Deg Deg Muqdisho Oo Jihada Aqoonsiga Somaliland Ku Hafatay, Doorashada Iyo Heshiiska MOU

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 12 годин тому +1

    Thanks so much Arabsiyo News.

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 6 годин тому

    Ilahay ha u naxaristo isaga iyo intii muslim ah Ahmed mahamed siiranyo Aamiin Aamiin 🎉🎉🎉

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 9 годин тому

    guul qaranka soomaaliland

  • @SarahZhafir
    @SarahZhafir 12 годин тому

    AIIe ha unaxariisto 🤲

  • @AbdishakuurIbraahim-f5u
    @AbdishakuurIbraahim-f5u 10 годин тому

    Allahabad,haunaxriisto,Aamina,aamiin

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 11 годин тому +3

    Guul somaliland HAMBALYO muuse bixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka 7kale insha Allaah allaahu akbar

    • @fathiaismail2113
      @fathiaismail2113 11 годин тому

      Walal miyuu soo baxey sawtii laga badiyey

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 11 годин тому

      @@fathiaismail2113 MAADA KAA BADIYEEEY. XAAGE KUU OGATAYE LIIQ. MUSE LAA DORTAYE. EE OROODE MUQDISHO UU CARAAR ILAAYNE REERKA GUNIMADA JECLE AYAA TIHIN EE 😅😅🤣🤣😂 MARBA MEESHU SHIILINKU IDNKA GAALO AWAALE BAA BASAASINTI ABWAYNE AHAAN JIRTEN EE CEEBTINA MAAHA WAA CADADIINA REER GUNIMO. KABAQAAD BASAASNIMO CAAAN KUU AH

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 12 годин тому

    RABOOW U NAXARIISO AHMED MAXAMED JANATUL FIRDOOWSANA GEE AAMIIN

  • @JibriilcaliCoose
    @JibriilcaliCoose 12 годин тому

    Alle u naxariisto madaxweynah 4aad jamuuriyad somalilnd

  • @AbdilaahiAli-r4l
    @AbdilaahiAli-r4l 11 годин тому

    Illaahoow u Naxariiso A.M.siilaanyo

  • @samalehmohamed8529
    @samalehmohamed8529 11 годин тому

    Amiin amiin amiin amiin 😭 😭 😭 😭 😭

  • @sambadawi8197
    @sambadawi8197 12 годин тому +1

    Sad day for all Somaliland citizens. I was only 4 years in 1988. when with my mates used sing siayad dhaacyo siilanyo dhaalay. Allah have mercy on him and Grant him Jaan Amin. My hero rest in peace.b

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 13 годин тому

    soo daa waarka alle haaw naaxariisto

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 9 годин тому

    MOU SOON

  • @AbdilaahiAli-r4l
    @AbdilaahiAli-r4l 11 годин тому +1

    Ma.sxbkiin baa soo baxay.midkastoo qabsada.waxba ka bedelikaro rabitaanka shacabka

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 11 годин тому +1

      MAAXADE KUU OGAAN KARTA HAWADIIBA INA XAASHI SOOW MUU UU SAXEEXIN OO KAAMU IBIN LACAGNA MAA QAADAN DAALKA WAA UU DHAMATAYE HAADI LALA HADLO 33 SANO LACAG KUU BADASHAAN BEESHA HARADAN EE MASANIMO KUU CAAN BAXDEEY

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 11 годин тому +1

    WAARKIISU. WAA. GUUNIMO. IYO. ADOONSI. OGOLADA. REER SOMALILANDOW. YAAAB

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 4 години тому

    FAQASH WAXAA KU DHACAY JAHA WAREER

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 12 годин тому

    𝐢𝐬𝐚𝐚𝐠𝐚𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚𝐚𝐣𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐚𝐱𝐦𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐚𝐛𝐧𝐢𝐢𝐠𝐢𝐬𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐠𝐭𝐚𝐚😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 12 годин тому

    𝐦𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐚𝐲😅😅😅😅😅😅😅😅𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐮𝐭𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐡𝐞𝐞𝐞

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 10 годин тому

    Alah ha unaxaristo amin madaxwaynhii hore qaranka Somaliland Ahmed Maxamed maxamud siiraanyo Ethiopia sfcn Somaliland aaska qaranka Somaliland mw qaranka Somaliland logu magaalada hargysa aasay manta
    Xamse bare waa marxuum aan juboland tagiba karin ayuu hadana Somaliland oo aduunkaba aamanayo aflagaadanyaa

  • @saidyussuf3140
    @saidyussuf3140 8 годин тому

    War meeyay odaygii caloosha waynaa aad meesha keeni jirtay mise muuse ayuu la dhuuntay

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 12 годин тому

    Iyagu way saxan yihiin waayo midhihi ay beerteen ayay maalayaan

  • @Samiya-tk3ud
    @Samiya-tk3ud 13 годин тому

    Qaladaadka oo dhan waxaa mas'uul ka ah dalka. Mushkiladda koowaad iyo tan ugu weyni waa urur-siyaasadeed oo xubin kasta oo xisbiga ka tirsan uu dembiile yahay. waa loo ogoladey inay ka qaybqaataan ololaha doorashada ama ay jiraan. Sharcigu ma shaqeeyo. Dad badan ayaa sharciga ku xadgudba maalin kasta

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 11 годин тому

    Yaa hurdada ka toos barow ilayn anaka yaab aragnay munaafiqiin isku dir ayay doonayan

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 13 годин тому

    𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐚𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐨 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐮𝐮𝐝 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐬𝐢𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐲𝐨 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐫𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐚𝐰 𝐧𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐮 𝐚𝐡𝐚 𝐡𝐚𝐥𝐲𝐚𝐲𝐞

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 12 годин тому

    Waxaanu uga mahad celinaynaa wafuuda inaga soo qayb gashay aaska marxuum axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo saaka lagu aasayay oo lageeyay hoygiisii runta ahaa ayaanu waxaan uga mahad celinaynaa waftiga uu horkacayay raysawasaare ku cigeenka dawlada ethiopia masuul aaden faarax iyo mustafe curmar cagjar iyo intii kale ee la socotayba waxaanu leenahay jasaakumulaahu khayran jasaa dhamaantiin!!?

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 12 годин тому

    Xamse bare waa badisab hawiye u fadiya xamar wax u ka yhy ma jirto kismayo ka so jeeda aano tagi karin inderki xoog ku hysta

  • @SomaliLander-l1r
    @SomaliLander-l1r 12 годин тому

    warqad buu wax ka akhriyaya kkkkkkkk xataa laba eray iskuma xagaajinkaro

  • @amransulemanamran9331
    @amransulemanamran9331 12 годин тому

    Ninkani xamse danger ayu uegyahay

  • @Aasiyakhadar-g8n
    @Aasiyakhadar-g8n 12 годин тому

    Raysal.wasaare.maalin.dhow.ayaad.nixidoontaa.hafarxin.inabiixi.iyo.ciro.iskumeel.bayka.taaganyihiin.soomaalilaand.eeogow

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 12 годин тому

      Goor dhow ayuu hargeysa kaso degi doona xamse

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 12 годин тому

    Ttyh