Maasha'Allaah ayaa la yiraahdo ma jirto. Qof qof unbaa ALLE ku toosiyey in ay wax beertaan ma Sland beey kaafin karaan. Dadka oo dhan ama Sland dhami wada beeran lahaayeen ku filnaasho daaye xitaa sadaqo ayeey ku quudin lahaayeen ilaa Yemen. Markaa Maasha'Allaah dheh oo dadka dhiiri geli.
Masha allah Baki waa magalo dalxiis wax soosaar dhul buuralay ah Masha allah
ASC,Maashaa ALLAAH. Wa TABBAARRAKALLAAH.
Maa shaa Allaah ! Allaah Yubaarik. Tani janadii Qaaruun kama dhacdo. Waa in maa shaa Allaah la badiyaa uun !
Thanks
Mashallah beeroo lagu gulaystay Allah ha idin barakayo
Barakallah runtii waa horumar wanaagsan allah how barakeeyo Caalin Abyan guuleyso idam allah
Mahadsanid
Masha Allaah Alle Hanii badiyo beera aadbaan ujeclahay buuraha barandho ku beerta
Oo siday buuraha ugu baxaysa buuraha
Waa muuqaal Qurux Badan Keep Going bro
Mahadsanid Ahmed sxb
Masha allah dhulkeena nimcaa taal.
i couldn't believe that walahi and I can't wait to come home and ❤i love it beerta its so beautiful manshaa Allah
Thanks bro come back as soon as u can.
Ma Sha Allah Rabiyoow barakee
Masha Allah music Iska daya
Maansha Allaah
Masha allah taas waxaa ku cad dalkan cid beerta buu la yhy e wax walba waxay kasoo baxayaan
Maasha'allah
waan ka xumahy ma aamin sani somaliland
Maashaa alaah wadanka soomaalilan waa houdan barwaaqo ah ala habarakeeyo
Maasha’allah guul S/L
Halkay ku tala beertan, manshallah allah ha nimcada ha u siyadiyo❤
Awadal degmada bakki
Maasha Allaah, Alle ha u barakeeyo. Ninkii wax beertaa sharaf leh. Waa in lagaga deydo oo wax la beerto.
Salaam Alaykuma masha Allaha qofkii 182 Ee video gan daawada thanks 🎉🎉🎉🎉
Waxasi oo dhan waxaa la helaya marka aad jeclaato dalkaaga ayad horumar la helayaa shaqana helayaa guul dalkeena
Masha allah ❤
Maansha Alla. ❤. Top
@@MahadAbduleTurbashaash MAHAD ABDULLE OSMAN legend Waad ku mahadsanty.
Walalhen rer waqoyiga wax hala beerto dhulkiina waa dihin
Huuno Baki waa meel allah barakeeyey
Masha Allah 💚👍🏼💪🏻❤️💚👍🏼💪🏻❤️
Masha Allah tabarakallah.
Wn ku salamay sxp calim
Masha Alla
War papaya ha beerina ee rashin la cuna beera sida qamadida iyo galayda
ASC,Maashaa ALLAAH.
Masha allah dhulkeena nima fadhida somaliland allow dhawr obarakee❤❤❤❤
Baki is Awdal state
Manshallah beerihii Balcad ay ixasuusisay
Insha allah balcadna mar ayaanu tagi doona .
caalin abyan Degmada Yakhshid noogu imow
Mashalaah❤❤❤
Mahadsanid sh xaawo
Can I buy there agriculture land? Tale me agriculture land price. I am Bangladeshi Muslim.
It depends on the location and the size of the farm, also if the farm has a well or depends on rain.
it costs $120,000
Mansha Allaah beautiful somaliland 👍
Somaliland hanoolaato in sha Allah!!!
Halkan Awdal ama Awdal sate baa la yidhaa oo waligeed ahayd sl aad sheegayso mahaa.
❤
Masha Allah, Somaliland miyay
Leedahay beeraha intaa leeg❤
*GOBOLKA AWDAL Baki Oo kali ah Maaha DEEGAANKA beeralayd Wa GEES walba BEERO KA WAAWAYN TAN BAA KUYAALA*
Arabsiyo maanad arag.
Masha allah somaliland guul
Faan uunbaadhaysaa beerihiina wax alle iyo waxkasoobaxaa majiraan Ethiopia ayaa waxkasta lagakeenayaa
Maasha'Allaah ayaa la yiraahdo ma jirto. Qof qof unbaa ALLE ku toosiyey in ay wax beertaan ma Sland beey kaafin karaan. Dadka oo dhan ama Sland dhami wada beeran lahaayeen ku filnaasho daaye xitaa sadaqo ayeey ku quudin lahaayeen ilaa Yemen. Markaa Maasha'Allaah dheh oo dadka dhiiri geli.
Mr abyan rageedii
Dhul Samaroon Siciid
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walaal babaayga talaakisa kala fogeeya hay su dhawynina
Wan ushegaynaa insha allah
marka SNM laga saaro baan tegi doonaa Baki iyo Awdal oo dhan
Babayga noocya kale tijaabi, waxaad moodaa in uusan miro badan laheen midkaan kuu beeran.
Lafdhabarta waxsosaarka jamuuriyada
Part 2 waa sugnaa soo dedeji
Qayb labad ma so samayna ?
@@caalinAbyan waxaa Rajeenayaa inaad soo sameysa oo aad soo fasaxaysid uun.
Baki borama imisa km bay u jirtaa
Around 40 km
@@moeawale4891 25 km wllo hada 23 km ayey jirtaa
janada maaha, waa jannada. jannooyinkana illaahay baa samaysta oo ku abaal mariya addoomahiisa. ka daa jannada ciyaarta, haddii aanad garanayn sida loo qoro.
Sandkii 2023 ayan imadee kudawad laba Sanan jogaa midka wareysanayana kuyo sadax sano kudowdadahay sethey waxyihiin aqlii jareer Wa nusqaan😂😂😂
babeygaandoqoonka ah eecirkagali maficne kuwaxaajira ladhahoo badey american oogagabaan onwalgiidheranheynin oficaan midhaficannaadkaheeli
OROMADA. NAGA SAARA SAMAROONAY
🇸🇴Jareer jareer dhalay war somaliland is a provincial state nothing more nothing less gobol
somaliano99kingkonghimself75 Failed state of Somalila, pathetic
Jareerka ALLE ayaa abuuray. Se, adiga ayuu kaa fiicanyahay doqon aan caay mooyee wax kale aqoon.
@@niyaaladem Jareeerta maka hadlayoo adiga idoor ahh baa jareer ahh ha isku qarin dadkaleh cawaan dabo dilif ahh somaliland waa gobal kkkkk dirka ubood dhulka ubood
@@somaliano99kingkonghimself75 Jareer waa abuurta ALLE, isaaq wasd gaari weeydeen adiga iyo asagaaba marka caay waxba kagama qaadeeysaan. Sland waa dowlada calan leh niicda duufleyaasha uma dhutiso.
30 sano ayaan ku noolahay Somaliland XAGAY ku taal janada aad sheegeyso. Somaliland miyeysan GAWAAN iyo dhagax ku DAYAYA ahayn! Meel QABIIL dilooday!
*Magaalo uunbaad Dhex Joogtay Intaasba ama mabad arag* QABIIL ISKA ILOW MARKU WARKU NOOCAN YAHAY
Mansha Allah ❤
Maansha alaah
Maasha allah
Maasha allah
Mansha Allah