Rasuul danbe miyaad sugi | Yaadan sharaftaada waayin!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    UA-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

КОМЕНТАРІ • 200

  • @suhaybxamse5308
    @suhaybxamse5308 Місяць тому +68

    Allow 20 qof oo aadan sahan okale ah allow nuugu deeq

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Місяць тому +8

      aadanow kale nagu beer / adigu aadano kale noqo🤔

    • @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq
      @UmaymomaxamuudAxmad-ns8hq Місяць тому

      Aadanow kale ​❤@@zayidaliabdi5736

    • @sayidcaliahmedyusuf8920
      @sayidcaliahmedyusuf8920 Місяць тому

      @@zayidaliabdi5736 WAA INAN YAR OO BILLAA HADAF AH OO KU DHEX DAALAY SOMALI SIYAASADEEDA.AQOONTTIISUNA KEENI KARI WEYDAY SIDII LOO KALA BADBAADIN LAHA LOONA WADA BADBAAADIN LAHAA SOOMAALI. MARKA CAQLI CAAFIMAAD QABA LAGU EEGANA WAA AY FUDUDAHAY SIDII LOO KEENI LAHAA TAASI KALIYA U BAAHAN HOGAAMIYE CALLOOL ADAG OO DHIIRAN AQOONYAHAN NA AH.

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr Місяць тому

      Absolutely answer isleyahay siisay​@@zayidaliabdi5736

    • @nimcoabdikariin
      @nimcoabdikariin Місяць тому

      Isga Naga badan wll

  • @CabdimajidIbnufaarax
    @CabdimajidIbnufaarax Місяць тому +20

    Somalinimo darted iso raac😢

  • @appleshkika3269
    @appleshkika3269 Місяць тому +23

    Mar hadad Cafimaad qabtid aanad faraxsan tahay illahay umahad celi wll
    Allhmdulilah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Місяць тому +19

    Sirta Guushu Waa dadaal Joogta ah iyo wax is Barid❤❤❤

  • @HamdiAbdi-bs6wy
    @HamdiAbdi-bs6wy Місяць тому +13

    Ina ader ha umalayn inaad naftad bas inad wax baratayy anaga wax badan ayad na bartayy dhaqankan ka bartayy aya ah inan aqriskayga badiyo saan wax badan u barto ❤️

  • @naasix9080
    @naasix9080 Місяць тому +8

    Talo aan ku darsanayo ustaadaka
    Ustaad halka kaga wad qaabka aad wax usoo gudbinayso oo ah qaab la arkayo muuqalkaga Wana qaab kaga fudud qaabkii hore ee Isa saarka muuqalda iyo sawirada iyo codka , qaabakan aya ka soo jiidasho mudan
    Wad mahadsantahy ustaad aadan

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin Місяць тому +13

    Aadan khadar cali roble ❤

  • @bakarabduqaadir1441
    @bakarabduqaadir1441 27 днів тому +1

    Aadanow wllhi saxdi bad heysa dhowrsano aandhoweyn baankugu xiranahay majiro maanta wax aan kajeclahay barnamijyada aadso gudbiso taariq dahawi ah baad noogu tageysa allah ku xafido 🙂❣️

  • @user-rb8bf5gs5s
    @user-rb8bf5gs5s Місяць тому +1

    Allah haku sharfo sidaa maskaxdeena u dhiseyso.
    Jazaakalaahu qayra jazaa.

  • @user-bl7rl1ym7c
    @user-bl7rl1ym7c Місяць тому +7

    Waan ku sallaamay adan sahan aad ayaan ugu xidhanahay muqalada aad soo galiso

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 Місяць тому +1

    jazakal khayr aadan aad iyo aad ayaad umahadsantahay sida hagar la aanta ah ee macluumadka nuugu soogudbisid 🫶🏼❤️

  • @barehebel3252
    @barehebel3252 Місяць тому +4

    Aadan Alle haku Sharfo waa noo muhiim arintaani Illahay hakaa abaalmariyo waxaad nagashatay iyo waxaad nagashan doontid hadaan nahay dhalinyarada somaliyeed Ilahay hanokadayo macalin.

  • @Mansuur123-yf3hl
    @Mansuur123-yf3hl Місяць тому +25

    waqti fiican qof walba OO muslim ah 😂😢🎉❤❤😅

  • @walalka_wayn1913
    @walalka_wayn1913 Місяць тому +1

    ilaahay aqliga iyo maskaxda haku barkeeyo

  • @AbdirashiidAlijaamac
    @AbdirashiidAlijaamac Місяць тому +1

    Wlhi waa dhab guulayso wan kuwadanaa aadan 🎉❤

  • @najaxiidismaciil3718
    @najaxiidismaciil3718 Місяць тому +7

    Libaax libaax dhalay Adan Sahan

  • @MohammedMohameddahirxusen
    @MohammedMohameddahirxusen Місяць тому +4

    M a best teacher ❤❤❤

  • @DrNucmaan
    @DrNucmaan Місяць тому +4

    Runtii Waxaan Dhihi Karaa Kuwa Leh SHARAF Baan ilaashanaayaa Sharaftu Ma inaad Meelaan Ku Jirin Ka Raadisaa 😂😂😂😂
    Kuwa Si Kas Ah iskaga indha Tiraaya Umadooda inay Waxa Ka Qaldan Usheegaan Waxaa Ku Filan Aayada Ah [ وأنذر عشيرتك الأقربين ] 😊😊😊
    War Naftaada iyo Gurigaaga Dhis Adoo Taadii Uyaaban Cid Kale Wax Ma Tari Kadhee 😂😂😂
    Haa Waa Sax Dibada Uga Soo Qaraaba Kiil Umadaada Balse Mainka Ka Dhigo Umadaada 😊😊😊
    Waxaan Maqli Jiray Wax Kasta Xiliga Ku Haboon Ayay Yimaadaan Waxaana Dhihi Karaa Aqoonyahankan DA'DA Yar Xiligii Loo Baahnaa Buu Yimi Yacni Meelaan Rabay Roob Ma igu Helay 😊😊😊❤❤❤

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Місяць тому

    Mahadsanid walaal caaqil aadan khadar cali waxa kuu bixiyey caaqilka dhaliinyarada

  • @MukhtarAhmed-gw8vh
    @MukhtarAhmed-gw8vh Місяць тому +4

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahy walalkey adan sahan wadna ku saxantahy inaad ka hadasho arimo ku saabsan dhaxdena iyo sidii aan isu horumarin lahen. Siyaasada calamka waxan uga baahi badanahay wacyi galinta bulshada .anigu wax badan ayaan kaa faa'iday jazaa kalahu kheyr.

  • @APDALLAH___APDI
    @APDALLAH___APDI Місяць тому

    Allah haku barakeeyo wll waa kaa sugeynaaa barnaamijkaan

  • @ZamsamNura
    @ZamsamNura Місяць тому +3

    masha allh aadan sahan

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467 Місяць тому +5

    Waxaad la taiinaysaa qalbiyo Waa hore dhintay dadkii dilay Madax Sheegtaan Xiligaan

  • @haruunyusuf6531
    @haruunyusuf6531 Місяць тому +1

    Dhibatada ay le dahay in nin ragi xirto jijimo wa mid weyn naclad bana kugu soconeysa intad wadato 😭
    Marka iska fur ustad 👍

  • @YerrowAbdille-rc4vz
    @YerrowAbdille-rc4vz Місяць тому +1

    Waqtii fiican qof walba OO Aden Sahan❤❤😂🎉😊😮..,..

  • @AbdihakimMustafe-du3ey
    @AbdihakimMustafe-du3ey Місяць тому

    Mahadsanid ❤

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud Місяць тому

    Ale dambigaga hadhaafo wll qali mahadsanid wll ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiazizAhmed-fj3rf
    @AbdiazizAhmed-fj3rf Місяць тому

    Aad baad u mahad santahay Ustaad aadan sahan ILAHAY hakaa abaal mariyo

  • @Yeberowosman57888
    @Yeberowosman57888 Місяць тому +1

    Mahadsanid sxb waa su'aal is weydiin mudan waxa addunka naga jiro anagoo taayadii dayacantay kana hadlin sidii loo hagaajin lahaa

  • @AyuzhAisha
    @AyuzhAisha Місяць тому +2

    Waaqicaagu inaad ushegto dadkada ood kadaba gayso aad samyn wayso
    Wxa jira kuwa u camal la an ah wx aan quseyn io cido kle waaqicoda io malayacni❤ uga sheekeeyo

  • @apdallaabshir
    @apdallaabshir Місяць тому

    Ustaad hadalka noo macaani oo sawirro iyo muuqaaladadii hore noogu soo duub

  • @Allahakdar-m4v
    @Allahakdar-m4v Місяць тому +3

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-..

  • @apdisalaanfarah5001
    @apdisalaanfarah5001 Місяць тому +1

    Aadanow ustaad wixii aad inbadan ka digaysay way soo baxeen mnta
    Masoniyadii dhalinyaradii fanka ku jirtay bay uso hubqaadatay
    Omar fanka la dhaho hada wadadisa ayaa lahayaaa ,
    Mcln bulshada ka wacdi oo soo cusbonaysii wacyi galintii hore lagaga bartay.....🎉

  • @waxqabad123
    @waxqabad123 Місяць тому

    M.a aadan sahan kaliya dawadahaga ma ihiye wxn klo ahy ardaygaga gulyso ustaad🎉❤

  • @cilmiyusuf9319
    @cilmiyusuf9319 Місяць тому

    Hadhow wexe noqoneysaa in hadaladeyda iyo fikradahayga ku aadan dalka iyo dadka Somaliyeed aan ku muteysto dhibaato ii gaga imaado 2 qolo ee markasto xilka isku heysta ee Mucaaradka iyo Muxaafadka. Hadaba waan ku saxsanahy inaan ka hadlin wax quseeya Siyaasada dalkeyga.

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Місяць тому +1

    Waa xaqiiqo in qofka soomaaliga ahi uu xogaha dunida kale hayo tiisiina, ay baylahsantahay diyaarna u ahayn inuu hoos u eego

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Місяць тому +4

    Waan usoo laaban doona daqiiqadaha nooso badi😂😮

    • @aligamer-jp5ro
      @aligamer-jp5ro Місяць тому +1

      aaa carartaaa😁

    • @AfkaTube
      @AfkaTube Місяць тому +2

      Daawo ninkaan wax badan ayad ka baran dontaaye lpx ❤

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 Місяць тому

      @@AfkaTube 2019 ayan bartay marki barnemijyada mansoniyda uu soo gudbin jiray
      Waxan ka wada waan soo labanaya daqiiqadaha igu yara iaamin aadam sahan oo yar baan xogaha uuso gudbiyo ima dhafan 😂😎

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye Місяць тому +1

    Ustaad Aadan Kader ❤

  • @mohadaacad4774
    @mohadaacad4774 Місяць тому

    Waan kugu taageersanahay . Waxaa tahay indheergarad ,horey u soco saaxib , waxaan suganaaba waa xogaha muuhiinka inoo ah in aan fahano .

  • @zakariahazzan143
    @zakariahazzan143 Місяць тому

    Zxbw adan wnku salaamay. Wxan ka codsanyna in aad noo sameyso Podcast oo ad oga hadleysa Tariikhda Soomaaliyeed dad bdn ban ka codsany lkn dulka meysan ma qaadin

  • @mahamedqadarabdulahi5241
    @mahamedqadarabdulahi5241 Місяць тому

    Full support sxb

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 Місяць тому

    Runtii legend aan taageero ayaa tahay

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 Місяць тому

    Mahadsanid wallo abaalkaga ma gudi karno wallhi waadna dhistay maskaxiyan ❤

  • @mkkamiil4080
    @mkkamiil4080 Місяць тому +1

    Waa ariin sax ah anago

  • @user-cy9sw4bq4r
    @user-cy9sw4bq4r Місяць тому

    Maasha Allah geesi

  • @malaykaboone5888
    @malaykaboone5888 Місяць тому

    Inkastoo aan waqti dambe daawanayo muuqalkan , Aadan wll taa aad kahadlayso waa tan manaahijteenu nagu barbaaryen oo hadad u daawaten manaahijtena taarikhda arrinkas wu ku yaryahy buugta geography gana sidookle waa sax inan barano lkn majority ga iny taas kahadlan bay ahd , sababtasana dal nacybka malaha beedhay

  • @ConfusedFishBowl-oz8bi
    @ConfusedFishBowl-oz8bi Місяць тому

    Ustaad Aadam sahan dhiirigaliyaha
    Dhalinyarada🫡

  • @user-rb7wq5wp3k
    @user-rb7wq5wp3k Місяць тому

    Keep giong aden you get the point

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 Місяць тому

    mahadsanid ustad

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. Місяць тому +3

    am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis amongs, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~««............>

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Місяць тому

    Mahadsanid wll Adan

  • @abokormohamed-hz5oo
    @abokormohamed-hz5oo Місяць тому

    Truth 😁

  • @user-jd5zn8hf4e
    @user-jd5zn8hf4e Місяць тому

    Halyay❤

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir Місяць тому

    War aadan sahanow War aadan sahanow War waxa aad kahadli jirtay baanu aragnaaye soo hadal saaxiibow War arinka oomaar wax ka soo.dheh walaalow 😢😢😢😢

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 Місяць тому +2

    Aadan xaqiq bad ka hadashay zxb dhalinyaradu waqacooda in badan haka ogadan ka dalalka kale

  • @munoali5875
    @munoali5875 Місяць тому

    Legendka weenow jikadaa ila gashaaye codkaan sare iiga qaad ileen mobilka meel baan saaraye codka iga dheeree neyse fıkralarda qaar waaan la dhacaa.

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal Місяць тому

    Adan wan ognhay waxd la hadlaysa qalbiyo dhintay waa hore dadki ku tuntayna
    Ila hada madaxa kaga taagan yihiin

  • @cusmaancaddoow9691
    @cusmaancaddoow9691 Місяць тому

    nio aadanow hana soo horfadhinine aawen muuqaladii hore ee hadalkaga sawirada ku cabirijirtay iyo codkagii guuxayey inoogu soo dhextuur muuqaladasii

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Місяць тому

    Walaahi waa sax maalinba waxbaan raadiyaa

  • @somalicopra2940
    @somalicopra2940 Місяць тому

    M.a ❤❤

  • @user-fi4te8mr9x
    @user-fi4te8mr9x Місяць тому

    Thanks

  • @shaakirsalman1832
    @shaakirsalman1832 Місяць тому

    Waad kumahadsantahay walal

  • @ApdalaXUSEN
    @ApdalaXUSEN Місяць тому

    Adanow wax wacyigeena dhisaayo inta bdn ayan jeclaa laheynay inta bdn

  • @Raadshe
    @Raadshe Місяць тому

    M.a aadan sahan ❤❤❤

  • @user-bp4xo6hy8x
    @user-bp4xo6hy8x Місяць тому +1

    Janadda Ilah hanagu kulmiyo sxb😢

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad7947 Місяць тому +3

    soomali waa wajib in ee midoowdo soomalia 🇸🇴🇸🇴

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Місяць тому

      waligeed somali may midoobin

    • @ahmednuurabdi5800
      @ahmednuurabdi5800 Місяць тому +2

      Waa sax in ay midoobaan
      Lkn?

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta Місяць тому

      ​@@ahmednuurabdi5800 aan midowno ma xumee, maxaan ku midownaa???

    • @MascuudIsse-rw6td
      @MascuudIsse-rw6td Місяць тому +1

      Lkn😂😂😂

    • @Kamaalahmed77
      @Kamaalahmed77 Місяць тому +2

      Wllkayow sidii loo lahaa somalia iney midowdaa waa khasab ayaa maanta laga wada cararey xataa maamul goboleedyadii ayaa dowladii dhexe diidan maanta somalia waxa ay ka talisaa uun muqdisho kamana wada taliso markaa muqadastaasi xataa maamul goboleedyadii ay shalay soomalia sameysey ayaa diidan

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 Місяць тому

    Ok

  • @Soojeed36
    @Soojeed36 Місяць тому

    Adanow sxb inta wanagsan aya ka badan inta xun somalia lkn kuwa wariyaasha ahba inta xun so xulato o duqsi ah

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 Місяць тому

    Wallalo Soomalia qabiil ayaa dulaystey..

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm Місяць тому

    🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇🥇
    Intaas ka dib
    Ust. Adan
    Marka hore mahadsanid
    Marka xiga
    Wa run boqolaal dhalin yaro ba kugu Xidhan
    Lkn hadal kaliya haan ma buuxiyo
    Ee adigo hadalkana wado
    Ma isku Dayde ama ma xitee niyeysatay in aad si toos ah (physical ah )
    Gacmaha ula gasho arrimaha dalkena iyo dadkena
    Hadi dhalin yaradena caqliga leh aanay manta qorshe la imaan
    Berri waxa ina hugaamin doono kuweena doqomada ah oo ayagu ugala dowladda maxan cunaa amaan cabaa
    Iyo maxan hugtaa amaan la hoydaa
    Sida darted qorshe wax gal ah niyada ma kugu kaa oo aad toos ula fal galayso.
    Mahadsanid mar kale

  • @user-hd2vb7wo3l
    @user-hd2vb7wo3l Місяць тому

    Sax weeyan hadalkaaga waa in aan danaheena ka tashanaa

  • @Mahat_beer
    @Mahat_beer Місяць тому

    ilaahey hano ka daayo☝️walal🫂

  • @AnizaDuffle
    @AnizaDuffle Місяць тому

    Mr dhirigaliye ladagalame
    Waan kugu raacsanhy ❤

  • @aminamo7377
    @aminamo7377 Місяць тому +2

    Adanow wlhi saas aaminsana in aydo mid eheed inala kla qeybiye gumaystaha mar dhexdaasa ogaade 😁

    • @zayidaliabdi5736
      @zayidaliabdi5736 Місяць тому

      5 jirka somaliland waa loo dhigay taariikh diisa

    • @aminamo7377
      @aminamo7377 Місяць тому

      @@zayidaliabdi5736 tariikh noocee bari ba nala laaye maa u dhigtaan 😁

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn Місяць тому

      wll yaa idiinku sheekeeyey wll horta 😂

  • @FatimaFatima-gs5rh
    @FatimaFatima-gs5rh Місяць тому

    Wlhi sahanow marka wax igu sheegtid deegankayga siiba qayblkyga walhi warkaas wuu iga dhaca, sificaan baa uu fahmaa ninyahow wan rabaa sidaa nahay waad ogtahay ldhaliinyaru qofaan kudayano,sibarera wax noogusheega wana mhdsnd tahay wana sodhawaynayna🎉❤

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido Місяць тому

    Zxpky waxan ka codsana book ta dowladaha hormaray ay aqriztan iyo bugagta dowlad lagu hormarin karo so badhiig zxpo🇸🇴🇸🇴🙏🏻🙏🏻🥰

  • @user-vt9wh9jm7d
    @user-vt9wh9jm7d Місяць тому +1

    Codkaada wuu hooseeyaa

  • @user-zw6dw9hj4i
    @user-zw6dw9hj4i Місяць тому

    Good

  • @MariyaAxmed-d5p
    @MariyaAxmed-d5p Місяць тому

    ❤❤ ❤❤

  • @Ridwaantechnology
    @Ridwaantechnology Місяць тому

    Geeesi. Sahan

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @suusaanabdi5058
    @suusaanabdi5058 Місяць тому

    Xaqiiq❤

  • @queennaima1645
    @queennaima1645 Місяць тому

    💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @user-ky9bj7io8d
    @user-ky9bj7io8d Місяць тому +1

    Macalimuu hada ma waxaa ina leedahay taariikhda meelna kagama jirto meel aay shanta somali ku midoowday🤔weligeyba waxan u heesan jiray in somali hal eheed oo uu gumeystaha kala qeybiyay🫢

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB. Місяць тому

    💙💙💙💙💙💙

  • @abdimahadkaise6084
    @abdimahadkaise6084 Місяць тому

    Isbedal ayaa lobahan yahy dhalinta in lawacyigaliyo somalinimo iyo diir ayanu kasimanahsy aynu baraarugno oo aynu gacmaha isqabsano waa igatalo dhalin yaro intaasina ✊️

    • @Addour
      @Addour Місяць тому

      Nin kastaa carradiisa haysto haddii diinta islaam-ka laysku jiddaynayn.

  • @Sukeyna2007
    @Sukeyna2007 Місяць тому

    😂😂wall qali ani hada wan ku dawadaa lkn marka arimaha siyaasada somalida ka hadlaysid kuma dhagesto kama xumado comment kama bixiyo 👍 somali inaa ka dhamaatid iyo inaa ku dhamaato labadaas mid waayeh marka midii ku roon raac

  • @Hamzashow-p3o
    @Hamzashow-p3o Місяць тому +1

    Ku Sali xabiibkeena wll hno

  • @user-cq2dy7xg7pSUBAXMEDIA
    @user-cq2dy7xg7pSUBAXMEDIA Місяць тому

    M.a mahadsanid noo wad

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 Місяць тому

    🐐 aden sahen

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Місяць тому

    Shuran ustaadi

  • @SHARMAAKECabdi-g4c
    @SHARMAAKECabdi-g4c Місяць тому

    Aden nim aat iku aktiihin AYAAN arkay oo magafe hasto. ciwaanka sharma boy buqo

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o Місяць тому

    Salaan sare lagend from buhotle

  • @TijaaboChannel-cx4fw
    @TijaaboChannel-cx4fw Місяць тому

    Good tonight ❤❤ustaad

  • @pilandahap3482
    @pilandahap3482 Місяць тому

    Waaberi media io ogaansho free dhaga hadal😂😂😂

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 Місяць тому

    maracade show nadaara kahadlasaa kamuquurta

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 Місяць тому +1

    Ogansho kow ayuu ka yahay oo kacabsanaya in ay subscription kala labtan marka si sarbeeb ah buu uhadla wan ogaday

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 Місяць тому

    Arintaa inbadan baan is waydiiyay tolow dadka aqoonta leh maxay ugu meeraystaan siyaasadaha aduunka uun oo aysan uga hadlin siyaasadeenna ama waaqaca aan ku nool nahay sido kale wadaada ayagana waxay ka hadlayaan arimo marka waaqaca ku badnayn kaliya waxay soo hadlaan narkay gabar Yara hadasho oo kuligood soo wada kacaan , inader waan ku bogaadinaya nin waaqaca la nool noqo oo wixii wadankeena ka jira kasoo hadal mahadsanid

  • @MohamedH.Hassan
    @MohamedH.Hassan Місяць тому +1

    Saaxib arinta omar barbar ka so hadal

  • @ibraahimaxmed8221
    @ibraahimaxmed8221 Місяць тому

    Adan xagee ayaad waxkabaadhaa zxb