
@@janoh357 waaba mid eeyada markaliya in laga badiyaan doonayey😂
@@Somalilandergirl520 haaa waa mid yaro garcadaa tiktok xitaa sas ayey isu qadh muunaysii😭😂
vaar kale war niO inantan maria way niga maskax badantahay mise waxkala qaldan shaandhadii aya ni gubatay Yaasmiin Jeegaan u eegay xaraf recedu maaha ya ee waa xarafka j kkk
Yaasmiin jeeegan u geeyey
jamaal iyo joooog qurxooneey
waxaad tahaay ubax jir hiray
barwaaqiyo jeer samaad
Abti naga soo shaandheeya bahsha kk😂😂😂
Gabdhan raga dhex fadhiya naa is astura
Apdi casiis ana pa dhame hapnka danbe iso qpta😂
Adicasii xilwa xilwa❤
Gabadhu hDay duula also may kaabaa lamoodayaa nun kaa kun
ina cali shaah iyo najima nashad zo qabo😅
War c caziiz xilwa qofta agtaada fadhiso ku dhamaaw balaayo caateysan sidii mas dhiman rabe 😂
C casiis sow fananka waxay waxba kama fahansana fankee heesaha muu iska qaad uun AAGA
War gabdhahan barnaamij kale kasoo samee sxp anga 10m ku gaarsiinaynaayee
Naagtan qooqsan ee naasaha laaska leh mxy ila qaad qaadsa reer miiyad weye wlhi ta kle mxy la badhacin iyado 10 jeer marisey ayay 2 jeer kaliya wajigedaba wada daqiiq ka dhigte kibir badana adoontu
LABDAN NAAGOD CAARID WEYEH WLLHI KAHABEYA RAGOW WAN AQANA HARGEISA JOGANE😂😂😂😂😂😊
😂😂😂😂
Labadan yaryare biyo dahabka😂 dartood bn uso raadiyay videoga
Teemka yar yar ban watay 😂
Heesta Cabdirahmaan Nasri xaraf raaceedu waa "M" maaha "L"😂
la'aantaa Miyirsan maayo
la'aantaa waa Mushaakil
waxaad thy reer Magaalee
nolosha ka Maarmi maayo ✌️
Maclaa ta yaazmiin jeegaam u eeg xaraf raaceedu waa J iyaguna Y ka dhigeen😂
Heesaha qaafiyada u saxa wixiinu waa is dhac yaace.
Waar waad ka dhaczantihiin xilwa xilwa iyO inanta kle heeta y da yaasmiin jeegaa la mood khaafiyadeedu waa J dee bal caadi u dhagayzay Ta Arageena kala maqana khafiyadeedu waa M dee😂😂
Haaaa iyo qaarkale bay qaldeen
War waxan iskadaaa Qudhacdaay Shaqadan @khalid ck iyo @Abdala jamal Looga Hadhee 😂😂
Inpti hore usoco
Masha allah cawo inan dagan tan lkn inyar bay isku haysay ba inay dadka gumaysaty rabtaba shargudban dhulka soco in kugu filan nio xita wilka farta logu yedhaya baw
Xaga farsamada iga hagaajiya
So badi
Waxani abTi xaraF raac maha ee waa xarabaYsi HoYgii faNkaYne HaYna cebaYnine. Heesta waaa inaad ku luqaYsaaN xaraFkU haso noqnoqdo abTi
Xaraf raaca qalad ayay ka wada dhigen waa inu kuwada bilabmaa hestana la yara wado si lo saxo talo
war waxni chalanchi maah wax Caadi Meesha La Kaaly hooyda wase
inantaa maria dhowr jer ayd uxateen sababtu wamaxay, waxad ku dhaday xarafka l waxayna qaday hees xaraf raceedu yahay M la'aanta miisan maaya la'antaa waa mishaakil hlka inaga soo shandhee wxii kale farana comentiga danbe ehehehhe 🤣😂😂😂
Habluhu Maxay isugu khaakhyirayan
ali zaki
Hablahan qaawan maad wax usheegtaan
Tan marada madow mxay isla kla dhuuqaysaa marka wx lamarinayo uf if kulha😂😂😂 matiibaa heestii danwadaag jacayl ee burco lagu duubay tigta lajilaysaa🤔
ali zaki nooso qabbo hadda run sheegiso aad na tix galiniso
Party 2 😊
😂😂😂😂dumarka ya isusobalamiyey
😂😂
Haa wllhi way didsantahayba tan Maria da la leeyahay😂
@@bintumaxamuud8234 😂😂😂
DJ sxb markale waxad nosoqabata mustafe axmad maxamad musdaf dollar wllhi ninka tagero buxa ayan uahay asaga iyo cabdi karin cali maxamud xusen nosoqabo codsigena nofuli sxb qaliya
Abdikarin Ali shaah so qabo
Midbaa idin khiyaamey qafiyadu maxay ahyd😊
Dadkan si bad umoda inay xishonayan waxan ka ahen mustafe inata ila ragtey😂 camerana marti kuma ahe se wax ujira
Wow mustafe dollar