Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
MaaSHA ALAHSAAN UDHAHAAYEY. HADA. DAAWA BAAN. SAACDAAN. DAAWANAAYAHORE MARWACAN😊
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Fartuun walashay aan jeclahay marealba waa ku dawadaa inkasto reera comment ahayn allah haku dhowro walshay qali
Masha allaha allaha abyo nooso badi
thnkz abayo qeer alle haku siyo no so badi
Masha Allah ❤❤❤
Masha allh xbbti noo soo badi ❤
Wllhi abayo dawashada video yadaada kama dalo guleyso xbibti ❤❤🎉🎉Ilmahana ilahey hakula koriyo ❤❤Waxa noso badisa video yada iscatenta 😊dhubo dhex yar ina noqona rabna😢
Alle ha kuu daaweeyo muus mashaari lagu darayo
Tuneey abayoy calosha bis wax lagu jaro noso gali
Fartuun happ wn ku salaamay qlbi
Abayo fartun aniga hooyo nuujineysa Ayaan ahay macabikaraa chia seedka pls iiso jwaab
Asc wrwb walaal school miyad ka so warantid iyo nolosh Malaysia dadka qurbah ka yimid qimah school
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
Masha allah weigh loss health waye xbbt ❤❤❤❤
Maasha allaha
Fartuney sobathii qaliyey❤❤❤
Wlaley video ydan nogu so dadaalba hna ilawin ❤
Is caateen ma sahlana shaqo weyn ayaa rabtaa sida lagu cayilo wey fududdahay lakin is caateen markii la sheego gooni inaa u baxdo ayaa noqonee
Asc abayo cabin ma nuujisa hoyo nuujineyso sidee calosha ujare
Su alakuweydina xapiptii chia seeds qof qalan 5bil macabikartaa cunugna nujineso igasojabab u ashas xapiptii ado mahd san
Hbi mcn guulayso
MashaAllah
abayo aniga caloosha iyo jidhka wax bal balaarka iga dhiga rabaa ii sheega
Kkk haday ka runthy afakadho iyo caano isku shiido
Ukunta boskeeda digirta ku filan
Family qurux badan Wan idin jeclhy qaali❤
Manshaallah ❤
Mansh allah
Abyo cunugta miya nuujisane mise
M.a my sister
Hooyo hal bil dhalana ma cabi karta sinjibiisha
Abyo wxa mishaariyada iyo mooska aa kor kaga dartey mxaa wyeh😊
Malab😊
Salidaba isku dishe😢
Moos la shiilaayo tuuney waa i waaloosaa aqwaaan😂😂
NAFTA lasasabaa maxaa
Abyo anoo nujinayo ma iscaateenkaraa caleen iyo chised macunikara❤
Chia seed adiga cafimad iyo awood ku siina canugana sidookle but grean tee Normalansicht ah isticmaal
But laakiin 😂😂😂
Markasto but lakiin ayee dhahad😂😂😂
@@umuomar1782 lakin hal inay isticmaasha ficnaan laheyd
somali laguyaqan
Isorac
Moske wanocma gcl matoke miya
Mey, wa moos cadii ah wll
walalo bal kala reeb but iyo laakin wa isku mid
Hhh maila aragtay
Abyo chia seeds ka Mala miraa mise waxa ka dhax muuqdo walagu cabaa yacni mirihiisa plz iso jawaab😢❤
Lamamiirayo
Faaido waxaa ku jiro, inaa sidaa ku caabto wll
Abyo wan ku tager
Abyo moordida ma lucatowaa
Qolka sabirin wali manatusin la sucu fa0rtuuuneey❤
Mos ladobaa naa hortaa arky waa qash mos bolol cml oo u dhadhamaa aqas
😂😂haaa wllhi waa na waa loysaa
Masha Allah❤❤❤
Masha allh ❤
MaaSHA ALAH
SAAN UDHAHAAYEY. HADA. DAAWA
BAAN. SAACDAAN. DAAWANAAYA
HORE MARWACAN😊
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
Fartuun walashay aan jeclahay marealba waa ku dawadaa inkasto reera comment ahayn allah haku dhowro walshay qali
Masha allaha allaha abyo nooso badi
thnkz abayo qeer alle haku siyo no so badi
Masha Allah ❤❤❤
Masha allh xbbti noo soo badi ❤
Wllhi abayo dawashada video yadaada kama dalo guleyso xbibti ❤❤🎉🎉
Ilmahana ilahey hakula koriyo ❤❤
Waxa noso badisa video yada iscatenta 😊dhubo dhex yar ina noqona rabna😢