QADO SHARAF TII WALAALKE SIDAAN USAMEEYAY SOO DAAWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 гру 2020

КОМЕНТАРІ • 300

  • @waxgaradnoqo5960
    @waxgaradnoqo5960 3 роки тому +2

    Aay fariiday inta fahamtay in ay amuura qurux thy like ii saara.
    Mash adna telfoonkuu wlh igasoo carfay alaabtaa karinooysid wa yaabanahay 😀
    Gacantaada malab ❤❤❤

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 3 роки тому +22

    Adna 2 kiilo burka ahaa soo xasuustay sadex bari aad cunayseen alxamdulilaah alle haydin siyaadiyo kuwa ka shukriya haydin ka dhigo aan ku kibrin nimcadaas

  • @foos7330
    @foos7330 3 роки тому +7

    Masha Allah aniga muufada iyo yuumbiga fareshka aan ka helay maadama aan reer marka ahaay happye new year adna iyo saxaaf iyo ciyaalkiina❤

  • @monakitchen1
    @monakitchen1 3 роки тому +2

    Maansha allaah walal waa quruh ilaahey gacanta ha kuu barakeeyo muufada noo soo gali insha allaah ❤️😍👋👍☺️

  • @teamaboflah9848
    @teamaboflah9848 3 роки тому +2

    Keep going maamo adno Nolasha kuma xumayeso insha allah one Love ❤❤❤❤❤🖐

  • @jawahirofficial7044
    @jawahirofficial7044 3 роки тому +2

    Masha Allah hore u soco xabiibit

  • @naadiyaawale2051
    @naadiyaawale2051 3 роки тому +1

    Adna Maa Shaa Allah delicious food ilaahey gacantaada ha ku barakeeyo ❤️❤️👍

  • @iqraacooking6079
    @iqraacooking6079 3 роки тому +1

    Mashaa allha Abayo caadi ma aha waa qurux 👌👌👌✅✅❤️❤️❤️👌🌹🌹🌹

  • @luulabdirahman8027
    @luulabdirahman8027 3 роки тому +2

    Masha allah so beautiful 😻

  • @iqra8832
    @iqra8832 3 роки тому +7

    Happy new year 2021 sanad qeyr qabo from USA 🇱🇷🇱🇷🇱🇷

    • @nafisaabdulkadir5902
      @nafisaabdulkadir5902 3 роки тому

      Aamin abyo,mcnto #subscribe isar ua-cam.com/video/4-m9SCiHBgg/v-deo.html ilah waxa jeceshahy haku siyo

    • @iqra8832
      @iqra8832 3 роки тому

      Aamin waan kuu saaray walaashay🥰😘😘😍

    • @marianmuse8733
      @marianmuse8733 3 роки тому

      Payadey reer Usa igu salaam 🤣🤣🤣

    • @iqra8832
      @iqra8832 3 роки тому

      @@marianmuse8733 haye 😅😅😅😅🤣😂

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Walal subscribka igu cawi lacag mahan wa free ilah ajar ha kaa siiyo iyo waxaa jeceshahay plz ua-cam.com/video/AncOEjNIkyc/v-deo.html

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 3 роки тому +1

    Masha Allah Abayo

  • @hafzam8577
    @hafzam8577 3 роки тому +1

    mashallah quruxley alahi ha ku barakeyo ameen🤲🏽💖💖

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 роки тому +1

    Masha Allah 😍 waa quru waan macaan dabcan caafimaad ku cuna insha Allah

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 роки тому +1

    Masha allaah delicious horumar wacan xabibti

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 роки тому +1

    Maa shaa Allah, TabarakaAllah So yummy abyo Caafimad ku xuna

  • @nasrahmohamed
    @nasrahmohamed 3 роки тому +3

    ماشاالله تبارك الله عليك

  • @sulthanoamanii2140
    @sulthanoamanii2140 3 роки тому +1

    Masha allaah tabarakallaah qurux wlhi alle gamcaga haku barakeyo adnay wllo💖

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 3 роки тому +1

    Masha allaah abaayo adna caadi mahan macaan iyo Qatar thanks xabibti

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 3 роки тому +2

    Www maaaaaaasha Allah caadi mahan xabbti Allah ku barakeyo aamiin yarabi shukran 🥰🤣👌🙏🌹♥️🤲🤲🤲

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 роки тому +2

    Masha Allah abayo ❤️❤️

  • @najmaabdulkadir2473
    @najmaabdulkadir2473 3 роки тому +6

    masha allah wayay isg qurux badn usharxady gamahegag allah haku barkayo aniga indhah kadhrgay kwrn hee adneey apyo

  • @xanaangoox8108
    @xanaangoox8108 3 роки тому +1

    Woooooooow alle hakuxafido qali gacan tada alle hakubarakeyo

  • @k.j214
    @k.j214 3 роки тому

    Masha Allah caafimaad ku cuna
    miiska qurux waaye gacantada allaha
    kuu barakeeyo

  • @sacdiyoaxmed5270
    @sacdiyoaxmed5270 3 роки тому +2

    Thanks adna, quruxey aniga calooley isaaq ah👏👏👏

  • @ikran.channel
    @ikran.channel 3 роки тому +1

    Masha allaah yasalam ideyk

  • @aaminaabiib8866
    @aaminaabiib8866 3 роки тому +1

    Masha Allaah wllo adna Allaah gacanta hakubarakeeyo

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 3 роки тому +7

    Sanad kheer qaba alaha nooga dhigo 2021 🤲

    • @nafisaabdulkadir5902
      @nafisaabdulkadir5902 3 роки тому

      Aamin yarabi abyo,mcnto #subscribe isar ua-cam.com/video/4-m9SCiHBgg/v-deo.html ilah waxa jeceshahy haku siyo

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Walal subscribka igu cawi lacag mahan wa free ilah ajar ha kaa siiyo iyo waxaa jeceshahay plz ua-cam.com/video/AncOEjNIkyc/v-deo.html

    • @canabcayuuni4978
      @canabcayuuni4978 3 роки тому +1

      Dhmmntnb Aaameeen Yaaarab 🤲🤲🤲 inshaaa Allaaah xppti Alpi 💕 inshaaa Allaaaah

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb 3 роки тому +1

    Masha Allah
    Alhamdulillah

  • @user-ls5ed6hw7s
    @user-ls5ed6hw7s 3 роки тому +2

    Masha allah ❤❤❤👌

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 3 роки тому

    Mashallah Allah ha ku barakeeyo

  • @ifraaxibraahim1376
    @ifraaxibraahim1376 3 роки тому +1

    masha allaah adna qurux gacanta allaha ku barakeyo sist🥰🥰🥰

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 роки тому +3

    Masha allah Masha allah Masha allah indhaha ayaan ka dhargay walaahi team adna henna full respect maadaama aan ahay team saxaaf 🤗☺😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇😍😎😎😎😎😎

  • @marisaabdi6896
    @marisaabdi6896 3 роки тому +1

    mazha allah adno alle gacanta haku barakeeyo

  • @user-wj6qh4vy6m
    @user-wj6qh4vy6m 3 роки тому +1

    Masha allah adna

  • @fiicaneefaceedkaroon3629
    @fiicaneefaceedkaroon3629 2 роки тому

    Mnsha Allh Wad kala kicisy Alh ku barakeeyo Gcmahaga

  • @ayanyusuf121
    @ayanyusuf121 3 роки тому

    Allah gacmaha haku barakeeyo wll Adna

  • @umuamalcabdilaahi8697
    @umuamalcabdilaahi8697 3 роки тому +3

    Moofadu waba qoosh caadiye

  • @sumayoladan5113
    @sumayoladan5113 Рік тому

    MAASHA ALAAH ADNA

  • @umuahmedwali8094
    @umuahmedwali8094 3 роки тому

    Masha alaah gacantada ale haku barakeyo digsi wadigsi dadka iistususka baban maba jecli

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 6 місяців тому

    Mashaallh mufada waligay ma,arkin wa maqlay sosame aa arakno barakallh familykina

  • @fadimomuse2959
    @fadimomuse2959 3 роки тому +1

    maasha Allaah maasha Allaah Abaayo adna👍👍👍👍😋😋😋😋😋

  • @muntasquruxsan346
    @muntasquruxsan346 3 роки тому

    Masha allah wlshy adno 💓💓iloveyou macnto

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 3 роки тому +1

    Manshaa Allah Cafimaad kucuna Xabibti

  • @jannah-Abdi
    @jannah-Abdi 3 роки тому +2

    Asc mshallah Adna illahey haku xafido adiga iyo familygaga Abayo waxa ino so sameysa HOW TO COOK MUFO BARAWADA thanks wll

  • @nadarfarah1433
    @nadarfarah1433 3 роки тому

    maasha allah adna rabi ha kubarakeeyo gacantada

  • @sumiyaadanadan5776
    @sumiyaadanadan5776 3 роки тому

    Adnaa how was teaching you to cook Masha Allah l wish one day I will cook like you fro my husband

  • @umunaimaofficial4675
    @umunaimaofficial4675 3 роки тому +1

    Masha allah adna xubi gacanta allah ku barakeeyo cuntada mcn iyo qurux masha allah wixi indha deeqa aya uurkana deeqo ishcala qado masha allah 😋😋😋👌👌👌

  • @safiamadoobe4364
    @safiamadoobe4364 3 роки тому

    Masha allah alle haku xafido walshy

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 роки тому +1

    Maasha alaah abaayo

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 роки тому

    Masha Allah Qali qurxe😋😋💯💯🙏🙏💚💚

  • @NiamasOrganicBeauty
    @NiamasOrganicBeauty 3 роки тому +1

    Mog so yummm hadan Adna u dhawan laha tiicunta hayd waa ka dhargi lahaaa manshallha allhuma barik wllo qali ❤️❤️😍😍😍❤️❤️

  • @yasmincookingchannel8789
    @yasmincookingchannel8789 3 роки тому +2

    MashaAllaah says 😋😋😋😋😋😋😋😋

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 3 роки тому +1

    MashaAlah xabibti cafimat kucuna

  • @neimadaher1934
    @neimadaher1934 3 роки тому +1

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @sumayasalad8347
    @sumayasalad8347 3 роки тому +2

    Masha allaah keep going

  • @rinaadabdalla6302
    @rinaadabdalla6302 3 роки тому +1

    MAsha Allah

  • @salmaapdishakur246
    @salmaapdishakur246 3 роки тому

    Mncha allah allah gacanta ha ku barakeeyo

  • @xaliimasiciid6043
    @xaliimasiciid6043 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @xaliimocali8873
    @xaliimocali8873 3 роки тому

    Www masha allaah gacantada allaah ku barakeyo

  • @naimoamiinabdi2294
    @naimoamiinabdi2294 3 роки тому

    mash allah adna cadey anaa uhoreeyo inta iga dambeyso like dhac

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 роки тому

    Masha Allah Adna Qurux Abayo Video gaan Quruxda Badan Horey Uma Arkin Hadeer Ayaan Arkay !! Casuumaad Aan Inaba Caadi Ahayn Waxaan Idin Leeyahay Saxa Allah Idin Barakeeyo Caafimaadna Allah Idin Kugu Daro Adana Abaayo Gacantaada Allah Kuu Barakeeyo!! Ameen/ Abayo Channel Cunto Sameeys Noo Soo Samee Bal Aan Kaa Barno Aniga & Inta Rabta In Ay Sii Bartaan Sida Loo Kariyo Cuntada Waan Aqaan Sida Wax Loo Kariyo Laakiin Only Basic ayaan Garanaayaa!! Sidaas Daraaded Ayaan Kaga Codsaday In Aad Nooga FaaideysidvAqoontaada Xaga Cunto Kariska Gacantaada Allah Kuu Barakeeyo Abayo Mar Labaad & Mar Sedexaadba Bal Sida Aad Wax U Sameysid Ama U Karisid!!! Aan Kaa Baranee !! Horey U Soco Mar Waliba Ayaan Ku Leeyahay Walaasheey Qaali Ah Adna Qurux!!!👍👏☝️🙏❤️💯🦋⭐️

  • @yaasmiinnuneey1727
    @yaasmiinnuneey1727 3 роки тому

    Masha Allah qaali dumar

  • @munacarab2352
    @munacarab2352 3 роки тому

    Waa shidanyaha abayo alle haku dayo nolasha kadhiman amiin

  • @yuusufbuundo7224
    @yuusufbuundo7224 3 роки тому +1

    M.a illehy ha kuu daayo gacantaada

  • @nuurahmohamedruush6543
    @nuurahmohamedruush6543 3 роки тому

    Mnzlh mnzhlh adna allah ku barakeeyo qurux 🌹🌹🌹❤

  • @samiramohamed3299
    @samiramohamed3299 3 роки тому

    Masha Allah tabarakallaah alx

  • @faliselmi4787
    @faliselmi4787 3 роки тому

    Masha allh buufo baraawe alle maxaa uxiisay allh ha idin barakeeyo adna marti qaadkaada ayaan ka helay sidaa usameyneeso masha allh Indhaha ayaaba laga dhargaaa 🙏❤️💯

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254 3 роки тому

    Inaba caadi maaha waad kufara yaraysatay adnaay gacanta alaha kuubarakeeyo abyo

  • @sundusabdi6891
    @sundusabdi6891 3 роки тому +2

    Baris kabsar caleyn laheyn xey kawaxlatahay adna

  • @asmaa5466
    @asmaa5466 Рік тому

    Abayo adna kostada iyo sorta waxyalaha leysku dardaro sawiir ahan inshallah

  • @madinasamanabukar9999
    @madinasamanabukar9999 3 роки тому +1

    Thank you very much

  • @najahmohamud4702
    @najahmohamud4702 3 роки тому +1

    Masha allaah miiska waa qurux adna xila jano

  • @hamdaabdullahi7192
    @hamdaabdullahi7192 3 роки тому

    Masha Allah adna gamaha Allah ku barakeyo

  • @user-bm3fq1ex6k
    @user-bm3fq1ex6k 12 днів тому

    adnooy qeyr allah kusiyo hbbt shaly ba cida ukariye isla sidn gacmaha lis goosty bariiska welipo kan kle doorada jiirta ba ukariye bisbaskisa io sharbkis

  • @zeynabahmed3987
    @zeynabahmed3987 3 роки тому

    Mansha Allah adna hena

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому

    Maasha allah 😍😍😍👌🏻👌🏻

  • @hibomahamed973
    @hibomahamed973 3 роки тому +1

    Qurux mashalaah 🥰🥰🥰🥰

  • @ayaanabdirahmaan2597
    @ayaanabdirahmaan2597 3 роки тому +1

    Mnzha Allah

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 роки тому +2

    Adno xilo jano ❤️❤️👸

  • @user-qg3lz3cb7f
    @user-qg3lz3cb7f 3 роки тому

    masha allah waaye abaayo illahey hakusiyaadiyo waxqabadkaga

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 роки тому +1

    Vaafimaad ku cuna maashaa allaah qurux

  • @umubukhari1796
    @umubukhari1796 3 роки тому

    Qurux waye Masha Allah

  • @arfoonali5670
    @arfoonali5670 3 роки тому +1

    Masha aallh

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 3 роки тому

    Qurux waaye abyo mcnto

  • @faadimaabdinaazirabdullahi5442
    @faadimaabdinaazirabdullahi5442 3 роки тому

    abayo maasha allah waye dhalada fiimtada waa wataaa ashidanti

  • @rahmadahir3771
    @rahmadahir3771 3 роки тому

    Masha allah abayo Waa Mahad santahay abayo gursiyada maradoda inte ka soo sameysatay

  • @ubahmohamud1884
    @ubahmohamud1884 3 роки тому

    Masha Alllh cafimaat ku cuuna❤

  • @nadiifoladan8844
    @nadiifoladan8844 Рік тому

    Manshaw allah adna allah haku barakeyo gacantada

  • @maryamomar7569
    @maryamomar7569 3 роки тому

    Masha Allah gacantada Allah haku barakeyo adna xubi

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 3 роки тому

    Masha aallah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 роки тому +2

    Manshallah 😍 Adna hena gacantada ilahay ha ku barakeyo ❤❤❤

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 Рік тому

    Mshallh tabarakallah walashe adna henna ani wxn rba inaa kaa barto mufo barawe sida loo qaso iyo sida loo dubo mcnto bal vio qaas ah ka soo same xbbti💯👍🏼🥰👌👌❤👈

  • @ayanyusuf121
    @ayanyusuf121 3 роки тому

    Mansha Allah

  • @ubaxabdulle5216
    @ubaxabdulle5216 3 роки тому

    Walaashay adno wallahi m.allh qurux waayo sister

  • @ismahaanmaxamed3484
    @ismahaanmaxamed3484 3 роки тому

    Masha allaah

  • @bilanmohamed4351
    @bilanmohamed4351 3 роки тому

    Spinach sause no so gaali adna....mashallah waa quruux

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +5

    Ayy adna Hena my sweetheart love buuran wlhi ❤💋
    Inta mnta banaadir team aheyd salma guys 🙋‍♀️🇸🇴❤

    • @naciima_family
      @naciima_family 3 роки тому

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Walal subscribka igu cawi lacag mahan wa free ilah ajar ha kaa siiyo iyo waxaa jeceshahay plz ua-cam.com/video/AncOEjNIkyc/v-deo.html

  • @farxiyoshariif79jabuushari95
    @farxiyoshariif79jabuushari95 7 місяців тому

    Ma shallah ❤❤❤❤❤❤

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 3 роки тому

    Tawada wa old makulaho aba old is gold

  • @shamsahennayoutube117
    @shamsahennayoutube117 3 роки тому +1

    masha allah qaali keep going from 👍👍🌹🌹🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      Walal subscribka igu cawi lacag mahan wa free ilah ajar ha kaa siiyo iyo waxaa jeceshahay plz ua-cam.com/video/AncOEjNIkyc/v-deo.html