MAANAAY MAANAAY BEST SOMALI MAAY MAAY SONG WITH LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2010
  • waa hees maay maay oo wadata lyrics waana mid jaceyl kudhamaaday qofkii fahmaayaa fahmaayee

КОМЕНТАРІ • 193

  • @sumayabintiabuubakar5641
    @sumayabintiabuubakar5641 2 роки тому +15

    Heestan anoo yarbaa abtigey dhegeysan jirey 2011 hda wuuw dhintey abtigey 2sano ayuu Duggan yahay wxuu jeclan jirey gabar ladhaho maano wlhi 2 caruur ayey uheysaa hader markastoo kaxanaqdo heestan buu uqaadi jirey wlhi jcelka cajiip ayuu ahaa xiligaas heestan markan arkey oohinbaan iska galay wlhi abti illahayow unaxariiso Amiin🤲😥😥😭😭😭

    • @GALEYRMEDIA
      @GALEYRMEDIA  2 роки тому

      Aamiin

    • @garaadshow1023
      @garaadshow1023 Рік тому

      Amiin

    • @omaradan3168
      @omaradan3168 Рік тому

      Mash allh wa rer abtiyashey❤ dadkan jah dhiga biyo ma ahan

    • @user-wf1jv7zf3i
      @user-wf1jv7zf3i 2 місяці тому

      I'm sory alh ya rahma aniganah gaari xita xadan wato wax kale ma daarto my rer abtigey ❤

    • @muftiweyn9481
      @muftiweyn9481 Місяць тому

      Allaha unaxriisto 😢

  • @JP-gc1uq
    @JP-gc1uq 4 роки тому +20

    Heestan waxan maqlay 2016maran waxkabaranjiray Dalka Germany waxa lamoday inan fahmayo afmayga maclimadeyda ishiday waxyna ishegty iney Somali tahy wan kaxawishay waxan Inbadan magaceda radiyo mantay wan helay 2020 viva Maay Maay

  • @khaalidadam9346
    @khaalidadam9346 7 років тому +21

    Maana waa hees qiiro igalisa inkasta oo aan Ka soo jeedo waqooyiga Somalia oo aanan arag koonfur hadana heestan Si uunban u jeclahay noolow all fanaan muxiyadiin

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 2 місяці тому +1

    Mi hungduraw maani koo jeedaw maaling iyo hamiing maanay❤❤

  • @MahadCnuur
    @MahadCnuur 8 років тому +4

    waaaaaw waaa hees ad u qeyma badan qofki fahmi erayda heesta noolaw widaayaw muhidiin

  • @MohamedAli-rs8ek
    @MohamedAli-rs8ek 6 років тому +12

    Mana maanay ilove it this song🎶
    Baidoa Xiss U More wlhi
    Reer Arlaadi

  • @axmedkalluun9228
    @axmedkalluun9228 11 місяців тому +5

    idiris iitaabo inta heestaan ka soo maqashay 2023

  • @caliibrahim2630
    @caliibrahim2630 8 років тому +9

    somalida ku hadasha afmaayga waxan ugu baaqaya in ay horumariyaan afkooda hooyo my weely dheh afkii dhumahaay wabsaityada hal ku qoray ok walalagey

  • @sacdiyamustaqbal5939
    @sacdiyamustaqbal5939 3 роки тому +18

    Hees taan waxaan kahela awood waan dhagaysta marmarka qaar aniga oo aan fahmayn 85% waxaan jooga gobolka nugaal

  • @xasanoweedin
    @xasanoweedin 11 років тому +3

    Alow alahaaayi hees reewineeda liki jeedi waah waaah viva af maay maay

  • @mohamudmustaftubey3326
    @mohamudmustaftubey3326 8 років тому +6

    lang madoo ka araghiina mana kiin jheelathaany maaba fiyaaw nice song alfanaaan muhudiin waxaan ku leenahay jir oo joog waligaaaa

  • @samiyahassan5141
    @samiyahassan5141 4 роки тому +10

    M.a axsan hees may tolkeyga allow iidhowr raxweynteyda caashaqa

  • @fartuumafartuuma7572
    @fartuumafartuuma7572 4 роки тому +8

    Heesaha maay maay waxa u dhageystaa jecelkeyga dartiisa ilov you A💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜😍👭💑💓❤❤❤💓💓💓💕💕💙💜🧡💛💚💘💞💟💝💢🖤💜💋💋💗

  • @bulshogaarsiiye
    @bulshogaarsiiye 8 місяців тому +4

    This is one of the best maay songs ❤

  • @banoooda
    @banoooda 11 років тому +11

    intii hees maay iyo maxatirii heesti keliyi inki jeeli wuu heestuun meel wiin in ki tegiintii

  • @sanaagbeeyoltd6282
    @sanaagbeeyoltd6282 5 років тому +3

    Koley waan ku Qiirooday ……….. mansha allah

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 Рік тому +3

    Love rawein people full respect somali weyn

  • @nimcoabukar1265
    @nimcoabukar1265 8 років тому +8

    aniga aad baan u jeclahay heestan maano

  • @istarliinsiyar4276
    @istarliinsiyar4276 9 років тому +5

    waaaw heestan aad ayan uxiseya

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 4 роки тому +14

    Happy new year 2020.wish you all Somali raax weyn happy New year

    • @aaminaalto
      @aaminaalto 10 місяців тому

      Sxb adunka majogta hada farintada arkoyaa

  • @Luu.lta1
    @Luu.lta1 12 років тому +4

    omg heestan si eeda in jecelyu.. thank you galayr44

  • @fartunabdul9509
    @fartunabdul9509 Рік тому +4

    From Asmar caraale❤😢

  • @ManoMohamed-lx2xb
    @ManoMohamed-lx2xb 7 місяців тому +1

    My name maana
    Maanaay maaney hooyadey mcn baa iigu yeeri jirtay iyo dad badan oo ijecel allow kuu naxriis hooyo mcney😢

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 Місяць тому

    I love maay language ❤😢

  • @Liljokaaable
    @Liljokaaable 7 років тому +4

    Eesh Calaa Hees Masha Allah.

  • @zakariamohamed3143
    @zakariamohamed3143 9 днів тому

    25/07/2024.
    Aano kujiro sanakii ugu danbeeyey jaamacadda weliba gacanta ku lajiro project aan ku qalan jebin lahaa saa idna ugu daaley baa
    heestan mayaanté badéng ké neebsé dahaayé.
    Qaraaboy(reewénow) hor mar feylé.

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 Рік тому

    tan hees wa dhaftay ee somaliyey magac kle ubixiya lahjada maygu waa raaxo miiran yaah lets go maxa tiri inta ayan dageynaye

  • @easylive2236
    @easylive2236 8 років тому +7

    waaaw I ilke it heestan waa jcyl

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 8 років тому +5

    mashaa allllaaaaah

  • @Qaanuuni
    @Qaanuuni 8 років тому +10

    ماشاءالله تبارك الله محيدين حياك الله ياغالي ربي يحفظك

  • @xasanoweedin
    @xasanoweedin 11 років тому +1

    Maaanaaaay maanay ani dhan maanaay maskantey maanaaay waaaah waaaaah alow jalboodi

  • @jibaarshhussein6756
    @jibaarshhussein6756 9 років тому +3

    waaayo waaayo a soo xasuustey nice song

  • @nageeyetravelagency9007
    @nageeyetravelagency9007 11 місяців тому +1

    xilligii qaxa 2006 ayaa xamar ku dhageysan jiray best maay song

  • @sanayaandrodrakushiandarna7424
    @sanayaandrodrakushiandarna7424 8 років тому +1

    wwwwwwwwwwwwwwwwwww cadii ma ahan heestan hees shidan masha allah caleeek

  • @reerarlaadi3576
    @reerarlaadi3576 11 років тому +3

    Inaba Caadi maahan HeesTaaN macaaN

  • @nuurcalimaadow769
    @nuurcalimaadow769 Рік тому +1

    2014 ayan gurigeena kudhageysan jiray wakhtigaas aadban uyaraa xasuusa hada xiligan waa 2022/11/4

  • @abdibasidmohamed4774
    @abdibasidmohamed4774 7 років тому +3

    waaw best of All songs Al Fanan Muhuding.
    lakin may waysinaa heese badinoo use qaadi Allow ki dhoor

  • @luckyman1fca844
    @luckyman1fca844 3 роки тому +10

    I am so happy👉😍

  • @mrviral4735
    @mrviral4735 Рік тому +2

    Vibeing this In 2023 what at ahit 🔥

  • @user-dq9gq6tp8u
    @user-dq9gq6tp8u 8 місяців тому

    best songs muhyidiin lama darashooda❤❤

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 2 роки тому +3

    best song 🎧 Af maay e.

  • @maryancaday4658
    @maryancaday4658 Рік тому +1

    Waaaw mana ❤❤❤❤

  • @jaamaccali4971
    @jaamaccali4971 7 років тому +1

    Mu Hunduraaw Mana Koo Jeedaaw Maalin Iyo Hamiin Maanaay

  • @yonishassan3423
    @yonishassan3423 Рік тому +1

    2023 maanaay xasuus ✌️

  • @Qaanuuni
    @Qaanuuni 8 років тому +1

    masha allah tbarke allah muxidin allaha ku dhoro wll

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 Рік тому

    ninka musiga tumay wakuma tolow ish cala hees 50 jeer ban dhagesta😮😮

  • @aishaadan6658
    @aishaadan6658 5 років тому +1

    2019 yaa ku heysto heestaan

  • @hassanmohamed9801
    @hassanmohamed9801 10 років тому +2

    uh scienceofherself this song is just about love

  • @muhanaddeeq7167
    @muhanaddeeq7167 5 років тому

    Madii madey la deero maana hooba in maadna hee madalulow ma dhaafa

  • @MuxudiinCbadinuur
    @MuxudiinCbadinuur Місяць тому +1

    Call ❤❤

  • @hassanhaji4787
    @hassanhaji4787 7 років тому +1

    these song original by shimali a shimali album koli koli track muna its one of best i like it luv it

  • @CabdiAadan-c7e
    @CabdiAadan-c7e 23 дні тому

    Af marooned aragon madiiwaayi gacaltooyo muxidin lamadaarasho

  • @maxamednuur5811
    @maxamednuur5811 10 років тому +2

    waaaaaaaaaaaw afkaa Aan likqobadyi maanay maany

  • @bashiircali5153
    @bashiircali5153 Рік тому

    Hesaha mayga ahi soo badiyaa

  • @fartuunxasan2067
    @fartuunxasan2067 7 років тому +1

    واوو روووعة ;-)

  • @ahmedibrahim1986
    @ahmedibrahim1986 7 років тому +2

    hestan sigar aya ii tabane xasuus dher

  • @yuusufyuusuf6575
    @yuusufyuusuf6575 5 років тому +1

    Wan ka helaa maanay lkn maku hadli kari yaa ibaraa

  • @Qaanuuni
    @Qaanuuni 4 роки тому +2

    𝔸𝕝𝕝𝕒𝕙 𝕜𝕦𝕦 𝕟𝕒𝕩𝕒𝕣𝕚𝕤𝕥𝕠

  • @bashiiroromo7689
    @bashiiroromo7689 4 роки тому

    Saaxib waad qaladay qoralka may ga sidaas ma ahan eriyada qaar waad saxday qaarna waad qaladay lkn inta qaladay ayaa badan marka qof yaqaano ugee

  • @Abdoa-Cr7
    @Abdoa-Cr7 7 років тому +2

    روعه

  • @abdirizakjunior9280
    @abdirizakjunior9280 Рік тому

    Ileen hesaha af eelayga waa macanayeen viva hees af elay

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 Рік тому +2

      Pro profile ka swrka kuu saran mrki la arko qof wayn lagu mooda waxa aad ku hadlaysana wa sidi ilmihi 15 jirada uhadlayan af eelay maxaa la dhaha 🙄 Maka dacad baa mise si kle bad wax u wada ?! Af eelay wax la dhaho ma aha eelay wa jifo ka mid ah qowmiyada raxwayn sida h.g algal majeerten ogaden ayay lamid tahy mrk afkana raxwayn un malahan ee waa afsomali Cid walba Ayana ku hadli karta wa luuqad ma ahan lahjad o rer gooni ah ku hadasha mrk pro hadan aqoonin hada baro hadad sikle wax uwadina keep Going 👋

    • @yonishassan3423
      @yonishassan3423 Рік тому

      Af eelaay aa isku xishoo pro af eelaay wax ladhahaayo mjiree

  • @mariyaxasanaxmed4871
    @mariyaxasanaxmed4871 7 років тому

    idkuso jiidy oo kudhahdy dhagyso majirto isqorka dhaaf ee meeel lagaga bahnyn hakudhimn doqonyhow

  • @aliabdirahmaanali143aliabd3
    @aliabdirahmaanali143aliabd3 3 роки тому +1

    Caadi macahan

  • @rahmonoor1479
    @rahmonoor1479 7 років тому +1

    alloow reewiing fiyaaw oo dheh amiirka codka wlh heestan xasuus hore ayey isoo xasuusisey mar aan kenya joogay ayan aad u dhegeysan jirey weliba hada waxa ii muqata meshi aan fadhiyey oo isku meel aan joogney aax xasuusti hore wlh xanuun ayey leedahay pleas waxan idinka codsanaya oo dhameystiran nosoo geliya

  • @aizovevo8114
    @aizovevo8114 3 місяці тому

    Lama daarashooda

  • @DADIRNERO
    @DADIRNERO 13 років тому +8

    one of the best maay maay love songs.I LOVE IT.

  • @TheSufisomali
    @TheSufisomali 13 років тому +1

    Waah Waah Waa rageedeedi de .

  • @mohameddiriyeisa4121
    @mohameddiriyeisa4121 7 місяців тому

    Caadi maaha ❤

  • @Laapjaceyl
    @Laapjaceyl Рік тому

    Aniga ma jaceli heestan

  • @hibomohamedhibomohamed7340
    @hibomohamedhibomohamed7340 7 років тому +1

    cadi ma ahn heesta

  • @mustaf7562
    @mustaf7562 Рік тому

    Mana hudurow best afkiayow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪🦁🥰

  • @cabdulahialbaana2386
    @cabdulahialbaana2386 4 роки тому +2

    Motow iiiiiì meel midow fadheeew meel mogde eny ko oooy

  • @mahamudnuureahmed
    @mahamudnuureahmed 10 місяців тому

    Wow laxanka aanba la,dhacey

  • @jeycoast6765
    @jeycoast6765 8 років тому +1

    kkkkk thank u hestan mudo an radinayay

  • @madabdila2112
    @madabdila2112 8 років тому

    meeldhong aniimareey mithaalkaa anukuwaayey mithalkaaaaa

  • @MrAxmed111
    @MrAxmed111 12 років тому

    luuqcapital web says woooow is good music fantastic

  • @AxmedXasan-ug7oz
    @AxmedXasan-ug7oz 11 місяців тому +1

    😊😊😊

  • @hakiimyare8506
    @hakiimyare8506 3 роки тому

    October 21/2020 yaa dhagey sanoya

  • @engrmukhtaarmohamed9598
    @engrmukhtaarmohamed9598 5 років тому +1

    2019 ☝️🙏

  • @rahmonoor1479
    @rahmonoor1479 7 років тому

    aniga iyo dhaman familykeyga oo meelwada joogna ayan dhegeysan jirney xasuus xanuun badanaa yaaqey

  • @cabdikariinjimcaalexasanpe5377
    @cabdikariinjimcaalexasanpe5377 8 років тому

    abwaan muhudiin jir oo joog waligas

  • @hazanmahad
    @hazanmahad 2 роки тому

    Heestan wax badan ayan kuso xasuusta runti

  • @scienceofherself
    @scienceofherself 10 років тому +40

    Can anybody share what this song says in English? I have several Somali students who speak Maay Maay. I like to play music to start the day and I thought it would be nice to play music they are familiar with, I just have to make sure its appropriate for elementary listeners, ya know. Thanks!

  • @asadaxmedasadaxmed2811
    @asadaxmedasadaxmed2811 2 роки тому

    Masha Allah

  • @siraadqli7098
    @siraadqli7098 2 роки тому +1

    Kkkkk maiinaqaneyso yaah fny🤣🤣

  • @aazifarafatbwoy4422
    @aazifarafatbwoy4422 Рік тому

    7:16

  • @mohaamad2209
    @mohaamad2209 11 років тому +2

    kkkkkkkkkkkkkkk megel sxb waa kabaxsatay waxaan u aqoonsaday abwaankan alifay aabihii jaceylka reg reg dhali yaa ety sxb thnx

    • @dauudsheekh309
      @dauudsheekh309 6 років тому +1

      Wales waxaansoo xasuustay Jeddah Saudi Arabia markaan hooray Hgghuh anigoo socda suuqa bag Maia maasha always zagriyaad xilwa yaaisooceliya waqtigaas

    • @abdfatax1373
      @abdfatax1373 4 роки тому

      Nice songs wow

  • @TheSufisomali
    @TheSufisomali 12 років тому

    @galayr44 and do u mean by that? waxad kala jeedo ii sheeg bal? ma'garadaw walaga oraati...

  • @uunsinay8911
    @uunsinay8911 10 років тому +1

    maani maghaaghaa ma dhaafaan keeyaa hathal mayaang too taa ma hil maa totheyaa waxaas ayaa jaceyl la dha haa yaaa salaa maa muhuden

  • @Arbacow_34
    @Arbacow_34 Рік тому

    2023 ya dawanayo ani cml

  • @diinowmsshariif5005
    @diinowmsshariif5005 2 роки тому

    Wllhi waa xasuus

  • @farhiyaahmed344
    @farhiyaahmed344 10 років тому +1

    Muhudin kibaxsiti

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 11 років тому +2

    best song

  • @Qaanuuni
    @Qaanuuni 4 роки тому +1

    الله يرحمك

  • @aweysabukar5224
    @aweysabukar5224 8 років тому

    Mira laha Ma oshi Ani Matosaniya Ma oshi Waaw Al Fanan Muhidiin Alan Aw Eshcalaa

  • @sharmaaahmed4598
    @sharmaaahmed4598 8 років тому +2

    waaaaaw

  • @farxiyocabdimaxamed
    @farxiyocabdimaxamed 11 місяців тому +1

    Asc aszrefd❤❤❤❤😮🎉🎉🎉🎉🎉

  • @shukriidris4801
    @shukriidris4801 8 років тому +1

    hathal mayaang toota

  • @mohamedabib786
    @mohamedabib786 8 років тому +2

    nice

  • @saidjjabir304
    @saidjjabir304 2 роки тому

    Maanaay