Sirta Xaqiiqada | Lixdii indhoole iyo maroodiga.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    UA-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

КОМЕНТАРІ • 91

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 5 місяців тому +12

    Shiikh mustafaan la dhegaystay qisadan si qurux bbadan ❤

    • @DEKS-ARCHiVES
      @DEKS-ARCHiVES 5 місяців тому +2

      Dhageytaha sharafta leh waan kusalaamey

    • @NASRI-EEBE
      @NASRI-EEBE 4 місяці тому

      @@DEKS-ARCHiVES waan kaa qaaday wllo

  • @BashirAbdi-n5o
    @BashirAbdi-n5o 5 місяців тому +6

    Somalidu Qof walbo aqli leh Xaqiisa masiiyaan 🎉❤❤

  • @kingaadanmastar6190
    @kingaadanmastar6190 5 місяців тому +24

    Inta shekadan sheeq mustafe kadheegasatay Hi✋️❤

  • @Mr.apdallechenel99
    @Mr.apdallechenel99 5 місяців тому +6

    Aadanow alle hakubarakeeyo

  • @DaveMorris1969
    @DaveMorris1969 4 місяці тому

    Maashaa Allah, waa mahadsantahay bro, si fiican ayaad noo fahansiisey, Allah haku barakeeyo my bro - from xamar

  • @kheireofficial10
    @kheireofficial10 4 місяці тому

    Thanks sxb waxa tahay qofkii ugu horeyey ee youtuber somali ah oo comment gareeyo taasna waa wanaagaaga🫡

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 4 місяці тому

    Mahadsanid macalin

  • @GudoonHassan-j1u
    @GudoonHassan-j1u 4 місяці тому

    Waan ku salaamay aadanow soo dadaal bal inader waanu ku sugnaye ❤❤❤❤❤

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 5 місяців тому

    Mahadsanid wll Adan

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 5 місяців тому +1

    My teacher rabbi haku xafido

  • @sumannwar9775
    @sumannwar9775 5 місяців тому +2

    Ustaad aadan❤

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 5 місяців тому

    Mash Allah ❤ caqli Allah haku barakeyo wllo

  • @budulchannel8368
    @budulchannel8368 4 місяці тому

    Nin weyn sxb waa ruun waxaan ka maqley sheekh mustafa

  • @mahadsomali4251
    @mahadsomali4251 5 місяців тому

    Thank you so much Aadan

  • @CaydiidOthman
    @CaydiidOthman 5 місяців тому +3

    Sheeko xikmad ah❤

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 5 місяців тому +1

    Waa mar xalada aan maray maraynee

  • @AdnaIbraahim-p3w
    @AdnaIbraahim-p3w 5 місяців тому

    Thanks ❤

  • @HayatSacid
    @HayatSacid 5 місяців тому +2

    Wcs macalim aadan khadar ali❤

  • @abdulmaleke.6734
    @abdulmaleke.6734 5 місяців тому

    100% aadan.

  • @artann7833
    @artann7833 5 місяців тому

    Aadan Sahan walaal aan wada jecelnahay ❤

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 4 місяці тому

    Fikirka aadan sahan ee ayaantan uu faafinayo waa fikir khaldan kaas oo gabi ahaanba kasoo horjeeda udanqashada dhaliinta ee dalkooda sidas darted wuxuu keenayaa hadii uusii wado heer ay dhaliintu joojiso ka fikirka xalka mushkiladka dalkooda sxp aadan fikirkan kuguma qaadan

  • @ahmethabdi
    @ahmethabdi 4 місяці тому

    Wlllhi wall sahanow waxad ka hadashy waa xaqiiq

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 5 місяців тому +1

    Adanow wxa aad ogtahay in aad taageerto argagixisada Al shabab

  • @namhaniweli
    @namhaniweli 5 місяців тому

    Sxb Adan, waan ku salamay tkle waxan kaa rabaa buugaagta aad akhrisato dhawr xabo oo aad u wanaagsan inaad ciwaankooda (Title) kood ii sheegtid❤❤

  • @khaalidrashiid3015
    @khaalidrashiid3015 5 місяців тому

    AADAN sahanka

  • @XuseenShaxmed-tf6kd
    @XuseenShaxmed-tf6kd 5 місяців тому

    War zxp xagee ku danbeeyay buugii 48ka xeer ee awooda intii inoo dhinayd?

  • @mohamoudbile
    @mohamoudbile 5 місяців тому

    Adan Sahan, my beastie 🎉

  • @Maxamedmuuse-b7c
    @Maxamedmuuse-b7c 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 5 місяців тому

    Shb sahanka awwey buukii 48 xeer ee awooda wali ma dhameystirinee

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 5 місяців тому

    Xaqiiqaaat

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir 5 місяців тому

    M.Al

  • @Blackmamba-ve1zb
    @Blackmamba-ve1zb 5 місяців тому +1

    400k coming soon

    • @OmarQaloon-yr9wt
      @OmarQaloon-yr9wt 5 місяців тому

      Aadan waxa uu wax ka badalay wixii lagu yaqaanay ee ka daaa wll

  • @AbdifitahAxmed
    @AbdifitahAxmed 5 місяців тому

    Sheekh mustaFaa noo akhriYaY zxp

  • @IsmaaciilraageIsmaaciil
    @IsmaaciilraageIsmaaciil 5 місяців тому

    ❤❤❤ saas weeyo aadanow

  • @crixiinmaxamud3654
    @crixiinmaxamud3654 5 місяців тому

    Aadan sahan legend👑 pin

  • @abdirahmanabdirisakahmed9908
    @abdirahmanabdirisakahmed9908 5 місяців тому

    M.a✊

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 5 місяців тому +5

    Nio waxad mooda inaad aniga iga hadlayso mar xaladahas waan soo maray qaan gaadhna waanku dhawahay waxan aamin sana mabda a somali wayn lkn waaqica markan dib ugu laabtay %5 aya suura gal ah
    Jabuti waa dal madax banan
    Nfd iyo somali galbeed waalahysta
    Somalia iyo somalilnd isma ogola
    Waxa iiso baxday badbaadada umada somaliyed inay ku jirto garnaqsi lasiiyo somalilnd oo la ictiraafo
    Intaa kadib ayaga ayaaba is gashan buuraysan una doodi kara nfd s galbeed😮
    From somali galbeed 🎉

  • @Hafsa-bj8rw
    @Hafsa-bj8rw 5 місяців тому

    Sheikh mustafe ayaan ka dhegeysney ❤

  • @AbdinajiibMohamed-vb1rw
    @AbdinajiibMohamed-vb1rw 5 місяців тому +1

  • @Xaali95
    @Xaali95 5 місяців тому

    Aad baan uga helay sheekadaan. soomaaali tusaalay wax ku fahantaa baan maqlayay, inay dhuuxeen baan rajaynaya. saan anba u dhuuxay.

  • @wanaagchannel
    @wanaagchannel 5 місяців тому +1

    Nio buug baan ka akhriyey, casariyaan filayaa

  • @khaalidyaasinafrika89
    @khaalidyaasinafrika89 5 місяців тому +2

    Aar nio banigiban rabaa inan dhacee sideen u dhacaa bal xog igasoo sii adan ku arkaa nin waxlaga qadan karee😂😂😂

    • @maxamuudmaxamed8198
      @maxamuudmaxamed8198 5 місяців тому

      war niyow inaadeer qorshaha igasoo qayb geli
      dhaqala xumaan la daalaa dhacayaaye

  • @mustafecm0956
    @mustafecm0956 5 місяців тому

    Xaqiiqadu wey qadhaadhahey sida kiniinka oo kale biyo ku caba

  • @badrirashid4206
    @badrirashid4206 4 місяці тому

    Dadka inaga waa wayn way ku guul daraysteen xalinta mashaakilada waxuu doono ba ha aahaade 'malo garaabi "

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 5 місяців тому +1

    Wcs libaaax

  • @THECHEIF-f4c
    @THECHEIF-f4c 5 місяців тому

    Kusoco lpx❤❤❤❤

  • @maxaadxadi3201
    @maxaadxadi3201 5 місяців тому

    Adiga yaa kuu sheega xaqiiq miyaad sheegtaa horta

  • @Taliye-7
    @Taliye-7 5 місяців тому

    waxaan xasuustaa xili aan aaminsanaa ani ma ahee dadka intooda kale in ay yihiin dad aan dalkaan iyo dadkaan u naxayn balse hada waaka qaan gaaray

  • @najaxraagemursal9139
    @najaxraagemursal9139 5 місяців тому

    adikaba wuu kugujiraaye maxaa

  • @mahadcade446
    @mahadcade446 5 місяців тому

    Masaajidka ayey ku midoobi waayen ma dal dhan ayey ku midoobikaraan😢

  • @fahdka1668
    @fahdka1668 5 місяців тому

    100%

  • @mohamedgedi8820
    @mohamedgedi8820 5 місяців тому

    Sxb garaadkaaagu asagaaba u baahan koriimo ee nagtaada waqti ku bixi inta aadan dadka waqti ku bixin

  • @Balaayada-cadeed
    @Balaayada-cadeed 5 місяців тому

    War niyow toori maxa layiraahdaa....

  • @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
    @yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 5 місяців тому

    dhab weye

  • @Mahuraanchannel-c7n
    @Mahuraanchannel-c7n 5 місяців тому +2

    Waar buugi mee 48 ka la odhan jiray

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 5 місяців тому

    Thamline ka naha hagaaji ustaad sawirka sre

  • @Funyshort_1
    @Funyshort_1 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 5 місяців тому +1

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 scw scw scw scw scw 😂scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷

  • @benjaminjamin-p8s
    @benjaminjamin-p8s 5 місяців тому

    Codka waxa jira wax loogu tala galay oo hagajiya isticmal si hadalka si fiican ugu fahano neeftada iyo waxasan maqlayna iyo sanqar

    • @TrickSom.Tech1
      @TrickSom.Tech1 4 місяці тому

      nio adiga uun baa lagugu jira ee qalabka aad wax ku daawaneyso iska hagaji

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 5 місяців тому

    Adan sahan ibraahim raisi kasoo hadal

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 5 місяців тому

    Wax kastaa ha dhacaan ma jirto dip u noqosho

  • @MaxamedAdamfaraax
    @MaxamedAdamfaraax 5 місяців тому +1

    Soomaaliya iyo soomaaliland iney kala tagan waa iska hami yar qof walba oo muslim dhab ahna wuxuu doonayaa khilaafo islaam inuu arko
    Qilaafo islaamna waa dadmideysan ee cadifada yey ku jiidan hadii akhrisku wadada xaqiiqadeeda lagu gaaro hubaal xaqiiqada runta ah arkeysaa

    • @khaledali5093
      @khaledali5093 5 місяців тому

      Madina iyo maka halaga xukumee xasan katuur xukunka khilaafada waa islam ee maaha somali kaliya fiiqow 😂😂

  • @shaaficiwarsame8813
    @shaaficiwarsame8813 5 місяців тому

    M.

  • @DAACI_OFFICIAL
    @DAACI_OFFICIAL 4 місяці тому

    Inan kugu deydo maku khaldaney?!

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim 5 місяців тому

    Yarkii #voice for change ee qabiil wa lacnad suuqa kuso galay mad ku dhaga hadleysa illen ina wada doodan buu u ganbiye 😅

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 5 місяців тому

    maroodiga waa darbi weyn🐘😁

  • @mahdiabdallah1274
    @mahdiabdallah1274 5 місяців тому

    asc.ustad.adanow.sxb.somalilan.ma.wada.sln.baa..konfurta.dhibey.ku.jirta.ilahay.haka.saro.hogamiye.dacadana.alaha.u.keeno.lkn.somAllan..wey.ka.duwan.tahy.o.besha.dhexe.afka.ubey.ka.shegeysa.somaliln.wAXA.ay.mesha.ku.hayani.wa.....idoorlan

  • @ismaaciiljabad5434
    @ismaaciiljabad5434 4 місяці тому

    Sidee 100 lagu heli karaa?
    50+50
    Waad khaldan tahay waa 70+30
    Mid kale 80+20
    Mid kale 60+40
    Marka dhaman way saxan yihiin❗❗❗

  • @Nastexamoha
    @Nastexamoha 5 місяців тому

    Toori maxa laga wada ilmo adeero 🤔

  • @hananabdirahman3922
    @hananabdirahman3922 5 місяців тому

    Toori maxaa laga wadaa reer waqooyiyow

  • @OmarQaloon-yr9wt
    @OmarQaloon-yr9wt 5 місяців тому

    Aadanow ma diidanid sow maaha in reerka aan ka dhalanay ay oromo iyo soomlinimo doorteen oromonimo

  • @shucaybadan3551
    @shucaybadan3551 5 місяців тому

    Ayaan taan views laanta maxay tahay

  • @SubeerSaid
    @SubeerSaid 5 місяців тому +1

    Isaaq waa soomali diid

  • @LeadeRPoy
    @LeadeRPoy 5 місяців тому

    War aadanaw wanku wata ila hdr lkn awl somaliland wey yara fcnd lkn hda god bey kusi socotaa o odeygn muuse ladhho aya waalaya

  • @axmedcabdullahi
    @axmedcabdullahi 5 місяців тому

    Toorri
    eraygaa aad ummaan fahmin qofki reer woqoyi ah ama garanayoow ila wadaag wax u yaha6.

    • @updyzalanizmail3435
      @updyzalanizmail3435 5 місяців тому

      Malaha abley baad garanaysa waa iskumide

    • @Ninweyn-
      @Ninweyn- 4 місяці тому

      Waa mindida nooca Waa weyn Wax kale Kuma aqaano

  • @caytoeconomist
    @caytoeconomist 5 місяців тому

    Sheeko wax ku ool ah

  • @UmumaxamedSiciid
    @UmumaxamedSiciid 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤