baadiyaha iyo saamaynta roob kada ay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 581

  • @muminbader7251
    @muminbader7251 3 роки тому +90

    Dhaqankaaba gabar diinteeda iyo dhaqankeedaba jecel horay usoco wll roobkana allaha idiin siyaadsho

  • @ubax1ahmed156
    @ubax1ahmed156 3 роки тому +55

    Ani waxaan u qaana wuu dardhaday inta ila midka ah like saara😂😂

  • @caydarussuldaan5470
    @caydarussuldaan5470 3 роки тому +38

    Nasiib waxaan uyeeshay inaan helay chankan caawa dhaqan kaaba waan ka helay inaan ku soo biro anaa wlahay waxbadan miyiga u xiisay maasha allah wlalo

  • @wedyaanchannel181
    @wedyaanchannel181 3 роки тому +58

    كلمتان خفيفتان على اللسان ثقيلتان في الميزان سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤❤❤

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh6791 3 роки тому

    Waa BACUUCAY aan dhahnaa inaga Gobollada Dhexe ee Soomaaliya.

  • @mohamedmahmoudnour597
    @mohamedmahmoudnour597 3 роки тому +1

    Mashaa alaah
    Caac iyo doon waa afka soomaaliga aha ee dhumey wayadaan
    Baan u so xasuustey miyigii hore

  • @mahadafdhuub9130
    @mahadafdhuub9130 3 роки тому +2

    Maaansha alaaaha waayo waayo Soo xasuustey miyigi ayan uxiisay

  • @WaddaniSomalitv
    @WaddaniSomalitv 3 роки тому

    Adhigii wuu caacay wuu Qadh-qadhay wuu kowkabay wuu caacay.
    Intaba Waa ladhahaaa

  • @cnajiibdek8081
    @cnajiibdek8081 2 роки тому

    Way caaceen wuu bucacay kkkkk faseexo darro
    Way dardhadeen 💯💯💯💯
    Bariisade /maysubax

  • @moha______boy3702
    @moha______boy3702 3 роки тому +1

    Ba aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa reer abtiyaashey Miyaa saan isku bedely

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 3 роки тому +3

    ماشاء ألله Waa inan dhaqankeeda ku dheggan kuna faraxsan
    Aad baad ugu mahadsan tahay wl

  • @sharifmoha7053
    @sharifmoha7053 3 роки тому +1

    MashaAllah waalaahi wax fiican ayaad sameeysay anagana waad noofaaideysay

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому

    SOO DHAWOOW DHAQAN KAABA HORE U SOCO INSHALLAAH

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 роки тому +12

    Lkn xiliga roobka xoolaha inxareeyo oo waliba bacloo xiraa fiican taasaana kula talin lahaa aakhiro xoolaha waala waydiinayaaa

  • @fertunmehamud843
    @fertunmehamud843 3 роки тому

    Masha alah Waaba wax cajib ah in la aasay xoolihii.ilaahey ha u gargaro reer baadiyahay roob
    Ka wey ku nilyihin wuna dhibaya roobla antana Waa u Darantahay

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 3 роки тому +23

    Aniga baadiye waan jogijirey waligey xoolo la duugayo ma arag yaab badana reerkas alaha u sahlo

    • @hellomoha443
      @hellomoha443 3 роки тому +1

      Waa farsamo cusub

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 роки тому

      Wlhi kal iyo Laaaab ayaaad iga qosol siiisay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤

    • @quen2196
      @quen2196 3 роки тому

      Wllhi ani xitaa wan jogay waligay na arag 😂😂😂

    • @abdiwarsame4290
      @abdiwarsame4290 3 роки тому

      Markay xooluhu dardhadaan ayaa digada lagu aasaa, dabna waa la marmariyaa, waa dhaqan soomaalidu wada taqaan baan filayaa, somaliland na waa laga isticmaalaa.

  • @maxamuudcumar9860
    @maxamuudcumar9860 3 роки тому

    Waa sax kelmada waa caacay
    AMA waadardhaday
    Badanaa
    Arigii
    Waa
    Dardhady
    Yaan
    Niraahnaa
    Somalida

  • @AG-208
    @AG-208 3 роки тому

    Manshallah walashey macanto. WAAN kaga mahad naqaya muqalada aad ino soo gudbisay

  • @mahamudomar4906
    @mahamudomar4906 3 роки тому +1

    Manshalah alaha kubarakeyo seda ad kor ogu qaday xijabka waxan lenahay gabdhahena kale ha kugu dadan

  • @qaalimuuse8767
    @qaalimuuse8767 3 роки тому

    Waa sax waa caacay waa okorin jiray roobka marka xooluhu ku caacan waxa la dhahaa roobka wuxu wataa lar roob lar wato baa da,aayo

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 роки тому

    Maa shaa allaah gabadhu af somaligfa si fiican bey utaqaan

  • @ahmedmatan9369
    @ahmedmatan9369 3 роки тому +12

    Kelmada ah “adhiga waa caacay” waay igu cusubtahay iyo sida loo aaso adhiga, waana hab fiican, annagu waxaanu nidhaahnaa “ Dardhad” waa marka adhigu dhaxamoodo, mana aasnee ama guriga ayaa la geliyaa ama maryo ayaa dusha laga saaraa, aad baa u mahadsantahay sida quruxda badan aad u soo gudbisay muuqaalada baadiyaha Maasha Allaah..

  • @AHMED-ii2uq
    @AHMED-ii2uq 3 роки тому

    waa cilmi iikordhay xoolaha qaabkan qabowga looga saarayo thanks wll dhaqan kaaba go forward

  • @منكنوزالنت
    @منكنوزالنت 3 роки тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم لاإله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد يحيي ويميت وهو على كل شيء قدير لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

    • @xasanyey8821
      @xasanyey8821 2 роки тому

      M a💙💙💙💙💙 ma ayoo

  • @abdirasaaqmacalin1052
    @abdirasaaqmacalin1052 3 роки тому +7

    xoolaha marka ay roobka ku qarqaraan dabna waalooshidaa hadii aan dabloo helina waa laduugaa waliba mesha digada ariga roobku magaaro digada ariga oo hoos bay ka kulushahay marka waa lagu aasaa neefkuna kulaylbuu ka helayaa
    Mahadsanid walaashay dhaqankaaba waan kugu bogaadinayaa barnaamijyadaada baadiyaha allaha kudhawro gabar asturan hadana dhaqankeeda jecel

  • @ilyaasrambow863
    @ilyaasrambow863 3 роки тому +5

    Masha Allah sister waan ku tageerah keep going wll qali

  • @weydowofficiall3650
    @weydowofficiall3650 3 роки тому

    Nasiib wacan hadiiba lahelayo quf dhaqankiisu kuwyahay

  • @alkadirsuge2391
    @alkadirsuge2391 3 роки тому

    Masha Allah dhaqanka waa muhiim inaad barataa dadnimada soomaaliyeed ayaa ku xiran

  • @muusenabadoonka5440
    @muusenabadoonka5440 3 роки тому +1

    Ani Ahaan Waxaa igula yaab Badan Neef Ladugaaa Waa I video Gaan Runtii. Barashaa isiyaaday Thanks you or Shukran.

  • @OmarAli-dv1is
    @OmarAli-dv1is 3 роки тому

    waa barnaamij aad xiiso uleh halkaa kawad adoo mahadsan

  • @nicimaahmet961
    @nicimaahmet961 3 роки тому +2

    Wlhi waligay ma arkin xoolo la aasayo😍😪😪😪lkn cilmi ii dhinaa from hargatsa

    • @qumanosmaan4001
      @qumanosmaan4001 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waad iga qosol siiisay wlhi

  • @atiaabdo477
    @atiaabdo477 3 роки тому

    Mach Allah wlhi waan ku haysta noso badi vidéo badiyaha waa jaaw macan hore usoco sister

  • @abdifitaahali8745
    @abdifitaahali8745 3 роки тому

    Cidaan waa cid maasha Allah
    Ariga hadiiba roob ku bacuuco waa la duugaa kulayl ayuu ka helaa roobkana waa ka dhuuqee

  • @ikraancumar1745
    @ikraancumar1745 3 роки тому

    Masha allah wllshy wax ficnbaa noso bandhigtaye ale haku barakeeyo

  • @lailalaila-kq1en
    @lailalaila-kq1en 3 роки тому

    Dee dhaqan kaabay markaad magalada aaday rerkeenu way joojiyeen dawashadaada waayo miyigey dadku rabaan keepgoin

  • @axmedbashiiradem208
    @axmedbashiiradem208 3 роки тому

    Dhaqankaaba ayaantaa waan kuwaynay xagee Naga aaday

  • @cabdilahiyuusuf3261
    @cabdilahiyuusuf3261 2 роки тому

    Xoolihii way Qadh qadheen dheh walaal

  • @mshuurshe
    @mshuurshe 3 роки тому +1

    Mashallah waa channel aad ii soo jiitay xoolihii waa caaceen baan aniga laftirkeey u aqaan balse weligey maan arag xoolo la duugay.

  • @faafintakhayrka5457
    @faafintakhayrka5457 3 роки тому

    Mansha allh Roobkii baa uda ay
    Waycaan uma aqaan waxaan uyaqaanaa dardhasho
    Miyigu wuxuu fiicanyay markuu roobku do‘o

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 3 роки тому +3

    Asc walaalehey SooMaali yeed Ale dartiis Igu soo booqda qeer Allaha Idinsiiyo Insha Allah💞💞💞💞
    RaMadan Mubaarak🌙🌙🌙⭐

  • @kidskidstv6990
    @kidskidstv6990 3 роки тому

    Nolosha waa saas dheefta dhib ayaa kahoreeya mowloow namooti dhibka Allahuma amiin

  • @عبدل-ب4ض
    @عبدل-ب4ض 3 роки тому

    Waa qadhqadhyo wll waa la aasey

  • @ayanyusuf8375
    @ayanyusuf8375 3 роки тому

    Masha allh qurux weye Walhy nolasha miyiga 🥰😍

  • @hassanmohamed208
    @hassanmohamed208 3 роки тому

    Mansh allah waa barwaaqo
    Dab haloo shido adhiga
    Aad baaan kuu salamayaa walaashay

  • @cabdimaxamad9479
    @cabdimaxamad9479 3 роки тому +2

    Masha Allah dhaqanka somaliyid adaa noo sotabiya hore usuco

  • @HabibaAli-vu2ke
    @HabibaAli-vu2ke 3 роки тому

    Meel u dhiisa fadlan ey Ka galan robka

  • @farduskaka5379
    @farduskaka5379 3 роки тому

    Walaaleey waligay xoolo laduugyo ma Arab masha allaah channel lags waa masha allaaah dadka qashinka iyo fusuq sogudbiya Mahid waan kuhanbalayayene noosobadi nolosha miyiga abaayo👍

  • @abdirahmanbarea4794
    @abdirahmanbarea4794 3 роки тому

    Af soomaaligaagu waa sax dhaqankaaba channel arigu wuu caacay ama wuu qadhqadhay
    Lkn dhaxanta waxaa loo isticimaalaa dadka

  • @abwaangeelqaad9654
    @abwaangeelqaad9654 3 роки тому

    Walaaley way dsrdhadeen dheh

  • @ciisemaxamedfiidow1404
    @ciisemaxamedfiidow1404 3 роки тому

    alla gabadhaan wataqaan walashey guuleyso waligaaa aduun iyo khiro runtii dumarka intabadan waxsoojiidiyaa mawada asturno lkn adiga m.a allh allh hakucaawiyo

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 3 роки тому

    Maash allh wlhi wan kusokory lkin dabdaa loo shidijiry wiligey maanaan arag aasitaanka kadaaya

  • @xabeebofficial941
    @xabeebofficial941 3 роки тому +1

    Maash allh gabadhaan dhaqankii baadiye bay ixasuusisay aad baan uga helay❤❤❤❤

  • @alisamatar4225
    @alisamatar4225 3 роки тому

    Quruxleey maa shaa allaah

  • @bureeqocookingchannel1599
    @bureeqocookingchannel1599 3 роки тому +2

    Wllhi wxn xasuustay waqtiy aanso tahriiba dhaxan aad udarana eey jirtay saxaraha liibiya wllhi intii dhaxan wadnaha nala istaagi rabay 6saac habeenimo ay tahy oo gaari cabdibile ahna nagala dajiyey baa nalayiri hala seedo ileen sawiir iyo buste kuma yaale wa saxarihii weynaayey liibiye wllhi sida ariga loo aasay oo kle baan isku aasnay intaan dhulka qodaney gacmaheena ku qodnay waana dhaxgalnay saas ayey dhaxanti nooga tagty oo hurdo inooga timid almxdulilah marka dhaxantu wa halis waliba xanun bdn

  • @hamdahayyi2822
    @hamdahayyi2822 3 роки тому

    M.a dhaqnka io diinta suban ku dhaganow sis ❣

  • @muhanpio4188
    @muhanpio4188 3 роки тому +2

    codkaagu uu gaabanyahy baayo adina waa caacday🤣🤣🤣🤣🤔 only kaftan

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 3 роки тому

    Mashaallh walashaay ilahaay hakudaayo

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 роки тому

    Waay dhardadeen

  • @sakariyeyare1714
    @sakariyeyare1714 3 роки тому +4

    Masha allaah qalanjo waan kahelaa barnaamij yadaada horay usoco wll waa lobaahan yahay miyiga iyo nolashiisa in lasoo gudbiyo

  • @culeseywajeer4205
    @culeseywajeer4205 2 роки тому

    Maashaa allaah walaal aad baan kuugu jiraa waxaad noo soo qabato

  • @ahmedsaleban7774
    @ahmedsaleban7774 3 роки тому +4

    Mahadsanid wll xaqiiqdii waxaad mudantahay dhiiragalin dabyaa fiicneed in looshido xoolaha markay roobka ku qarqaraan

  • @saafiabdull452
    @saafiabdull452 3 роки тому

    allah cida talaa dhaaftay intay aas aasayaan dab wayn inay ushidaan bay ahayd isagaa dhaqso diirin lahaa dhawr meelood kushidaan xooluhu waa nafleey bini aadamka ookale ah dhaqso dhaxani uga tagi mayso ilaa dab looshido carada lagu aasaya iyaadaba qoyan oo roobki nuugtay seecamal

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 3 роки тому +4

    Waa caaceen waa sax maanta kugu soobiiray ilaa 4 video baa kaadaawaday aad baa kaaga helay

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 3 роки тому

    Horta badiyahan ma galgaduud baa masha allah wan la dhacay

  • @abwaangeelqaad9654
    @abwaangeelqaad9654 3 роки тому

    Way dar dhadeen baan kawadaa

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 роки тому

    Masha Allah Walshy keep gouig

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 3 роки тому

    Maashaa allaah waa cajiib iyo daawasho wacan

  • @abwaanjimcaalexaajisaleeba8157
    @abwaanjimcaalexaajisaleeba8157 3 роки тому +2

    Way dhardadeen ayaan u aqaan inta ila midka ah like

  • @amalhusen9176
    @amalhusen9176 3 роки тому

    Maanshallaah waligay, map arkin xoolo la duugayo reerahayagu ma yaqaanaan sidan

  • @rashiidhassan7963
    @rashiidhassan7963 3 роки тому

    Waa maalintu u horaysay e an maqlo u caacay

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому

    Waa sax caaciid iyo qarqaryo dhaxan

  • @xamdiabdullahi6427
    @xamdiabdullahi6427 3 роки тому

    Masha,Allah qutux wadankeena

  • @ahmedali-ij3ul
    @ahmedali-ij3ul 3 роки тому

    WAA QOOR LAABAY ariga

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 3 роки тому

    Way. Dardhadeenbaanu nidhaahna reer hargysa

  • @maryamoxarare3107
    @maryamoxarare3107 3 роки тому +1

    Mashalsh

  • @jameecoshiin454
    @jameecoshiin454 3 роки тому

    Waa dagaankee walaal

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 роки тому

    Masha allah Tabarakallah waa qurux dhaqankeena. Laakiin baadiyahan doog badan ma lahan ma abaar baa sameyn ku yeelatay ? Aniga markan yaraa baadiyo doog quruxon badan baan tagi jirnay ciiduna sidaa aan u gaduudneyn malaha dhulka ayaa kala ciid duwan. Gabar wanagsan baa tahay abaayo mahadsanid

  • @YurubMaxamed-b3i
    @YurubMaxamed-b3i 4 дні тому

    Abaayo maansha allaah❤❤❤😢😮😅😅

  • @osmantahlil7853
    @osmantahlil7853 3 роки тому

    Masha allh waxaa igu cusub ariga la aasayo waana fagrad fiican maxaa yeelay dhulku waa kululyhy

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 3 роки тому

    Maashaa’allah Allaha idin siyaadiyo waxn ku weydiinayaa meesha aad joogto libaax maka dhamaadey ama waraabe

    • @husseencagta7448
      @husseencagta7448 2 роки тому

      libaax iyo.warabana way joogaan
      lkn libaxa badana dadka ma cuno
      lkn waraabuhu haduu bato dadka wu cunaa.

  • @umeimawabar8477
    @umeimawabar8477 3 роки тому +1

    Maashaa allaah abayo allaha kubarakeeyo noo soo badi wlhi intaa daawanaayey maqiyaasi karo farxada aan ka qaaday jawi macaaan qawoow fcn indhaha u Roon

  • @mrsayid3640
    @mrsayid3640 3 роки тому

    Meeshani waaa meel qurux badane wll qaali waa xagee? meeshu Caro ama ciid qurxoona miyaa la duugaa waligay ma arag xoolo la duugo waase fikir wanagsan iyo sawir bixinaya naxariis, amiin yaa allaah

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 3 роки тому

    Masha Allah wax nagu cusub ayaa na bartey Duugis taa wali manan arag
    Thanks 🤩

  • @maxamedshire8551
    @maxamedshire8551 2 роки тому

    Waa bacuucen ayaa la dhaha

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 3 роки тому +1

    Msha allh byo alaha kudhowro anigu mudugban joogaa awalna galgadud ayan ka imi waxan u aqaan wuucaacay 🙏👏💯🇸🇱

  • @dekomohamed5868
    @dekomohamed5868 3 роки тому

    Asc walal waxaankahelaa sidaad uxijaabatid masha allah

  • @faraxhoodo6897
    @faraxhoodo6897 3 роки тому

    Way Dardhadeen

  • @deekjr7872
    @deekjr7872 3 роки тому

    Barwaaaqada allaha idiin siyaadsho colaaadahane rabi haka haayo umadda somaliyed

  • @nafisaluulaofficial9256
    @nafisaluulaofficial9256 3 роки тому

    Oo meeshaa hoogto magaceed wllo m
    Wa meel qurux badan wlhi jawi macaan allhu akbar

  • @Abdullahi.Abdirahman.-pf2fd

    Badiyaha xage wayo

  • @dahirise7762
    @dahirise7762 3 роки тому +1

    Wuu caacay waa sax

  • @shukrimohamed1254
    @shukrimohamed1254 3 роки тому

    Xaaax, wey dardhadeen, ama caaceen.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому

    Roob marku adhiga ku d,o waxan ku Naqana dhardaday ❤😂😅✌🏼

  • @cabdirashiidcismaanfaarax9767
    @cabdirashiidcismaanfaarax9767 3 роки тому

    Aadbaad u mahadsantahay

  • @fadumoomar7150
    @fadumoomar7150 3 роки тому

    Nimcada ale ku shugri maashalaa dheh

  • @Shaakira18.
    @Shaakira18. 3 роки тому

    Walaaley ariga oo qar qarayo markii cara qoyan lagu duugo soo ma sii qar qarayaan?

  • @ahmedmoalin6469
    @ahmedmoalin6469 3 роки тому

    MASHA ALLAH - CODSI - FADLAN MA USII TARJUMI KARNAA DHALINTA QURBA JOOGTA EE AAN AFKA SOMAALIGA KU FIICNEYN? INAGOO XUQUUQDAADA VIDEO-GA ILAALINEYNA?

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 роки тому

    Maskii illaah ha u gargaaro

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 4 місяці тому

    Waay dardhadeen

  • @maxamedcali864
    @maxamedcali864 2 роки тому

    kln waxaan jeclanlahay in aan Facebook ga farandis aan ka ahaano wax yaabo badan, oo aad galgaduud kaqaladid aan kaasixi lahaa guul iyo gobanimo hori usoco