Ladabaalo Caashaqa Cumar Shooli Official Video Cape town South Africa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 гру 2013

КОМЕНТАРІ • 595

  • @asadkimmich6234
    @asadkimmich6234 3 роки тому +369

    2021 hadaad daawaneeyso like dhac kuusi allow kuu naxariiso😥😥

  • @abdirahmaanaliomar5243
    @abdirahmaanaliomar5243 Рік тому +51

    Alaha unaxariisto fanaan cumar shooli hesihiisa murti ayaa ku jirto inta iga dambeyso like ii saara ✅🥰

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 3 роки тому +47

    Ilaahay ha kuu naxariisto yaraantii wuxuu ka mid ahaa fanaaniintii aan ku caqliyaystay mar walbo waan jeclaa waaan xasuustaa cajilad ayaan ku dhagaysan jiray cumaraw quluubteena ku nooshahay

  • @Mohamednoordd
    @Mohamednoordd 3 роки тому +23

    Allah U Naxariisto Cumar Shooli Wuxuu ahaa Fanaan Dadkiisa Somaliyeed eey aad u Jeclayeen Run ahaanti Caawa Waa 20 July 2021 Biratana Waa Ciid Carafo 🤲🏾

    • @zahraabdullah6210
      @zahraabdullah6210 5 місяців тому

      ¶¶{

    • @Mohamednoordd
      @Mohamednoordd 5 місяців тому

      @@zahraabdullah6210 zahra waan ku salaamay walaashay nabad ahaw

    • @Mohamednoordd
      @Mohamednoordd 5 місяців тому

      @@zahraabdullah6210 Zahra waan ku salaamay walaashay nabad ahaw

    • @35faduma
      @35faduma Місяць тому

      Amiin ya rabi 😢

    • @35faduma
      @35faduma Місяць тому

      Allah ha u naxariisto amiin ya rabi 😭

  • @ciilowtell9321
    @ciilowtell9321 2 роки тому +29

    9 sano kadib manta ayaan fahmay heesta micnaha loola jeedo allah ya raxmak legend shooli

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 роки тому

      Mxa kafhmnty

    • @ahmedjeylani5188
      @ahmedjeylani5188 2 роки тому +2

      @@salmacdy1873 wuxu ka fhmy barashada dumarka

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 роки тому

      @@ahmedjeylani5188 dumr mxa lagbrna hhhhh

    • @ahmedjeylani5188
      @ahmedjeylani5188 2 роки тому

      @@salmacdy1873 gabara cirka ufiirisay malaha wareerka waayaha

    • @luulabdullah9030
      @luulabdullah9030 2 роки тому

      Walhi weey jirtaa shanta ilaah masimin

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 3 роки тому +210

    Sooraan iyo shooli iney isku Eegyihiin haddaa ila Aragtey likta igu qabo.

    • @naqiyamaxamud9977
      @naqiyamaxamud9977 3 роки тому +10

      Alle haunaxriisto labadaba 🤲🤲

    • @assalqueen3387
      @assalqueen3387 3 роки тому +8

      Alla maant uyuu dhintay allaha unxaristo 2badaba

    • @Unknown-ez3mo
      @Unknown-ez3mo 3 роки тому +5

      @@naqiyamaxamud9977 6 days ago ayad tidhi wu dhintay shalayna wu dhintee side kusii ogatay 🤔😨

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 роки тому +2

      Isku waqtina way ahaayeen..

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 3 роки тому +1

      @@naqiyamaxamud9977 aamiin geeridu waa xaqe

  • @unprecieux1013
    @unprecieux1013 2 роки тому +31

    Waan wada ogsoonnhy qof dhintay heesihiis ldagysnaayo in aa dhambi usii badineeno mrka ilaahey idinkiisu aan sadaqo qarsoon ubixinno fananiinta dhintay waa iga talo 😢💀😔🙏

  • @shuremabas6557
    @shuremabas6557 Рік тому +8

    Alaha unaharisto umarsholi uducoya walalyal like isara 2023

  • @cabdiwelicabdullahi7363
    @cabdiwelicabdullahi7363 3 роки тому +36

    Tuesday 1January 2021
    Allah unaxaristo hadad iga danbeyso like isaar

  • @hamzehjibril2626
    @hamzehjibril2626 3 роки тому +9

    CUMAR SHOOLI arkaYoo SOORAAN uumba igu so dhacay😪😪
    RABi 2 doodaba ha u naxariisto Wakhti kooban bay kala.horeeyeeene😔

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +31

    Fananku cod dahabsanaa rabbiyow kunaxariiso Cumarow maxad ahayd fanan qaaliya😍😍

  • @liibanhassanomar1752
    @liibanhassanomar1752 4 роки тому +158

    Allah Yaraxma raaximin caawa oo taariqda tahay 14 April 2020 ayoo dunidan katagay rabi naxariistisa hawaafajiye

  • @feysalmaxamed3433
    @feysalmaxamed3433 3 роки тому +107

    2021 and Still its one of mi fav songs cumar shooli allow kuu naxariiso❤😭❤

    • @kyngahmed3667
      @kyngahmed3667 2 роки тому

      I know im asking the wrong place but does anyone know a way to log back into an Instagram account?
      I was dumb lost my password. I would love any tricks you can give me

    • @sakariesaleiban9718
      @sakariesaleiban9718 2 роки тому +1

      Xay

    • @MaxamednuurXuseen
      @MaxamednuurXuseen 7 місяців тому +1

      Aamiin

  • @abubakarmusa4140
    @abubakarmusa4140 13 днів тому +3

    In 2024 if you still listening 🎶 this song with peac and love ❤️ I need my like Somali xanolato

  • @Mohamett4
    @Mohamett4 2 роки тому +44

    May Allah mercy him the highest level in the jannah 🥺

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 4 роки тому +13

    Taariikhdu kuma illaawi doonto adeero qali raxmad iyo raali eebe korkaaga ha ahaato
    Maxbuub yare. Daneeye fanka somaliyeed from hargeysa

  • @hafsaahmet9876
    @hafsaahmet9876 2 роки тому +8

    Allah ya raxma legend Omar shooli🤲🏼

  • @abdinajibmohomedosman114
    @abdinajibmohomedosman114 Рік тому +18

    Rest in peace 🥺💔🥺 Talent voice. still i am enjoying 2022🥺💔

  • @i_amzack_622
    @i_amzack_622 2 роки тому +59

    This man needs alot of prayers 🙌🙌🙏🙏rest in peace 🕊️

  • @abeybilow3746
    @abeybilow3746 2 роки тому +12

    Allow kunaxarisa this is my heart touch song BIG LOVE MR SHOOLI RIP

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 2 роки тому +7

    Waxan dhagaysanayay hestan xalay 6.8.2021 haben xususmudan aniga iyo asxbatyada reer kampalla❤

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +27

    اللهم إرحمه واغفرله عمرشولي فنان من الزمن الجميل

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 3 роки тому +28

    Alleh yarxamii wll 😪
    Cawa taarikhdu waa 9 decembar 2020
    Fataxada haloo maro walalkeen

    • @ahmedaadan1302
      @ahmedaadan1302 3 роки тому

      Waaba sooran oo halkaa soo taagan
      Ilaahay haw naxariisto labadaba

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 роки тому

      @@ahmedaadan1302 haaa wlhi isku ekaaa ilhow qabriga unuri😪❤

  • @juweeryanuurcabdilahi6660
    @juweeryanuurcabdilahi6660 3 роки тому +2

    Alle ha u naxariisto naftiisi wayay nabigiisa maxamed ilahaw la xidhiidhi.......amiin yarabi

  • @herzamandamutluolsunzaidda9147
    @herzamandamutluolsunzaidda9147 2 роки тому +10

    الفنان عمر شولي احي الزمان الجميل بصوت مريح مع الفنان شهير اللهم ارحمه واغفر له واجعل مؤواه جنة الفردوس

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 3 роки тому +6

    Ilaahow raxmaddaada u deeq. Ustaad Cumarow quluubta ayaa ku nooshay.

  • @omarmataan.
    @omarmataan. 9 місяців тому +5

    Rest in peace one of the best singer's in Somalia, God bless you 😢

  • @abdirhmaangulled7625
    @abdirhmaangulled7625 2 роки тому +17

    Still watching 2021 and this song is my favourite song ever 😇😇

  • @thewhisperer3234
    @thewhisperer3234 3 роки тому +14

    Dhambikanba waxaa digey wadnexayge doqonke ka dorta dumarka.....ma wax loo dulqaata....💥

  • @tahriib8809
    @tahriib8809 Рік тому +5

    1998ilaa 2023 😢iam still lisening 🥺

  • @daqarew1494
    @daqarew1494 3 роки тому +4

    Rabbi naxaristiisa janno hakawaraabiyo cumar janada allow kugeeey aaamiin yaaa allah

  • @maherothman5363
    @maherothman5363 3 роки тому +5

    Wlhi waxaa dhagesan jiray walalkey iga weyn Mohamed Othman 2013 markas anu mobile ma laheyn asiga ayaan ka qadan jiray ,
    take me back to old days manta na waa 2021 Alhamdulilah Allah haku daayo walal meel waliba aad ku nooshahay 🥰😪

    • @adanmahamed2327
      @adanmahamed2327 3 роки тому +1

      U dhintay wll Allah naxariizte

    • @maherothman5363
      @maherothman5363 3 роки тому

      @@adanmahamed2327 𝙣𝙖𝙭𝙖𝙧𝙞𝙞𝙨𝙩𝙖 𝘼𝙡𝙡𝙚 𝙢𝙖𝙧 𝙬𝙖𝙡𝙞𝙗𝙖 𝙬𝙖𝙖 𝙪 𝙗𝙖𝙝𝙖𝙣 𝙣𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙢𝙖𝙝𝙖𝙙𝙨𝙖𝙣𝙞𝙙
      𝙬𝙡𝙡𝙠𝙚𝙮 𝙝𝙖𝙙𝙙𝙖 𝙖𝙖𝙣 𝙗𝙖 𝙘𝙖𝙡𝙡 𝙠𝙪𝙡𝙖 𝙝𝙖𝙙𝙡𝙖𝙖𝙮𝙖𝙮 𝙩𝙝𝙖𝙩𝙨 𝙖𝙡𝙡

    • @subscribeforgoodluck1806
      @subscribeforgoodluck1806 2 роки тому

      @@maherothman5363 fanaanka ayuu kuu shegay inuu dhintay,.cidda allaha u'naxariiso uu yiri waa fanaanka ee ma'ahan walaalkaa! Waxaan qoslay markaad tiri "waalalkay haddaanba call kula hadlayay"

  • @ismailmuhudinmohamud1643
    @ismailmuhudinmohamud1643 3 роки тому +9

    Rabi ha u naxaristo 😭😭

  • @farhiaiamail605
    @farhiaiamail605 3 роки тому +12

    Danbiga waxa dhigay wadnaheyga dowonke ka dortay dumarko weli dacad ku qaba best song qiso dhab

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 4 роки тому +23

    الله يرحمه و يقفر و يجعل مثوا جنات امين يا رب

  • @hafsahassan6925
    @hafsahassan6925 3 роки тому +50

    Now that I am older this song have a different meaning for me🤗

    • @abdiwelirage5682
      @abdiwelirage5682 2 роки тому

      What about before

    • @hafsahassan6925
      @hafsahassan6925 2 роки тому +3

      @@abdiwelirage5682 i was too young Ciyaal dugsiley aa ahaaaay

    • @yxngsully7553
      @yxngsully7553 2 роки тому

      Tm

    • @maherothman5363
      @maherothman5363 2 роки тому

      @@hafsahassan6925 wlhi been ma ahan anu xitaa iska dhagesan jiray mana aqoon heesta waxa ay ka hadleeyso lkn cawa si bey ii xanun jineysaa😓

    • @osmanjunior1064
      @osmanjunior1064 2 роки тому

      I knew it was over regret and later rejection to the girl. Till now i sing it alone with my own words but same melody. R.i.P

  • @abdibasidosman8054
    @abdibasidosman8054 2 роки тому +6

    Actually it's heart touching song i really liked it..... may Allah safeguard him 🤲🤲💯🙏✅

  • @anasindhey4595
    @anasindhey4595 3 роки тому +13

    Who is listening in 2021

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh 2 роки тому +25

    He was great somali Artist and musician with talent voice. Rest in peace❤

  • @Najiib__shire
    @Najiib__shire 4 місяці тому +1

    Golden voice allh yaraxma 2024😢😢

  • @suleqaabdirashid1167
    @suleqaabdirashid1167 3 роки тому +4

    Allah yaa raxma unaxariiso cumar shooli😭😭😭😭😭😭

  • @sadiksi0261
    @sadiksi0261 Рік тому +2

    Waqti Hore ayaad ku laabanaysaa markad dhagaysato Martida ay ku fadhiyeen heesihii Hore 😍 Waxan aad u xasusta inuu heeskan jeclaa inan aanu habrowadaag ahayn

  • @khadrakoos102
    @khadrakoos102 3 роки тому +3

    Xasuus 2003dii allow unaxariiso cumar shooli allow janatul firdowso kawaraabi aamiin yaa allaah 🤲🤲🤲🤲

  • @abdirizakmohamudjimale1461
    @abdirizakmohamudjimale1461 2 роки тому +1

    Alle ha unaxariistee wuxuu caan ku ahaa neynaasta ma daalaha hoboladda waberi legends

  • @husseinguyo1177
    @husseinguyo1177 Рік тому +4

    May Almighty Allah Rest your soul in Al Firdaus... Legend.

  • @nuraali8671
    @nuraali8671 3 роки тому +45

    Rest in peace the legend shooli🌹🙏🙏

  • @mustafisackhusein7007
    @mustafisackhusein7007 Рік тому +2

    Cumar shooli Alle ha u naxriisto 😢

  • @laylaabdirahman489
    @laylaabdirahman489 3 роки тому +2

    allh ku naxariso cumar sholi hestan wa hesahan ku aqli yaysty

  • @zakariyexasan1345
    @zakariyexasan1345 Рік тому +1

    Jacel wa cadow walhi 😢😢😢😢 sano 5 wan ku fikirayey baa hal biil ku dhamaday wana layga gursaday mantana Gacamaha waxbo kuma haayo duul kle igaa racaday 😢😢😢😢😢 walalahay wan inaaa salamaya 😢😢😢

  • @ayaanmaxamed5417
    @ayaanmaxamed5417 3 роки тому +4

    Doqagu waxow rabo koley denba kugalo wali diday kuman oran😥🥰🥰 2021

  • @maanka8907
    @maanka8907 2 роки тому +5

    I've been looking for this every where

  • @abdihassan7045
    @abdihassan7045 Місяць тому

    Alle haunaxristo manta ducada nogubahnye Kalii 😢🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @muhyadinalteso3668
    @muhyadinalteso3668 Рік тому +1

    7 sano ayaan jirey markan maqli jirey heestan haderna waanpa dhageystaa allah yarxamu 🥰

  • @juwelrajuujuu8582
    @juwelrajuujuu8582 3 роки тому +8

    Allah yaaraxma shooli Aamiiim🤲🤲🤲🤲🤲MON''24/MAY/2021

  • @nasaalnalka2453
    @nasaalnalka2453 2 роки тому +2

    Waaa heesti igu horesay oo aan dhageesto 2013 waliba idaacad ayee ka soo gali jirtay best song♥️💋👌

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey Рік тому +1

    This is cape Town South Africa 🇿🇦 I see ,omar was the legend may mercy of Allah be upon him.

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 3 роки тому +5

    2021_____2025 Hadaad DawanaYiZo Like dhaC Kuzii Wan Hubaa Inad Dawan DoonTo HeezTane

  • @samatarmohamed6961
    @samatarmohamed6961 Рік тому +1

    Ilhay haunaxaristo markastod dhageysato uducee Dua please

  • @NimoAsad-xy4vl
    @NimoAsad-xy4vl 4 місяці тому +1

    2024 still my favorite 😍 ❤️ 😮😢🎉

  • @mahamedkhaliif2479
    @mahamedkhaliif2479 3 роки тому +6

    Allah. Yaa raxma, halyey qaran. Hees i taabaneyso

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 2 роки тому +6

    Ilahey ha unaxaristo 🇸🇴☪️❤️❤️💐💐🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭

  • @abshirmahamed2173
    @abshirmahamed2173 2 роки тому +3

    wllh ilove this song...alle haku naxariisto our legend shawle.😥

  • @hamsesalaan6407
    @hamsesalaan6407 2 роки тому +1

    Illahow naxariis wazaca sii omar sholi
    Aduunyo😥 waxad tahay habeen dama❤🙏

  • @nuhbukhari8320
    @nuhbukhari8320 2 роки тому +1

    Ila iyo manta ayaa ku raaxeysta shooli allow kuu naxariso

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 Рік тому +1

    ILAAHOW U NAXARIISO. AAMIN SHOOLI FANAAN SIDA CADCEEDA U NUURIYA FANKA SOOMALIYEED. DAMBIGIISA ILAAHOW DHAAF O JANOOYINKAAGA BADAN HADYAD UUGA DHIG. AMIN DHAHA WALAALAYAAL . MAANTA DUCO AYUU INOOGA BAAHANYAHAY.THANKS

  • @fadedabdul1914
    @fadedabdul1914 2 роки тому +11

    Allah rest his soul in peace ✌🏻 🕊

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup 2 місяці тому

    Allah Yar ham
    Omar Shooli
    1982 wuxuu noo ahaa tartarakii iskuulada xamar Tababar kooxda dugsiga sare shibis
    Waxaa naga qaaday dugsiga bada

  • @kawtharqlbi
    @kawtharqlbi 3 роки тому +5

    😢😥😥🥺 Allow Kuu Naxariisoh 🤲🙏

  • @sawjasalixa9398
    @sawjasalixa9398 3 роки тому +6

    ilaahaw kuunaxariiso😭😭😭😭😭😭😭

  • @sakariyeabdi7586
    @sakariyeabdi7586 4 роки тому +10

    Allaah yarxama curma shoolo😭😭

  • @MohamadAli-tc3kx
    @MohamadAli-tc3kx 2 роки тому

    Cumar shooli ilaahay ha u naxariisto 2011 ayaan Adis Ababa ku Arkay nin xarrago badan oo Afgaaban buu ahaa

  • @issackhassan2542
    @issackhassan2542 Рік тому +2

    2023 I'm here watching
    Rest in peace legend ☺️👏

  • @amiinjapan3067
    @amiinjapan3067 2 роки тому +1

    Danbigaaba waxaa dhigay wadnaHayga doqonka ahee kaa doortay dumarkee 😭 Ever song I heard
    Rest In Peace Janadii allah haku geeyo insha allah

  • @mohamedsalaadmohamed1355
    @mohamedsalaadmohamed1355 2 роки тому +2

    2021 Wednesday 18 August 11:46am cumar shooli rabi naxariis hakugu siiyo

  • @fuwezamoha7249
    @fuwezamoha7249 3 роки тому +80

    May his soul Rest In Peace 😭legend🦋

  • @abdiazizmahmed8925
    @abdiazizmahmed8925 2 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto Cumar Shooli.

  • @MohamedCasayr
    @MohamedCasayr 3 місяці тому

    Omar shooli ilaahow kuu naxariso waa Habeen Rabadaana oo ay taarikhdu tahaY 26//3//20/24 maalin aY tahY TalaaDo ilaaheY janadii kugee ❤🤲

  • @batuuloxaajiabuukar4009
    @batuuloxaajiabuukar4009 2 місяці тому

    Inta 2024 dawaneysaa❤

  • @derrickotieno1314
    @derrickotieno1314 3 роки тому +3

    Ilaahey ha unaxariisto xaqiiqdii hesihiisa kama daalo waan iska jeclahay wiliba aniga uu Somali eheen ilaahey ha dhowro gabdhaha somaalida

    • @RelaxForever553
      @RelaxForever553 3 роки тому +2

      Hadaad somali ahayn mxd tahay ma oroma tahay ormada ayaa xooga somalida ay iskuso af dhaw yihiine?.

    • @kowsarhurre8626
      @kowsarhurre8626 3 роки тому

      Hhhhh

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 3 роки тому

      Ni mkenya magaca Otieno qowmiyada jaluo ee rer kenya aya labaxan

  • @abdirisak2252
    @abdirisak2252 2 роки тому +15

    This was helluva song #rest in paradise man 🙏

  • @YoungBoss-7
    @YoungBoss-7 4 роки тому +10

    Alle hawnahariisto 😭 alle Ha udanbi dhaafo adaa weyne maanta marxuum wuunaga hooseeyaa anaguna waan kudaba jirnaa dhamaanteen alle hanoo danbi dhaafo dunidan waa laga wada socdaa😭😭😭😭

  • @yasmiinhassan4673
    @yasmiinhassan4673 3 роки тому +5

    Allah unaxaristo 😭😭😭😭😭 I love this is song

  • @naimayunnis9057
    @naimayunnis9057 Рік тому +2

    My Allah mercy him high rank in jannatul fridows

  • @daganmohamed4469
    @daganmohamed4469 3 роки тому +7

    oh Allah yarxamkum lngd ❣✊

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r Місяць тому

    Still 2024 Listening this Song It,S Amazing SONG Mdhaha Heskani Wxa QeYb Ka Ah "Dambi Kama Aa Nan GaliN Duleed Kamagama Aa Nan Tagin Hablaha Da,Dadana Dan Dansi DaYo Dibna HeYga Uma Furin".🤴❤️

  • @SamsamjaamacNuur
    @SamsamjaamacNuur Місяць тому

    Ilaahey waxaan Kuu Weydiinayaa naxariis Waarta Aabo Fanaan soomaaliyeed🎉

  • @updishakouromar8515
    @updishakouromar8515 3 роки тому +3

    Allah ha una xariisto (shooli)

  • @dhalacadey3506
    @dhalacadey3506 3 роки тому +3

    Alha u naxariisdo wlhi waa fannan somali o an jeclhay

  • @axmedliilove
    @axmedliilove 2 роки тому +1

    Ilaaheey haunaxariisto cumar shooli

  • @ruunali3308
    @ruunali3308 Рік тому +1

    اجمل اغنية سمعتها في حياتي الله يرحمك يا فنانا العظيم عمر شولي 🥰

  • @somalilandpresstv
    @somalilandpresstv 2 роки тому +1

    Alle naxariisti jano haka warabiyo aamin aamin ya allah🤲

  • @ahmeywali8889
    @ahmeywali8889 3 роки тому

    Omar Shooli Allah hakunaxaristo, Hestaan wadku farayareysate. Ladabalo Ashaqa.

  • @user-vz4eb3xg2w
    @user-vz4eb3xg2w 2 місяці тому

    A masterpeice of arts from a legendary may allah give you his mercy

  • @cabdixakiinjaamac2289
    @cabdixakiinjaamac2289 3 роки тому +2

    Cumar shooli Allah ha kunaxariisto
    21/2021

  • @MustafeAbdi-ev3ks
    @MustafeAbdi-ev3ks Рік тому

    Omar shooli fanan qaaliya ilahay u naxaristo qalbigad nagala ka jogtaa

  • @abdinassir7387
    @abdinassir7387 4 роки тому +6

    Alaha unaxariisto omar shooli madaalihii hobalada waabari maanata oo talaado ah habayn ay arbaco soo galayso oo ay tariiqdu tahay 14-04-2020 ayuu geeriyooday 😭.

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 3 роки тому

      Ana hbnkan wn foolanayay asna mu dhintay 😢😢😢allaha u naxaristo wallo

  • @user-fd4dp8qk3y
    @user-fd4dp8qk3y 5 місяців тому

    Allah unaxariisto janatul fardowsa Allah kaa waraabiyo maantaa duco ayu nagu leyahy😢😢😢

  • @abdifitahmahamed2693
    @abdifitahmahamed2693 3 роки тому +2

    Wooow cape town Cumar inadeer soo dhow

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Рік тому +1

    Fav🎧🤩, AUN Omar shooli🤲❤

  • @AbdirahmanFaysal-ld8tq
    @AbdirahmanFaysal-ld8tq Місяць тому +1

    What a track classic ❤🎉