Nin Agoon Ku Xaday Qalin - Hees Wadani Hobolada Waaberi (Magool iyo Baxsan)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @gambool-
    @gambool- 11 місяців тому +5

    Qaylada dad muumin ihi
    Dhayal kuma qarsoontee
    Qadhaadh yidhi: ’Macaankii
    Qariya!’ xasuustee,
    Nin agoon ka xaday qalin
    Kheyr kama macaashee.
    Xaqu in aanu qaranjabin
    Quraankaa caddeeyee,
    Reer dhan qeybki kii cunay
    Yey ku maqantay qaanee,
    Rag baan qoomammiyo ciil
    Ayaamo aan qadeeynnine.
    Rag baan qoomammiyo ciil
    Ayaamo aan qadeeynnine,
    Kaa qorsheeystey keligii
    Qaaraan uu rag leeyahay,
    Wakhti ay ku qaraxdaba
    Qaaxo kama fogaadee.
    Xoolaha qaran dhan kii yidhi:
    ’Qallaylkaad ku madhinoo’,
    Qalle kugu maqnaa baa
    Kugu qoon-dillaacee,
    Qosolkii hablaha iyo
    Maadan mahadin Qaadkiyee.

  • @fe8445
    @fe8445 4 місяці тому

    Magool aad codkeeda loo fahmayaa. Allah ha u naxariisto kuligood..

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 5 років тому +21

    Cadowga Soomaali maanta ragaadiyay waa tuug qalin wax ku xada.

  • @ganaaneofficialtube101
    @ganaaneofficialtube101 6 років тому +10

    Rabi naxariistii jano hka warAbsho,
    Abwaan cabdi xandule
    Iyo
    Al fanan xalimo omar khaliif (magool)
    Godka alle ha unuursho dhamantod

  • @cabdiqaniaxmedismaciil527
    @cabdiqaniaxmedismaciil527 5 років тому +6

    Waamurtidii qaaligaAhayd eeqarnigii inasoomaray ....fan waakiihore abwaniniyofanaaniinba .....waleeqaalibayahayen

  • @xasancawaale3826
    @xasancawaale3826 6 років тому +15

    Ereyaddii Cabdi Xandulle Shanlle Oo Reer ceerigaabo ahaa allaa yarxam.

    • @hamsesaeeed1564
      @hamsesaeeed1564 4 роки тому

      Sxb malaa mahayn ninka heesta sameeyey kkkkkkk

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 3 роки тому

      CALI SUGULE WALAAL TUUGNA MA XADO

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 роки тому

      Heestan waxaa tiriyey cali sugule cigaal 1861kii markii ina catoosh lacag badan xaday badhna uu ku bixiyey qaraabakiil

    • @hassanrashid611
      @hassanrashid611 3 роки тому

      Meytida ka xishooda heestan waxaa erayadeeda lahaa alle ha u naxariistee abwaan cali sugule cigaal dun carbeed

    • @dekahandulle2600
      @dekahandulle2600 2 роки тому

      @@hassanrashid611 wll allaha unaxariisto aabahey cabdi xandulle shanle leh qabriga allaha unuursho muran malahan waa laguu hubaa adeerkey cali sugulane allaha unaxariisto janatul fardowsa allaha geeyo qabriga allaha unuuriyo kuwa kale oo ka farabadn buu alifey labada allaha unaxariisto

  • @youngdhegbour475
    @youngdhegbour475 4 роки тому +2

    Waxaasaa fan ahaa Allah haw naxariisto waxii dhintay waxii nool Allah cimriga haw barakeeyo
    08/07/2020

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 років тому +10

    Maaha hoobaladii waaberi ee waa hoobaladii walaalo hargeysa oo ay codkooda ka dhex muuqdaan magool iyo hibo waxa kale ee la qaadayaa waa Guduudo carwo iyo maandeeq waqtiga heestani soo baxday mey jirin hoobalada waaberi qisadana hore ayaan ugu qorey halkan ee ka akhriso

    • @guuleed.bashiiribraahim1276
      @guuleed.bashiiribraahim1276 5 років тому

      Asc cismaanow faahfaahi sababtan heestan loo tiriyay plz saxb iyo abwaank samysay

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 4 роки тому +2

      @abdi noor heestani dhawr iyo lixdankii bay soo baxday mar uu xisaabiyihii radio hargeisa cuney lacag ay lahaayeen hoobaladii walaalo hargeysa iyo radio hargeysa markaas bay heestan ku ciil baxeen ogaw hoobaladii walaalo hargeysa iyo hoobaladii xamar joogey oo u badnaa hoobalada walaalo hargeysa laftoodu la isku daray loona bixiyey Waaberi 1970gii heestanina waa dhawr iyo lixdankii taariikhda barta ha murmina

  • @abdi7079
    @abdi7079 5 років тому +1

    waa alla u naxariistee xalliimo khaliif magool iyo saynab xaaji xali baxsan

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 4 роки тому +3

    Dalkii wsxa maanta haysta nin qalin ku xadaya agoonta iyo dadkoo dhan

  • @hassanomer620
    @hassanomer620 2 роки тому

    Kooxda qaadaysAA waaberi maaha...waa walaalo hargeisa...erayadii managed Cupar huryo AHN

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 9 днів тому

    Nin Agoon Ku Xaday Qalin - Hees Wadani Hobolada Waaberi (Magool iyo Baxsan) AHUN BAXSAN

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 роки тому +2

    Cabdi Xandulle Shanle wuxuu uga jeeday intan hoose yaa fahmay:
    “Qosolkii hablaha iyo
    Ma aad mahadin qaantii...”

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 років тому +4

    Waa hees xaqiiq ka hadlaysa

  • @nimosaid3844
    @nimosaid3844 5 років тому +5

    Nin agooon ku xaday qalin qayr ka ma macaashee waleee waa run

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 6 років тому +4

    Waxa loo sameeyey xisaabiyihii radio hargeisa oo lacag cuney laguna xukumay 7 sano se ha odhan hoobalada waaberi berigaa may jirin kuwan qaadayaa waa hoobladii walaalo hargeysa ee markii danbe ka mid noqday hoobaladii waaberi

  • @Mohamedali-lb8hd
    @Mohamedali-lb8hd 3 роки тому +1

    Berigii hesstan la sameeye may jirin hobolada waaberi , heestan waxaa iskal leh walala Hargeysa waxaana laga qaaday Radio Hargeysa

    • @Madadaal
      @Madadaal Рік тому

      1961-1962 ayaa Cali Sugule sameeyay heestan, Ilaahay haw naxariisto, habilihii Walaalo Hargeisa ayaa qaadataya. Ilaahay haw naxariisto dhamaantood.

  • @fe8445
    @fe8445 4 роки тому +1

    Magool codkeeda waan dareemay.

  • @fe8445
    @fe8445 4 місяці тому

    Heestan waxay ahayd in siyaasiyiinta Soomaalida màlin walba loo shido.

  • @abdifarah1425
    @abdifarah1425 16 днів тому

    Eryada maxed cumar huryo ayaa lahaa

  • @Ontira23
    @Ontira23 4 роки тому +1

    Erayada abwnka xandulle shanlle allah yaaraxma shanta soomalia waa mid kliya kan qalinka wx ku xadayow hoos gal

    • @adamabdi2917
      @adamabdi2917 4 роки тому

      muuse ismaaciil muu u dhashe abwaankaa mise wersangeli muu ahaa
      Aun

    • @hussinmohamed9907
      @hussinmohamed9907 Рік тому

      @@adamabdi2917 wll muuse ismaaciil buu ahaa abwaanku Allah yarxam

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +2

    SOO JEED LAAX DII XASAN GULED ABTIDOON., 2019,24, 10.

  • @hirrowleofficialchannel3186
    @hirrowleofficialchannel3186 5 років тому +6

    Ereyadii Cali Sugulle (Dun carbeed)
    maalinkuu dhintay waxaan ka duubay VOAda oon ka dhegaystay taariikhda abwaanka iyo dadkii falaan qaynaayey.

    • @adanmadaxay9335
      @adanmadaxay9335 5 років тому +3

      Heestan nin agoon ku xaday qalin waxa sameeyey cabdi xandule cabdi afweyne wiliba huryo na waxbuu ka galay hawsha heesta ninka voa ka sheegay in cali sugule sameeyey beenbuu sheegay

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому

    Allaa yacisak

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому

    Best song nin agon ku xaday qalin qer kama macasho

  • @mohamudnur1575
    @mohamudnur1575 5 років тому +6

    Reer waqooyiga qabyaalad walaalkood heesa xitaa way isku qabsadaan adeerkey baa lahaa iyo mayee eedadeey baa laheyd kkkkkk kkkkk

    • @ahmedhaybe7352
      @ahmedhaybe7352 5 років тому +2

      adiga qadaad wayn marna waxba ma samaynaside ee iska daawo oo ku mirqaan

    • @rooble883
      @rooble883 4 роки тому

      Mahamud Nur ma dhulustii baa qabyaalad cid eedaysay. Hadda adeerkood bay dilaan.
      Mr Dhulus waa in la saxaa abwaankii tiriyey muhiim bay noo tahay cid kasta ha ahaado

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 4 роки тому +1

    Waxa Siwada jira uqadaya
    Magool
    Hibo nuura
    Gaduuda carwo
    Maandeeq
    Lkn magool iyo hibo Codkooda baa aad lomaqlayaa

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +2

    USHEEG OGOONTA WEEY KOREEN XAGEE AADEESAAN SOMALI AFTER 2016? MOGDISHU, 2019,10,24.

  • @mursalmedia2595
    @mursalmedia2595 6 років тому +6

    Nin agoonnku xaday qalin aleelahee maantaa qalin iyo waxwalba lagu xaday

    • @mohamudabdirisak5967
      @mohamudabdirisak5967 6 років тому

      Mohamed khadar Yusuf hhhhhh been ma A-ha

    • @ahmedhaybe7352
      @ahmedhaybe7352 5 років тому

      heestan waxaa tiriyay alle ha u naxriiste abwaan Huuryo iy axmed salabaan bide

    • @hassanrashid6530
      @hassanrashid6530 5 років тому

      Cali sugule ayaa alifey heestan

  • @siyadbruh9811
    @siyadbruh9811 4 роки тому

    What year was it ? This song?

  • @sacadabdi3251
    @sacadabdi3251 4 роки тому +1

    Bagay soomaaliya baabaday horumarbay gaadhilahayde

    • @bulkaqalbimidia8779
      @bulkaqalbimidia8779 4 роки тому

      Heestaan Baxsan kuma jirta wll waa magool Hibo iyo Faaduma qaasin waana erayadii cabdi xandule .xili hure ayaa laqaaday sadaxda gabdhood hada waxaa kanool hibo rabi ha xafidee abwaanka markii oo u dhiibayay waa lala yaabay sadax halo oo isku loqad aheen ayeey ahaayeen

    • @bulkaqalbimidia8779
      @bulkaqalbimidia8779 4 роки тому

      hadii aad u baahatid heesihii hure abwaanka iska leh iyo cida qaaday isoo waydii 615305611 baxsan heesta kuma jirta walaal waa nuurdiin ninka kula hadlayo.mida hoose anaa soo qoray Magool Hibo iyo Faaduma qaasin Mahadsanid

    • @abdifarah1425
      @abdifarah1425 4 роки тому

      Erayda heestan.wax lahaa maxmed cumar huryo

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 років тому +1

    Subxaan Allaah

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +1

    OGOON SOMILYOOW, 2019, 24,10.

  • @arabuu8913
    @arabuu8913 6 років тому +2

    Wow

  • @abdikhadarmdhere9250
    @abdikhadarmdhere9250 Рік тому

    Nin kaa hesta loo qaday wan arkay kolay wuù dhintay imika ilahay haw naxariito jaar banu ahayn odayga ano yar

    • @axmedcabdi7760
      @axmedcabdi7760 Рік тому

      Magaciisa mataqaan alle haw naxariisto wuu dhintey

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому

    Alaa yacisak

  • @foxybrown7575
    @foxybrown7575 5 років тому +1

    2019,0928.

  • @duceysaninaomar7656
    @duceysaninaomar7656 4 роки тому

    Sheekada berbera ayay ka dhacday cawl iyo ildab

    • @ikhajji
      @ikhajji  4 роки тому

      Maka saaraa commentigani? Misna?

  • @arabuu8913
    @arabuu8913 6 років тому +1

    Wow