Aniga ugu horeyo wali muqalka ka ma dawanin hdo iso dhacay dawanaya inta iga dambeysa like gareya muqalka sharey gareya please 300 abbayo nasro oo faraxsan ina arka rwa please guys ❤❤
Maasha allah inaba caadi mahan keep going sister allah kuu daaweyo kuna barakeyo abaayo aniga ma buurni lkn calol leeyahay calosha maxa lagu jara iso sheg hada wax ka taqanid Tanks 🥰🥰🥰❤💯💘
Masha allah Nasra Abtidon wllhi aad ban ku tageraa runtii wana ku jeclhy ilaahay dartiisa ban ku jeclhy Somali youtuberska wllhi qofkan aadka uga taageraa tahay runtii Alle haku xafido wax bdn baan kaa faiday Love you 😍 ❤
Hey ana ogu horeya manta waaw Manshallha saxiib horay usoco huuno maan dawan lakiin waan saray like rakayba dhac dhac maxaa laga hadlayaa majirdo 😂😂 l love you huuno ilahay dardiis
Team caato hadaa Nahay waku kacsanahy nasro wax la isku cayiliyo noma so galiso reero jaranjaro kaliye la jidhaa markaan alaab cayilkaa rabna marwo nasrooy😂✌✌✌✌ cidi iku raacsan like is muujira hanola garaabe😂😂😂😂
Masha allah Nasra waa sax qofka markuu miisanka iska ridayo ama u san rabin inuu cayilo waa inuu cuna cunto yar oo isu deeli tiran si vitamins jirka u bahan yahay u helo dadka qaar ayaa u maleeyo hadii la is caateynayo in gaajo la isudilo taas wakhalad abayo dadal wacan
Abayo nasra mid ayan kugu darsanaya oo ah almond Ka nutral fat ayu leyahay 5 ama 6 kabadan looska ha cunin yarey mida kale ado galabta cunay ha cunin cawana aniga diet mudo ku jiray marka intas ku shegaya abyo cuntada wa ok lkn pasta iyo baris may sida kle wa 👌 mahadsanid
@@ruunmaxud1871 xbbti jirka ayu faa,ido u leyahay waxa ku jiraa vitamin B1 iyo B2 macanka ama sokorta wuka hortaga cudurada wadnaha ku dhaco sido warega dhiiga halbowlyasha u ficanyahay lama soo koobi karo faa,idadisa marka diet ki jirto la iskama badiyo saliid ayu leyahay 5 xabo wa ok hadad Ka cunto malinki
Waa sax wax yaalaha qaar lkn bariis baasto sokor saliida an isticmaalno inaa joojisaa mooska iska ilaali inaa mar walbo cunto mooska waa 119 calories halka xabo iska jir hada rabto inaa misaan dhinto ani waxa ahaa 96 hada waxa ahay 67 I used to do omad which is one meal in aday I lost alot of weights now I'm in an intermittent fasting which is fasting 16 hours eating 8 hours wlhi wey ku caawinaa hada iska reebto wax yaalaha qaar an cuno
Masha Allah walaashee wad mahadsantahy waan sugaayay markaan dhalo is caateena haduu alla ka raali noqdo iisoo doceeya walaalayaal in ilaaheey ii fududeeyo insha Allah xapiipti keep going
Nasra cadeey miss you yaaq laakiin mid itaan oo dhan aan ka maqnaa commentgaaga halmar xitaa ima tabin taas ma u qaadan karaa inaad nakala aqoonbo no xumaan maalintaa UA-cam bilowday ilaa maanat kugu xirnahay dar allaa kuu jclhay qaali dumar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Inta nasra abtidon ila tagerta like isar🙏
soomali yameni maxa lagawada
Mel walbo wad iga horesa somali yamani hhh
Pilipili macuni kara
@@maryamedin9969 yes
Team Catana inaa kasoo dhisi doonto rjeynaa qofka igu raacsan like haila dhaafin 😅👋
Manshalaah nasra jazakalaah abaayo ❤
Masha allah gawertey ❤❤💯
WWE SmackDown Nov 1st to
Masha allh mamadena muniira❤❤😍💋💋
Inta ila sugesay mahad sanid nasro qurux 🥰🙏
Aniga ugu horeyo wali muqalka ka ma dawanin hdo iso dhacay dawanaya inta iga dambeysa like gareya muqalka sharey gareya please 300 abbayo nasro oo faraxsan ina arka rwa please guys ❤❤
Maasha allaah 🥰👌
Masha allah abyo jasa kalaah qeer
Mashaallh 💋❤
Nasraay dhaliil maba lihid xumaan Masha allh nasro qurux alaha ku barakeeyo qali
Jazakumulah qeyr part 2 ayn kaa sugaynaa abaayo Allaha ku barakeeyo sida wanagsan aad wacx noogu soo bandhigeyso keep going
Www masha allah xppti illah haku sharfo xppti inta jecel sideyda maalin uun iney nasra lakulman ismujiya👍❤️❤️❤️🥰👑
Naruro nalka wl subscribe isar
Waan jeclaan lahay maalin oon inaa lakulma I.a
Mashaa allh nasro allha kubarakeeyo qaali walhi anoo hoostaada imaan lama yaabo inaa barto wax yaabahan quruxda badan
Masha allah nasraay ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo xabiibti thans in badan quruxeey
Masha allah walashey nasra abtidon wan kagudonay jasakallahhuqer💞💞💞💞🎁🎁💝💗💋💋🥀🥀👍👌👌
Masha Allah wlh qofkii ku fiirsada buufis dhan wuu deynaaa xabbti wadangii ayaaba jeclaaday
Masha allaah wllshy qali shugran sxb allaah ha nooka daayo😍😍😍😍🌱🌷🌿😍❤❤❤❤❤👍👍👍xabiibti guul marwalba
Oow Anoo fiirsan coment ka bixinooyaa Waayo Anaa ugu soo Horeeyo dadka dhan m.a❤❤❤
Masha allh hppti mhdsnd allh ku xafido
انا لست فنان ولا مغني✋ انا فقط انشر القرآن🌺 ولا كن لا اجد من يسمعوني😭 فهل اجد من يسمعون القرآن😭🙏
Mansha allah wlo nasra khayre alle ha ku siiyo wad no faiidayse
Masha allah xbbti alle haku xafido nasra qurux ilove you ❤💯🥰😍😘
M.a abyo 🥰🥰hormer wcn
Maasha allah inaba caadi mahan keep going sister allah kuu daaweyo kuna barakeyo abaayo aniga ma buurni lkn calol leeyahay calosha maxa lagu jara iso sheg hada wax ka taqanid Tanks 🥰🥰🥰❤💯💘
First one comment first view Masha Allah my sis keep going
Maryan sayid osmaan wll qurux SUBSCRIBE igu caawi adoo raali ah
@@nimcakitchen6903 wn ku sarey wll qaali
Mahdsanid qali
Aniga oo UA-cam soo galay iyo nasra abtidoon waa isku dirsaney wllhi 😘
gabar isku tashaty oo nafteda sida loo hormariyo taqaano marwalba Masha Allah. Shaqada dadka uheysid sidaas kuwad abayo
Abaayo😂waa isku roontahy masha allh Waxaga is cateen mahan alalh ku daaweyo
😂😂wayaabe wlhi
Maasha allh baayo waan kaafaiideysay waan kugu farxay thnkis💗💗💗💗💗💗
Masha Allah lkn abaayo wax yar oo fudud oo laisku caateeyo boo soogali waxaan dhan ma awoodi
Wllo macan saacadaha sida reer waqooyi inoogu sheeg màa fahmaya saacada UGA jeedo inshallah guul wacan ❤
Mashallah allah hakuu daweeyo abaayo commentiyada ayaan akhrinayey dadka qayb ayaa kasoo horjeedo cuntada nasra ku samaynayso misaan dhimista walaalayal ogaada gabadhu male misaan badan xogaa bay iska rideysaa misaan iska dhimiduna mahan inaad gaasho isku dishid ee waa inaad cuntada iska yareeyso intaa halmar cuni lahayd dhawr mar cunto iyadoo kala duwan
M.a abyo ajar alle haka siiyo wanaga ad mar wlpa nala wadagto full respect 🙏🙏
Masha allah Nasra Abtidon wllhi aad ban ku tageraa runtii wana ku jeclhy ilaahay dartiisa ban ku jeclhy Somali youtuberska wllhi qofkan aadka uga taageraa tahay runtii Alle haku xafido wax bdn baan kaa faiday Love you 😍 ❤
Maasha allaah gcntaada allaah kuu bareeko abyo allaah dartiisa ayaa kuu jclahay abyo cadeey ❤️❤️
Masha Allah abayo caafimad wara kurajeyn✌
caafimad kucun mcnto shukran inbadan baad noo faaideysaa ruuntii ilahay qeyr bdaan hakugu abal marshoo nasray
Manshlh nasro
Bariis cad ayaa ka fcn baastada hadii ad weight loss sameeneysid
Maashaalah huuno....rasra cadey.....mahadsanid....wan ubahnayn qali wan tijabinayaa inshaalahh ......hadan wax iskaga garto waan kuud ucayn doonaa marwalba....
Waa lagu salamay walshay haldoorka hablaha somaliyed
Hoore u sooco waad gadhi halkad tiigsanaysid
Waaaw m.a xbbtii inta in laku caayilo inta umaleysay sideeda cml like ha isarto 🤪❤💯🙏
❤Nasro abtidon cuntada lagu cayilo nosogali hadii aad waxyar kataqano xataa please 🙏
Haa wallhi nosoo gali qaAli
masha allah wan kahelay walaahi abyo nasro ilaahey haku barakeeyo wan ku jeclahy ilaahey dartiis guul wacan xbti
Hey ana ogu horeya manta waaw Manshallha saxiib horay usoco huuno maan dawan lakiin waan saray like rakayba dhac dhac maxaa laga hadlayaa majirdo 😂😂 l love you huuno ilahay dardiis
Maryam ali wll qurux SUBSCRIBE igu caawi adoo raali ah
@@nimcakitchen6903 waan ku saray wllo
Mash allaa nasra abtidoon abayo hor mar wacan walaashey hooyo iyo qiima leh dhigaa u sharaf badnoow
Team caato hadaa Nahay waku kacsanahy nasro wax la isku cayiliyo noma so galiso reero jaranjaro kaliye la jidhaa markaan alaab cayilkaa rabna marwo nasrooy😂✌✌✌✌ cidi iku raacsan like is muujira hanola garaabe😂😂😂😂
Ana ku racsan tim cato lahadal nasray
Maashalah nasra cadey guuleyso xabiibti
M. A cafimad ku cun hbibt 😋😍
Masha allah alle ha ku barakeyo gacan tada
Masha allah Nasra waa sax qofka markuu miisanka iska ridayo ama u san rabin inuu cayilo waa inuu cuna cunto yar oo isu deeli tiran si vitamins jirka u bahan yahay u helo dadka qaar ayaa u maleeyo hadii la is caateynayo in gaajo la isudilo taas wakhalad abayo dadal wacan
wad mahadsantahy xabibti
Masha Allah 🙏🙏💋🇸🇴👌
Mashallah nasro baayo hormar wanagsan baa ku rajanya in nolosha ka garto
Saxan doongo ah ayan dhameyay intan firsanayay 🤣
Masha Allah Nasro Allah ha ku barakeeyo
Nasra quruxeey qurecad aad cunayso wax loogu talagay dadka aan rabin inay is caateeyan ee raba inay ilaaliyan misankoda plz inta badan ha cunin
ukunta weight loss waaaye Google ka li xitaa
Masha allh jazakallhu khyran allh ku xfido wlashay qali
Nasro xiligaan maso jeda abyo🙄🙄#11:00 habenimo
Keep going nasra abtidoon
Amazinggg mashAllah!! This helped me a lot
shugran xbbti nasraay allah kaa amaal mariyo insha allah wallsheen mcn aadbn uga helay kuwa kalena wn sugaa
Abaayo malabka waad ku badisay timirtana waa sokor 3xabo kadhigo almond ka maalinkii 7xabo ayaa laguu ogol yahay
Wll wa runta 👍almondka 7xabo ka badan lama isticmalo aniga subaxdi ayan ka isticmala 7xabo waxan ku darsata cabitanka
Shukri sharaf abayo miisan dhamis maa ku jirtaa mid dag dag rabaa iga dabo gery mxaa samesaa aby
@@ruunmaxud1871 maya abayo as nutrition ayan u isticmala
@@ruunmaxud1871 abaayo mcnto hada kuma jiro waayo uur baan leeyahay lkn inshaa allaah markaan dhalo ayaan galaa miizaan dhimis
@@shukrisharaf anaa kula mid ah hada 6 bil ahay markaa dhalo insha allah markaas rabaa inaa bilaabo inaa is caateeyo
Masha allah Allah haku daweyo qali dumar
Mnsha Allh keep going
Masha aalha alha kudayo xabiibti horay usoco nasro abtidon
nasra abayo canaha hadan haysanin maxan kubadalala💓
Wa $1.5 bar walalo hadad awodo
Masha allaah Nasraa Gabar qalbi wanagsan
Wllshy nasra keep going🥰
Aneiza abdirahman wll qaali SUBSCRIBE igu caawi adoo raali ah
Masha Allah abyo aad ayaa uga helnay hadan nahay team iscates sida aad ubadalaysid wan sukeyna l.a jazakumul laahu qayrn abyo mcn
Masha allh dhameys baatahay nasraay dhaliil malihid xumaan qurux
Dhamees nasraay maihilmaamty xbbt waaataa balan iiqaadaye😊
Abaayo miya is cayilinaysa mise waa is caaten😂
Wllo wey is catenesaa
Way is caataynaysaa
Nasra masha allah saliida oil live ta natus ilahay haku barakeeyee
Haysay waxn waxii dhubto maahee runta so shego intan walagu sii cayilaya e
Masha allaah habo furu meel aad dadka ku dhuubtiid adiguna aad ka afaaiidid dadkana uga faaidaysid gabar ku tayaasho mudan ayaad tahay nasro degeenay
Baastada inta calories ay jirta ma ogtahay
Mashaa Allh mcnto rabi haku daaweeyo qaliyey nasro dacadee😘😘😘🥰🥰🥰🌹😘😘🥰💋💋❤❤🥀♥️♥️🌹😘🥰🥰💋🥰🌹🌹🥀💯❤💋💋🥰
Maasha allaah abaayo hadiiba aad kuguulaysatay inaad hamigaagi kugaartay waa alxamdulillaah lkn adiga miisaanka aad Iskaga riday muddo intee la eg bay qaadatay ?
Aalamiito masamaysay?
Hadaad samaysay noocee samaysay?
Illahay haku xafido
Mansha allah xbbti qalideydi rabbi haa ku dhowro nolol warta insha allah
mahdsnd wlshy mcn Nasra QuruX
Masha Allah xbbti keep going queney UA-cam darta ijogna 👑👑
Sxbey wax nafaqo lex leeynba arkoyaaye
😏😏😏😏 maila araktay
Awal Nafaqo Daro Inaad Isku disho maa Rabtay Muhiimada Fatka waa Inad Iska Ilaalisaa Ee Vitminska laguuma diidana
@@nasra_abtidoon sc ina abtidoon , salaan sare xabiibti
@@shukriaomer186 heer badiyo Cato wales cateya cunto cafimad leh lesku caateya wax barta
@@nasra_abtidoon abyo new UA-cam ahay share dheeh abyo thanks 🙏
Masha Allah abyo nasra Abtidoon hormar wacan xpiipti
Abayo nasra mid ayan kugu darsanaya oo ah almond Ka nutral fat ayu leyahay 5 ama 6 kabadan looska ha cunin yarey mida kale ado galabta cunay ha cunin cawana aniga diet mudo ku jiray marka intas ku shegaya abyo cuntada wa ok lkn pasta iyo baris may sida kle wa 👌 mahadsanid
Haa abayo Habeenki Ma Cuni jiribo awal Caawo Lee Iga qabata Inan Ku Darsado Muqalka Xitaa Waan Ku sheegay
@@nasra_abtidoon haa haye mcnt mahadsanid
Abyo sumayo almond muxuu taraa
@@ruunmaxud1871 xbbti jirka ayu faa,ido u leyahay waxa ku jiraa vitamin B1 iyo B2 macanka ama sokorta wuka hortaga cudurada wadnaha ku dhaco sido warega dhiiga halbowlyasha u ficanyahay lama soo koobi karo faa,idadisa marka diet ki jirto la iskama badiyo saliid ayu leyahay 5 xabo wa ok hadad Ka cunto malinki
@@sumayazuzu5486 hdaa diet dag dag rabo ma iska dhaafi karaa madama dufan leeyhy xbbtii shukran alpii
Masha Allah ilahay ha kuu daaweeyo abyo
مشهد جميل، ومقطع قصير مفيد ، "احسنت".
masha allh wll nasra allh kubarakeeyo
Waa sax wax yaalaha qaar lkn bariis baasto sokor saliida an isticmaalno inaa joojisaa mooska iska ilaali inaa mar walbo cunto mooska waa 119 calories halka xabo iska jir hada rabto inaa misaan dhinto ani waxa ahaa 96 hada waxa ahay 67 I used to do omad which is one meal in aday I lost alot of weights now I'm in an intermittent fasting which is fasting 16 hours eating 8 hours wlhi wey ku caawinaa hada iska reebto wax yaalaha qaar an cuno
Mcnto maxa iskaga riday pls ila share garey thank you
@@fadumoyusufali5925 qaliyey xbbti bal isoo caawi sidaad iska ridyey
@@bilanibrahim903 wl subscribe isar
@@bilanibrahim903abayo waxa cuni jiray qudaarta saliid hadaan rabo olive oil an isticmaali jire ukunta waa isticmaali jire bariis hadaan rabo brown rice baan isticmaali jire gym ne waa aade igu qor hadaa hadaa bariiskeena baastada iyo saliida deyso oo cusbada yareeso wax bdn baa dareeme isku day cashada inaaa waqti hore cunta aniga ilaa hada macuno cuntadeena biyo qandac iyo liin isku day inaaa cabto subaxdi aniga ma quraacdo qado lee iyo casho lkn waxa cuno ma ahan cuntadeena canjeelo hadaaan rabo bur brown baa heestaaa bil baaan usoo adeegta
Hannah xbbtii meeqa intaas miisan kaaga dhacday m.allh
Maasha'llaah nasra cashar wanaagsan ayaan kaafaa'iiday
Shukran
Almond 7 xabo maalintii cun teeda kale mlabka waad kabadisay 🤣 sokortiisa wadnaha yeeyna kugu dhufan abyo
🤔hadi laga badiyna
looska
@@noorcyuun9145 kaniin 1 cun lagu yiri hadaad 3cunto kwrn 🤔 abaayo waxwalbo jirka intii loogu talagaly kabadan hadaad cunto dhibaatu leyhy ukunta xitaa marwalbo aan cuno isbuucii hal xabaa naloogu talagalay marka almondka maalinkii todobo xabo kabadan looma baahno
@@quruxsanqalanjo4286 shukrn mcnto
@@noorcyuun9145 welcm abyo💕
Masha allah tabarakallah shukran xbbti intad noo faideyse Illhey hakaa abalmariyo😍😘👸
Aamiin wlo
mashkh wlo nasro ilhy haku xafido wx bdn wan ka faaiidany
Masha allaah Abaayo waad ku mahadsantahay in aad nala wadaagta Deit plan ka quruxda badan😘
Mashaa allh nasra waad mahadsantahy
Masha alah ilaahey gacantada hakuu barakeeyo xbbti
Thank u nasra abtidoon abyo waa ka faaidny xppti wa ku mhdsnthy sida quruxda bdn aad nola wadgty shukrn alfa marrah markle mcny ❤❤❤❤
Masha Allah walaashee wad mahadsantahy waan sugaayay markaan dhalo is caateena haduu alla ka raali noqdo iisoo doceeya walaalayaal in ilaaheey ii fududeeyo insha Allah xapiipti keep going
Dhabtiii waxaa tahay hormuudkaa dhaman ku daydaan feceeedu masha alllah
Asc nasra waan ku jeclahay waxan rajeynayaa inaan ku arko insha allaah
Dhamiis baa tahay nasraay dhaliiil maba lihid xumaan dhigaa baad u tahay haldoor heest waan jeclah hore usco nasraaay
Dhool dahabey horay u soco xbbti jazaakillah💓💓
Masha allaah alle haku xifdiyo kher alle haku siiyo xabibtii
Nasra cadeey miss you yaaq laakiin mid itaan oo dhan aan ka maqnaa commentgaaga halmar xitaa ima tabin taas ma u qaadan karaa inaad nakala aqoonbo no xumaan maalintaa UA-cam bilowday ilaa maanat kugu xirnahay dar allaa kuu jclhay qaali dumar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Allh ku barakeyo mcnt adi reer kada
Masha alaah quruxey alle haku barakeyo keep going
Queen nasra abdidon abyo mcn horomar wacan xbbti nolosha ku cisho for ever 😘😘😘