Xalka Waa Buuggaan | Muxamed Alghazali iyo Soo Noqoshada Umada |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 269

  • @MubarakZ
    @MubarakZ 3 місяці тому +45

    Masha Allaah very interesting book.
    ASC WAAN KU SALAAMAY MR OMAR INSHAAR

    • @abdirahmaanxaajicali617
      @abdirahmaanxaajicali617 3 місяці тому +5

      Afsomaali maxa ku diiday?

    • @QulasadaFilimada2
      @QulasadaFilimada2 3 місяці тому +1

      ​@@abdirahmaanxaajicali617Waan ku salaamay soo afsoomaali ma ahan, soomali fudeed baa idin diley, marwalbo dhanka xun baad wax ka eegtaan.​

  • @tusmadafilimada
    @tusmadafilimada 3 місяці тому +23

    waxaa laga yaabaa inaan ku aqaan ama aadan i aqaan laakin waxaan kuu rajaynna nolol tan ugu quruxda badan ebid

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 місяці тому +35

    ﴿وَإِنَّ هٰذِهِ أُمَّتُكُم أُمَّةً وٰحِدَةً وَأَنا۠ رَبُّكُم فَاتَّقونِ﴾ [المؤمنون: 52 - 52]

  • @ShakiirAhmed17
    @ShakiirAhmed17 3 місяці тому +43

    Nabiga kusali marka hore SAW
    Marka labad adi iyo aniba ALLE Danbi dhaaf ino waydi Waa galabe❤

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 місяці тому +16

    Fariinteyda hadad aragto illahey dartii uso booqo janalkeyga ❤😢

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 місяці тому +17

    ﴿قُرءانًا عَرَبِيًّا غَيرَ ذى عِوَجٍ لَعَلَّهُم يَتَّقونَ﴾ [الزمر: 28 - 28]

  • @nagiibkamaal
    @nagiibkamaal 3 місяці тому +20

    Somalia 🇸🇴 caday ❤ilaahay swt dhibta haka dulqaado 🇸🇴 🖤🥰

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891
    @cabdisalaammaxamedsulubabd2891 3 місяці тому +8

    Kitaabka quraanka iyo sunada nabiga inta ay umadu u so noqonayso waxba ma hagaagi doono

  • @Tusmeeye555
    @Tusmeeye555 3 місяці тому +10

    Masha allah channelkaga hadanan kuxirnan lahayn manta herkan majogi lahay alhamdulilah

  • @Mahadonline13
    @Mahadonline13 3 місяці тому +20

    Book intee kahela ogaansho

  • @AhmettPoitt
    @AhmettPoitt 3 місяці тому +11

    Omer inshar the best UA-camr 😊

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 3 місяці тому +19

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

  • @afraxnuuni6331
    @afraxnuuni6331 3 місяці тому +17

    Xaqiiqada jirta waasidaas saaxib cumar inshaar

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 3 місяці тому +24

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa xoga islamka quseeya" sooyalka faracintii hore
    Nagu soo biir thanks

    • @UmumaxamedSiciid
      @UmumaxamedSiciid 3 місяці тому

      Soo gudbi wll

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 3 місяці тому

      @@UmumaxamedSiciid mahad sanid wllshy

    • @apdallaabshir
      @apdallaabshir 3 місяці тому

      Soogudbi walaal

    • @Sooyalka
      @Sooyalka 3 місяці тому

      @@apdallaabshir soo daawo hada kuwa yaala, daawaha waxa inoo soo saran culimadii islamka ahaa ee wax ku soo biiriyay calamkan_ iyo sababaha reer galbeedku uqariyaan culimadaas mahad sanid

  • @Hariiribrahim
    @Hariiribrahim 3 місяці тому +14

    Malin kasta waxan idinka codsada isoi booqda wlal maanta Hay kala hadhina 2k I gaadhsiiya illahey dartii iyo somalinimo❤😢

    • @canababdi9022
      @canababdi9022 3 місяці тому +1

      Walal wax wanaagsan oo qiimo le so dhig , markas kadib cidna ma baryidontid oo iso booqda madhihi dontid.

    • @KafiyaKorlacag
      @KafiyaKorlacag 3 місяці тому

      Wxd so dhigeso dib ugu labo wll

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 місяці тому +20

    Waa in aad wax ku qorta luqadada hooyo ee iska daya kufanka luqadaha galbedka😮😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому +1

      Thank❤❤

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 3 місяці тому +5

      Sidoo kle iska daaya sawirada qalaad ee status idin saaran😂😂😂

    • @Aaris236
      @Aaris236 3 місяці тому +1

      𐒈𐒙𐒑𐒖𐒐𐒘𐒖 𐒔𐒖𐒒𐒙𐒐𐒖𐒂𐒙 😊❤

    • @Aaris236
      @Aaris236 3 місяці тому

      ​@@Xirsiev😊❤

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому +2

      @@Aaris236 adi somali maa tahay🤔

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 місяці тому +3

    Carabigu waa luuqad sideeda u karaamaysan kalaamkii alle iyo sunadii suubsanaha ayaa ku qoran sidaa awadeed waa mihim in la bartaa sbbta oo ah waxyaalo bdn ayaa inooga xiran sida cibaadadii iyo fahanka kitaabka iyo sunada rasuulka, Sidoo kale Afkeenii hooyo ee somaliguna waa mihim kamana tagayno ku hadalkiisa.

  • @addesom
    @addesom 3 місяці тому +9

    Buugaan waxaan aqriyay 29 sanadood ka hor, welina aad buu ii xiiso gelinaayaa inaan dhageysto. Alle ha u naxariisto Sheikh Al-imaam Muhammad Al-Qazaali.

  • @AadanFarxaan-ew6nh
    @AadanFarxaan-ew6nh 3 місяці тому +7

    buugga halkeen ka helnaaaa

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 3 місяці тому +2

    Ma garanayo sababta ay ummadi uga gubanayso guuldarada ciyaaraha oo ay ka gilgilan wayday guuldarradii xadaaradda, warshadaha iyo mid bulsheed ba?
    Maxamed Al-Ghazali,

  • @IlyaazAbdirahman
    @IlyaazAbdirahman 3 місяці тому +7

    Team ogaansho 1m like 😂❤

  • @cabdinaasircali1019
    @cabdinaasircali1019 3 місяці тому +8

    First like and comment 😂😂😂😂

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 3 місяці тому +6

    Saaxiib muuqaal kasoo samee sh abdihamiid ibnu baadiis allah ha uraxmado

  • @User7654suy
    @User7654suy 3 місяці тому +4

    ﴿يٰأَيُّهَا الَّذينَ ءامَنوا أَوفوا بِالعُقودِ أُحِلَّت لَكُم بَهيمَةُ الأَنعٰمِ إِلّا ما يُتلىٰ عَلَيكُم غَيرَ مُحِلِّى الصَّيدِ وَأَنتُم حُرُمٌ إِنَّ اللَّهَ يَحكُمُ ما يُريدُ﴾ [المائدة: 1 - 1]

  • @jacobmoha2466
    @jacobmoha2466 3 місяці тому +4

    Iska ilaali fidno aan khaas ku noqoneen kee subiyay.
    Taas aya na hesatao manta 😢

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому +2

      واتقوا فتنة لا تصيبن الذين ظلموا منكم خاصة واعلموا أن الله شديد العقاب

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 3 місяці тому +8

    Gusha waa u dhawan sha ha ale ❤❤❤

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 3 місяці тому +3

    Luuqada arabiga waxay kaadhigaysaa qof jiilkiisa kahoreeya oo ilbax ah luuqadaha kalena way kuu fududaanayaan tijaabo dhab ah😊😊😊😊

  • @shaaciyeFilms614
    @shaaciyeFilms614 3 місяці тому +2

    Sxp cumar wn ku salamy salan ka dib waxan ka codsanaya inaad iga caawiso mobile an muqalo ku sameysto wll qli

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 3 місяці тому +6

    😢

  • @siciidcabdi8945
    @siciidcabdi8945 3 місяці тому +8

    Muxammad Bin Muxammad Bin Muxammad Al-Qazaali Wuxuu ahaa caalim iyo zaahid wayn❤

  • @abashka332
    @abashka332 3 місяці тому +11

    Luqadeyda 1 waa afsoomaali 2 waa carabiga 3 waa Nederlands 4 waa English

    • @ghst4487
      @ghst4487 3 місяці тому +3

      @@abashka332 luuqadaada waa soomaali kuwa kale aad soo tirisay waa luqado umad kale ee leeyihiin adiga waa baratay un

    • @abashka332
      @abashka332 3 місяці тому

      @@ghst4487 sax lkn inaa luqad qalaad ku hadasho kama dhigna inaa aqoon yahan tahay

  • @Ikhyaar-max
    @Ikhyaar-max 3 місяці тому +7

    Waan idin salaamay asxaabta

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 місяці тому +2

    Waxaanu gaadhnay heerkii ugu hoosaysay ee liidnimo ka umah islaamiya😢😢

  • @abdulqanimoha187
    @abdulqanimoha187 3 місяці тому +5

    Ogaansho❤ 💯

  • @abdirahmanmuseali9852
    @abdirahmanmuseali9852 3 місяці тому +1

    ALLE haku barakeeyo. كثر الله أمثالك
    Mahadsanid Ustad ❤

  • @JuraydDaud
    @JuraydDaud 3 місяці тому +7

    Ku Sali nabiga

  • @MaxamedAbdikadir-ip5ry
    @MaxamedAbdikadir-ip5ry 3 місяці тому +2

    Sxp noo soo gali taariikhdii d r zaker naik

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. 3 місяці тому +2

    Sawirada quruxda badan ee aad muuqaalka ku dhex jira see u samaysay sxp ❓

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 3 місяці тому +2

    Bookga Somali ama English ma ku heli Kara? , xaage aan ka heli kara?

  • @Raaginho
    @Raaginho 3 місяці тому +6

    Asc umada somaaliyeed ❤️🇸🇴

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому +4

    Firs❤

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim5268 3 місяці тому +2

    aynu kuwada salino nabigayni maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 місяці тому +2

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

  • @teacherpubg9441
    @teacherpubg9441 3 місяці тому +5

    Thnks fdln noo soo badi

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 місяці тому +1

    Video editing 100% 💖🙂

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 3 місяці тому +1

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye

  • @Yuufajr
    @Yuufajr 3 місяці тому +1

    Asxaabta sanadkahor ayaa youtube chanel furtay ilaa hada 6 subscaribe madhaafi booqda yufa axmad😢😢😢❤❤

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 3 місяці тому +6

    Nabiga_kusali ❤❤❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 3 місяці тому +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة اخواننا المستضعفين في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @baalgoray107
    @baalgoray107 3 місяці тому +1

    Waa jeclahay barnaamijyada noocaan ah waa Maankoris

  • @DeeqoBidaaye
    @DeeqoBidaaye 2 місяці тому +1

    Ilaahoow jabuuti kabadbaadi dabargo luqadeed iyo mid dhaqan

  • @Updalleomar
    @Updalleomar 3 місяці тому +1

    Englishku waa luuqada kaliya ee dadkoo dhan isku fahmaan bal somali yaa kugula hadlaya hadaa wadanka kabaxdo😂

  • @Baraarug-11584
    @Baraarug-11584 3 місяці тому +1

    Cumar inshar walale aad Baan kugu xiranahay waxan jeclahay inaan Ku lahadlo

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 3 місяці тому +3

    Hambalyo walaalkay 1m❤

  • @Anasalfa-f2y
    @Anasalfa-f2y 3 місяці тому +4

    M.a

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 3 місяці тому +1

    Xalku waa kitaabka io sunnada

  • @anasfahad-iv8sm
    @anasfahad-iv8sm 3 місяці тому +41

    أنت وحدك في الطريق الصحيح

    • @macalinsaalax
      @macalinsaalax 3 місяці тому +8

      إن كان وحده على الطريق الصحيح تحكم على نفسك الضلال 😂

    • @maxamedxariir575
      @maxamedxariir575 3 місяці тому +3

      بلى الله يحفظ لنا عمر انشار.👍🤲

    • @omarjimale8799
      @omarjimale8799 3 місяці тому

      ھھھھھھ​@@macalinsaalax

    • @ayuubpoi9571
      @ayuubpoi9571 3 місяці тому

      @@macalinsaalax🤣🤣🤣

    • @AHMED-YASIN7
      @AHMED-YASIN7 3 місяці тому

      وماذا عنك هل انت في الطريق غير الصحيح

  • @AnisoSheceyb-zn6mn
    @AnisoSheceyb-zn6mn 3 місяці тому +2

    😢

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 місяці тому +1

    Luqad wanaagsan Ayaan leeny soomaali alxamdulilaah dad jiraanhy

  • @Freephalastin-ow7rs
    @Freephalastin-ow7rs 3 місяці тому +2

    صلوا علي منقذ البشرية محمدا صل الله عليه وسلم ❤

  • @Siciid22
    @Siciid22 3 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ethiopian Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Baro25
    @Baro25 3 місяці тому +2

    Macaan gooyaha xasuusta nabigana ku salliya isoona booqda walaalayaal.

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 місяці тому +2

    ما شاء الله تبارك الله الله يحفظك يا ابني

  • @GAZA871
    @GAZA871 3 місяці тому +4

    only 1 k❤❤❤

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
    @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 3 місяці тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    يا اخي العزيز انا أحبك omar inshar
    Waxan kuwey dina wll marka ad muqal sodhikto ima sogarto si an uogado wll qali tarikh da now shek

  • @TendaiMaziva-ln2fu
    @TendaiMaziva-ln2fu 3 місяці тому +1

    Sawirka chanalkaga magaca allaah markasta kor buu leeyahay qeer allaha kusiyee qoraalkasta ha ukoreeyo magaca allaah inshaa allaah jizakalaah❤

  • @Xirsiev
    @Xirsiev 3 місяці тому +1

    Diinta Islaamka waxaa lagu dulmay magaca Islaamka, waxaana ku dulmay culimo u adeegta maamulka, iyo dhalinyaro fiqhi la’aan ah!!! Iyo mooryaan wareersan!
    Muhammad Al-Ghazali"""

  • @jihaadjihaad143
    @jihaadjihaad143 2 місяці тому

    احباب فضيلة الشيخ/محمد الغزالي | إن الاستعمار لكي يفسد الأمم التي خضعت له، يغريها بفنون الكماليات، وأنواع المظاهر ...

  • @secterofficial6001
    @secterofficial6001 3 місяці тому +3

    ❤❤❤❤❤

  • @zakariyeaxmedanc
    @zakariyeaxmedanc 3 місяці тому +1

    Mowduucyo aad u wanaagsan

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 місяці тому

    Sax walaalky Omarow. Waa Jahliga Heysta Qaar Kamida Soomaalideena. Inay Luqadii Qur’aanka Iyo Sunnada Kuqorneed Markuu Afkeeena Laqabsado. Wey Nagu Caayaan. Carab Ismoood Ayba Noola Baxeen😂😂

  • @thebeast09876
    @thebeast09876 3 місяці тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    اخي عمر.... شكرا على المجهود لكن لاحياة لمن تنادي. الجهل قد تفشي وعادة الامه للعصر الجاهليه " وعدتم من حيث بدأتم". احس ان غضب الله اتي لامحاله.

  • @Mda.77737
    @Mda.77737 3 місяці тому +1

    Ilaahaw dadkeena ugargaar❤

  • @walalkaweyn143
    @walalkaweyn143 3 місяці тому +3

    Much love ❤❤❤🎉

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 місяці тому

    Dadkeena. Waxaa. Iskaga qaldan. Luuqada. Carabiga iyo shucuubta carbeed ee. Qaarbadani yihiin cunsuriyiin

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 3 місяці тому

    من هرجيسا صدقت يا انشار نعم لغة العربيه مش تكون لغه اجنبيه عندنا

  • @zahragoley2149
    @zahragoley2149 3 місяці тому

    Asc brother, su’aal Iimaanka ma wuxuu la dhashey Zainab Alghazali? just wondering.

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET 3 місяці тому

    Sanadada soo socda waxa lagu kala bixi doonaa dagaalka ugu wayn taariikhda oon Aamin sanahay inuu dhacayo [Armageddon war]🔥 samadu xitaa waxay isku badalaysaa qiiq madow muslimiintuna si dhab ah ayay u xoroobayaan 🌜سورة الدخان 🌛
    ١٠_١٢ اية

  • @AYUBSalah-l9u
    @AYUBSalah-l9u 3 місяці тому

    ANI fikirkeyga
    1= luuqadeyda waa somali
    Maahan carabi mana ahan English

  • @Aaris236
    @Aaris236 3 місяці тому

    Muxammad Al ghazaali kle Miya kahoreeye ? wuxuu ahaa aqonyahan diineed waqtigi dowlada Salajiqada (Sultan melik shah) marku xukunka haye 🤔

  • @MaahirMohamud-h7i
    @MaahirMohamud-h7i 3 місяці тому

    @Ogansho Wxaad Kasoo HadaShaa AriNka Dhex TaaaGeN SharLaawe iYo Aadan SaHal 🙏🙏

  • @maxamedmacruuf8207
    @maxamedmacruuf8207 3 місяці тому +1

    53:second

  • @Leilamohaa
    @Leilamohaa 3 місяці тому

    Hamblyo 1.0M oo dad kugu xirmadey kaga Hambalyeyna❤🎉🎉

  • @AhmettNani
    @AhmettNani 3 місяці тому

    Zxp kugu raacsani in uun aheen carabigu Luqada qalaad
    Somalia 🇸🇴 Somali ayaa Luqada wadanka

  • @mohaibrahim3100
    @mohaibrahim3100 3 місяці тому

    Sxp omar mawducan waa mowduuc fican lkn chanelka siyadka dhigtay ee usolabo waxa lagu bartay sida buugta iyo tarikhada dadka waxeey kugu barteen waa muhim

  • @garissatube
    @garissatube 3 місяці тому +1

    Macalin wax badan aan kafaiiday

  • @Sam_Saylici
    @Sam_Saylici 3 місяці тому

    Luuqad ❌️
    Af ✅️
    Omar walal inta aadan dadka wax u sheegin naftaada ka bilow walow waxa aad ka hadashay qoraaguna sheegay ay run yihiin bulsho walbe waxa lama huraan ku ah inay afkeeda ilaalsato waxana tusaale kugu filan Somalida sida ay ereyo badan oo afaf qalaad ay ku jiraan Carabi, Talyani, Ingriis ayso qaatan

  • @abdixafiidabdiwakiil9680
    @abdixafiidabdiwakiil9680 3 місяці тому +1

    Waqtigii islaamka uu xoogeysan lahaa waa soo dhawaaday

  • @DulmiDiid-tj6rz
    @DulmiDiid-tj6rz 3 місяці тому

    Maya carab ma tihid lkn waa ka badbadisay afcarabiga taas baa keensysa adigoo somali ah inaad afkale Mar walba ku hadasho😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Wadaniga.dahsoon
    @Wadaniga.dahsoon 2 місяці тому

    Wcs wr wb,,, qolada aad qoraalkiyo qeylada udireyso qalbigooda adagaa Allahayow qaranka inoo hagaaji.

  • @sagalmahamed8745
    @sagalmahamed8745 2 місяці тому

    wll Cumar Sidan noogu soogudbi dhacdoyinka inta ad noshy insha Allah

  • @QadiroMahamed-ry8tx
    @QadiroMahamed-ry8tx 3 місяці тому

    Zxp waxaan kaa codsansyaa adoon dhip ii arkeen shere out iisamee 0nly please 😢😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 місяці тому +1

    Xaqiiqdii waa Nasiib daro weyn😢

  • @drpatience1
    @drpatience1 3 місяці тому

    Wallahi ummada inay dhimatay waxaa kuu cadeenaayo arinta falastiin maanta kajirto.
    Cidwalbo waxaa laga dhaadhacshay calan ugaar ah inuu leeyahay, waxna kaquseen walaalkiisa ladulminaayo.
    Siday ooga hishoodaan diintooda na waxaa loo sameeyay argagixiso kuqaraabata diinta, si markaaba hadasho ilaahay kacabso ama islaamka waxaa ma'ogola tiraahdo laguugu aamusiyo "argagixiso ayaad tahay".

  • @SaidHussein-q9m
    @SaidHussein-q9m 3 місяці тому

    Kumar miishaaroow afcarab waa af eeshiyaan afsoomaaliguna waa af Afrikaans ah

  • @HamzeMohamedIbrahim
    @HamzeMohamedIbrahim 3 місяці тому +1

    Wll cumar inshar waxa ubahanha bugan

  • @mohaindho7537
    @mohaindho7537 3 місяці тому

    Cumaar kaso hadal qorshaha siyasinta cadowga lasocda ee somalida badedi io dhulkedi warejinaya dadkana la wadag khaqiqada ✋✋

  • @BATMAN-AFFLACk
    @BATMAN-AFFLACk 3 місяці тому +3

    💯💯

  • @RaxmaMohamedGelle-to6os
    @RaxmaMohamedGelle-to6os 3 місяці тому +1

    Ilaahay darti ban idiin jeclahay

  • @mohamedsalat3420
    @mohamedsalat3420 3 місяці тому

    Ustaad cumar maxaa kawadaa luuqada carabiga waxay kamiyahay culture somaliga?Luuqadena iyo carabiner maxaa iskagalay marka lagatago Islaanimada aan wadaagno?
    Hadiba an wax tureno luuqadaga dhamaan an turno midena aan sorebano