Masha ALLAH dhulkiisuu joogaa ALLAH haku xafido ,caruurtii wax barasho iyo mustaqbal yurub loola cararay intooda badan xaaladooda waa ALLAHU MUSTACAAM,ALLAH HA INA WADA XAFIDO WADDANKANA HA INOO ISLAAXIYO🤲🏽🌹
Qofka dhalin yarada ah ee miiga ku koraa waa mid ka karti badan ka magaalada ku korey hawl wanaagsan ayey hayaan ilaahay ha barakeeyo isaga iyo ehelkiisaba aamiin
Dadaka Qurbaha Jooga, 100/ 85 waa Dadkii Baadiyaha iyo Tulooyinka ka soo Qaxay, oo laga Soo Saaray Guryahoodi Xoolohii ay ku haysteen Tuuloyinka iyo Baadiyaha, waxa ka Soo Saaray, Oo Dowladii Somaliyed Riday, Kuwo Dhintay Oo qabriga ku jira Shar iyo Kheyrba iyo kuwo kuwaa ka haray Oo Dalka iyo Dadka qasaaya, oo Umadii u diiday Sal ay ku fadhistan waayo ujeedo iyaga u gaar ah bay wadaan 32 sano, Subxanallah kuwii Laga so qixiyey tulooyinka iyo baadiyaha Qurbaha wax ay ku hayaan ma'leh waayo Markay Imanayeen kama dhisnayn Diin Fiican fiican, Madina warkeda dey zo kulli dadkaas iyo ilmahodi dhibaata ku haysa Qurbaha waarid Maskax ahaan u Jiran kuwo wayeel ah kuwo wali la qabsanla qurbaha iyo Ciyaalo Diinta ka Maran, Madigana aan meel sare ka gaari karin waayo dhaqan ahaan iyo Diinba kowo Xabsiyada ugu Jira Xaqdaro iyo Xaqba Allhu Akbar Baadiyihii nalaka soo sal kiciyey baa kheyrku noogu jiray Mahadsanid walashiis inaad Ciyaalk tusaydo nolosha taal.
man sha allah shucayiib waa wiil fiican oo reer kooda u shaqayiinaya oo hawul malmeed kii qayibtisa qabanaya ciyaalka faciis ah ee magaalooyinka jooga waxaa la dhahaa ma cashayiisay cadayo oo caga maydho oo seexo sida shucayiib uu reer ka boos wayiin oo wax qabad uu hayo
Mashaa Allah masha allah walahi qalbigaan waxaan ka dhaha meeshaas in aan fariisto oon wiilkas yarka la lugeeyo geedaha iyo waxa ka soo carfana sanka la raaco kabaha intàn iska siibo dhulkaas ciidka xooga ku lugeeyo ciidu cagaha ha ii masajayso ee nimco ayan dareema markan fiirsado program kaan horay u soco habaryar guul waxaanba ka helay tanaagada wiilka yar siduu ugu dhawaqayo wofka kale tanaagan anagu dhahna
Walaaley marka hore waan ku salaamey marka xigta ilamah 8 jirka ah waa tacadi waxaasi waa caqli xumad reer miyiga waa ilama yer oo siqiir ah waxaay cadeeynaysaa caruurta somaliyee sidey u dayacanyiin waxaadi ma ah wax lagu faano waan ka xumey
Msh alah wlshey dhaqan kaaba waxaad na bartay wax badan oo anu hilmaamnay dhaqan keeni suubanaa runtii waxa aad tahay gabadh in badan aanu ka faa"idnay casharada

Barakal laahu fii camalika
Qofka dhalin yarada ah ee miiga ku koraa waa mid ka karti badan ka magaalada ku korey hawl wanaagsan ayey hayaan ilaahay ha barakeeyo isaga iyo ehelkiisaba aamiin
Maasha allah allah ha xifdiyo caruurta soomaaliyeed meel ay joogaan aamiin
Maasha allah
Illaahy haku barkeeyo
Waa shaqo fiican oo nu kusoo
Nabad iyo cano maalay
mashaa allah shceib yare,abayo sokaxe wilka oo waxbarasho hahele, musliminta halkan kujirto damaan waxan oogeisinaya inaan sogudbiyo ducoyin qimabadhan marka isoboqdo walalyal
Masha Allah!
Abayo wiilka yarka kaba u soo iibi yeysan qodaxda mudine
Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo
Nasoo raaca Akhyaarey
بارك الله فيكم🧡🙏
Masha alaah walal qaali waan ku slmayaa dhigaa ugu sharaf badnow walal qaali qof kartileh ayaad thy walal qaali ku helaa nasiib leh
Masha Allah
Waa masuliyad wayn oo miyigaa laguu barto
Caruurta miyigaa halageyo
Masha alaah abaayo ubax aniga ba markaanwiil kaas laekaay ari ayaan raacijiray badarkana waantumijiyay walaahi xasuus igadheh
Asc walaasheey ubax waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato alle haku xafido Amin Amin Amin alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad shaqo wacan ayaad heysaa dadka soomaaliyeed guulaysta waligaa mahadsanid markale walaasheey ubax
Adiga iyo caruurtaada allah ha idin xifdiyo aamiin ceelasha dhaadheer ka ilaali caruuurta
ALLAH abaayo gunuga yar amuu ceelka ku dhacaa shaqada waa shaqo fiican laakiin ceelka iyo ilmaha yar yar ninmanka waawayn aa ku fiican shaqadaas 👏🏽👏🏽👏🏽
Ma sha Allah xasuuus ayaan galay
Dhaqankaaba walaashey Allaha Ku xafido aduun iyo Aakhiro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
MashaAllah roob kheyr qaba Allaha u keno Somali melkastoy dagan
Amiin
Lovely kid mash Allah 😍😍😍😍😍
Welcome back to UA-cam sister iam very happy for you thanks again for showing us our country beautiful have a great weekend
Maasha allah tabaaraka raxmaan. Ilahay hadaayo,raxmada iyo roobka ilahay hayno keeno, amiin.
ما شاء اللة تبارك الرحمن.
اللهم رحمتك يا ارحم الراحمين اللهم امين يارب العالمين والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين.
Dadaka Qurbaha Jooga, 100/ 85 waa Dadkii Baadiyaha iyo Tulooyinka ka soo Qaxay, oo laga Soo Saaray Guryahoodi Xoolohii ay ku haysteen Tuuloyinka iyo Baadiyaha, waxa ka Soo Saaray, Oo Dowladii Somaliyed Riday, Kuwo Dhintay Oo qabriga ku jira Shar iyo Kheyrba iyo kuwo kuwaa ka haray Oo Dalka iyo Dadka qasaaya, oo Umadii u diiday Sal ay ku fadhistan waayo ujeedo iyaga u gaar ah bay wadaan 32 sano, Subxanallah kuwii Laga so qixiyey tulooyinka iyo baadiyaha Qurbaha wax ay ku hayaan ma'leh waayo Markay Imanayeen kama dhisnayn Diin Fiican fiican, Madina warkeda dey zo kulli dadkaas iyo ilmahodi dhibaata ku haysa Qurbaha waarid Maskax ahaan u Jiran kuwo wayeel ah kuwo wali la qabsanla qurbaha iyo Ciyaalo Diinta ka Maran, Madigana aan meel sare ka gaari karin waayo dhaqan ahaan iyo Diinba kowo Xabsiyada ugu Jira Xaqdaro iyo Xaqba Allhu Akbar Baadiyihii nalaka soo sal kiciyey baa kheyrku noogu jiray Mahadsanid walashiis inaad Ciyaalk tusaydo nolosha taal.
Been maadan sheegin dadka waxa barta ama shaqeesta waayaga miyoga ka imaaday weeye mashaa allah
MnshAllah wiilkan yar ee Shucayb Alle ha barakeeyo waa wiil karti badan inkasta aan filayo in WADAANTU ama CAAGAN uu biyaha shubayo inuu ku culusyahay
Masha Allah shucayb yare waa nin adag halkaa kawad. Fariid yar wal lee💯
Maasha allaah caruurta miyiga waa caruur adadag fariido ah
ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظ شعيب
Magaalada banoni iyo shaleemo iyo maalayacni ayaan kujirna halka baadiyaha dadka dhan yar iyo kabiir eey jihaatamayan msh allh tabarakallah ader mcney noqo mid fahankisu sareeyo
Maa shaa alaah ilaahay ha idin xifdiyo meel walba oo aad joogdiin
Masha allaah tabarakalah habaryar alaha ku xifdiyo amiin yarabi
Masha allah abaayo noo soo badi wlhi
Maashaa allah caruur karti leh Dhaqankaaba allah yaxfidak wllo
man sha allah shucayiib waa wiil fiican oo reer kooda u shaqayiinaya oo hawul malmeed kii qayibtisa qabanaya ciyaalka faciis ah ee magaalooyinka jooga waxaa la dhahaa ma cashayiisay cadayo oo caga maydho oo seexo sida shucayiib uu reer ka boos wayiin oo wax qabad uu hayo
Mashaa Allah masha allah walahi qalbigaan waxaan ka dhaha meeshaas in aan fariisto oon wiilkas yarka la lugeeyo geedaha iyo waxa ka soo carfana sanka la raaco kabaha intàn iska siibo dhulkaas ciidka xooga ku lugeeyo ciidu cagaha ha ii masajayso ee nimco ayan dareema markan fiirsado program kaan horay u soco habaryar guul waxaanba ka helay tanaagada wiilka yar siduu ugu dhawaqayo wofka kale tanaagan anagu dhahna
Mashallaaha Tabarakallaah Shuceyn Allaha Ku Xafido Habo Beentaa Maaha Dadka Baadiyaha Marka Magaalada Ay Yimadan Waa Dad Shaqeysta Oo Meel Iska Soo Saara Shukran Walalo Clip Yada Ciyaalka Hanaga Joojin Waayna Anfaceene😂 Shukran 🙏🙏🙏🙏
Mashallah Allow Barake Cunuga Yar.
maashaa allaah shucayb yare Alle haku daayo Edo 👍👍♥️
Shucayb inshallah, isaga na Xukumi doona kkk Mashallah waa Cunug yar oo hawlgar ah.
WllshY Ubax Adna Allha ku barakeeYo AduuN io Aakhiraba
Man sha alah ala ha barakeyo shuceb
Kii yara oo abtirsnaayay miyaa? M.a nin kormeed 🙌🏽
Maashaallaah ilahay ha barakeeyo shucayb soo bar baar habo
Walaaley marka hore waan ku salaamey marka xigta ilamah 8 jirka ah waa tacadi waxaasi waa caqli xumad reer miyiga waa ilama yer oo siqiir ah waxaay cadeeynaysaa caruurta somaliyee sidey u dayacanyiin waxaadi ma ah wax lagu faano waan ka xumey
Mashaa allaah Laakiin wuu ka weyn yahay 8 jir 10 jir kor uga soco
Masha Allh Allha udaaYo Reerkii dhalY👌❤
HAWL-RAGEEDII GABEEN BAAD NOHEYSAA ABAYO..
ALLAHA KU XIFDIYO.
Masha Allah Allah ku xafido habo macn
Masha allah Wlshy horey usco inshallah
M.a tabaarakallah shuceyb yare wllhi waxuu isoo xasuusisay waa isaga oo kale aan ahaa oo xoolaha aan shubi jiray Allaha ku barakeeyo wllkey waxaan idinkaga tagayaa Cirkoo inoo hoora carradoo barwaaqo cowskoo cagaaran cimiladoo cudoon caweys iyo candho caano aan ka gurin colaad la'aan iyo nolol barwaaqo leh dalkeenoo xasiloon dadkeenoo isku duuban duunyadeenoo deyrsata dhamaan aan wada doogsanay ku deeyrsanay nimcada rabi allow naga yeel kuwii xamdi naqa aamiin yaa rabi.
Xpt badiyaha 2
Bilood aya mogahay
Hdeerna wa uxiisa qaba
Inkasto Somalia kadheerahay
mashaa allah wan somaray waqtiga shocebyare hafidulah
Mashalalh aba badiye ayaan ku dhashay alx hadana miyi iyo magalaba waan aqaan
Wsc war matulahi waa barakatu manshalah manshalah keep going Habibtiy it's amazing thank you dear Manshalah horta willlasha maqal jogani kuwa waxa ka garti badani kuwa jogani miyiga 🥰🥰🥰🥰🥰 habo Macan ❤️❤️❤️❤️❤️ subar bar 🥰🥰❤️
Ma
Manshaalaah tabarakalaah aderey 16 jirka halkan nala jooga walahay inta badan inan wax lawaydin oo wu isku yaqana carur 5 jirkeena miyiga jugana waxa u ku hamiyeya ino geela raaco oo libaxa kaariito
Kuwa ragga soo badi, raggii siday magaalo ujoogeen bay haween iska noqdeene
Maansha alaah nin rageed buu noqonaya ninkan yari maaha lac lac loo cadayo dharka loo xidho waa inanka yare xoola waraabinaya fariid habo guuleyso
Mashaallaah shuceyb yare soo Barbara habo
Maasha alaah waakusookoray baadiyo
Msh alah wlshey dhaqan kaaba waxaad na bartay wax badan oo anu hilmaamnay dhaqan keeni suubanaa runtii waxa aad tahay gabadh in badan aanu ka faa"idnay casharada
Allaha xifdiyo wiilka yarkaa
Dhaqan kaaba Dhaqan bila Allah ha ku barakeeyo
Alleh ha ku barakeeyo wllshy ❤️
Mshallh Baraka Allah keep going
Masha allha tabarakallha abayo
Mnsha allah sokor oo sobarbaar shacayb yare
M.allah wallaahi waxaan soo xasoosty mar aan baadiyo jogy allaha kuxaxifdo
Masha alah abayo canoga yar mad laqabatid 😆😧
7 sano jirkaygi baan soo xasuustay inkastoo xilligaas xataa baag/baco/ barkad toona ay jirin oo reerku dagaa biyo kaa dheer, Alle maxaa dacawo iyo aniga nakaa qabsadey, waayahaygi miyiga iyo noloshii quruxsaneed.
Mash allah Waad mahadsan tahay Wllo
Maanzha allaah legend weeye
Maasha allah
Meesha waa saxaro geed la harsado maleh Allow roob keen
Maasha allah shuceyb waa nin adag
Mashaa Allah adeer soo barbaar
Masha allah shucyb so bar bar hpo mcn ninkarmed thy really
Masha Allah abti
Baadiyo is bedelay ayaan ujeeda (darbaal) xoolo laga waraabinaayo 😎waayo waayo i xasuusineeysa hoowshaan
Horow soco sister masha allah
baraagmiyaa mase waa beeg
ALLAHA barakeeuo shuceyb
Masha Allah bal arka ninkaas yarka masuuliyada ka muuqata
Waalandheere wllhi m.a
From
Tiktok abayo shaka media1 guleyso abayo
Walahi habaryar hawsha aad noo haysa mahan wax la soo koobi karo dadbaa ku tashada fiyowgaga oo aad dawo u tahay
Miyi aniga baa kuso koray ilma aan dhalayne gayn maayo waa rafaad nolashiisu
Abaayo masha Allah codkaaga markaa maqlo RAMADAN sooxasuus taa mcny waxakuu rijeenaa guul 😊😊🥰🥳🏆
Mashaa Allah masuul sare waaye
Masha allh alle ha daayo
Alla inanka yari inuu kudhacaa khatara
Ilahay ha amansado
Wlhi kan okale xita celbey shuban ilmaha badiyaha waholkar
Wll horta meshan aad jogtan surwaal wiilashu xidhan my sister ❤️ horayna u soco 💓
My mcnto kuwa badiyo joga mawa qataan 🤣🤣
Dad waa dadkii badiyaha ka soo hajiray
Maasha allaah shucab yare
Waa run ilmaha in shaqo la baro
Sababtu waa aniga iyo ilmaheygu isku karti ma nahin
mansha allah soo barbaar adeer
Maàsha allah Tabrka Allah 💪
Masha Allh wll🥰🥰🥰🥰
Masha alah masha alah
M.allah allha idin dhowro
Dhaqan kaaba. Halkaa kawad. Europe iyo Americana sodon jirkii ayaan wali koob shaaha karin karayn
Maansha allah my sister
Mashaa allh allaha akuxafido waxankuweydina abayo badiyaha marka jogtid telefanka dabka kadhoco dabka xage kahelee?
MASHA ALLAH ❤