Wayo inanka caqliga badanow dadba kaadhka codeynta qaadan,ama ka lumay,wakhti ka dhacay, xanuunsan,aan codayn sida ano kale duruufo badan baa ku xeeran wa mid kale kadhka cod bixinta hal mar ba la bixya marka nasiib umay helin ...hadaanad walegiin codeyn halkiina(somalia)ku layaabi mayo wayo fursadan oo kale maydan helin oo ma sawiran kartid hadii kale waa baab gaara
Somaliland is a democratic country and this election has proven to the international community that democracy is the path forward for peace, stability and prosperity Somaliland forever
DEMOCRATIC REPUBLIC SOMALILAND MUST RECOGNIZE THE WORLD 🌎 THANKS FOR SHARING OUR PEACEFUL JOURNEY TO RECOGNITION❤️💚🤍❤️💚🤍💯💯💯
مرحب❤❤
VOA maxaa idinka galay S/LAND iyo warkeeda ? Wariye ayaad u diideen wadanka dhan halka tuulooyinka qaar laba-laba wariye dhigeen oo ku salaysan reer reer , isla yaaba waxa tihiin lama yaqaan .
Buunbuuninta Israel iyo beenta ayaad meesha u fadhidaan ILAACAD GUMAYSI.
Asc ilaaahay ha u gargaaro reer falastiin lubnaan soomaliya yaman siiriya ciraaq liibiya iyo muslimiinta dhamaan 🤲🤲🤲
Deee kulmiyeee❤🎉❤
Asc.VOA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤SCW SCW SCW 😊😊
👋 Weriye Sahra Ciidle Nuur.
👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
Guul insha allh jamhuriada somaliland
Wcs wllo casha cuud❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
👋 Weriye Shirwac.
Welcom
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
caasho cuud
Mahadsant walaalaashey VOA casha ibrahin ❤❤❤❤❤❤
20 BISH MA DHHAFI KARAAN SOO SARIDA NATIIJASA DOORSHADA SOMALILAND SHARCIGA AYAA XADEEYEY
Guul wadani rajada soomaaliland
War 😎beenta soomali diidku sheegayaan daaya how 600000 dad kayarbaa codeyey xagey joogaan malyanadu ?? ???
Wayo inanka caqliga badanow dadba kaadhka codeynta qaadan,ama ka lumay,wakhti ka dhacay, xanuunsan,aan codayn sida ano kale duruufo badan baa ku xeeran wa mid kale kadhka cod bixinta hal mar ba la bixya marka nasiib umay helin ...hadaanad walegiin codeyn halkiina(somalia)ku layaabi mayo wayo fursadan oo kale maydan helin oo ma sawiran kartid hadii kale waa baab gaara
Ama aan wadanka joogin oo ka baxay druufo awgeed
.
Illaahoow masaakiintaas ugargaar Gargaar waa ka illaahay
Somaliland is a democratic country and this election has proven to the international community that democracy is the path forward for peace, stability and prosperity
Somaliland forever
❤❤❤❤
Muxuu noo sheegay Cabdixakiin Hada oo aan Hadal Tiro ka ahayn???
VOA waxaad hawada ku jirteen 29 daqiiqo iyo 45 second. Marka laga reebo doorashada wuqooyi iyo Garissa ma ehee inta kale warkiina wax Soomaaliya ka quseeyey malaha. Fadlan shaqada aad shacabka u heysaan ugu adeega rabitaankooda anaga Puerto Rico, Senegal, Russia, iyo Ukraine waxba nagama gelin. Kama iidan soo hadlin badanaana kama hadashaan Soomaaliya inteeda kale. Weli sidii Radio-gii baa u shaqeyneysaan. Hadiidan wax ka bedelin qaabkan, goor dhow idinka uumbaa is dhageysan doona. Hadii iidan maanta ka hadlin xaalada Soomaaliya iyo gobolada iyo xiisadaha ka taagan goormaad ka hadli doontaan?
waxaa alle uga rajaynayaa in si nabadgalyo ah ay ku soo dhamaato
Aamiin Aamiiin yaa RABBI☝️🤲🤲🤲🤲🤲
Good peace democrats somaliland federal government somalia
Ciidamada kenya maxaa Haiti geeyay
Doorashada soomaali land natiijada ka soo socota ima qurux badna waxaana ka dareemay qodbadi gudomiyaha gudigi doorashada
Sahyuuniyin aya tihin cadowka islamka nacalad idinku dhacay
❤❤❤🤍🤍🖤🤍🤍💚💚💚
Beenta
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤