Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Waxaa DACWEEYAY Walaalkeed Qiso ka dhacday🇬🇧 Amiira Qurux 😓

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2021
  • #QisooyinkaQurbaha

КОМЕНТАРІ • 182

  • @rawanbinthussein3151
    @rawanbinthussein3151 2 роки тому +2

    Nooga soo sheekee caaliya😓😓🖤

  • @asadmahamed809
    @asadmahamed809 Місяць тому

    Waa ku salaamay waxaan ka codsanaa in aad far soomaaliga aad iyo u saxdo waayo waxbaa ka qaldan sida dadweeynaha oo dhahday dacwey ee waa dadweynaha ee fadlan sax oo dad kale la kaasho

  • @geenyo1595
    @geenyo1595 2 роки тому +5

    Kkkkkk waa rabnaaa noooga soo sheekeee aniga waa videogii iigu horeeye aa daawado waana kahelay 👍

  • @somaligirl6046
    @somaligirl6046 2 роки тому +5

    Caaliya waa ku salaamay walaal sheekooyinkaaga aad baan uga helaa waana la socdaa i like markaa tiraahdo daf beey ila tiri hada guriga wax kale ma dhihi waxaan dhahaa daf bey ila tiriyee iga raali ahaada
    Mida kale Caaliya maxaa 100k loo gaarsiin la’yahay please Caaliya hala supportgareeyo channelka haloo kala kiciyo liketana hala badiyo liketa liketa liketa liketa 🥰❤️👍

  • @aaminoziciid4074
    @aaminoziciid4074 2 роки тому

    Qurxey al haku xfdiyo in hooyo♥️

  • @laylayusuf2209
    @laylayusuf2209 2 роки тому +5

    Kkkkkkk wlh caaliya wad iga qoslisay .seedigaa ha kaa dhuusa ahh .cadi ma tihid .layla from Australia 🇦🇺 ♥

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 2 роки тому

    Masha alh sis wan jeclahy sheekada wan kusalamay sis

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 2 роки тому +2

    Caaliya qurux baryahan wan ku waynay qof qiimo le ayaad tahay Alle haku xafido aamiin 💋💋💋💯💯💯❤❤❤

  • @hafsiiiiiina63
    @hafsiiiiiina63 2 роки тому +1

    Nooga soo sheekee habo mcn waa jeclahay sheekoyinkaga min bilaw ilaa dhamad waa kula socdaa illah haku barakeyo habo

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 Рік тому

    Kuwe dhaqan wacan wllo Maa cadacad Subaxanal

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 роки тому

    Sheekadaada yaaba nici kara oo ka daalaya sheekadaad maqashaba noosoo sheeg and thank you soo much wall

  • @IiroonHaji
    @IiroonHaji 2 роки тому +1

    Illahey amarkiisa sheekadada waan iska jeclaha maama allab ku dhowro 😍😍😍

    • @woodyousef6218
      @woodyousef6218 2 роки тому

      Maasha alaah good joob keep hokng aliyah

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 2 роки тому

    Masha Allah waa sideey tahaye

  • @mohamedgeele6348
    @mohamedgeele6348 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkk.
    Wlh ina shariif waaa funny habo keep going 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙈🙈

  • @Afnaan181
    @Afnaan181 2 роки тому +4

    Masha Allah caaliya caddey shekada no soo geli macanto ❤❤❤❤❤

  • @zual7457
    @zual7457 2 роки тому +3

    Walaalo Caaliya waad istaahishaa in wax kasta lagu siiyo sababtoo ah your programs waa wacyi gelin ama wax ku qaadasho laga yaabaa dad badan ay digtooni ka helaan Mashaallah ,ta taklena waa yar yahay qof Comments Akhriya,waxna ka soo qoraa Barakallah-fiik Xbbti Thanks

  • @queenhabon90
    @queenhabon90 2 роки тому +7

    Sediyaasha in madaxa looga dhuuso waye😂😂

  • @hafsaahmed9910
    @hafsaahmed9910 2 роки тому +8

    Maansha allaah haa sheekooyinkaa aad ujaclahay haa noogu sheekey abaayo

  • @nasro7962
    @nasro7962 2 роки тому +1

    Waan raabna ee inosobadi shekoyinka wllo 🌷👋🌺🌺👍

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому

    Caaliya waan kusalamaya allow nakala dhaq wa duco .

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 роки тому +1

    Qunyar socde qadaxi ma,mudo iyo banaankiisa mare maradiisa geed maqabsado bay Soomaalidu tiraahdaa. Haatan been iyo laalaab Aakhiro & aduun midna inooma fiicna. Hala dadaalo hala istartiibiyo. Caaliyo 10k waxyar baa kaaga hartay meel kafogna waa kuu rajaynaynaa. Haddii Eebe idmo.🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 роки тому

      My tasmiin❤❤waa runtaa qalbiyeey see ii tihiin adiga dhamaan caailada🥰🥰

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 роки тому +1

      @@Caaliyasharif waa kuu raynaa walaasheey dhamaantayo eebe ayaa kumahadsan. Idinkana khayr iyo barako baan idiin rajaynayaa bi’idni Allah.

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 роки тому +1

    masha Allah Tabaarakalaah
    walaaashay Caaliya sharafey
    halkaa kasiiwad sheekooyinka
    noosoodhig waaaloo baahan yahay waxaka dhacaya dalka aanjoogno

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 2 роки тому +2

    Masha allah tabarakallah habaryar caaliya thanks 🙏 🌺🌺❤️❤️🥰💋💋

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 2 роки тому +2

    Horaa looyidhi ”xidiid wada degey waa xaar wada degey”

  • @amranabdillahi5408
    @amranabdillahi5408 2 роки тому +1

    No soo sheeg caaliyA sheeko macaan aad ban kuu dawada ❤️❤️💋

  • @sagalhassan2067
    @sagalhassan2067 2 роки тому +1

    Masha allah Habo i like your videos and stories noo soo sheek sheekada kale waayo aad ayan sheekooyinkaaga u sogadaa wlhi 1😍😍😍😍😍😍

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 роки тому

    My qaali has noo soo gali sheekadaa ayadana mashallah tabarakalaah waa ku haystaa sheekadada ❤🙏keep up waadgarayaa inshallah

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 роки тому

    Maasha Allaah inoo soo daa wax walba oo wax laga faa'idaayo.

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 2 роки тому +1

    Caliyo sharaf, ilhy haku karameeyo abayo, mhdsaniid❤

  • @shamishhassan5968
    @shamishhassan5968 Рік тому

    Mashaallah 🥳🍭

  • @ayaanwarsame8264
    @ayaanwarsame8264 2 роки тому +1

    Soo sheeg sheekadas maamo.

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 роки тому

    Caaliya sheeko RUN AH AYAA KUUHAYAA ee isoo qabo ان شاالله

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому

    So daa shrekooyinka caliya

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 2 роки тому

    Noosoo sheeg sheekada kele
    Abaayo

  • @Ifka757
    @Ifka757 2 роки тому

    Manshs allah waa sheeko faiido leh mahadsanid walshay sheekada kale eed hayso nosodeli si aay waciyigalin ugu noqoto bulshada

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 2 роки тому

    Wan rabanaaa

  • @ayanrashid9634
    @ayanrashid9634 2 роки тому +1

    Ka so sheke shekadana habo in sha Allah

  • @aaminomohamed3389
    @aaminomohamed3389 2 роки тому

    Maashaa allah abayo sheekoyinkaada waan jecelahay noo soo badi.

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 роки тому

    Nososhiig sister

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 2 роки тому +1

    Caliya cadey shekada waaka sugeyna xbibti allaha kubarakeyo

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому

    Maashaa allaah wll shariifada guulayso

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 2 роки тому +5

    1:Asc walalo aaliya waxad ka soo hadasha shaqooyinka permitka iyo sida loo helo, iyo gabihanba shaqooyinka qurbaha kuwa ugu fiican mahadsanid.
    2: waxa kale oon kaa codsanayaa inad nooga sheekayso qurbaha waxyaabihii aad kala kulantay iyo wayo aragnimadadii❤❤❤🙏

  • @fadimoshirif5388
    @fadimoshirif5388 2 роки тому +1

    Mashallaha hure usoco Walaalo

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 роки тому +1

    Aaliyo Masha Allh sheekooyinkaada weey igu socdaan lkn family yada hadeey isla noolaadaan dhaqaalaha ayaa u safe garoobaaya

  • @mohamudcibaar7483
    @mohamudcibaar7483 2 роки тому

    Caaliya masha Allaah Ale hakuxado

  • @naciimocraxmaanjimcaale5795
    @naciimocraxmaanjimcaale5795 2 роки тому +1

    Hbo mac noso gali shekadasa🥰🥰🥰

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 роки тому +1

    ina Adeerka guurso dadkaaga ayaa kaaqabanaaya shishiiye ayey kusirantay AMIIRA QURUX😘😘😘

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb 2 роки тому

    Sheekooyinka soomaalida waa ku haysamaa💘✋

  • @ayang9464
    @ayang9464 2 роки тому

    Oo lawyerki ma John Majerteen baa lo bixyaaay😂😂😂😂

  • @sadiohassan4828
    @sadiohassan4828 2 роки тому

    Maansha Allah Caaliya farxaan
    Abaayo horay usoco sidaa noogu
    Soo gudbiso waad ku mahad
    Santahay Angigu waxaan dhigo
    Lahaa sheeko kafiican maidana
    Noo keen mahad sanid. 💞🌹

  • @nasro7962
    @nasro7962 2 роки тому +1

    Mashallah Queen 👑👸🌺🌺

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 роки тому

    ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN ALLAAHUMA AMIIN

  • @sulekhoomaar9248
    @sulekhoomaar9248 Рік тому +1

    Asc hbo, walashay baa igu tiri scriptio dheh Caaliya Sharif.

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 роки тому

    Kashifuuna walaaley is ilaaly Somalida sirtooda ha sheegin hadalkaaga dad ayaa turgiumy karaan.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 роки тому

      Abaayo waa wax News ka laga soo daayay wax la qarinnkaro ma aha waa ceeb International ah

  • @zahraisaq8743
    @zahraisaq8743 2 роки тому

    Mashaalah abayo mahatsanit , nogaso shekee wansogeynaa inshaalah . Allaha kuxafido

  • @kalafazii7055
    @kalafazii7055 2 роки тому +7

    Asc caaliya abayo Waan ku salaamay marka koowad, mida xigta waxaan jeclaan lahaa inaan qiso xanuun badan kula wadaago ee intee kuugu soo gudbin karaa ?
    Mahadsanid 🙏❤️

  • @bisharoilmi6481
    @bisharoilmi6481 2 роки тому

    Plz nooo sooo godbi😘😘😘aniga iyo hoyadeyda waa ku jecel nahay Wlhi ♥️♥️♥️♥️

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 2 роки тому +1

    Waxaa jira xitaa kuwo ayagoo shaqayta oo hooydii ku qoran aan lacagtii uu shaqayto aan hopyadii siineynin. Oo lacagta caruurta iyo hooyada waxay shaqayso u xisaabaya oo tiisana waxuu doono ku qabsanaaya.
    Hooyinka qaar qurbaha waa ku dhib qabaan.

  • @myrumeyzaahmed3486
    @myrumeyzaahmed3486 2 роки тому +1

    Sheekadi kale waaka sugaynaa 🥰

  • @sadaqsuley8237
    @sadaqsuley8237 2 роки тому +1

    Hoyoo🥰

  • @suadmohamud9166
    @suadmohamud9166 2 роки тому

    Alaah ayaa kashifay Xabibti

  • @faadumofaarax3533
    @faadumofaarax3533 2 роки тому

    Waiting habo. ✋
    No soo sheg

  • @mohamudcibaar7483
    @mohamudcibaar7483 2 роки тому

    Asc caaliya masha Allaahbalwaran

  • @ziyakamilavlog9388
    @ziyakamilavlog9388 2 роки тому

    ❤️😂masha allah funny tahay wa ku salamay mamo

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 2 роки тому +2

    Asc habo sthy wan kuwaynayee waxa geeeh

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    SCW THEN KEEP GOING ISHALLAAH TACALLAA

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay 2 роки тому

    Ala qoftaan run badanaa oo jecliyaa allow maalin uun ikaa tus wale waa waaya arag karti badan oo daacada

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 роки тому

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 thnks

    • @ruuxdaacadaooyaabay
      @ruuxdaacadaooyaabay 2 роки тому

      @@Caaliyasharif welcm caaliya boqorada nadaafada intaas kadib markasta oo aad wax soo dhigto waan dhagaystaa walaashay baan wacaa oo Uk ku cusub oo waliba dadkii geeyayna ay dhib kala kulantay iyo waxaanay filayn marka waxkasta waan u sheegaa sxb naaga ha yeelan baan iri oo sirtaada qofna haw sheegin oo ayuutada gurigaaga ha dhigan oo dawlada khalad yay kugu helin marti ha keensan badan waxaad dhahdaba waan u sheegaa ee soo badi wacyi galinta wall mahadsanid afsomaligaaguna waa sax kii reer mudugaa oo khatara

  • @mohamudcibaar7483
    @mohamudcibaar7483 2 роки тому

    Asc masha allaahbankuleyahy

  • @nasro7962
    @nasro7962 2 роки тому

    Oo jaaaf luqyadana hakulagasho waanka hela wlhi funny 😄 markay meelkula gasho 🙋‍♀️🙋‍♀️

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  2 роки тому +2

      😍😍😍😍🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @richdekid7495
    @richdekid7495 2 роки тому

    🤭🤭🤭🤭masha allah habo aad kujeclahay Hafsa waye

  • @sumayedagan7402
    @sumayedagan7402 2 роки тому

    mashaa allh waaa sax

  • @qunesfakhy9403
    @qunesfakhy9403 2 роки тому

    Runtaa weyn iyo yar niman soomaaliyeed mesha na dhigey

  • @munaworldofficial
    @munaworldofficial 2 роки тому

    Maasha allah tabarakallah sax wlhi

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 2 роки тому +1

    Kkkkk caaliyo wa la hadashay haleydinka dhus dhuso dadka gurigoda u dhaafa seediyaal 🤩🤩

  • @ifrahmohamed5854
    @ifrahmohamed5854 2 роки тому

    Yes please tell us about ather story

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому

    Caaliya sidigaaa ha ka dhuuuso wa qodob.

  • @mohamedcm4848
    @mohamedcm4848 2 роки тому

    Adkaatay adkaatay caaliya

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 роки тому

    Kasoo sheekee waa loo baahan yahay

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 роки тому

    Mahadsanid walal caaliya

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 роки тому

    Gacalo Caliya waan ku salaamay. Waxaad ka soo hadashaa naagahan aan isla yaabayn ee aroosyada taagan ee habeen walba diraca qaaliya iibsada ee weliba snapchat iska soo duuba kuwii oo been ku nool

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому

    Masha allaah

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 2 роки тому +3

    Hhhhh wallahi funny ayaa tahay I love you abaayo u made my day😍

  • @canabcabdi1490
    @canabcabdi1490 2 роки тому

    Ka Soo sheekee abaayo

  • @halimoalihussein4385
    @halimoalihussein4385 2 роки тому

    Manshallah

  • @bushrabintmohamed3900
    @bushrabintmohamed3900 2 роки тому

    Iso

  • @sahrafarah3527
    @sahrafarah3527 2 роки тому

    Nogu sodhaqson sheekada waan rabnayee

  • @hodanmohamed4751
    @hodanmohamed4751 2 роки тому

    Waa rabnaa

  • @mohamudcibaar7483
    @mohamudcibaar7483 2 роки тому

    Asc

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 роки тому

    Masha Allah, so true

  • @HodanCookingandBeauty
    @HodanCookingandBeauty 2 роки тому

    Waa arin aad looga xumaaday

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 роки тому

    Aamiin

  • @nimcooslo1459
    @nimcooslo1459 2 роки тому

    Masha Allah thanks dear sister 🥰

  • @rahmaabuukarahmed4046
    @rahmaabuukarahmed4046 2 роки тому

    Soo sheeg sheekada gabadha kale

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 2 роки тому

    Haboooooooo......Don't ask....Dhuub Dhuuubbbbb Paaaleeeease 🤣🤣😂😂🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 роки тому

    Mashallah

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 2 роки тому

    Caaliyo wala madhaman miyaa lacgtii yubka caali aan garsiino 50

  • @monahassan805
    @monahassan805 2 роки тому

    Yes.. tell us the story

  • @MohamedHassan-jg1fy
    @MohamedHassan-jg1fy 2 роки тому +1

    Waxkasta noga soshekee xbbti

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 2 роки тому

    Kkkkk caaliya walahay hadalkeeda sida rer burco ayay u hadasha qof bool

  • @zainabmohamed4481
    @zainabmohamed4481 2 роки тому +1

    wan rabnaa noso sheeg😅😅