16 kun oo geed oo barbaruuni ah ayaan ka beeray Dhul Oomane Barnaamijka Beeraha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

КОМЕНТАРІ • 36

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 2 роки тому +20

    We need brave people like him who are able to explore the richness of our land and feed our society.

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 2 роки тому +6

    Masha Allah
    Hore lo Soconya insha Allah Somaliland Republic
    Wa rageedii

  • @abdirahmanhussein86
    @abdirahmanhussein86 2 роки тому +6

    Insha'Allah in dadka la baro weyan beeraha iyo xoolo dhaqataba laysku dhex wado

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 2 роки тому +2

    Waa nin caqli badan mansha allah ilahay hakuu barkeeyo beertaada walaal

  • @faysalibrahim2537
    @faysalibrahim2537 2 роки тому +3

    waa runtii, ee halaga xakameeyo khudaarta dibada kaga imaneysa

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 роки тому +4

    Adeer adoo 16 geed oo hadhuudh ah ama qamandi ah beera ayaa ka fiicnayd. Beberooni qof ma dherginayaa, muxuu taraa? Ma inakaa niqiineyba.

    • @deeqaali1153
      @deeqaali1153 Рік тому

      Berberooniga ka faaiido badan qamadida

  • @AliMohamed-ng8fl
    @AliMohamed-ng8fl Рік тому +1

    Masha allah waa burnamij aad iyo aad aan uga helay runtii ninkaas tacabka u sameeyay. Wana Warbixin aad u Qurux badan oo dhiira gelin wadaninimo ku dhehantahy ayuu bixiyay Allah ha ku barakeeyo shaqadaa aad hayso .

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland8291 2 роки тому +1

    masha allaa masha allaa masha allaa illaahay ha na tuso nimcada eebe ina siiyay allxamdulilaah

  • @suleekhofarax5597
    @suleekhofarax5597 2 роки тому +1

    Mashaa alaah ilaahay hakulagarab galo

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому +3

    Jalle Wariye adigga Oo mahadsan Kamaradda iyo Codkais raaci oo marka aad Cod Duubayso kamaradana hala socoto Maqal iyo Muuqaal....Aqoonta miyaay horeu soconayn 32 Sandood.?.

  • @Ustaad-Ahmed-2024
    @Ustaad-Ahmed-2024 Місяць тому

    Degree iyo master beerta gudahed oo bilaash❤😂😂😂😂

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 роки тому +2

    wax soo saarka Beeraha Qool caday/Salaxley/Somaliland.....

  • @MrXamarawi
    @MrXamarawi Рік тому

    Mashalah.alaha u barakeeyo

  • @suhaybomer7241
    @suhaybomer7241 Рік тому

    Masha Allah

  • @ibrahinabokor6442
    @ibrahinabokor6442 2 роки тому

    Masha Allah guuuuuuul

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 Рік тому

    Mansha Allah rageedii

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 2 роки тому +3

    #heego naas dheer tv manta sawka dhafay 20kilomitirs ee Gabiley iyo hargeysa u dhaxeeyay

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 2 роки тому

      Ka daa wll hadii maanta cidi wax khaladay berri ba dad kale ayaa sixiye

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 2 роки тому

      HHHHHHH YAA KAN XANUNKA HAYAA WEYNA ISKA NASO NEEFAW MEEL KASTA WAXASAD LA TAGAN TAHAY
      CIDNA WAXBA YEELI KARI MAYSID
      CIDNA WAXBA U KORDHIN KARI MAYSID ILAHAY AYUUNBA HAWSHAA
      ADUNKA WAX KA BADALA WAXNA KU KORDHIN KARA MARKA XAASID NIMO ISKA ILAALI XAASIDKU WAA CADAWGA ILAHAY BYE

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 2 роки тому +1

    wasaarada beerahu waxa weeyi khudrada muwaadinku uu beero halaga qabto khubrada Ethiopia inta midhaha dalka inta ay socoto

  • @mahadismail8477
    @mahadismail8477 2 роки тому

    Masha allah legend

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw 2 роки тому +2

    Waxaan jeclaan lahaa sida biyo ku filan loogu heli karo beertan oo kale maal aan biyo lahayn

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 Рік тому

      Waxwalbo UA-cam bay yalaan hadaad luuqad qalaad taqaano ku qor UA-cam sida rainwater harvesting iwm.

  • @rashiid187
    @rashiid187 2 роки тому +1

    Waar rashin la cuno beera

  • @cabdiraxmaanmaxamedcali8011

    Waa fakar wanagsan

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 Місяць тому

    Dawladda ayaa dadka gabtay, oo siin lahayd dhiirri gelin u kaalmayn ito wixii dhibaata ah inay ka aawiso.

  • @ibrahimegal7186
    @ibrahimegal7186 2 роки тому +1

    very brave man to 16k vegetables without a borehole I am interested in farming I am saving money to buy a farm

    • @acton.w3boy401
      @acton.w3boy401 Рік тому

      I have a farm we can go 50/50 if you know what your doing

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Рік тому

    Dhaan waxyaalaha yaryar hala joojiyo o dibada yeysan ka imaan si dadkena ay u beertaan waxas iyo wax kabadan i.a

  • @ibrahimegal7186
    @ibrahimegal7186 2 роки тому

    this chap needs badly borehole investment

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Рік тому

    Barbaroooni gaajo kaa bi'in maayo !

    • @siraadxasan2770
      @siraadxasan2770 Місяць тому

      Ninka wax soo saarayaa wuxu ku xisaabtamaya dakhliga ka soo gelaya waxa uu beerayo .markaa qayb kale u dir galayda iyo garowga oo buuxiya kallintaa.

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 роки тому

    Masha allah

  • @MJ-vt4lw
    @MJ-vt4lw 2 роки тому

    Masha'allah