Dr. Musdafa Maxmuud | 30 Sano Ayuu Ilaahay raadinayay!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Barteena Instagram-ka:
    / aadan_sahan
    Taxanaha Shubahaad Saarka:
    • Maxaynu U Soonaa Ramad...
    Taxanaha Xaqiiqada Qadhaadh:
    • Xaqiiqada 01 | Asalka ...
    Taxanaha Soomaalida Weyn:
    • Soomaalida Weyn | 01 |...

КОМЕНТАРІ • 224

  • @cabdaleali8423
    @cabdaleali8423 4 роки тому +140

    Inta Sahanka xogaha ku xidhan Like isaaRa👍👍👍

  • @abdifatahmusse9369
    @abdifatahmusse9369 4 роки тому +38

    Subxanallah ilaahow adaa mahada iska leh 😐 oo naga dhigay muslim

    • @mohamedosman1967
      @mohamedosman1967 4 роки тому +1

      calaamada kuu taalaa wxy u eegtahay ama tahay tii maansooniyada zxp bal dib uyara eeg

    • @abdifatahmusse9369
      @abdifatahmusse9369 4 роки тому +1

      @@mohamedosman1967 ma ahan sxp

    • @mohamedosman1967
      @mohamedosman1967 4 роки тому +1

      @@abdifatahmusse9369 lkn isha way u eegtahay soo maahan

    • @abdifatahmusse9369
      @abdifatahmusse9369 4 роки тому +1

      @@mohamedosman1967 war niyow horta ma u jeeda mesha maxaa ku qoran suaal waaye

  • @cabdiraxmanmaxamed4040
    @cabdiraxmanmaxamed4040 4 роки тому +22

    Sahanka XoGaha 😇
    Wax yaali badan ayaan ka dhaGaystay oo Taariikho ah waa janal faa iiDo mooyaane aan Fa edo daro aan Lahah 🥰Dadaal kiina Halkaa kasiiwada

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 4 роки тому +23

    SubhanAllah ilahay qofkuu hanuun ladoono ayuu hanuunshaa

  • @TOBANKA
    @TOBANKA 4 роки тому +91

    Aadan sahan waa ninka igu dhiiri-geliyey inaan muuqaallo ka sameeyo MUCJISOOYINKA QURAANKA IYO DIINTA ISLAAMKA haddad xiisaynayso fadlan nasoo booqo

    • @maalinlaha
      @maalinlaha 4 роки тому +1

      ❤❤

    • @maalinlaha
      @maalinlaha 4 роки тому +1

      Waad u qalantaa wallaal subscribe

    • @maalinlaha
      @maalinlaha 4 роки тому +1

      Aniga waad iga haysaa

    • @anashlyrics2061
      @anashlyrics2061 4 роки тому

      Waad dadaaleysaa wll hore usoco

    • @omarabdirahman6319
      @omarabdirahman6319 4 роки тому +2

      Sxp meel klena waa kugu arkayy adiga oo commnt nucan cml ah ku qoraya mrka kanal wlba saan ma ugu qortaa!!!!!!!

  • @Sabrinamedia1
    @Sabrinamedia1 4 роки тому +36

    Wiilkan waxa uu so dhigo wan share gareeya anigon dawanin wayo wax xunba kuma ogi

    • @hamseosmaan
      @hamseosmaan 5 місяців тому

      Masha Allaah Gabadh wax garada After 4 year's baan ku soo laabtay. Anoo hore u daawaday hadana. Waan ku soo laabtay Alle haku daayo wlaashay❤

  • @maymunyasin9320
    @maymunyasin9320 4 роки тому +6

    Subxanallh wll Rabbi miyaanu ahayn kan ku irsaaqayay ,nolosha kuudaayay ,hadana kuu ogolaaday inaad xaqa kuso dhacdo
    Rabbi ayaa mahadleh iyo naxariis cafiskiisuna bdnyahay😭😭😭

  • @omeraden5767
    @omeraden5767 4 роки тому +18

    Aadan Sahan Macalin Qalia Ayaad Ka Tahay Qalpiyadaayada Keep Going Teacher Allah Haku Sharfee

    • @connerayden9090
      @connerayden9090 3 роки тому

      You all probably dont care at all but does someone know a tool to log back into an instagram account?
      I was dumb forgot the login password. I love any tricks you can offer me!

  • @abdinasircolhaye883
    @abdinasircolhaye883 4 роки тому +15

    Maahmaahda Soomaaliyeed ee
    "Kabashada cilmiga gaaban waa lagu kadeedmaa" iyo Taariikhda Dr Musdafa Maxmuud way is waafaqsanyihiin!!!

  • @calimaxamedcali1983
    @calimaxamedcali1983 4 роки тому +11

    Barnaamij aan la dhacay, awalan jaza akallah wll xigmadahani ma kala dhacaan lkn waxa iigu saamayn badan "naftaadu waa markabkaaga oo hadii aad fuusho waad badbaadi ,hadii ay ku fuushana qarqoomi" what a Qourt!!

  • @mohamoudhussein5978
    @mohamoudhussein5978 4 роки тому +9

    Alleylahee waad mudantahay in lagaa Aqoon qaato professore, sahanka xogaha Chanel aan Ku xiranahay waaye horey usoco Abwe.

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 4 роки тому +22

    Thanks SX: Naftu waa markab, hadaad fuusho waad guuleysan hadey ku fuushana waad halaagsami,

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 4 роки тому +22

    Wlhi WAA QIISO AAD U XANUUN BADAN LAKIIN QOFKU HADU DIINTIISA AQOON MUUG LEH U LEYAHAY CIIDINA MA KHALDI KARAYSO LAKINSE QOFKU HADANU DIINTIISA ISLAMKA AQOON U LAHAYN SIDA DR MUSTAFE OO KALE BAA JIIDKA XAQA LOOGA LEEXINAYA MARKA SII AAN XAQA LAYNO WAYDARIN WAA IN AYNU DIINTEENA SII FICAN U BARANA

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle8036 4 роки тому +7

    mash allha sheikh yarisow
    ilahey ha ku barkeyo wax badn ka faidaay shukran

  • @RISINGMACHINES
    @RISINGMACHINES 4 роки тому +10

    Dr Mustafa Kamal maxamud xuseen
    Shekhi yarantaydi.
    So dawada muqalka :
    د مصطفى محمود - العلم والإيمان- تدابير الأرزاق ❤
    Si baydu ubadali habkaydu ufikirtan akhyarey.
    د

  • @shaficibarre3050
    @shaficibarre3050 4 роки тому +16

    masha Allah hore u soco wll

  • @axmedcabdiraxmaancawli7302
    @axmedcabdiraxmaancawli7302 4 роки тому +6

    Aadan waa nin aan waxa padan ka bartay ilaahay cimarga ha ku dheeeyo

  • @axmedaadan942
    @axmedaadan942 4 роки тому +2

    Ilow unaxariso waxa uu ahaa Muslim khaalis ah Dr mustafe

  • @ismaaciilcade8621
    @ismaaciilcade8621 4 роки тому +8

    Yaa allah allow dambigey ga iyo kuwa muslimiinta na dhaaf yaa allah

  • @SHOODHEYARE
    @SHOODHEYARE 4 роки тому +5

    Masha Allah sahanka xogaha aad iyo ayaan kaga faa'iideystay Allaha ku barakeeyo, waxanse kaa codsa lahay inad inoo soo diyaariso taarikhda sh mustafe ismail haruun, adigoo mahadsan.

  • @MohamedIbrahim-lo2gz
    @MohamedIbrahim-lo2gz 4 роки тому +19

    '' Kafantu Jeebab Malaha" Eray Ku Filan Kuwa Xoolaha Ummada Xada!

  • @abdiladiifali3799
    @abdiladiifali3799 4 роки тому +8

    MashaAllha Aadan mahadsanid wll aqoonyahan weyn jazkaAlha ✍🇮🇹

  • @maxamedibraahim8527
    @maxamedibraahim8527 4 роки тому +9

    Mzha Allah sxb

  • @qummane118
    @qummane118 4 роки тому +5

    alla saaxiib aadan maxaa aad iga farxisay!
    soo tebinta muuqaalkan awgii waayo?
    dr:mustafa maxamuud allaah ha u naxariiste'e waa mid kamid ah qoraayadii iigu horreeyey ee aan akhriyo dhiganayaashooda.

  • @cabdimajidcabdilaahi8627
    @cabdimajidcabdilaahi8627 4 роки тому +3

    Mansha allah macalin adan alle haku xafido cilmi badanba kaa faa idey

  • @fireplays10h
    @fireplays10h 4 роки тому +8

    Asc wll《CABIRKEYGA》 {Aqoontu halka ay ba ku koobantahay waa diinta Islaamka qofkii ku dadaalaa ayaa miraheeda gaara.} mahadsanid.

  • @zir.mohamedadan8825
    @zir.mohamedadan8825 3 роки тому +3

    Wlhi aqoon ayan Ka fiday intad ku xidhan manshallah Hore uu soco wllo Adam

  • @abdisamedjama5693
    @abdisamedjama5693 Рік тому +1

    ilaahay walaale haku barakeeyo markasta mawaadiic qiima uleh bulshada ayaad keentaa saas kuwad waxaan jeclaan lahaa inaad noo tarjuntid luuqadii uu ku hadli jiray nabi Aadam mawduucaasoo uu qorma kasameeyey qoraagu. luqadihii u horeeyey ee banii aadanku kurt hadlo

  • @seeraarabdullahi2497
    @seeraarabdullahi2497 4 роки тому +5

    Aadan Sahan
    Waa ku salamaya
    Sxb hore soco

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 роки тому +8

    Sida uu gadba qalbigaagu yahay ayuunbuu aduynkuna kuula noqonayaa☝✔✔✔✔✔✔✔✔✔ wlhi murtidaasi ninkii tijaabiyaa garankara☝

  • @laylaacabdi6867
    @laylaacabdi6867 Рік тому

    Ilaahey ba mahad iska leh wafajiyey xaqiiqada
    Kuna maneystay yaqiinti aqirka inu helo
    Alxamdulillaah Alxamdulillaah walhi ad ban ugu farxay dadaal dheer ka dib I u helay xaqiiqadi waliba aydo ka sii iftiin badan tii hore o u mugdiga jahliga uga jirtay

  • @abaadiqosman8988
    @abaadiqosman8988 4 роки тому +3

    Ilaahay wax la raadiyo maaha
    Iimaanka iyo diinta saxda ah ayaa la baadhaa lana raadiyaa

  • @ahmetqani2271
    @ahmetqani2271 4 роки тому +7

    Thanks my bro Aadan sahan

  • @mahdimaandow505
    @mahdimaandow505 Рік тому

    Adduunkani waa hummaag, ILAAHAY Ayaana ah dammaanada kaliya ee aynu heysano adduun iyo aakhiraba. My best

  • @mohyadinalifarah8414
    @mohyadinalifarah8414 4 роки тому +4

    Sxb wlhi inta youtuber an arkey ka ugu tayada fcn bad tahey amaanta shaydanba la socde horey usoco wll

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 4 роки тому +4

    Mahadsanid

  • @suleimanteddy5199
    @suleimanteddy5199 4 роки тому +5

    Thanks Ustaad💖✌💪

  • @maxamudaadan7259
    @maxamudaadan7259 4 роки тому +5

    Sheekadan waa laga fiicanyahay waayo dadmaangaaba ayaa dhagaysankara

  • @axmedsalaan6226
    @axmedsalaan6226 4 місяці тому

    Ilaahay ha uunaxariisto oo ha cafiyo aamiin aamiin ❤

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul 4 роки тому +3

    Mahadsanid wllkey Aadan sahan bro🙏

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 4 роки тому +4

    shukran sahanka xogaha🙏❤️👌

  • @abumuhamed3141
    @abumuhamed3141 2 роки тому +1

    asalaamu caleykum akhii wad mahadsanthy

  • @aminfarah2047
    @aminfarah2047 4 роки тому +3

    Walaalayaal 🇸🇴✋🏾 is garabsada

  • @Ibnbaali
    @Ibnbaali 20 днів тому +1

    Muuqaalkaan aniga waxa aan daawanayaa sanadkii labaad oo xariir ah. Eee ku saabsan Dr. Mustafa Mohamuud

  • @dhimbiils4001
    @dhimbiils4001 4 роки тому +4

    AaDan khadar CaLi DhiirigaLiyE DhaN walpa aH💯🗣

  • @aadanmohamoud9853
    @aadanmohamoud9853 9 місяців тому +1

    Manisha Allah ilahay ha ku barakeyo❤❤❤

  • @abdikaadirsaahil1274
    @abdikaadirsaahil1274 4 роки тому +8

    Dr Ibrahim al-fiqi ayaa ku dhiman hadaad masar aaday aadanow

  • @Qaaaafo
    @Qaaaafo 4 роки тому +2

    Muuqaalka aaad ka diyaaarisay #ilahay xageen ka doonana meeesha uu kujiro si fudud noogu tilmaaam saaan si fudud ugu helno👍

  • @deiqomohamed646
    @deiqomohamed646 4 роки тому +3

    Subxanalaaah____Subxanalaaah___Subxanalaaah

  • @kaderfitah6482
    @kaderfitah6482 4 роки тому

    Waa ninkaan masar ugu jeclahy ilahy ha unaxaristo drka qayba kalena nala wadaag ustaad najiib maxfuudna nala wadaag

  • @cabdigamerchannel2624
    @cabdigamerchannel2624 4 роки тому +6

    Aad ayaad umahadsantahay hore usoco

  • @AadiyoAadChannelabdiaziz
    @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 роки тому +5

    الله يرحم 😢

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 4 роки тому +4

    Mahadsanid wll,,

  • @sadaamxariir9910
    @sadaamxariir9910 4 роки тому +1

    msha allah sxb horay usoco

  • @walaalkhayraad8953
    @walaalkhayraad8953 4 роки тому +4

    Mahdsnd walal kheyr allah kugu badalo

  • @abdulahimohamed284
    @abdulahimohamed284 4 роки тому +8

    Man yuridu lahu qeyran yuwafiqhu fi diin

  • @ibrahimabdi438
    @ibrahimabdi438 4 роки тому +3

    Abdul kalam taarikhdiisa Hadey suuragal ku tahay so diyaari mahadsanid

  • @amalmoh3278
    @amalmoh3278 4 роки тому +7

    Mnsha Allha my teacher Aadan khadar cali keep going wll marwalba👏

  • @ISMALURE_252
    @ISMALURE_252 4 роки тому +1

    Ilaaheey hakula garab galo

  • @abdihakiin6624
    @abdihakiin6624 4 роки тому +3

    Sahanka nolosha waxaad uu Qalanta 2 Million Subscarab

  • @mukhtaarosman9744
    @mukhtaarosman9744 4 роки тому

    Magaca ha jiro aqoontana alle haku balaadhiyo professor aadan sahan

  • @muscabcadaani1944
    @muscabcadaani1944 4 роки тому +1

    masha allah sxp sahan alla ha noo kaa daayo

  • @asadburalemohamed9209
    @asadburalemohamed9209 4 роки тому +4

    M aalh maclin kumanaanka qof waan ku taagernaa

  • @djpheoinx5923
    @djpheoinx5923 4 роки тому +5

    Subxanallah Allah yahdiik

  • @alimahamed2717
    @alimahamed2717 2 роки тому

    You are reale best eve see brother ....

  • @xakiinibrahin3076
    @xakiinibrahin3076 4 роки тому +1

    Qalbiga mareykanku waxa uu lajiraa yuhuudda ,indhihiisuna waxa ay eegayaan jebabkeena wlaahi waa run

  • @suheybsheikhahmed1891
    @suheybsheikhahmed1891 4 роки тому

    masha allah allah ku xifdiyo adan sahan

  • @Suldaan7
    @Suldaan7 4 роки тому +2

    Wcs wll Mahadsanid 👋

  • @khaliilcalisheekh4038
    @khaliilcalisheekh4038 3 роки тому +2

    Wll buugee baa ugu fican oon taariikhda ka akhriyaa

  • @mohamoudaliaden9544
    @mohamoudaliaden9544 4 роки тому +8

    Mchaa allah taparikalaah😘

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 4 роки тому +4

    Haku mashquulin dharka aad xiraneeso iyo nidaaminta labiskaada ee ku mashquul sidii ay kobci laheed aqoontaada waayo wax walba aqoonta ayaa ka horeesa oo asaas u ehe,
    Run ahaantii midaas ayaa iigu saameen weyneed

  • @Jamal_Macawi
    @Jamal_Macawi 9 місяців тому +1

    Waa tusaale toolmoon😢😢 iska jira Shakiga. Diintenana aqoon aynu uyeelano

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 9 місяців тому

    Masha allah allow xikmado mayihin

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 4 роки тому +1

    Msha allah sahanka xogaha innaba caadi ma ahan janalka sanadka.

  • @engabdihussein6258
    @engabdihussein6258 4 роки тому +1

    Thanks SX talow filasofarka hadaraawi maansadiisa Daba-Huwan xigmada iyo halku-dhegyada saameyta weyn leh, goormeynu soo bandhigeynaa, waxan qabaa inuu yahay gabayaa philosopher ah,

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif4859 4 роки тому

    Sahanka xogaha dhira galin nafteyda ayan ka helaa thanks bro

  • @abdikaniegeh5000
    @abdikaniegeh5000 4 роки тому +1

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @kowsarxarrago9985
    @kowsarxarrago9985 4 місяці тому

    Horu soco aadan

  • @cumarcabdiwalixasan7641
    @cumarcabdiwalixasan7641 4 роки тому +1

    Subxanalah ilahow khatimada kheyr

  • @dajiyedalmar9553
    @dajiyedalmar9553 3 роки тому

    ManshA aallah illahy haku barakeeyo

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 2 роки тому +1

    WALLE NINKAAN MUXUU PHILOSOPHER Msha allah

  • @jamamawlid2266
    @jamamawlid2266 4 роки тому +1

    masha allah aadan źahan

  • @mohamedisse3514
    @mohamedisse3514 4 роки тому

    Inalilahii waa inaa ilayhii rajiicun
    Yamuqaliibal qulube sabiit qalbii calaa diinikaa yaa arxamar raxiimin

  • @zakifarhan446
    @zakifarhan446 4 роки тому +1

    Ilahay haku barakeey zxp

  • @abdirahmaandamuux2742
    @abdirahmaandamuux2742 4 роки тому +1

    hore u soco zxp

  • @basabor
    @basabor 4 роки тому +2

    thanks

  • @hilaadmedia3675
    @hilaadmedia3675 4 роки тому +5

    Hadad aflanta jece shahay Subscribe iikeen anaa ku sinayee

  • @adoomadaalle6733
    @adoomadaalle6733 4 роки тому +1

    Wll allh haku xafido

  • @siciiidbulshaawi5189
    @siciiidbulshaawi5189 4 роки тому +4

    Mncha allh

  • @affowlejo2659
    @affowlejo2659 4 роки тому +1

    thanks mudane

  • @awouchakram1442
    @awouchakram1442 2 роки тому

    Raximakalaah raxmataan waasicaa💜😭

  • @cabdulaahiciise3576
    @cabdulaahiciise3576 2 роки тому

    M,a channelkan wax badan ayaan kafaaiday wllhi waxan idin leeyahay allah idinka abaalmariyo

  • @yurubtaan2858
    @yurubtaan2858 4 роки тому +1

    Dr mustafe maxamud waxbadan ayuu xaqiijiyo

  • @mahadx11muhammad51
    @mahadx11muhammad51 4 роки тому +3

    Inaad Ka dheeraato dad aan qiimigaaga garaneen waa hadal sax ah

  • @yaxyemuuse1764
    @yaxyemuuse1764 4 роки тому +1

    Waaw waa barnaamij muhiimad wey leh

  • @jipriilfahmi9534
    @jipriilfahmi9534 4 роки тому +2

    Masha Allah bore usoco aqoonyahan

  • @alimahamed2717
    @alimahamed2717 2 роки тому

    Allah kuu baragaye sxb ...mash allah

  • @yaasirAbdiqani
    @yaasirAbdiqani 4 роки тому

    Sxp aadan dr Mustafa maxamuud xikmadihiisa nosoo gudbi aad ayaan uga helaa zxpee

  • @caabi______________yare8037
    @caabi______________yare8037 4 роки тому

    Maansha alaha waa qiso aad isoojiidaty waa hogaamiye nolosha waxkafhmy kunakalsoon naftiisa aamisana in ilaahay jiro kalsooninakaqaba nolosha aad maha

  • @muscabcadaani1944
    @muscabcadaani1944 4 роки тому +1

    Masha allah sxp xushmad gaar ah ayaan kuu hayaa maxaa yeelay qofka wax baara wuxuu umadda ku so kordhiya