MY NIGHT ROUTINE || JADWALKEYGA HABEENKI IYO WAXYAABAHA AAN QABTO || NASRA ABTIDOON

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 2,2 тис.

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon  3 роки тому +614

    Muuqalkan waxaa Ku Fara Yareesatay
    My queen Ismahan Dahir channelkeeda Booqda. 👉ua-cam.com/video/nBG4ofOWpBk/v-deo.html

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 роки тому +842

    Inta ila jcl nasiro Abtidon like isar ❤👍

  • @nuunayibraahim1202
    @nuunayibraahim1202 3 роки тому +158

    M.a nasraay wax bdn ayaa kaa bartey yaa ila.mid ah like

  • @deeqaali6509
    @deeqaali6509 3 роки тому +263

    Abyo jadwalka habeenki ku darso inaad suuratul mulk Ama Taabaarak aqriso, cadaabta Qabriga ayee qofka ka badbadisa Hadaa aqrisato Mashallah.

  • @izabella9960
    @izabella9960 3 роки тому +173

    Illahay dartiisa igu so duceeya murad ayn leeyahay inu isahlo

    • @apshiroabdi9560
      @apshiroabdi9560 3 роки тому +1

      Ilhy haku sahlo muradkadoo macsi Laheyn wll

    • @ifraaxifka228
      @ifraaxifka228 3 роки тому +1

      Alle hku sahlo wll mcn

    • @hdnd8340
      @hdnd8340 3 роки тому +1

      Rabbi hakuu saqiro muraadkaaga insha allaah

    • @nawaaalbashiir6088
      @nawaaalbashiir6088 3 роки тому

      Alaah kusahlo muradkado kher leh

    • @Hanna-wv1zs
      @Hanna-wv1zs 3 роки тому

      Muraadkaga oo macsi laheyn Alaha kuu Sahlo.

  • @zahracuud7268
    @zahracuud7268 3 роки тому +79

    Masha alh walshy wan kahely jadwalkaga abayo mcn noso badi inti igu raacsan like isaara☺😍

  • @muuna8
    @muuna8 3 роки тому +91

    الله يحمييك من العيين الحاسديين ...ويحميي عائلتك لا تنسي أذكار الصباح والمساء ...ودائماً أختي الكريمة إقرأي على أولادك المعذوذتين عندما ينامون كما كان يفعل رسول الله صلى الله عليه وسلم لحسن والحسين... أختك في الله ميمونة.

  • @abdirazakbashiir7199
    @abdirazakbashiir7199 3 роки тому +89

    Gabdhaha soomali waa naxariis socota wlhi gurigee joogan nadaafad iyo carafta daganaansho iyo xasiloni aa ku dareeme agtoda m.a tabarakalah ❤❤🙏🌹

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому +1

      Subscribe igu cawi huuno

  • @kaafiakamilaaidiiddibad4769
    @kaafiakamilaaidiiddibad4769 3 роки тому +8

    Nasra xbbti markaan xamar imaado waa inaan kula kulmo in shaa allah
    Maadama aad tahay qof aan jeclahay😘😘😘

  • @hariza9384
    @hariza9384 3 роки тому +35

    Wll illhy dartii iigu Duce markaad salaada ka baxdaan inuu illhy muradkygoow macsi lahyn midigta layga dhiibow insha allh

    • @sharafqurux6583
      @sharafqurux6583 3 роки тому

      Ameen wall qali inshaallah ilahay hakusiyadiyo angu sidha okale muraad ayan leyahay isoduceyaa wall inshaallah

  • @naimamohamed8688
    @naimamohamed8688 3 роки тому +28

    Magaca ilmahada ka helay maahir iyo maazim Masha alah ilmaheyga ku samin dona. Ani waxa I joga hal wil munasar aya la dhaha Alle ha I desto hadi Alle wiil kale I siyo Insha alah magacina qadana Alle awladaw hano desto inta heysana Alle hasiyo Amin

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 3 роки тому +212

    Waaw Amazing

  • @mareiabuukaromar3030
    @mareiabuukaromar3030 3 роки тому +65

    Wlhi Hooyo kaa wngsan iney Social media kujirto ma umaleynaayo noolaada beautiful family❤❤❤

  • @kaltumaabdinur6018
    @kaltumaabdinur6018 3 роки тому +16

    wiligey night routine san uquruh badhan mafirsanini wakujeclahay my queen nasra walashey qali

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 3 роки тому +1

    Mashallah tabarakallah xamar bila walashey macan allaha kubarakeyo reerkaga quran ratibane sameyso intasa kugu darsan laha weekgiba halmalin lagu aqriyo halmacin oo qarabadada ilcadow allaha kaaqabto amiin

  • @kingdaafeed2321
    @kingdaafeed2321 3 роки тому +49

    Markaan ku Arko waan ka Mabsuudilaa murugadaan qabee nasroy mcn
    Muuqaagu wuu iga maydhi laa dhibtaan soo maree hooyoy mcn 😘❤️

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 роки тому +35

    Nasra shaqaysad feecana waa leedahay xamar cadayna waa joogtaa yaa ku gaari karaaya masha Allah

  • @saidadam3293
    @saidadam3293 3 роки тому +13

    قال صلى الله عليه وسلم (خير الناس أن ينفعهم للناس)

  • @aydarusflip
    @aydarusflip 3 роки тому +17

    Abaayo cumaan miyaa joogta?
    Gurigaga ayaa ka dhigay aduunka meesha ugu raaxada badan 🤣🤣🤣👌 adiga iyo famil kaga caafimad iyo nabad kuwara 🌹🥰🌹🙏🙏

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 3 роки тому +8

    Masha-allah may Allah bless your family with happiness ameen. You are the queen of Mogadishu. I enjoy your videos habibty.

  • @mumtazqalanjo2300
    @mumtazqalanjo2300 3 роки тому +128

    Nasro abaayo walahi bilaahi tolaahi waanu kuu xanaaqsanahy Wlle meel cunto karin maxaa noogu furi weyday ina adeer qoodhaa iyo xeradaaye inta igu fikirkaa oo kale ku jiro like ha saarto👍 baayooyin iyo boowayaal

    • @dhamaystiran8342
      @dhamaystiran8342 3 роки тому

      Anaa kula mida

    • @xaawosaciid6273
      @xaawosaciid6273 3 роки тому +1

      in sha allaah nasra waa qof qaaliyaa wan kasugaynaa waxan daremayaa iney waxbadan oo wanagsan nala damacsanthy 💯💯

    • @xamdimaxamuud5206
      @xamdimaxamuud5206 3 роки тому +1

      Abyo waxeey dhahday insh allh 2021 inta laga gaaraayo isuga hami baan leeyahay haduu iirumoobi waayo waa idiinfurayaa marka sug insha allh inta sanadkaan kadhamaanayo

    • @mohaaliofficial6283
      @mohaaliofficial6283 3 роки тому +3

      3 dii dhaar oo baa ku dhaartay wax aa sidaas u eheen macno wll adoo caadi comment ugu qorto baa habooneed ama hal dhaar aad is ticmaasho lkn 3 dhaar baa is ticmaashay abay qaladna ha ii fahmin

    • @AkhlaaqDumar
      @AkhlaaqDumar 3 роки тому

      @@mohaaliofficial6283 mashalaah caaqil ayaa tahay runtii👌 yaa og hee

  • @Indho123
    @Indho123 3 роки тому +24

    Maaasha Allah Nasra waa Gabadh ku dayasho mudan Wll wngsn Xaas wngsn Hoyo wngsn Ilaahay ha idin barakeyo adi iyo caruurtadaba Huno Mcn ❤️😘🌹

  • @zahrahassan1643
    @zahrahassan1643 3 роки тому +11

    Maasha allaah walaashey nasra abtidoon allaha kuu xafido reerka waxaa tahay xaas wanaag san hooyo wanaag san ❤❤🤲🤲👍

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 роки тому +11

    masha allah Maalinkaa bilaaw day illaa manta Waa kula socdaa
    Fariin kuuma soodiro inta badan
    abayo Laakin lek Lek👍La.aan kuma dhigo xabiibti Allah Dartii baan ku jec lahay

  • @anabhassan9211
    @anabhassan9211 3 роки тому +16

    Masha allah nasro allah ku barakeo adi iyo family kaga anaga dadka danbe hada nahnay mobelkena aba tv noo ah😂😂

  • @zahramohammed9371
    @zahramohammed9371 3 роки тому +24

    Nasraay gacaloy gaaridhi hawenkaay.. Geenya dumarey❤🥰ifka raaxa igunolow xabibty❤

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2 3 роки тому +139

    Manshalaah ❤❤ xabibty

  • @daganaadanbeautytips3761
    @daganaadanbeautytips3761 3 роки тому +18

    كم أنتم عظماء ! وتستحقون الحب والعشق الأبديين ، وكم هي رسائلكم تصنع المجد فى قلبى ! فلكم منى ، ومن سائر أفراد عائلتى الشكر والمحبة والتقدير

  • @ummunnm9089
    @ummunnm9089 3 роки тому +8

    Masha Allah abayo macan Allah dartiis ayaan ku jeclahay. Allaha idin xifdiyo dhamaan❤❤🥰

  • @sukaynaahmeth3218
    @sukaynaahmeth3218 3 роки тому +16

    Mochallah wallhy waan ilmeeyay ❤💪✊🥀🥰❤😭😢

  • @rahmokiin2295
    @rahmokiin2295 3 роки тому +4

    Nasro xabtii fcbka kaala soo hadlay iima soo jawabin xabiibiitii waan ku JClhy waana ku taageraa raxmo Ruuxi.xaaji cabdulaahi baa iigu qoran inaad isoo jawabto baan rajeyneynayaa mcnto cadowgada cagta hoosteeda queen

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 3 роки тому +5

    Masha hbbti nasra qali 🥰 mudo kumaan dawannoo kuxisay hbbti qali 🥰

  • @SomaliTiktokTube-ks7lb
    @SomaliTiktokTube-ks7lb 3 роки тому +15

    Wow Amazin Waxaan ka helay sidad ilmaha ugu tarbiyeeneeso Inee dhahaan Bismillaah

  • @xamdiinacnaasri119
    @xamdiinacnaasri119 3 роки тому +5

    Ñasra abtidoon waxa thy ruux ku dayasho mudan keep going sis💝💝💋

  • @lulabdulahi210
    @lulabdulahi210 3 роки тому +10

    msha allh xpptii ilaa ha idin daayo fmly qurx bdan❤❤

  • @koritaankacaruurtachannel7329
    @koritaankacaruurtachannel7329 3 роки тому +7

    Masha allh wlhi waa sax wad kala oganaysaa midka wax cunay iyo midka kale Allah kula koriyo

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 3 роки тому +11

    I enjoyed watching your night routine. Thanks for sharing 😘❤️

  • @amranmohamud3860
    @amranmohamud3860 3 роки тому +6

    M.A hooyo fiican ❣kudeyasha mudan m.a macalimat dhameystiran ❣Allaha idinxifdiyo🤲💯❣

  • @laylaumardiini1103
    @laylaumardiini1103 3 роки тому +1

    Masha nasro qurux mcnto ilaahy haidiin barkeeyov. Adi iyo family kaaga

  • @rubaabbaasto799
    @rubaabbaasto799 3 роки тому +23

    Nasro Abtidoon Zxpyaal Aan Gaadhsiin0 300K Intaan La Gaaadhin Sanadka Cusub Inshallllh ThanKU All💯❤

  • @mohamedshiine8693
    @mohamedshiine8693 3 роки тому +4

    Maasha alla ilahay amarkiisa waan jecelahay video yadaada nasra dagan qayrkeed karoon keep going xbbti noosoo badi routing kaaga

  • @safaanaainaelmi4525
    @safaanaainaelmi4525 3 роки тому +15

    nasra abyo nolosho kuma xumeeydoo ifka farxd iigu joog akhiranaaa halkii Roon waaa Janeee

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 3 роки тому +6

    Abaayo qaali aad ayan ugu xiranahy chanalkaaga, wax badana waan ka faaiday .. Allaha ku xafido adigana👍

    • @raxmamiiney7417
      @raxmamiiney7417 3 роки тому +1

      Masha all gabar dagan aqlaaq badan adaan kaa arkay m.a

  • @sowdoaxmadnuur7575
    @sowdoaxmadnuur7575 3 роки тому

    Ma. Xppti nasro hal muuqaal nooka soo sameey waxyaabaha tayada leh aa u isticmaasho jirka, timaha, wajiga iyo gacmaha si aan kaa faaidno jazaaka allah qeer

  • @raxmadagan524
    @raxmadagan524 3 роки тому

    Maashaalah huno aad buu uqurux badnaa vidiogu .....ilaahay haidin barakeeyo adiyo caruurtada ...nasra gaariyey

  • @amiiroahmed9286
    @amiiroahmed9286 3 роки тому +3

    Queen of queens

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 3 роки тому +3

    Mansha Allah wllo Nasra
    Ilahay hakuxifdiyo runtii muqalo faado leh unbad dadkaga laso wadagata wana kaga mahad celinayna wllo hormar wanagsan kurajeyna
    300k subscribe aynu garsino waa farxadeda
    Farxada Nasra waa Teeena anban kusalamaya wllo ❤️🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰❤️🥰❤️❤️❤️

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 3 роки тому +16

    idinla midaa nahay aniga &ilmahayga mooska aadban ujecelnahay waxkasta wankucunaa qaali ogoow caato cafimad leh ayaa kafiican cayil cafimad daran

  • @user-fw8ig8no6p
    @user-fw8ig8no6p 3 роки тому +2

    ما شاء الله اختي الله يحفظك من كل عين الحاسد تستاهلي كل الخير انت وعائلتك لانك انسان طيبه

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 3 роки тому +1

    Mashaa allah quruxeey Allah hkubarkeeyo qoskga

  • @queenishaa4176
    @queenishaa4176 3 роки тому +8

    Walaahi waxaa tahay gabadha kali ee Aan UA-cam usoo gala loveyou nasra abtidoon😍😍😍😘😘❤❤❤❤💗💗

  • @fartuunfartuun1815
    @fartuunfartuun1815 3 роки тому +5

    Masha Allah quruxy ilhy ha idiin xfido adiga iyo carur taada❤️

  • @furqanali5299
    @furqanali5299 3 роки тому +3

    Masha llah❤✅ nasro abtidoon hooyo somaliyeed io macalimad somaliyed ku jeclahy wlhi mar un waan is arkidonaa i.a

  • @fatimasaed5391
    @fatimasaed5391 3 роки тому

    Nasra hadalkaga iyo Faraxadada jeclahay ilahay haku barakeyo

  • @Lulu-114
    @Lulu-114 3 роки тому +2

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا يا حبيبي Nasra mcnto wax kle oo kudhaho ma aqaano illaahey haku xafido runtii aad ayaan kuugu faraxsanahay mhdsnd yaaqe qaali dumar💋❤❤❤❤

  • @jiijacadey5199
    @jiijacadey5199 3 роки тому +10

    Masha allaah wllshey Mar uun wan kugu soboqan doonaa gurigada qof kii jecel in uuw tago somaliya I nooduceya

    • @ayanmoh6078
      @ayanmoh6078 3 роки тому

      Jiija ii soo sheeg markad adeysid gurigeda

    • @jiijacadey5199
      @jiijacadey5199 3 роки тому

      Insha allaah Diyar wayeh Gor dhow soomaliyan usocdaa

  • @ablaamohanned7686
    @ablaamohanned7686 3 роки тому +15

    Wlhi waqti walbo wan firin jiray ina so galisay thank you walshey quruxeey wan ka helay night routinkaga abyo qof an jeclhay tahy allha kusharfo go forward with confident hppti

  • @asha.abduqadir68
    @asha.abduqadir68 3 роки тому +6

    amazing masha Allah.Such a relaxing vlog Noso badi saxib nasiinyaa lagu dareemaa

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 роки тому +1

    Mashaa allah walashay nasra hooyo fcn oo ubadkeeda sfcn u barbarisa ayaad tahay ilahay haysku hakuu xafido reerkaga ❤❤❤❤

  • @abdulkaadirhassan5023
    @abdulkaadirhassan5023 3 роки тому +1

    Masha allah abayo hooyo fcn ayaa tahay ilaahay haku daayo hana kuu xafido

  • @sahrasaed5417
    @sahrasaed5417 3 роки тому +6

    Sidaan ugu farxay alle ayaa OG alle haku barakeeyo may quentayda❤❣❤❣

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Cadey igu cawi subscribe

  • @sumayaabdikadirfahiye1371
    @sumayaabdikadirfahiye1371 3 роки тому +9

    nasra hooyo smaliyeed keep going😍😍👸❤❤👌

  • @sufyaanmohamed2259
    @sufyaanmohamed2259 3 роки тому +4

    masha allaah wlhi waxaa ka helay nolosha sida dhabta ah ugu soo duubtid oo aad faan iyo kamirada ku qurxi oo gadaal waxi la rabo samey. lkn jawaab aa sugaaye Duurland xaafadey waaye.

  • @AnwarAndHawasFamily
    @AnwarAndHawasFamily 3 роки тому +1

    Masha allah xbbti routine qurux badan waaye❤❤❤

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Walalo igu cawi subscribe

  • @zainabbashiir3068
    @zainabbashiir3068 3 роки тому

    Masha allaha nasro hooyo wanagsan aya tahay allaha ku barakeeyo

  • @mahdiahmed2233
    @mahdiahmed2233 3 роки тому +4

    Masha Alleh Nasro wl alleh awlada haku barakeeyo

  • @rahmuujaali7339
    @rahmuujaali7339 3 роки тому +5

    Mnshallah best night routine ever🥰Rabbi haydiin xafido dhamantiin😘

  • @sophiaabdalla7278
    @sophiaabdalla7278 3 роки тому +5

    #11:00 xabibti ilahay ha idin barakeyo adiga iyo familkaga, lkn mid computer ka marka isticmaleso wax iska xiji kulel kaso baxayo jirkaga ayuu sameyn ku yelana

  • @rahmamohamud8106
    @rahmamohamud8106 3 роки тому +2

    Manshalah nasro😘😘❤

  • @hothoaskar1317
    @hothoaskar1317 3 роки тому

    Nasra abtidoon aallah HA ku xiftiyo

  • @nimcomaxamedabuker8882
    @nimcomaxamedabuker8882 3 роки тому +10

    Mashllah abayo, ilhaay haku xifdiyo, waxa tahay gabar aan taagero❤ jiroo joog

  • @rayaansayidcali2102
    @rayaansayidcali2102 3 роки тому +30

    Nasro cajiin qasow aa ilowday kkkk somalia habenki cajiina la qasa cid walbo kkkkk

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Subscribe igu cawi

  • @maaidocusmaanxasan4959
    @maaidocusmaanxasan4959 3 роки тому +26

    Abayo mrkaa jiifaneydid ashadanka 3 mar Aqriso kadib gacmaha iskaga tuf wajiga marso guriga ku tuf ilamhana markeey jiifanayan ku tuf kadibna Aayatul kursi Aqriso kadibnah ashadanka qabso afkaaga Ashadanka ha oogu danbeeyo hadey hurdo kaa imaan weysaneh Qul Huwalaah ku cel celi intaan hadan kusoo sheegay nah abaayo ka hormarsii Alxamdu qulwale qulacuudu birabil falaq qulacuudi birabil naas intaa quraanka Aqrisanin kahor 3 mar acuudi bilaahi mina sheydaani rajiim dheh garapka bidix ku tuf🥰🥰🥰🥰❣❤

    • @asmaabdikarin2267
      @asmaabdikarin2267 3 роки тому +3

      Wllshy horta waa mahad santhy awalan lkn waxa fcna lehed waxa ad noo shegysid inaa dalil raacisid wyo aniga horta waxan ahay ardayad intan wax baranayne ma arkin waxan marka ado raliya dalil manoo soo raci kartaa aniga waxan aqaan lee in habenkii marka lasexanaa la aqristo qulhuwale iyo mucawadatenka in la aqristo 3 jer dabaded aytu kursi nabigena eyna ka sugan tahy scw kadib ducada alllahuma aslamtu nafsii ilyka ayaa ka sugan nabigena mida ciyalka ducoyin goniya ayaa jiraan oo nabigu scw ilmihii faduma ugu duceyay marka qali tilab walba oo la qadyo iyo wax walba oo la qabanayo dintenu wxy u yeshy adkar dalil ayeyna ledhay marka tada si an uga faideysano maxaa u dalila sh masa ka maqashy misa waa iska ishtihadkada nofa idee wllshy

    • @sardevichuwalie9811
      @sardevichuwalie9811 3 роки тому

      @@asmaabdikarin2267 apyo waxaa sunada nabiga ah markii aad seexaneeysid koow inaad sariirta iska jafto kadib aqrisato mucawadateynka( سورة لاخلاص سورة القلق سورة الناس)
      suuradaha ladhaho midiiba saddex jeer ayatul kursiga aqriso kdipna wxaa ku dartaa ducada markaa seexan rabto la aqriyo (بإسمک اللهم اموت و احیا)
      kadib dhanka midig u seexo
      intaas ayaana lagaa rabaa abyo lkn shahaadada afkaaga ha u danbeeyo iyo wxa kle ee wlshyn sheegty waa qld kliya intaan kuu sheegy ayaa saxa sunada nabigana ku taalo

  • @zaaramohamed9437
    @zaaramohamed9437 3 роки тому

    Masha allh Nasra Abtidoon Alle hakubarakeeyo

  • @naimasheikh3490
    @naimasheikh3490 3 роки тому +1

    Mash Allah allaha ku barakeyo macanto

  • @gopzanmohammed6289
    @gopzanmohammed6289 3 роки тому +5

    Hooyo somaliyeed leh dhaqan qurux bdn m.a nasra abtidooon long life abaaayoh😊🥰

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 3 роки тому +4

    Mashaa allaah tabarakallaah allaah ha idin barakeeyo qaali 🤲🏽⚘❤⚘🤲🏽❤👍

  • @ubahahmed340
    @ubahahmed340 3 роки тому +3

    Ma Sha Allah queen nasray, always watching you from Kenya. Keep going dear 😘❤️

    • @dhawrzanahmed7450
      @dhawrzanahmed7450 3 роки тому

      Kenya shqo ka bilaabaya sister +252633930911 igalaso xidhiidh siaad iga caawizo

  • @saarikamuseyussuf4821
    @saarikamuseyussuf4821 3 роки тому +1

    ManshaAllah abyo nasro ilahi hano kaa xafido 🇸🇴💖 wax badan ayaa na bartey thank you so much

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому

      Igu cawi subscribe huno

  • @mamamadino4750
    @mamamadino4750 3 роки тому +2

    nasro abaayo ugu horeyn alaha ku xafido tan kale gabadhaada yar waa meeqo jir ❤❤❤❤

  • @hibanurahibacadey4455
    @hibanurahibacadey4455 3 роки тому +6

    M.a abyo abyo keep going great things take time

  • @fadumoahmed8482
    @fadumoahmed8482 3 роки тому +5

    Wcs macalimadeyda qaliga ah masha allh alaha ku dhowro farxad iyo caafimaad ku waar xapipty

  • @maryamaruun4260
    @maryamaruun4260 3 роки тому +3

    Masha allah mooska aan kasimanahan la'aantiis waxba ma cuno😍

  • @umuahlam8927
    @umuahlam8927 3 роки тому

    Nasro mobelka iyo mooska waqti walba wax lagu cunayo isku mida ka nahay wlh masha llh

  • @fardowsaali171
    @fardowsaali171 3 роки тому

    Mashaa allah walaashey nasra allah ku barakeeyo gurigaada ubadkaada waxatahay macalimadeena aan jecelnahay

  • @nimcomaxamedabuker8882
    @nimcomaxamedabuker8882 3 роки тому +16

    Suqaarka diigaga sida usamesay nooso dhig mar habibti 😊

  • @bushramowlid3417
    @bushramowlid3417 3 роки тому +4

    Mash Allah my beauty sis love u

  • @saxarmohmoh6722
    @saxarmohmoh6722 3 роки тому +6

    Xbbti nasra qurx sharaf amaan jecel allh ha ku sharfo from hargeisa jeclhy inn mar un muqdisho ku gu so boqdo igu saln ismahana mashllah hablo an ku fano

  • @aaminobarreaamiinbarre4679
    @aaminobarreaamiinbarre4679 3 роки тому

    inta jecel nasra abtidoon like iisar 🤩🥰🤭

  • @najmofashiyon2378
    @najmofashiyon2378 3 роки тому +2

    Masha allah nasro hooyo wanagsan xaas wanagsan dhams dumar alle ku xafido adiga iyo familkaga wan ka heley qali hore usoco xappti

  • @qwntashaabdi4394
    @qwntashaabdi4394 3 роки тому +40

    Walahi waiting for another routine 😇❤

  • @umumanaal8557
    @umumanaal8557 3 роки тому +7

    Hhhhh nasra wllhi anigne waankula ahy cida mooska canjeero iyo shaax xittaa waanku cunaa

  • @boqoradaofficial4506
    @boqoradaofficial4506 3 роки тому +8

    Ilahy cimri dheer oo cafimad leh o dibadaleh hakusiiye subscribe isaar wll hailadhafin plz

  • @xalimomoha3704
    @xalimomoha3704 3 роки тому

    Mashllh tabarakllah abyo nasro rabi haku xafido sidaad nolosowadagty awlada rabi bari hakago dhigo inshllh dhmnteen ilahey awlad wangsan hanasiyo

  • @ismaailrashkaofficial9403
    @ismaailrashkaofficial9403 3 роки тому +2

    Allaha ku xafido nasra inta jecel nasra one ❤

  • @amaaldayip1638
    @amaaldayip1638 3 роки тому +3

    Mansha Allah abyo mcn horumar wacan bound keyga Kuma qasarin ♥️😘🌐gurigaga waxan kabarto dhaxtal uah

  • @hasanabdulkadir3123
    @hasanabdulkadir3123 3 роки тому +4

    Ana kow manta walashey macan❤️❤️ kugu xira nahey

  • @Faadna
    @Faadna 3 роки тому +4

    Nasro wa dheeratay mise gambaraa ku istagtay 😂❤️❤️❤️❤️

  • @maryanahmed6356
    @maryanahmed6356 3 роки тому

    mash.lh tabarakalah nasra abtidoon gbdha kaliya mrkn youtube so galo dawado weye ugu horayn
    mobelka ina haysto iyo inadan haysan wa isku mid muhimadu wa inadan kaga mashqulin rerkaga allha ku xifdiyo awlaada rerkaga quruxda badan mash.lh

  • @naimafarah3434
    @naimafarah3434 3 роки тому

    Masha allaah abayo ilaaahey kudhowro. Waxyaabo badan baaanoofaaideysay. Masha allaah.