Maashallah. Mawlid wa nin fikrad wanaagsan oy waajib tahay inay Raga Somalidu ku daydaan si aa Cuntadooda ula so baxaan ooy joojiya an dawarsiga Ha'daha Ajaanibka u joojiya an.
Timirta waxa aad ku samaysa package Waxa aad soo qadataa kartoonada iyo bacaha Kadibna iidinku moorgareeya Maladana suuq galinku sameya Test gooniya oo dadku dhadhamiyana u soo qada kadib insha allah in ay si wangsan kugu iibsami doonto ayaan ku rajaynayaaa. Mudane
Mansha allah wax soo saarka dalkeenu waa ka kaliya ee aan kaga baaqsan karno ama kaga maarmi karno khudrada inooga iimanaysa dalka dibadiisa Dalka ha la beerto biyo iyo caro wangsan ba way buuxdaaye.
Mansha Allah, Allah ha ku baraakeyo👍🏼 Mansha Allah tirmtu wa tirmir qurux badan.
mashaallah tabaarakaLaah, ilaahay ha idiin barakeeyo.
Maashallah. Mawlid wa nin fikrad wanaagsan oy waajib tahay inay Raga Somalidu ku daydaan si aa Cuntadooda ula so baxaan ooy joojiya an dawarsiga Ha'daha Ajaanibka u joojiya an.
Timirta waxa aad ku samaysa package
Waxa aad soo qadataa kartoonada iyo bacaha
Kadibna iidinku moorgareeya
Maladana suuq galinku sameya
Test gooniya oo dadku dhadhamiyana u soo qada kadib insha allah in ay si wangsan kugu iibsami doonto ayaan ku rajaynayaaa. Mudane
Maanshallah
Mansha allah si qurux badan aya u hadlay
Allaha u barakeeyo tacabkaas.
Timirtii ayaan iib u wayay !!! waa hadal culus.
Mansha allah wax soo saarka dalkeenu waa ka kaliya ee aan kaga baaqsan karno ama kaga maarmi karno khudrada inooga iimanaysa dalka dibadiisa
Dalka ha la beerto biyo iyo caro wangsan ba way buuxdaaye.
Alle ha ku garab galo waxanan ku rajaynayaa adiga iyo beeralayda kale in aad malin malmaha kamid aad gadhaan hadafkiina
Have you did good pruning
Ciidamada qaranka sii
alxamdu lilaah
Maangaha sharaab ka dhiga
Waad mah san tahay
Maansha alah