ustad omar tan iyo 100k kugu xirnaa waligey ima dhafin war aad so dubto intaa xasusto wana xiiseyaa waxa so diyayar riso o dhan blse waa necbahay marka carabta iyo qalijka ka hadleyso sawab la xariirto arinta Qasa walaheyn
@@haa8793 Hhhh miskiina khamiiska hada ay khaliiyiytu xidhaana miyaa aha khamiuskii saxdaha ay xidhan jireen dadkii ficnaa diinta islaamaka u soo halgamy adigu waxa soo baadhaa calamaani ayaad iska dhahaysa
Dadka hada jiro adkesi badan ma lahan. 33digr ayu mar noqde magalda London 🇬🇧 subxanalaah waxan moode in naarta aduunka imaate kuleel iyo guryo muraayada aha carabta maxaa ka qaldan isma kenayaan
Derbiga guriga ayaa ka qeyb qaadanaya in kulaylku uusan soo gelin guriga Afarta derbi ee guriga dhumucda aad ayaa loo balaadhiyaa si kulaylku wakhti dheer ku qaadato in uu kasoo gudbo iyada oo habeen noqoto Arch gelle ayaa sharaxey guri kuyaal magaalada berbera
Dalalka carabtu hadayba saa u kulul yihiin falastiin maxaa moodaysaa, iyagoo waliba guryohoodii laga bur buriyay, carabtaa ACyo ayay ku jiraan lakiin reer falastiin, qaarna qoraxdaa dilaysa qaarna israel baa gantaalada ku tijaabinaysa allow dadkaa dhibka ka dulqaad 😢
Somalia ba wxaa jirtey wxa daloolo ah oo Albabada iyo daaqadaha korkooda loo saman jirey Daradaha wxa laga dhigi jiray mid furan oo Aan dadnen yacnii saqaf lahayn Wxay ila thy taas lafteeda ba wxaa sbbty cimilada dalka FG: wll omar why u Adeegstaa Erayga JiXiima wlhy Ma aha shay tusaalaha lagu soo dhaweyn karo waa Shay Alle uun qiyaasi karo Qadar keeda teeda kale Wxa Afka ku bata Ruuxda caadi bey la noqota oo wxa dareen weyn ah ma ku yeesho Please waa Eray Ay thy in loo isticmalo tahdiib/baqo gali oo kali ah Jidhidhico baan dareena markaa ku dhawaqeysid Ee please ku badal Eray kale oo ka yar dabac san xadkii Cadiga Aged bay dhaaftay فضلاً وليس أمراً
Muuqaaladada hore ayaa dawanayy
Mahadsanid wll cumar❤
😢😢😢إِن يَشَأْ يُذْهِبْكُمْ أَيُّهَا النَّاسُ وَيَأْتِ بِآخَرِينَ ۚ وَكَانَ اللَّهُ عَلَىٰ ذَٰلِكَ قَدِيرًا
Mahadsanid Ustaad Cumar intaa waxaa dheer neefsashada Badda Cas taas oo ka imaanaysa Kulaylka Jahanama Allah ha naga bad baadshee
Mar walba hormar lagaaro dhinaca kale dib udhac ayaa jira
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
Sxp omar chanelka mawducyada aad lojeclaa waad kuyareysay siyasad kubadisay,siyaasada dad badan kahadlo mowducyada kahadli jirtay wax badan kafaaidijirnay anigo xumaan iga aheen mowducyada sojedi jirtay sidaas camal waxaa usojediyo waabari madai .lkn warbixintada jecalahay waxaan kurijenaa systamki hore inaa kuso labato mahadsanid
Somalida Ilaahay hamidheyo ❤❤
Ii balan qaad inaad salaada waqtigeeda ilaalin doontid😐
3addex sano iyo biyooyin aan si sax ula sodcaa Ogaansho .waa markii iigu horeysey aan arko cumar inshaar wajigiisa si sax ah . I am one your fans
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Much love ❤❤❤❤😊
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Igula sali wall xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
salalahu caleyhi wasalam
السلام عليكم . Bogana waa boga sooyalka islamka,
Na soo booqo, thanks
Walaal kulaylka khalayjka wan dhiibsaday wlhi cudur ban ka qaaday ilaahay ha naga so furto
Amiin
Asc Omar Inshaar Yaa Ahlan Wasahlan
My teacher
Ooo waba guryihii somalaaliya oo kale cajiib 😮😮😮
Omar inshar kasoo hadal mawduuca qorida book
Alxmd llh illaah dhul fiican waa na siiyay lkn aaway dadkii ka faa,iidaysan lahaa
سبحان الخالق 😮😮😮
ustad omar tan iyo 100k kugu xirnaa waligey ima dhafin war aad so dubto intaa xasusto wana xiiseyaa waxa so diyayar riso o dhan blse waa necbahay marka carabta iyo qalijka ka hadleyso sawab la xariirto arinta Qasa walaheyn
Qofka ugu horeyo noqdey oo dawado 🎉
Waxan jooga dalka somaalliyed ee djibouti kullaylka wan ka wada simanahay ustaadow
Me bosaso 37 c
Bishii april ee ina dhaaftay muqdisho kuleelka ka jiray lama aamini karo runtii 35C° Ayuu gaaray khaliijkana 45 ayuuba marayaa subxanallah
Aduunyadu waa yaab❤❤❤❤
Yaa inshaar ❤❤❤❤
Alhamdulilah wllhi hada nahay somali ILAHAY waa no nimceyey
Reer godey waxay ka cala calaan cimilida markay tagto 36 digre
Alxamdulilah waxan kulayl wuu dhafaý
Hadaan nhy team black waan ku shiilmi lhyn
Dadkuna majaajilo ahaan bay noo soo booqan lahaayeen
Kkkkkkkk😂😂😂😂😂
Hhhhh😂
😂😂😂😂
😂😂😂
Omar wad ku mahad santahy bro
Cumarow kuleelka wadankeena iyo kan khaliijka waxan umalaynaya in ay kala duwan yihiin dhidid dhan ba maleh iyada oo Ukuntu ku bislaaneyso😮😮
muqdisho 31 digrii☀️🔥
Nio mawduuca Abaar. 18 minute. Oo aad kusoo koobi kartay 11 minutes
Waxa noqoday qofaki ugu horesay
kanaalka_ogaansho🎉🎉🎉
Cadowga muslimiinta dunida maanta jirto sudaaan somali liibiyo siiriya ciraaq😢
What
Saxix wajiga galada ayey xiranyihin
O qabow lid sokuma ahn hadane winterka xagey kagali qabow
Magaalada bosaso 3 bilood ayay kulushahay wa 6 7 8 iyo inta hore bisha 9
Wuxuna gaara 45 waana laga xagaabaxa lakin ganacsiga ma istaago
Baadiya aad I soo xisuusisay
Anaga qabow ayan ku jirnaa waxan jogaa meel جط الاستواء uu maro qaxootiga dhadhaab gaar ahaan ifo
Omar inshaar 🦁🙌
Mawduucan xalkii sa waxay ku jirtaa in la helo architects xirfad u leh dhismaha guriga waxna daraaseyn kara
Allah sahlo
Alhamdullilah ❤
hargeisa april may kulayl aan horay arag kajiray imika julay june caadi dabayl aad udaran jawin dhex dhexaad ah
Cumar inahar maal mahan woxow bilaabe inow fikradihiisa oo khaalisa nala wadago nio sidi hore fican
Maqaalada Salafki umadan iyo schoolers ka maanta nala wadaag iyo fikrada hooda Adoo mahadsan zxp
jigjigan joga jawigu wuu daganyahay alxm inta kulula allaha qaboojiyo
Al hooyoyoya dhulka jubda hoose dhirtii waa laga dhameeyay raggiiblaha somaali waa dhintena
Aad iyo aad
Dhulka qaarba kulayl badan qarna qabow. wa yaabe jabuti iya kulaylbadan hada xagaga. Illahay cilmigi 😮 illahow dhulka no qabooji🤲
Khamiiska ay carabtu u xidhaana kulka dartii Ayay somaalidu sheekhnimo moodaana😅😅😅
😂
Calmani Allaha kusohadeyo somali adokle caadifad qadey dintisu lagurogay mad moday qamiska meshu kaimaday magaran
@@haa8793 Hhhh miskiina khamiiska hada ay khaliiyiytu xidhaana miyaa aha khamiuskii saxdaha ay xidhan jireen dadkii ficnaa diinta islaamaka u soo halgamy adigu waxa soo baadhaa calamaani ayaad iska dhahaysa
Team OGAANSHO One Like 👍
Hotel sidaan oo kale u Dhisan hada kahor waxaan ku ar kay Garbahaarreey waa meel Aad u kulul
Bosaso heer kulka kasoo hadal saxb ❤
Bosaaso maanty 42 bey gaarty
Scw scw scw scw scw scw 😊
salalahu caleyhi wasalam❤
Alxamdullilah 26° muqdisho
Carab hadal hayntooda cumar horta miyaad ka heshaa
Maanta ayaa iswaydiiyay suasha 😮
Ustaad cumar inshaar
Kkkkkkkkkk .....GELE .....MAFAHMAAYAAN EY KULA TAHAY DADKA KUGU XIRAN 💯 99%
Aan ku salino nabiga scw
Meelaha qaar sida sucuudiga khutbooyinka jimcaha xitaa waa lagaabiyay iyo aadanka jimce intay udhaxeeynayaan ilaa 10daqiiqo khutbooyinka 15daqiiqo
Allha qaboojiyo
Dadkaasaa nala xifaaltamaaya oo cadaab aduun kujiro ama wax naga sheegaayo ama sidakale aan hadalka udhigee INA XASDAAYA😢
Halke wax noga shegeen ama nagu xasdeeen
@@abdinasirabshir7876bal weydii😂😂😂😂😂
Abuu faysal❤
Oui ce vrai mn fr omaar
Sxb maha wax jira waxaad ka sheekaynayso ee waxa isbadalay cimilada aduunka mar kaa sidaas buu kulaylku isaaday barigii hore sidan umay kululayn
توفي في الحرم المكي هذه السنة أكثر من ألف حاج أغلبهم من مصر بسبب الحر الشديد الله يحمى جزيرة العرب قلب المسلمين
وبسبب الإهمل أيضا
@@mascuudsacdi😂😂😂😂 sed yeshay
Matoorada iyo gawarada shidaalka xeebta kuleel daran ayeey leyihiin
8:33 Omarow Iyo dhamaan Asxaabta Waxaad isheegtan Halkan Ama magaaladaan Uu Ku sugan Yahy Omar oo uu duubayo marka uu tariinka Yar saaran yahay
Dadka hada jiro adkesi badan ma lahan. 33digr ayu mar noqde magalda London 🇬🇧 subxanalaah waxan moode in naarta aduunka imaate kuleel iyo guryo muraayada aha carabta maxaa ka qaldan isma kenayaan
46 aaaa ala manoolo kuleel waadilay kuwaas subxanallah
Derbiga guriga ayaa ka qeyb qaadanaya in kulaylku uusan soo gelin guriga
Afarta derbi ee guriga dhumucda aad ayaa loo balaadhiyaa si kulaylku wakhti dheer ku qaadato in uu kasoo gudbo iyada oo habeen noqoto
Arch gelle ayaa sharaxey guri kuyaal magaalada berbera
Khaliijka kuleelkisa saaidka ah shidaalka la qodayo sameen maku leeyahy maqaani just maskaxdeyda ku soo dhacday intuu muqaalka socday
Haaa
Iska ilaaliya waxaa jira dad tuuksanaya oo carab ah
Cumarow hadan qatar uso dalxiis tagno lacag inte leeg aya naga bixi karta
That’s why
Adi maxaa ku dhaxtaagay meesha saa u kulul😮
Guryaha tuulada jecliyaa in my life guri sar aan ku dhex qabirnaay😢
صح والله
Somaliyay waxaad iga caawisaan saan carabiga u akhriyo asaga oo bilaa xarago ah
Asc cumar guriga fuqorad sidu ahaa
Dalalka carabtu hadayba saa u kulul yihiin falastiin maxaa moodaysaa, iyagoo waliba guryohoodii laga bur buriyay, carabtaa ACyo ayay ku jiraan lakiin reer falastiin, qaarna qoraxdaa dilaysa qaarna israel baa gantaalada ku tijaabinaysa allow dadkaa dhibka ka dulqaad 😢
Falastiin way yara kaduwanthy, waxey ledahay cimilada badda dhexe, ilaa heer waa caadi 😢 Allow udhibyarey
Dhulkaas falastine.urdun .siria.lubnaan.waa shaam marka iyaga khaliijka aad bay ugu duwanyihiin😮
Mucsigu maxalaal buu noqday ustaad?🤔
Jabuuti 45 weeyi cid cabanaysa majirto
Kuleyka Hawada bas maaha, Jeebka Xitaa waa Ku kululaanaa Khaliijka Qaasatan Dubia, ha ii soo dhawaan waaye 😁
War meeshu meel lagu noolan karo maaha
Kulaylka Boosaaso waa 41c xaalada aan daremayno waa kul zaaid ah bal qiyaas 50c qof kunool
Wlh Qof Ma Noco Lakiin
Anoo Ku Neceb Ayaa is Weydiiyey Sidee Logu Nolaa Xiligii Asxaabta
Oo maxaa ku neceb tahay, walalkaa muslimka ah soo ma aha 😳
Ogaaw waxaad ku hadleyso ha Hadlin sidii doqomada doqon nabi muuse baa inkaarey
Anoo ku naceb kulahaa oo hadii naxebtahey adey kuutaalaa oo cuqdad habeenkasta lajiifaneysaa😮oo muuqaaladiis daawaneysaa oo lacag ayuu ku helaa inta aad daawaneyso muuqaaladiis marka adiley dhiban marka cuqdada iskadaa
Subhana Allah qof lanecebyhy sidu jawabtisa kuqancin
haa lkn why ay dumarkooda dhar madow u xirtaan
Waan yaabanay cumar qatar waali weeye
dadka hadii aad tiraahdo kulaylka iyo qabowga midkeedarn waxay ju odhan qabowga ayaa kadar 😂
😢kululaa
Waryaa ma reer gedaa tahay galaha ayaan ku keenay
Haa 😂 Cumar rer gado waaye
Haa euu yahay rer gedi❤❤😂😊
Rer gedo bes ah miyaa galo sameysta wayabe
@@IkramMaxamud a province in Somalia is calllllllled gedo
Wuuba kuu sheeay hadda ka hor
❤❤❤❤
Zxp ninkan number kiisa halkeen ka helaa 😢😢
Somalia ba wxaa jirtey wxa daloolo ah oo Albabada iyo daaqadaha korkooda loo saman jirey
Daradaha wxa laga dhigi jiray mid furan oo Aan dadnen yacnii saqaf lahayn
Wxay ila thy taas lafteeda ba wxaa sbbty cimilada dalka
FG: wll omar why u Adeegstaa Erayga JiXiima wlhy Ma aha shay tusaalaha lagu soo dhaweyn karo waa Shay Alle uun qiyaasi karo Qadar keeda teeda kale Wxa Afka ku bata Ruuxda caadi bey la noqota oo wxa dareen weyn ah ma ku yeesho
Please waa Eray Ay thy in loo isticmalo tahdiib/baqo gali oo kali ah
Jidhidhico baan dareena markaa ku dhawaqeysid Ee please ku badal Eray kale oo ka yar dabac san xadkii Cadiga Aged bay dhaaftay
فضلاً وليس أمراً
Anaa shilmay sh9b iska dheh bosaso joogay kulelkeda cadi aheyn hadana waxaa joogaa Qatar 🇶🇦 oo kulelk caafi aheen 😢😭
Walal 70degree magaaro khaliijka ee kadaa kabadbadiska