Masha Allah tabarakalah Allaha xifdiyo caruurta 5 jir yurub jogo cunta afka lo gal galiyaa xafayadne wey u xirantahay waa ilmo yar aye ledahay hooyada shashay waa waxa aan la yabay
Wllhi Aniga weligey ma arag baadiyo hadana qurbi hii ban soaday m.a waameel Aad uquruxnadan meshu abyo waan kuugu iranahy hoyo baa iididan in Aan imado wadankii somalidhan may beeytagantahy hoyo Anigana ale ha iikaso in ay hoyo iiogalato wadankii inan hoyo ii imaw ey idhado abyo m.a ale haidin xafido🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪fromI miss🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah runti caawa ayaa iigu horeysa chanelkaada 4 saacadood ayaan soo daawanayay muuqaalladaadi hore cajiib ayaa tahay runti waayowaayo isoo xasuusisay waan dareemayaa waqtiga iyo dadaalka aad geliso muuqaalladan dad badan ayaa is ticmaalo yutube badankood waqti dhumis mooyee faaiido kale maleh Waxaan rajeynayaa in taariikhdu ku xusi doonti insha allah anigu Reer Galgaduud ayaan ahay waan fahmayaa 100% dhaqanka deegaanadaas walshey Allaha ku sharfo waan kugu tixnaan doonaa i. A Guuleyso
Asc, waad ku mahadsantahay barnaamijyada xiisaha badan ee aad inoo soo gudbiso, mida kale waxaan kahelay sida aad afsoomaaliga hodon ama qani aad ugatahay, maasha allah.
@@yuhshshajakaksehrhueurujrj1569 ariga dhagaxa ama wabiga lama siiyo cusbo wayo wuxu haysta darin ama xabow qofba sidow uyqan lkn ariga caduunka waxa la siiya cusbo wa markey roob tahay ee u xareed cabo jiilalki lama siiyo
Alle somaliye wlhi xasadnimo idinka badade dislike maxaa ugu sareysan abayo duubistan dhib badan ayey ka marke koley ani gacan ku saare dislike igu ma taal keep going qli 🥰🥰🥰🥰🥰
Masha allah abaayo ho ray mar wacn runti dad badan wax wey kaa faaii diin runti oo reer magaal eh no loshaas wax badan baadiya waan kuso koray wax badana waan kagaran👈♥️♥️
First comment 👆
Ani ayaa ka mid ah abaayo
Ee adi telka igu so qabo cawada shukansi waa diyaar😁😁😁
maash allah aad baan ugaheli barnaamujkan haru soco
Intaa gabadhan kuso oraada markeey arkaan like dhaac igu siiya
Waxaruu mafarasbaa dheereeyee wll
Waallall ciiir iyo burcad ma canteen weli mise weli xoolaha may irmanan inta ila fahantay erayadas like 👍 and subscribe
Walaaloyaal ilaheey ka baqa gabadha dhiira galiya like siiya xaalad adag ayeey kuso duubtaa
Waa mucjiso dislike kuwa sarayaan
Masha allah wlhi baadiyihii wuu magaalobay barwaaqada allaha usiyaadsho umadda
Roob baan u ooman nhy illaahay roob hano keeno🤲
Wlhi xusuus iyo wakhti hore iyo wayo wayo bn soo xusuustey keep going sister 🔥 🔥 🔥 🔥
Baadiyahan quruxda badan magaceeda nala so wadaag dhaqan kaaba
Marshall Allah sister waan ku cusbahay channel kaaaga .
Degaaaan Kaan waaa halkee adigoo raali ah waaad mahadsan tahay.
hhhh qali marwalba qalbigaan kaaga farxaa alaha ku xifdiyo
Mnsha allah wlhy waxa tahay gabar wanagsan my sis wadankii waan u xiisay 🥰🥰🥰🥰❤
Wwww m.a dhaqankabo wxad iso xususay 1998 waxarha ilaali jiray😂😂😂😂😂
MAASHAA ALLAH ILAAHOOW XAFID OO NABADYEEL OO SIFIICAN U ILAALI YAARABI ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mnsha allah byo horey usoco
Alla maxaan galab dheextaa waxaro dhumiyaya anigoo ciyaaraya kadibne ley tumay runtii xasuus bey igu leedahay waxara raacidu. sister adne gabar qalbi wanagsan baad tahay maadaama aad caruurta ka farxineyso oo aad waqti siisay ey kugula jaanqaadaan Respect sister horumar wacan baanu ku leeyahay
Walale Khadka Internetka iyo miyiga Sidaad ugu Isticmaasho nooso Gudbi ??
QuruxdeydaH dhaqan kaabay ilahay dartii ban kuu jeclhy 😍🥰❤💯
mash'Allah mash'Allah mahsind walalo in sha Allah
Masha Allah Tabarakallah abayo keep going shukrn Allaha idin dhowro
Masha Allah tabarakalah Allaha xifdiyo caruurta 5 jir yurub jogo cunta afka lo gal galiyaa xafayadne wey u xirantahay waa ilmo yar aye ledahay hooyada shashay waa waxa aan la yabay
Waa iga qoslisey. Walaahi beentaa maaha
Dhaqanka inad barto somaalida an aqoon wad ku mahadsantahay horu socod wanaagsan
Wllhi Aniga weligey ma arag baadiyo hadana qurbi hii ban soaday m.a waameel Aad uquruxnadan meshu abyo waan kuugu iranahy hoyo baa iididan in Aan imado wadankii somalidhan may beeytagantahy hoyo Anigana ale ha iikaso in ay hoyo iiogalato wadankii inan hoyo ii imaw ey idhado abyo m.a ale haidin xafido🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇪fromI miss🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allah runti caawa ayaa iigu horeysa chanelkaada 4 saacadood ayaan soo daawanayay muuqaalladaadi hore cajiib ayaa tahay runti waayowaayo isoo xasuusisay waan dareemayaa waqtiga iyo dadaalka aad geliso muuqaalladan dad badan ayaa is ticmaalo yutube badankood waqti dhumis mooyee faaiido kale maleh
Waxaan rajeynayaa in taariikhdu ku xusi doonti insha allah anigu Reer Galgaduud ayaan ahay waan fahmayaa 100% dhaqanka deegaanadaas walshey Allaha ku sharfo waan kugu tixnaan doonaa i. A Guuleyso
Wlh wan u xiisay waqti dheer baa igu danbesay Dhaqanka BADIYAHA io reyreyntedii🥰🌎 Guuleso abyo
Mahadsanid abaayo waxaan kugu darsan lahaa hal fikir oo ah in aad kusoo kordhiso Geedaha dhulkeen kabaxa iyo magacyadooda iyo waxa loo isticmaalo sida jilabka nagaarka Garaska meeygaag caduur Imw... mahadsanid wala
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
masha allh wllo wad mahsanthy sidaad mar walbaa wax noogu soo galiso walay ay adgthy duubida miiga sidaa wax loogu doobaa oo dabkii kaa dhacyo camrda oo intaasi oo dhan aad u dadaalysid jasaakumlahu khyr war wlloyaaloow inaanta sabcarb badan u saara pzc
5 jirka wadankaan jooga cafaayad/ pampers aa u xiran kuwaana xoolo ayaaa lagu aaminay masha allah ♥❤
😂😂😂
🤣🤣🤣🤣
Wll hanaga habaarin waa mid xanuunsan shanjir cafaayad loxirayee
Bismilaah beenta dhaaf
@@ruumichannel walala goormee been kuu sheegay
I like how people are happy and playing
Keep up sister🙏🙏🙏🙏
Masha/allah walashey dhaqankaaba👌🇸🇴❣
masha allah walal
Inte joogta aba
Masha Allah abyo dhulkii uduga cadado carfoon Jecliya mar uun ina tago
Maahaallah🙏🙏✌✌🙏caafimaak kwarn Wllo ✌✌🙏🙏
Walikuma salam wa rahamatulAllay wa barakatu walalo waan kaa qaday salanta washaay anaa waan Ku salamay
Masha allah waxad tahay qof lagu daydo
Rabi haku xifdiyo
Amin amin
Asc, waad ku mahadsantahay barnaamijyada xiisaha badan ee aad inoo soo gudbiso, mida kale waxaan kahelay sida aad afsoomaaliga hodon ama qani aad ugatahay, maasha allah.
Masha Allah waan ku taageeraa runtii kheyr iyo wanaag baan kuu rajeynayaa. Horay u soco walashey.
Asc
Manshallah nolol qurux badan oo dagan miyigu oo hawo cafimaad leh man arag miyi wali lkn waan jecelahay ❤
Ha kuran gasimtah waa gasey 💓👏👏
mash'Allah mash'Allah quruux kalyaa miyiguu
Baadiyaha habeen maahee maalinkii waa nolol macaan😁😁reer magaal baan nahah aanan baadiyo aqoon wn kaa faaidnay xppty
Keep going sis shaqo fiican ayaad heeysaa. Inkastoo raacida waxaraha ay dhib badantahay
wcs walashay inta anan dawada muqalkan waxan jeclahay ina like saaro
Masha Allah Walshy keep gouig my dear sister
Mashallah wooooow 👌👌❤❤✅😂😂😂😂🙏🙏🙏👍
Mash allah guul anigu shaqadii ugu horeysan aan qabtay waxara raacid bay ahayd waxaan rabaa inaan Cvga aan ku darsado
🤣🤣🤣 kudar waa shaqa fiican masha allaah
@@yuhshshajakaksehrhueurujrj1569 ariga dhagaxa ama wabiga lama siiyo cusbo wayo wuxu haysta darin ama xabow qofba sidow uyqan lkn ariga caduunka waxa la siiya cusbo wa markey roob tahay ee u xareed cabo jiilalki lama siiyo
I really love this good environment
Baribn tagy badiyo Cabsi bey il aheed waxr in raco iska daye aqlk kam dhex bixn had in sha allh wan adi badyo walib galmudug
9kun baa dawatay 1kun bana like saartay ilaHy kabaqa oo like sara wadba dawanayssane♥️♥️♥️♥️
Walalow somalida waa xasidiin 😡😡
Manshllaaaah ilahay hakusiiyadiyo imankagaa sad uxijabtay quruxdabadan xabibti
Mzha allaH MaclimaDeeNa AaD BaaD uMaHaDsaNTaHaY🙌🥰
Lkin CaLaFKa ANaGaNa Wa naGu cusuBTaHaY
Xiliga Aparta Ariga Lasiin JiRaYe✅
Alle somaliye wlhi xasadnimo idinka badade dislike maxaa ugu sareysan abayo duubistan dhib badan ayey ka marke koley ani gacan ku saare dislike igu ma taal keep going qli 🥰🥰🥰🥰🥰
Wll taasi waa miida ugu yar ee xaasidnimo ah
Lkn qofka la xaasido waa qof wax wanagsan haya uun
Arki maysid qof wax foolxun haya oo la xaasidayo
@@xasaanmaxamed3806 saxiix wll qli taasa been aheyn
@@foosfiyorochannel3574 XAMSE lay dhahaa wll
Adiga se
Masha allah abayo allah kubarakeyo
Maanshaa alaah dhaqankeenu waa sharaf
Mashalaah 💖💖👍🏻
masha allah dhul doog ah♥
Masha allh byo
Mashaallh wllshy wakusalmay
Msha alahaa walshay
Mshalh abyo alha kuxafido💋💋💋💋
Masha alah Aad ayad u mahadsan tahay hore usii soco walal qaali
Hore u soco
Horay usoco bayo badiyaha ad bn ujeclahy insha allah hadi alle idmo wn tagayaa 🥰🙏👏
Guuleyso walaal qaali
M.a ilahay ha ku xifdiyo guul
Maaasha alaah abaayo horay usoco noosoobadi dhaqanka ♥️👏ilaahay hakuxifdo
Masha allah abaayo ho ray mar wacn runti dad badan wax wey kaa faaii diin runti oo reer magaal eh no loshaas wax badan baadiya waan kuso koray wax badana waan kagaran👈♥️♥️
ManshaAllah hambalyo Alle hakuxifdiyo wllo
Alla gabadha yariistaa waa rag masha,allah allaha ku barakeeyo adeer sidey u celinee waxaraha day ❤❤🥰🥰
Mansha allah
Xasuus waye ❤❤❤
Adiga iyo caruurtuba waad salaamamtihiin horumar wacan abaayo
Masha allh wllhi waayo waayo isoo xasuusisay Masha allh
M.a waagii dugsi dhaxe dhigan jirey ayaa fasaxyada miiga aadi jirey waxaraha raaci jirey ama ugeybka 😊
Ugeyb ! Reer miiga garanaya
Ani ma aqaan😅 iifaaide
Masha Allah fariidsana caruurta miyiga iyo wadanki jooga, qaar qurbaha jooga oo waligood school tagaayay bay ka caqli badan yiin
Wcs RAMDAAN MUBARG Masha alh qurx
Manzha allaH keep going sister
Masha aallah walahi wan uu xisay sidan oo kale
Keep going
Maxaad uga dhacaysaa meeshad joogtiin walaal miyiga waa xage inbadan waalagu waaydiyaay.
masha.allaah alxamdulilaah alloow idin xafid
Keep going wlshey
Wow cajiib waayee
😂😂😂masha allah wa waxaro fariido ah oo hooyadood raadsanaya si ay u nuugan.
M.a walal allaha kudhoorro runtii eaan kahrlaaa barnamij yadda aad soo diyaarisso mahadsanid
Run ahaantii 17 Sano kahor ayaa iku Dan beesay anoo yar 12 Sano jir ah runtii waan u xiiisay cadeyska ariga marka shaax laku cadeeyo
Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah
MashAllah 😍🥰
M.a xpptii alle haka ku xafidoh keep going
masha allah
Mashaalah guul walalay
Mansha Allah wllo qali
Miishaas miyaad kunooshahay mise magaalda
ManshaAllah kheyr Allaha ku siiyo runtii waxaad dibnosoo xusuuusidaa dhaqankeenii iyo dhulkeena hooyo
wcs walalo, magacada rasmi nosheg, kalix waxan garan dhaqankaaba
Ubax wll
Allla mxm ixiisay
Manshaa allah horay usocoo qali
Farandule ba ladhahaa ciyarta ciyaalku ciyarayan.mnsha allah
Maa shaa alllllh❤❤
Dhaqankaabo runtii anigu markasta muuqaaladaada waan daawadaa weliba si gaara ayaan uxiiseyaa maadama aan dhaqanka baadiyaha aan si fiican u garanayo
Maanshaa,alaah
Halked kadabaysataa phoneka iyo camerada wll wxd tidhi tuulo noma dhawa