ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 лют 2021
  • XILIGU WAA SAACADII
    ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD
    EREYADA ABDIWALI SAXARDIID
    MUSIC MAXAMED YARE
    LAXANKA CABDIFATAAX MUKHTAAR
    DIRECTING ABDIRIZAQ ANSHAX
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 2 тис.

  • @kaafiyaabdirizak
    @kaafiyaabdirizak 3 роки тому +2231

    Heesta kasta oo macaan waxa kasii macaan Qur'an ka alle
    Qur'an ka waa daawada qalbiga heestuna qalbiga ayey madoobaysaa 🙏😢

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs7321 3 роки тому +1534

    Ramadaan ayaa soo dhaw ilaahay haynaga madoobeeyo heesaha isagaa wayne 😭

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 3 роки тому +11

      Anoo dhagaysanaya ayaan is arkaa uun walahi inta jeer een iska jooji is idhi tiro malaha amiin Alle ha naga madabeeyo

    • @safiyomuxumad2594
      @safiyomuxumad2594 3 роки тому +4

      Aamiin yaarabi alaha naga madobeyo

    • @SomaliRoyalFamilyonline
      @SomaliRoyalFamilyonline 3 роки тому +2

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan😊.

    • @safiyomuxumad2594
      @safiyomuxumad2594 3 роки тому +1

      @@SomaliRoyalFamilyonline waanku saaray mahadsanid ducadada alaha ii aqbalo

    • @qadiijoomar1592
      @qadiijoomar1592 3 роки тому +1

      Amiin yaa rabi

  • @user-rp4to6sz4d
    @user-rp4to6sz4d 2 місяці тому +62

    Hees iyo muqaal uqalma 2024 ❤😢 hadaad dhawaneysid like isar😅

  • @xamdixuseenabukar2426
    @xamdixuseenabukar2426 3 роки тому +204

    Wlhi Quran ka ficn waxwlbo 🕋🔥🕋

    • @cabdirashiid8860
      @cabdirashiid8860 Рік тому +1

      Hees xun o xaraam ah kalaamka allllh miyaad is bardhiigaysa sumxaanllllh

    • @Siciidbashaash
      @Siciidbashaash Рік тому

      Halkan maxaa ku keenay xappti

    • @Abdirasaq01
      @Abdirasaq01 9 місяців тому

      ​@@Siciidbashaashsi ay inoo waaniso

    • @TWOKOMEDIA
      @TWOKOMEDIA 8 місяців тому

      Then why are you here??😢

  • @mustafeasad8546
    @mustafeasad8546 3 роки тому +1375

    Kuraaxayso Dhagaysiga quraanka karimka wll iguna xasuso kalmadas

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +974

    Heesaha Wxaa Kamacan Hadalka Alle Quraanka Ramadantina Waxa Dhiman Mudo Yar Alle Nabadqab Ha inagu Gadhsiyo 🤲🤲🤲🙏

    • @nucmandeeq17
      @nucmandeeq17 3 роки тому +4

      Huuno hooyo igu salaam dhamaan incha allah hooyo igu salaam dhamaan incha allah hooyo iigawaran iyo inankii baa xaafada

    • @abuunucaym1174
      @abuunucaym1174 3 роки тому +2

      @@nucmandeeq17 hsiro

    • @cabdikhaalaq455
      @cabdikhaalaq455 Рік тому

      ,(*&&€
      Jghpkrg cc nbmjbgjjbv jk

    • @sundus5099
      @sundus5099 Рік тому +1

      🥰🥰🥰🥰😅😅😅🥰🥰🤍

    • @xamdaxasan3823
      @xamdaxasan3823 Рік тому +1

      ​@@nucmandeeq17 qq😊

  • @caydarusfarahmohamud1794
    @caydarusfarahmohamud1794 3 роки тому +141

    Dhagaysiga quraanka qalbiga ayuu nadiifiyaa lkn heesahaqalbiga ayuu madoobeeyaa inta igu raaczan

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 3 роки тому +131

    Anigoo malin raadinaya like ban idhi afsomali ma aqaan lkn wan jecelahay heesaha soomalida oo English aan ku qoray sheegtayna inan African ahay u dhashay Togo 821 baa like ii taabatay ma hada oo aan hargeisa ku dhashay baan 10 qof waayay tolay

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 роки тому +6

      Waxan ku balan qaadaya inan laba account like kaga saaro hadad i sheegto waxa ay ku tarayso, bila camal somaliban u nacay

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 3 роки тому +1

      @@mo.ziyaad6216 sxb Dee nabadoon ma tihid waayo nabadoon haduu wax bixinayo hadal Kama danbaysiiyo marka waxay I tarayso instaad Iska dayso soo tuur like ama iska aamus

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 роки тому

      @@AliHassan-cx5dy wxan ahay iska daayo inader baryo badan iyo bukaan badanba wa laysku naca aya la idhiye, haday wax kaga xanibanyihina anaga ku saariyo w
      ku caawinayna, lkin de hadi ayna waxba kaga xidhnayn adna dulinimo ha qaadan,anagana hana kalifin bal imika waniga ku saare mxa is badalay

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 3 роки тому

      @@mo.ziyaad6216 kkkkk kuma shaqaysto lkn arintan malin dhawayd baan bilaabay markan khaati ka istaagay dadka like iyo share ku waashay bal inan ogaado wwxay ku haystaan

    • @mo.ziyaad6216
      @mo.ziyaad6216 3 роки тому

      @@AliHassan-cx5dy 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐡𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐤𝐚𝐧 𝐳𝐱𝐩 𝐰𝐚 𝐝𝐚𝐝 𝐱𝐢𝐤𝐦𝐚𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲

  • @yarabbi5472
    @yarabbi5472 3 роки тому +819

    Ajaaniibtaba Like waad ugu dhoobtaane
    Aniga maxaad iga xasdeysaan Somali miyaan ahayn??

  • @malikabertan7480
    @malikabertan7480 3 роки тому +826

    Jaamkii hargeysa inuu jacaylada kala xidhayo waan iska ogaa😂😂

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 роки тому +11

      Jaammm wey hargesa walhi rer xamrba ku soqxahy ogadan. Ormo. Wan ogaayy 😂😂

    • @filsanali5663
      @filsanali5663 3 роки тому

      😂😂😂

    • @nimcofaysal5752
      @nimcofaysal5752 3 роки тому +2

      Tasaan been ahyn😂😂😂😂😂

    • @hamdafilms129
      @hamdafilms129 3 роки тому +4

      😂😂😂😂😂😂Wan ujeeday in taasina kSosocotaa jAAMKA

    • @abdilahisalah8214
      @abdilahisalah8214 3 роки тому +25

      WAA DUHURKA MARKEY WADADU JAM NOQOTA WAA MARKAN IS IDHAAHDO GAADHIGA YAA KA DABA KEENA😂😂😂

  • @atoabdurazak633
    @atoabdurazak633 3 роки тому +215

    Heestan markan dhagaystay waxan soo xasuustaay Xaaskayga aan aadka u jeclahay inuu alle iskukaaya daayo amiinta raaciya
    Ninkii raliya hela raganimo ku faana❤️💐

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 11 місяців тому +30

    Waar tani hees way dhaaftay wlhi ilaa 2023 yaa ila dhageysanya 😭😭😭

  • @Ayub_252
    @Ayub_252 3 роки тому +404

    Anshax wa fananka kliya hesahisa kaduwan fananinta kle
    The best acting
    Hda ila qabto like kutuur✌🍁

  • @apdiqanimohamettali2576
    @apdiqanimohamettali2576 3 роки тому +295

    Waxan ahay qoFkii ugu horeyaye like ta hayla dhaafin😪

  • @tacabmedia7623
    @tacabmedia7623 3 роки тому +106

    Allahayoe siday noogu socoty heestani si ka macaan quraanka noogu macaane

  • @khalidmohamed3154
    @khalidmohamed3154 3 роки тому +69

    Intaa iska jidhidhicoteey like bilash isaran🤣🤣😂

  • @aminaabdi6245
    @aminaabdi6245 3 роки тому +49

    Jaceyl saana oo midba midka kale dareemayo ama jaceylkoodu mid yahay qofkii haysta uun baa dareemi Kara🥰❤️😍

    • @farxanmohamed9232
      @farxanmohamed9232 Рік тому

      Reali walhi😢

    • @DrAsiyahaybe
      @DrAsiyahaybe 9 місяців тому

      I hope insha Allah inaan helo nolosha jacyl dhaba oo jiliin ahayn intanan luxudka gelin.
      Ilahay ayaa isku keen Uumay Dumar iyo Rag.❤❤😢

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka8359 3 роки тому +241

    Inta ilamidka ee single ka la qiiroodun lamaanahas❤😔🥺
    Noloshasa inaga dhimane😔❤

  • @shaficicigevlogs9892
    @shaficicigevlogs9892 3 роки тому +44

    Kuwan Fanka ku jira Way Ogyihin In Dadka Naar Alxan Ah dhagaha lagaga shubayo Subxnlh😢 Rmdn 4/13/2021 Ba so dhowe iLhy Hesaha Ha inaga mideyo👏

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 5 місяців тому +63

    Any one in 2024??😢🎉

  • @hosowpro
    @hosowpro 3 роки тому +752

    Woow Cajiib ...

    • @abdihakiinali3946
      @abdihakiinali3946 3 роки тому +2

      tabin buuqeda wadata la kaly

    • @khadraali4889
      @khadraali4889 3 роки тому +3

      Reaktion ayaan kaa sugaynaa wll fadlan samee

    • @sahaltello3727
      @sahaltello3727 3 роки тому +1

      Macalin waxan sugnaba waa reaction kagi sxb hossow Keep going

    • @calibarebare1464
      @calibarebare1464 3 роки тому

      Hossow reaction

    • @KhlidEgal
      @KhlidEgal 3 роки тому +2

      Reaction-kagii baan sugaynaa bro

  • @abdillahijama7871
    @abdillahijama7871 3 роки тому +165

    Inta coronuhu kala xiray oo sidoodas cabanaya like saara😭😭✈️

  • @nasirabdifatah5107
    @nasirabdifatah5107 6 місяців тому +12

    2024 inta dib usoo booqatay heestan like haysaaran😢

  • @fardusahmed6366
    @fardusahmed6366 3 роки тому +5

    Raggow dumarkinu way idin warwaran markay guriga idinku sugyan uu so dakhsado wakhti la qata intad bila macni meelha asxab wakhti kula qadan lahyd
    Iyada farxad si dareensi inay tahay boqoradii aad dortay jacaylka ku hab haka dalin wlhi naxriis iyo jacayl aan dhamneyn wad ka heli doontan qalbi wanag iyo kalsooni xad dhaf iyo dabcsananba
    Illhow isku kaya daa aniga iyo ninkyga jacylka dhexdayda yalna raali naga noqo 🤲🤴❤️👸♾

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 3 роки тому +176

    Allw ninkyga nabd nagu kulmi 🤲😪wlhi ilina iga imaty

  • @daacadstudio1764
    @daacadstudio1764 3 роки тому +94

    Best vedio🔥🔥

  • @abdiazizali5605
    @abdiazizali5605 3 роки тому +36

    Inta heesta inteeda dambe ka heshay👌🏾😘

  • @IsmaiLmawliid450
    @IsmaiLmawliid450 3 роки тому +78

    wan arkayy wlhy malinkas oo duhur aheyd ane jaamcda ka habsaamy uu socday wadaduna jam aheyd 1:45 melahs aheyd cabdrisaqna waqtigaas ayuu heesta duubayy the road of shacabka🥰another level

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +2

      Ma Jamacada Mise Nuradin School😅

    • @princesszakia474
      @princesszakia474 3 роки тому +1

      Hhhhhhh

    • @xasanawcali4273
      @xasanawcali4273 3 роки тому +2

      @@lamajofficial2446 hhhh😂😂wlhii waa runtaa nurdin

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 роки тому +3

      @@xasanawcali4273 😅Wanu Ku Fahanay Ciyal schooLka Wax Ka Jmcad JeceL🤣

    • @kordahap4016
      @kordahap4016 3 роки тому

      @@lamajofficial2446 Kkkkkkkk Wn yaabey Jamacda 1:00 la aaado

  • @hudahussein218
    @hudahussein218 3 роки тому +154

    MAshalah ramadaan yaa soo dhow inta ku faraxsan 100jeer nebiga ku sali manta waa jimcee

  • @Mustafemo
    @Mustafemo 3 роки тому +238

    Hadad jiif ku dawaneyso subscribr isaar🤣

  • @ayanabdi153
    @ayanabdi153 3 роки тому +44

    Hadal iyo Hukun uma baahana heestani really amazing music and the lyrics too 🔥🔥🔥❤️🍯

  • @sudiabdirahman4219
    @sudiabdirahman4219 3 роки тому +19

    Heeskaan hadad wax badan kuso celcelisay like🥰✌

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 3 роки тому +204

    Hees iyo badh inta Najma tagerta like isaaran qofki usoo horeya ahaye🙏🙏🙏🙏

  • @hamsek2677
    @hamsek2677 3 роки тому +93

    Guri barwaaqo Iyo Arimaheena reaction haddaad sugayso like From Hargeisa

    • @maxamedkobciye499
      @maxamedkobciye499 3 роки тому

      John Terry 29'07'2021 markaan qayilo ayaan dhageysataa heestan

  • @khalidmuuse9260
    @khalidmuuse9260 3 роки тому +11

    Heestan waxa dareeni kara lapa qof oo is jeclaa oo nolosha ku midoopaY misna GalgacaYl dhapa isku qaba❤😪

  • @nimcoroble5140
    @nimcoroble5140 3 роки тому +37

    Ilaahay baa ina dilayee reer waqooyi fankii way la tageen 😂😂

  • @m.....hussein9315
    @m.....hussein9315 3 роки тому +50

    *Wll xiliGa salada Ha dawan heesaHa*

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan8414 3 роки тому +56

    Heestan gabadh jaarkaygaba ka hadlysaa ninkeda sidaa u raadin jirtay jacaylow aheey ah😇😍

    • @abdirahmanblue3621
      @abdirahmanblue3621 3 роки тому +4

      Wll maruntaaabaa inay jirtay gabadh ninkeeda sidaas uraadinjirtay markuu soo raago 😉🤔

    • @ayaanbadan8414
      @ayaanbadan8414 3 роки тому +4

      Haa walal wan arki jiray jacaylbay ka ahayd caasha cali doon baba la odhan jiray masaajidkay ku horsugi jirtay

    • @jannoomer7263
      @jannoomer7263 3 роки тому

      @@abdirahmanblue3621 oo maanay raadin Karin hhh

    • @DrAsiyahaybe
      @DrAsiyahaybe 9 місяців тому

      AX ilahow isagana dareensi, xanuun weeyi xaduu ninkasi daremin jcylkaa. Nasiib qof le ayaa hela qof jcl.

  • @alzakisuleimanghlil5452
    @alzakisuleimanghlil5452 2 роки тому +45

    انا من السودان وبحب الشعب الصومالي تحيه ليكم

  • @mooia315
    @mooia315 3 роки тому +12

    Sideyda waran baa ku kumudan ❤❤
    Qofaad ku weyntahay sidii lagu helo wey adagtahay sabankaan💔

  • @samsamhassan3909
    @samsamhassan3909 3 роки тому +52

    One anaa ah maanta alxmadulilah
    Waar Like Hala bakhilina😍😋

  • @abdinajiibmario8890
    @abdinajiibmario8890 3 роки тому +64

    Heestan dhinac waa jacayl dhinacna waa wacyi galin ku socota maamulka magaalada hargaysa saxmada iyo jaamka oo kusoo badanaya mudooyinka ugu danbeeyay awgeed hawraar media productions another level 🙏🙏💯

  • @nimcomaxamedcilmi4824
    @nimcomaxamedcilmi4824 3 роки тому +27

    Heesaha Allha inaga madoobeeyo aamiiiiiiiiiin
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lilbaliilfans9489
    @lilbaliilfans9489 3 роки тому +12

    Ax cajiib runtii walhi wan ilmye inta i qalbiga jilcsan❤❤😥😥😭😭😭

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +38

    Inta Ila og in heestan ay qarxi doonto ma dhaama Ay laba fanan waweyn oo culus Isla qaadeen 🙏❤

  • @cqaniahmeddaahir1259
    @cqaniahmeddaahir1259 3 роки тому +22

    HEES KASTA OO MACAAN WAXA KA MACAAN QUR AANKA ALE ILAAHAY HAYNAGA DHIGO KUWII RAACA JIDKA TOOSAN

  • @Hodney
    @Hodney 2 роки тому +1

    Waa sax wlhi waxkaste waxaa kamacaan quraanka ale m.a

  • @abdicasiismawlidcawl4998
    @abdicasiismawlidcawl4998 3 роки тому +7

    Ragna hadii ay afar habeen dhaxaan lama tabo likeiisaara intan jacayl lahayn

  • @aminoadan1819
    @aminoadan1819 3 роки тому +14

    Mar mar qar hesaha adiga ayeyka hadlayan balse alx mar mar allh waxaan ka baryaa in aan qof dambe jeclan 🥺😭

  • @maanka348
    @maanka348 3 роки тому +9

    Heestuba iguma socotee
    Dalkaygii Hooyo saa'id ugu xiisay wlahi
    Allow anago nabada nagu gee
    From Qatar 🇶🇦

  • @Soomaali53
    @Soomaali53 3 роки тому +22

    Oo hinta ayey beereysaa heestani 😭😭😭😭😭 inta jacelka so martey like 👍 saara nooh

  • @nimcoabdilahi2633
    @nimcoabdilahi2633 3 роки тому +7

    Waa fanaanada kaliyeee labis ku mashqulin kalsoonidu waa cajiiib 😇😇

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 3 роки тому +18

    Najma nashaad naag isku kalsoon maryaheeda jiifka iyo jaakadeeda dhaxanta iskaga heesaysaa wax kale😍😍

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 3 роки тому

      😂😂😂👌

    • @saciid90
      @saciid90 3 роки тому +1

      Aad iyo aad hhh

    • @sadaqalijamac4386
      @sadaqalijamac4386 3 роки тому

      @@saciid90 maxaa ku keenay halkana

    • @saciid90
      @saciid90 3 роки тому

      @@sadaqalijamac4386 😳😳

    • @maxdar11
      @maxdar11 Місяць тому

      Waa loogu talagalay qaabka ay heestu tahay ma iyadoo labisan ayey gurigeeda ninkeeda ku sugi lahayd

  • @SomaliNewEntertainment
    @SomaliNewEntertainment 3 роки тому +209

    Heestani waa kalan kal

    • @hamdaibrahim7322
      @hamdaibrahim7322 3 роки тому +2

      Kalnkal mxad ka wadaa hnu

    • @ikranabdi1564
      @ikranabdi1564 3 роки тому +1

      Omg.❣❣❣❣❤ hes iyu bar waye waxan hes lama.oran karo✌🔥❤❤

    • @Unknown-ez3mo
      @Unknown-ez3mo 3 роки тому +3

      @@hamdaibrahim7322 casho weyi la cuno Rer hargeisa yaqan

    • @hodankhadar8859
      @hodankhadar8859 3 роки тому

      @@hamdaibrahim7322 8

  • @sadikmoha3993
    @sadikmoha3993 3 роки тому +10

    Yaa heestan ila dhagysanya 14 feb 2021 hbnka jcylka aduunka
    Inta sidayda kaliga ah e bila jcylka ah LIKE

  • @WueenArwa
    @WueenArwa 3 дні тому

    Heestan waxaan dhagaysan jiray xijigayga waqtigoo soo habsaama balsa hadda cidna masuga xasuusbey iileedahay 💔❤️‍🩹

  • @aayaheena-pro5419
    @aayaheena-pro5419 3 роки тому +96

    Heestaan 1M view one week inay gaaraso inta og like&subscribe iigu qabta

  • @afnaanvani3794
    @afnaanvani3794 3 роки тому +17

    Inta aamin San inay xvdu thy jig jiga yr like TA 😅

  • @cabdiraxmanabdullawjamac7623
    @cabdiraxmanabdullawjamac7623 3 роки тому +4

    Dhagysiga heesaha waxaa ka macaan dhagaysiga quraanka kariimkaa

  • @abdikarimbedal5943
    @abdikarimbedal5943 3 роки тому +5

    Heestan xaTa dHaGoolaha ayaa fahmaya Dareenkeda ayay wata Horay usocda Anshax iyo Najma 😍💞

  • @qurayshaaxmed2512
    @qurayshaaxmed2512 3 роки тому +13

    Ax alla hooyooy qalbiga ilahoow nacafi qlbiyada jaban😭😭💔

    • @dalmaryare5372
      @dalmaryare5372 2 роки тому

      Amiiin baaye maxa qalpi lagu dhaayaaa ax ax caku

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 роки тому +12

    Hargeisa Hoyga fanka umd tagtay💚🤍❤🙏💯👏

  • @Muniiroabdlla
    @Muniiroabdlla 7 місяців тому +4

    Jacel Saana oo midba midka kle dareemayo ama jacelkooda mid yahy qofkii haysta un baa dareemi kata❤️😔

    • @Ahmedinho_8
      @Ahmedinho_8 6 місяців тому

      4 sano jcl san ah mahelin😢

    • @Muniiroabdlla
      @Muniiroabdlla 5 місяців тому

      @@Ahmedinho_8Insha Allah mid kaficn ilah kaga baryay bowe❤

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija 3 роки тому +9

    COUPLES SONGS HADAA STILL SINGLE THY ISOO BOOQO AAN KUU FAAIIDEEYEE 😂😂😂😂😂😂😂

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +30

    Waa film caadiya oo hees lagu soo koobay 📸 🎞

  • @cabdirisaaqfaysalcali2745
    @cabdirisaaqfaysalcali2745 3 роки тому +12

    Filimkaaba igaga daran waxaazaa heesa anshax iyo nashaad keep going

  • @yousufkoronto2018
    @yousufkoronto2018 3 роки тому +4

    Inta inta atarashada filmka nejma nazhaad igula haysta like ta kula yaaca👍👍👍💓💓

  • @abdisheikh3541
    @abdisheikh3541 8 місяців тому +1

    Hestan waxa daremi karaa qof qofkisa kamaqanyhy😢 5 malin ismanan maqal safar ayu galay mel network laan wankuxissay feisal Abdrashid Amin❤❤❤

  • @ugbaadsaleban461
    @ugbaadsaleban461 3 роки тому +35

    Igu soo daba fayla inta igu xigtaay ileen anaa idinku horeye

  • @somalitiktok3269
    @somalitiktok3269 3 роки тому +18

    hoyga fanka ina ka soo jeeda like, ilma qarxajisow

  • @MOON_CASKA__7
    @MOON_CASKA__7 5 місяців тому +1

    Ramadan ayaa soo dhow ee illahay hanaga madoobeyo heesaha 24/02/2024 ❤

  • @mohamedali4354
    @mohamedali4354 3 роки тому +7

    najma nashaad and abdirisaq anshax dad tagey o talabseday Runt keep going idin aminsanhy big respect 🙏🙏🙏

  • @daahirxusen128
    @daahirxusen128 3 роки тому +38

    Sidayda waranbaa kumudan wallee tani waaa taydiii inteee ilamida oo iladareentay heesta micneheeda

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +26

    Abdirisak anshax nd najma nashad 2 legendary one love🔥☝️

  • @sadowsiman1848
    @sadowsiman1848 3 роки тому +16

    Anshax & Nashaad 👏🙏🇸🇴 2 Legends

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali 3 роки тому +22

    Hawraar production music keep going
    Anshax Big legend respect 🙏🙏🙏

  • @CR-xr6zk
    @CR-xr6zk 3 роки тому +88

    Somaliland another level 🙏🥰

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 3 роки тому +34

    Aggah waa videogi ugu shidna iyo jilida Anshax iyo Najma caadi maaha. Well done guys 👏👏
    Music: 100%
    Codka: 100%
    Jilida: 100%
    Directing:100%
    Camera work: 100%

  • @queeenqueen4843
    @queeenqueen4843 3 роки тому +5

    Meel Munkar Yaalo Bey Nabiga Scw Magaciisa Intey Kenan Ku Tuug Sanayaa Maxa Idinka Qaldan Subxanallah

  • @thiagoalcantara6139
    @thiagoalcantara6139 3 роки тому +2

    Reer hargeysa waa ilbax wlh
    Asxaabteeyda reer hargeysa heesta waa idinku qaatay

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 3 роки тому +19

    Waawe wala yabay anshax iyo najma caday 🥀🥀🥀 inta jacayl dacad u ah like ❤❤❤💯🏅🏆

    • @zeynabcali6313
      @zeynabcali6313 3 роки тому

      Seen ujelahay labadan qof💓💋💋💓💎👑👑

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 роки тому +14

    😭 sow ruuxta ruuxtayda rabi kuma samayn ❤️😭

  • @salmaanjaamac5181
    @salmaanjaamac5181 3 роки тому +8

    Xiligu waa saacadii aduunka middaan ka soocday(Ikrm💜) Samirkan Uma taaghayee waa Inaan lugta socod baraa✍️

  • @dhiirigaliyechannel4262
    @dhiirigaliyechannel4262 3 роки тому +8

    Nabi muxamed scw InTa jeceL Like igu Tuza

  • @c2jboy304
    @c2jboy304 3 роки тому +21

    Another Hit One
    Anshax & Nashaaad Love From Mogadisho❤❤

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 3 роки тому +6

    Best Hees Wlhi Anshax Iyo Nashaad Waxba Lagama Qaban KaroH😍

  • @najaxnalkaofficial6532
    @najaxnalkaofficial6532 3 роки тому +36

    Waxan NAFTA ku Saba inan samir weheshado sacady ahataba riyadaydu ay rumobi doonto inshaalh ducada igu deeqa inan helo waxan jecelhy 🙏😥♥️

  • @axmedmuhumed6111
    @axmedmuhumed6111 3 роки тому +4

    Inta heestan caawa ila daaweneysa love dhac kusii ❤

  • @ibroeverythingnew1337
    @ibroeverythingnew1337 3 роки тому +3

    Eesh qiyaasak, yaa salaam eshcalaa hees weeyaan, midho luuq iyo laxanba ma kala dhacayso. Dareen gooniya iyo hargeisa hadhwanaag❤️💉😍

  • @naazirkolombiafilmshd2403
    @naazirkolombiafilmshd2403 3 роки тому +6

    Woow Diractor weyn Abdirisaq anshax iyo wllzhy najma abdinzir najad legends ✌

  • @hanadabdimuxumed5300
    @hanadabdimuxumed5300 2 роки тому +2

    Way igadatahey heestan ala yaa cizak ustaad anshax iyo fanaanad cod baxsan najmo nashaad long live guys. Luuqada qof udhashey ayaa macaankeeda dareemi karaa katakshaliilak

  • @ahmedxujaale7473
    @ahmedxujaale7473 3 роки тому +4

    Najma nashaad maa shaa Allah gabar isku kalsoon no make up, dirac shiid ah. Quruxdaas dabiciiga ah baa qurux ah. maa shaa Allah Nagadaaya bootarka faraha badan oo aad isku dhabooqaysaan.

  • @ahmedzakiyuusufbashir1820
    @ahmedzakiyuusufbashir1820 3 роки тому +10

    Eshcalaa hees hees dhaaftay
    Two legend Anshax&Najma👏❣🙋‍♂️🎯

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 3 роки тому +26

    Jeceyl ihaya iyo mida aan u qabo iskuma qalmaan 😭😭😭😭

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Рік тому +2

    Wlhi waa sda aniyo xaaskayga❤❤❤❤10jeer by isoo wacdaa intan shaqada joogo ana ka dari

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +3

    Fanaanada kaliya ee nafteda ku kalsoon wlhi bay Heesta siday kuso gashay eeg Waxasa kalsooni la dhaha long life laba fanaan ❤🙏

  • @cabdishakuurgadhle2733
    @cabdishakuurgadhle2733 3 роки тому +12

    Waa waxa i haysta maalin walba wado xumo iyo saxmad markaasay iyaduna ku odhanaysaa xageed ku maqnayd 😓😓😓😓😓

  • @walifarah101
    @walifarah101 3 роки тому +20

    Intaa nimcadaa haystaa wakhiga lala xisaabiyo ee laga soo war doono iyo inta aan nasiibku u saamixin ba like da haysku darto maanta waxa laga dheefo baynu tijaabinaynaaye 🌹🌹🌹 jacalykuna ha waaro

  • @gobsantwins7086
    @gobsantwins7086 3 роки тому +6

    Saxmada duhurkii ka jirta Hargeisa ka hadlysaa heestu inba cadi maaha🥰

  • @habsahassan3189
    @habsahassan3189 3 роки тому +11

    Manshallah wow runtii qalbigay taabsnaysaa heestu ❤️❤️