Waa sababta cadow badan inoola dagaalamayo si aanay xaalada dhulkeenu u sal dhigin. Waxaa la doonayaa inaynaan ka faa'iidaysan nimcadaa. Tacabkaa be' soomiyeey waa laguu tashaday. Tolow goormaynu baraarugaynaa.
Saan arko x hargeyso rag cabsanaayo ayaa ku waday shit aniga hadii aan ogaan lahaa beeraha meelaha u shidan 90km mitir beero lee ah aan guri lahen ayaa ku geen lahaa muqalkane qurux ayu ku noqon lahaa mar labaad isoo sheeg boqashadada afgoye
Masha allah X hargeisa oo beerihii koofurta yimid masha allah nin qiimo badan oo daacad oo nimada rabi markoo arko dhaho masha allah allaha ubarakeeyo qofka leh waa hadalo cajiib ah
I have mixed feelings since my family lived in Afgooye and were forced to leave their homes and plantations. As a matter of fact, most of my family lived in Mogadishu and Afgooye most of their lives and were all university educated and owning numerous properties. All of that has been taken away from them because of a Somalian government that was hellbent on exterminating its own people.
Wow M.a Afgooye Alle haydin siyaadiyo Nabada iyo xasilooni barwaaqo waarta yaa rabi hargysa idinka so salamayaa🖐🏽
amiin amiin sidoo kale dhamaan umada soomaaliyeed waxaan illaahay ugu baryayaa nabad iyo barwaaqo
أللهم أصلح أحوال الصومال
امين يارب
muqdisho waa casimad xeeb iyo wabiba leh💯🇸🇴👍
Afgoye mugdishu maha
Ee waa Gobol soomali kamida magalo madaxdiisa
@Kulmii-e3o waxba isuma jiraan hada waana isku xirantahy inkastoo kala maamul yihiin hada...balcad iyo afgoyeba muqdisho ayey ka tirsanyihiiin
Afgoi iyo Xmr intee ukal Wadaa🤣🤣@@Kulmii-e3o
😁😁😁 ex hargaysa well come to afgooye my bro❤❤❤
Waa sababta cadow badan inoola dagaalamayo si aanay xaalada dhulkeenu u sal dhigin. Waxaa la doonayaa inaynaan ka faa'iidaysan nimcadaa. Tacabkaa be' soomiyeey waa laguu tashaday. Tolow goormaynu baraarugaynaa.
Dalka oo midaah 🇸🇴 from Awdal to lamu
MAASHA ALLAAH WADDAN BARWAAQO AH DADKIISANA BAAHANYIHIIN WAA YAABKA YAABKIISA DOQONI CALAF MALAHEE
Waaba waxa wadamada shisheeye sanadkasta malaayiinta ubixiyan siaan madaxeena aanan kor ugu qaadin 😢
Saan arko x hargeyso rag cabsanaayo ayaa ku waday shit aniga hadii aan ogaan lahaa beeraha meelaha u shidan 90km mitir beero lee ah aan guri lahen ayaa ku geen lahaa muqalkane qurux ayu ku noqon lahaa mar labaad isoo sheeg boqashadada afgoye
Masha allah X hargeisa oo beerihii koofurta yimid masha allah nin qiimo badan oo daacad oo nimada rabi markoo arko dhaho masha allah allaha ubarakeeyo qofka leh waa hadalo cajiib ah
Welcome to Afgooye❤That's where I was born
MANSHA Allah
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow alow dalkeena aamiin walaal waa mahadsen tihiin
Mashaa Allah alxamdulilaah
Magaadeyda ahaa dhulkii awoowayaashey❤❤❤
Mashallah ❤❤
Zhp waxaad Tagtaa Xeebto liido walibo Habeenkii Soo Qiimee jawiga liido habeenkii ⛱️ ☂️ 🌊 🦭 ⛵️
Mashallaah.faree.reer.hargesa .Muse io.xabsigisi.alle.nadhafiy
Sharciga ah in aanan waxba qaadan lkn wixiinaad cunikartid aad cunto beeraha dhulka soomaliya dhan ayuu ka jiraa waana dhaqan beeralayda ugaar ah
Mesha maku cuni kara
@Kulmii-e3o haa calooshaada waxa ay qaado
@@Kulmii-e3ocalooshda lee ma rabi haku dhhihin la dhahaa inkastoo qaadasho la ogaleyn ku dhex cuneee leee beerta dhexdeda
Ha cayuumina Shabeelada hoose dhaha
ماشاءالله تبارك الله
Afgooye waa shabeellada dhexe
@@CrAbukar-fc8yb war waa Shabeelada hoose
May waa sh/hoose wll@@CrAbukar-fc8yb
Nin siisocda armuu yahay 😂 waa kaftan 😊
😂😂😂ninka amuu cimaamada qaadan rabaa 😂waa iga kaftan🫡😁
Beautiful
X hargeysa afgooye beer kasamayso cidi kaama xigto waa dhulkaagii hooyo Welcome afgooyeu🎉
Afgooye ❤
❤❤❤❤❤
Walaal baro soda vlog loo sameeys muuqaaga naga daa ee vloga magaalada ubadi Aragaaga yaree
Baladweyne iyo juba booqo
Gedo jubo iyo baladweyne booqo zxp intaba buudoyin leyihin
Wabigan waanu iibinaynaa
Ugadeen
Iibin tula fududaa
Mid dalkii iibaya mid amxaara u carara mid doowladnimadii ka haryimaada
Mxa la iibiniyaa marka
Saxib qudad yar baa ku jirta yaa laga dareemin
Wabiga ogaadeeniya maashalaa
Waar iidoor maxaad meeshan ka soo doontay
Sxb sug aaan waydiiyeee maxa ku kenay HALKAN 🤣🤣🤣🤣🤣
Beeraha jambaluul aad sxb
Ilaahy dalkeena noo deji Bal ka waran cambe laga keenay Masar iyadoo afgooye iska yaalo.
Wabina ogaadeeniya Marshala
M.a gobonimo
Ina Godane Aadan Siiro iyo Nageeyihii yaraa jidkoodi waan kaaga digaya 😂😂😂
Buundada waxa ladha kalka afgooye
Alla ha ku nabad yeelo
Hagag
Somali qalbigeeda ilaahoow burcad isku mari
I have mixed feelings since my family lived in Afgooye and were forced to leave their homes and plantations. As a matter of fact, most of my family lived in Mogadishu and Afgooye most of their lives and were all university educated and owning numerous properties. All of that has been taken away from them because of a Somalian government that was hellbent on exterminating its own people.
Dalkeenii !?
Maxaadhacy soo qof somali ah maaha?
somaliya somali oo dhan baa leh ee dadkaga dhinca ka raac
Kkkkkk
Mama ayaa hada kahor kenya ku arkay oo ah reer waqooyi waxay tiri beeraha afgooya arkay wabigii iyo qudaarta aad yaabeyso waxa dhahay hawiyaha aduunka lagu siiyay janadii ani qosol dadna ma arkaan waxaas oo nimco ah i kasto dowlado shasheeye dhibka wadaan
X hargeysa labad qof oo aad soo wadeysid waa . Muuse biixi iyo faysel cali waraabe wabilaahi towfiiq 😮
Muse handaraab yaanu liinta ku soo siinine hadlakaagaa ka laabo😂😂😂
@ muuse isbermuuto ayaan siineynaa. Henda raabka furihiisii wuxuu yaalaa afgooye wabilaahi towfiiq
@kaeya_kun3368 isbermuuto Henda waa maxay waxaasi kuma fahmin shoodhahaygii Iimicnee
SC XHargeisa shaqo fiican ayaad haysaa. Aad baad uga fiican tahay kuwan dagaalka Somalida dhexdeeda isku sii dira .
Reer waqooyiga waa wadaniyiin marka ay dalkeena yimaadan.
Somalia iskaga soo biira dalkeena nimcaa fadhidaa waaye.
Canbaf joojiya
Libaax libaax dhalay dhulkaaga hooyo ku raaxeyso walalka
Dad waxaso khayraad ah ama
Nimcada haysta misana ka
Bahan sanad walba adunyada
Qarafada ugu badan qaata
Soomali unba jirta ????
DrAhmed AdamAli Crop Protection+Thesis+Pathology (The Banana Disease) SomaliLand Burao
Wadankeena kulahaa liinta yeysan ku cansiin reer Somaliland
Muse waa baxay sidii hore mahan
@HalimaxasanKaahiye 😂😂 ha ma saasa hada waa caadi soma ahan xoriyada shacabka lagama qaado
@@AhmedAbdullahiomar hhh maqqan lkn kii hore inuu darnaay dareema ani majoogo dalka madaxda Africa wax ismadhamaan
@@HalimaxasanKaahiye haa warunta waxbo isma dhaamaan
Hagag