CAALIYA SHARIF MAXAAD KA FAAIDAA IIN U SAMEENTA HODAN ONLINE IYO NINKEEDA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 тра 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 91

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +7

    ua-cam.com/video/1hjEMjb2O_0/v-deo.html
    KUSOO DHAWAADA CHANNELKEENA KALE
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA HANAGA HILMAAMINA MAHADSANID!

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Місяць тому +8

    ASC WLSHEY NACIIMA HODAN ONLINE IYO XAAJIGEDA IIN IYO CEEB MALAHA WAA FAMIL SOMALIYED OO QIIMO BADAN SHAYAADINUL INSIGA ALLAHA KA QABTO

  • @hiboabdi1571
    @hiboabdi1571 Місяць тому

    Masha Allah aad baad ugu mahadsan tahay inaad walaashaa Hodan online u hiiliso Allaha kaa ajar siiyo

  • @fabu2526
    @fabu2526 Місяць тому +3

    maashaa allaah waad waanisey caaliya. caaliya ku mashquulka dadka iska daa.

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 Місяць тому

    Mansha Allah Runtaa u shegtay way ku diganaysay gambarkaydad ku farisisay Hodon jalas ayay ka yihiin iyada iyo carurteda hodan Allah xafido ❤❤❤❤❤❤

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 Місяць тому +6

    All of them no hope, future , no education only insult people from social media wallahi you said the truth mashallah Allah xafido

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Місяць тому +2

    Walaal si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay masha alah naciimo si fiican ayaad u hadashay❤❤❤❤

  • @allowthechat359
    @allowthechat359 Місяць тому +2

    Asc naciimo runta ayaad ushegtay caliya caliya waxan u maleynaa ineey nolosha hodan kamaseersantahay ama ninka cali ya nag laguruusaday❤

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому +1

    Waa runtaa Maximo wanaagsan aad ku hadashay waad ku mahadsanid tahay

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 Місяць тому +1

    Masha Allah sister

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh Місяць тому +1

    Waa dax gabadhas qofka dhibo wan necebahay ilahay qalbigeda ha u xajiyo agontasna allah la koriyo 🤲🤲🤲

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @user-lz2pr3cz5u
    @user-lz2pr3cz5u Місяць тому

    Ma sha Allah abayo

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 Місяць тому +2

    Asalama elkum walal and teacher naima and your great family Allah bless them amin yaa Allah

  • @deeqaali4536
    @deeqaali4536 Місяць тому +2

    Naciimo illaahey janada haku geeyo hodan waa gabadh ladulmiyey

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +2

      Aamiin walaasheey qaali Deeqa Allaha ku xafido dhamaantaan Allaha Janada hanagu irsaaqo!

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Місяць тому

    Wcs shukran jizakallaah qeer ajir iyo xasanaad Allah ha kaa siiyo Aamiin ya rabi, waxaa nahay dadka keliya ee aan ceebtooda arakin ceebaha dadka kale raadiya Allah aan ka cabasano walaasha waxey kaaga baahan tahay waa dhiiri gelin oo keliya mahadsanid !

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +3

    Wcs walshey naima Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤

  • @fatimanour2425
    @fatimanour2425 Місяць тому

    Ilahay hodan samir ha siiyo

  • @abshiroismail1407
    @abshiroismail1407 Місяць тому +1

    Guuleso wallashey

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Місяць тому +1

    Somalidu baraha bulashada ku jirata siiba dumarka waa waxay naaratu ugu badan yahiin mida kale ilahay baa waxa dila waxana noolaya noola kasata waa u dhadhimanayaa geerida ilahay baa taas xaqa u leh dumarkana waxaad moodaa inay joogayaan aduunka waligood
    Hodana ilahay samir haku risaaqo

  • @blackisbeauty4127
    @blackisbeauty4127 Місяць тому +2

    Waa runtaada Nimcoy walalo. Caaliya waxaad moodaa isgooniha inay Hodan online ka hadasho. Subhanallah.
    When a woman loses her husband to another woman, it's common for her to project her feelings onto the other woman due to the animosity she feels. It's not necessarily fair to blame the other woman, but the hurt and betrayal run deep, leading to mixed emotions. Caaliya said she lost her own husband to another woman. It’s fair to say she is projecting her resentment towards Hodan Online.😢

  • @umsalman7905
    @umsalman7905 22 дні тому

    ماشاءالله كلامك صحيح يانعيمه الله يجزيك بالخير كلام عاليه باطل

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 Місяць тому +2

    ALLAH 4 bu u baneyey ninka muslim

  • @Hogol_
    @Hogol_ Місяць тому

    Waa waa nisay qofka laguma xadgudbo ilaahayow hanuuni qofkasto qaldan

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Місяць тому +1

    😳😳😳🙈🙈🙈subxanallah. Illahow umada illahay hana daba dhigin. Dadka sidan u hadla akhiro iyo sakaraadka miyey hilmaameen😭😭😭😭😭😭😭illahow derejadaa an ila xadka qof daba dhigano ha nagaadhsin. Allahuma amiin. Sandaqado maba aha dukaamada lakin xita haday yihiin ma cayba? Qof xoogiisa maalaya goormay cay noqotay?😮 naciima xaq u dirir hore u soco❤️🌹❤️💙🇸🇴💙

  • @fatmaahmed7636
    @fatmaahmed7636 Місяць тому +1

    Mamadaan Caaliya hodan online Bay ka maseersan Thy kuleel baa ka keenaya ee allaaha soo hanuiniyo maada

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      Caaliya ninkeeda ayadaa UK keentay intuu ka cararay ayuu naag guursaday mar naag la guursaday jaanis haday ku hesho waa bes

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Місяць тому +1

    Subxaanallah

  • @DekaIbrahim-dx8gz
    @DekaIbrahim-dx8gz Місяць тому +1

    Subxaanalaha walashay qayrka in ay kahadasho maxaa udiidad soma oga waxa kudhacay walalo hodan inay ku dhici karto Alaha qayrka tuso dadkayga

  • @siradbarre6788
    @siradbarre6788 Місяць тому

    Asc Caaliya illaahay baa u banayay aamus danbiga iska daa oo ilaahay ka cabso

  • @hamdi9896
    @hamdi9896 Місяць тому

    Iyada ma ilmihisa iyo naagta xoog uga so wadatay isaga qayarkisa ugu yimid ee hodan ma so xaday ilen ninku allab maahine caaliyo xaasidad waayay

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Місяць тому +1

    Waa habar walan naagdaas waligay ma fiirsan waxbaa iidiida walaahi dulmileey waaye

  • @ashaabubakar5573
    @ashaabubakar5573 Місяць тому

    Good j Job ❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirnoor4202
    @dahirnoor4202 Місяць тому +2

    I live London and most women and men diaspora somali take benefit also they are jealous when they see people working

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh Місяць тому +1

    Waxay ku hadle bal firi talefan lagu hadla miya leysan lagaga ceshana gabadhan hodana dadka haysto alah ka qabto ogontana allah lakoriya🤲🤲🤲

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Місяць тому +1

    Naagahaan yeey ku wareerinin walaashey waa is wada ogyihiin oo gacmahooda xinnaha iyo sacada qurxoon u wada xeran yihiin midna oyneyso midna caytameyso🤔

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 Місяць тому

    Waa xan sideediiya

  • @Ramla22
    @Ramla22 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @khadracirro9332
    @khadracirro9332 Місяць тому +3

    Alla niciimoy dadka aan public ka hadlin baaa u hadashaaa bal maxaaa gabaryar o teeda le eg Daba dhigay

  • @suleekhacismaan5662
    @suleekhacismaan5662 Місяць тому +1

    Wlhi been maha mama🥰

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 Місяць тому +2

    Ala dulmi badanaa waaba maamo weyne maxaa gabadha daba dhigay walee waa yaab dukankedana yaa kasoo hadal yiri

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 Місяць тому

    Ninka 4 nagood baa ilaahay uu
    Banneyay.
    Adigu ma diin kalana hasataa.
    Maxaa se ku daba dhigay Hodan online.

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 Місяць тому +1

    Naagtaan caaliya iyadaaba xanuunsan waa qof dharka iska sidata waxaa laga garankaraa hadaladeeda aan xikmada laheen waayo naag weeyn oo caafimaad qabto kuma hadleen sidaan

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Місяць тому

    Aad iyo aad dulmi ma fiicno hodan Halaga haro calafkeeda ayaa u guuriyeey nin xaas leh

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

    Asc naciimo wlashay waaku salaamay caaliyo dad bay iigu dhaw dahay wlahi inaana kuraacsanayn inay dulmiso gabadha miskiintaa ee wlasheen ah war dumaraw sidaan si maaha shaqo aan dhexdiina ahayn malihidin miyaa

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 Місяць тому +2

    SIS NAIMA QOF WANAGSAN BAD TAHAY. MIDA KALE CALIYA SHARIF SUQ LA'AN BA HEYSA WAXAY RABTA DAD AY KU SO CAN BAXDO. MAMA MALYUN IYO HODAN ONLINE BEY DABA DHIGATAY WEY IGNORE GAREYEN CID USO JAWABTAY MALEH ADIGANA KOR UGA BAX

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Inaan is ceshano diinta ayaa na amreeysa, dulmigana aanan raali ka noqonin, allaha na asturo!

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q Місяць тому +1

    Habar daan waxay way day caqli iyo cilmi kale oon hoday ahayn abaayo dulmi baa lagu wadaa gabadhas yar waan ku baryayaa adaa caan san oo lagu dhagaysdaa lagu yaqaanaa u hiili maskiin daas nolashay ku dhibeene

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Місяць тому

    Caaliya hadalkeeda waxan ka dhadhansaday sidii Gabadh Masayrsan oo neceb Minyarooyinka

  • @hirsijamac9781
    @hirsijamac9781 Місяць тому

    Naa ilaahay ka baq dharkaad
    Dhigtay isku xishood karaama
    Ma lihid Naa miyaa lagula qabaa Hodan o masseyr baa ku haya.

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Місяць тому +1

    Totally caaliyo waa khaldan tahay channel keeda waaku xirnaan jiray lkn markaa dulmigeeda arkay maba daawado subxaanalah dulmiga mabanaana .

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Місяць тому +2

    Soomaaliya runta ma obols mana loo sheeg I karo

  • @shahad2629
    @shahad2629 Місяць тому

    niciimo wey ila khaldantahay gabartaan subxaanalaa waa dulmi

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому +1

    Caaliyo gabar yar oo agoon haysata oo ilmaheeda ka yar ayay rifaysaa geeridii xitaa weyrifaysay Bisinka gabadha may ka xishooto

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому +1

      Caaliyo markay hadlayso xaasid nimo badan ayaa kamuuqata waa ceebasheegbadantahay caaliyooy umada nabadgali xaasidnimada jooji illaahii ku abuurtay kaxishood

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Місяць тому

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashamuse7410
    @ashamuse7410 Місяць тому +1

    Islaantaan dabeecadeeda waa iney ka lulataa dumarka kale waayo xan iyo xumaan dadka kale mooyaane wax kale meesha kuma heyso inkastoo aan waligey vedio yadeeda dhameysanin yacni fiirsigooda
    Hodana waa nacas waayo mana aamusto dadna iskama dhiciso

  • @fatmaahmed7636
    @fatmaahmed7636 Місяць тому +1

    Asc

  • @BahsanAli-nm4ug
    @BahsanAli-nm4ug Місяць тому +1

    Somalie please iskadafa hodan becourse ilmehed ayad dawaceysin
    Markay koran

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 Місяць тому +1

    Way qaldantahay inay saas uhadasho

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Місяць тому

    Wcs wrb

  • @siradbarre6788
    @siradbarre6788 Місяць тому +1

    Caaliya raadso nin hadii aad u baahan tahay

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail Місяць тому

    Asc
    Waad kusaxan tahay ilaa xad
    Dulmiga mafiicno mamadaan waa aay ku qaldantahay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fatimanour2425
    @fatimanour2425 Місяць тому

    Na adi sandaqadna mahysatidee ma caydh ba rabty in ay qadato haday shaqysan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    Caaliyo waa naag ninkay yurub keentay lagu qabo wadanka joogto marka saas ayay reeraha ugu waalatay

  • @user-rk9db3hv9f
    @user-rk9db3hv9f Місяць тому

    Waxa kaxun dadka noloshooda inbadan oo aan waxgarad ahayn reerdhisan in ladumiyo way ufududahay dadka qaar

  • @mohamedaliyussra9741
    @mohamedaliyussra9741 Місяць тому +1

    Runta kugujecelahay walal

  • @Gmaaad
    @Gmaaad Місяць тому

    Wall runta marka ka hadalno qofki media iskeeno wax waa laga sheega waliba somali baa unahay xasidnimada marka Hodan waxas ha dhageysan

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      Somali baa unahay inaan dulmiga sameeyno miyaan uga wada aamusnaa?

    • @Gmaaad
      @Gmaaad Місяць тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee waxan ula jeeda hodan noolasheeda ayadaa privat kadhigan weysay youtuber noqotay waa inee adkeysataa oo eesan ujaawabin qofwalba

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Місяць тому +1

      @@Gmaaad
      Walaal, sikasta ay baraha bulshada arimaheeda u keento, dadka kalle uma xalaaleeyneeyso ineey cirdigeeda ku xad gudbaan oo ay yiraahdaan adigaa imaaday baraha bulshada. Qof jecel malaha in la aflagaadeeyo waqti walba biduuni sabab! Haddii lawaaninayo wax loo sheegayo gooni waaye lkn arimaha hadda lagu heesto waa xad gudub ween!

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Місяць тому

    Caaliya Sharif ninkeedii naag ayaa ka qaaday ninkana ayadaa ingiriis ka keentay qalbi jabkii ay ka qaaday reer islaam ah oo is guursaday lama tuso reer wada joogana lama tuso caaliyo caruurteeda qaar ayaa hodon kaweyn hadana maadaama hodon la guursaday way ku khafiiftay

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك

  • @habibabare9753
    @habibabare9753 Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله الف مبروك