Sheikh Abdi Hersy - Maxaa ka Jira Inaad Jabhad Cusub ka Aas-aastay Deegaanka Soomaalida | Waraysi.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 567

  • @AliMohamed-id7um
    @AliMohamed-id7um 5 місяців тому +64

    Great Somali unity influencer!
    Sh A Hersy

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 5 місяців тому +2

      I supported this guy

    • @mussemohamed9861
      @mussemohamed9861 5 місяців тому

      😊😊😊😊​@@Ramdelfalcao2024

    • @MohamedAminJibrilmamiin197
      @MohamedAminJibrilmamiin197 5 місяців тому +1

      I wonder, if Aw Hersy knows about the ICJ ruling in 1961? He serves for Ethiopia in 1947, when Ogaden wrote a letter to UN in protest against Isaq

    • @TherealNomad01
      @TherealNomad01 5 місяців тому

      Yes he is a patriot.

  • @Runloow
    @Runloow 5 місяців тому +6

    Sh Abdi Hersi waa siyaaasi hadalkiisu laba laba ahayn in badan ban ka fahmay kana fa’iiday pagekiisa manta siyaasiyiinteny haday kitabka iyo somalinimada ku dhaqmi lahayeen man liitamnayn laakin inshallah dib ban u dhismi doona Midna la ahaan doono 🇸🇴🇸🇴🤲 One love from hargeisa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @TherealNomad01
    @TherealNomad01 5 місяців тому +27

    MashAllah Sheikh Abdi is a great Somali patriot and well educated. We need more people with similar mentality rather than the stooges we have as politicians!

  • @filsanmo4987
    @filsanmo4987 5 місяців тому +18

    Maa shaa Allah buundooyinka hala dhiso allow caawi reer Gedo

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 5 місяців тому +5

    Allaha inoo xifdiyo Sh Abdi, dhalin badan oo Somaliyeed ayaa kudiirsatey wacyigelinta iyo run ka sheegista arimaha Somalia🇸🇴👍🙏💙

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d 5 місяців тому +12

    Maa shaa allah
    Sheikh Abdi Hersy
    Jazaka-allahu kheyr
    Waxaad tahay wadad
    Somali dhab ah oo
    Xaqa aan kagamban
    Oo sida ay tahay u sheega
    Taariikhda ayaa kucusi
    Doonts inshaa allah❤❤❤

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 5 місяців тому

      Ma hadaad fahantay waligiis ayuu ahaa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 4 місяці тому

      Maxaa qof reer nimo lagu taageeraa

    • @user-hw6qc8ps4d
      @user-hw6qc8ps4d 4 місяці тому

      @@qaaliyusra7541 qofkii wax wanaagsan dadkiisa lawadaaga
      Mawaxaad moodaa in waa qabiilkeyga lagu taageero wlley weli ma aadan
      Qaangaarin ee bal marka hore
      Qaan gaar noqo!!!

  • @aibrahim6639
    @aibrahim6639 5 місяців тому +5

    MaashaaAllah..Sh. Abdi waa dheeman naadir ah in laga dhex helo dadka soomalida waqtigan la joogo. ee Ilaahay ha inoo badiyo noociisa oo kale. Mahadsanid Sh. Abdi Hisri.

  • @muheeahmed1407
    @muheeahmed1407 5 місяців тому +14

    Sheekh Cabdi sida uu arimaha Somaaliyeed uga hadlo ee daacada ah aad Baan ula dhacsanahay, wuxuuna ka mid yahay dad aqoonyahan ah oo aad u yar oo arimaha Soomaalida ka hadla. "Maa shaa Allah"

  • @MoDahir-qg1tr
    @MoDahir-qg1tr 5 місяців тому +5

    Masha Allah, Sheikh Abdi Hersi is truly patriotic and nationalistic. When you see his face you can tell that his is not a flip flop guy but he’s man of his word. Thank you sheikh Abdi for all the research you are doing to educate us in return l promise you to share your videos and spread the message. May Allah give you long life and health.

    • @nadiyaahmed1394
      @nadiyaahmed1394 5 місяців тому

      Amiin Amiin ❤

    • @kaltumahmed3156
      @kaltumahmed3156 5 місяців тому

      Unfortunately that’s what I thought when I first saw some of his clips UNTIL one of his clips I came across praising Afweyne the most notorious dictator leader we’ve seen after Hitler who caused unprecedented humanitarian crisis in Somalia- now felt betrayed by this man what a loss to see someone who has knowledge YET- waa qawiiliste

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 5 місяців тому +16

    Assalaama Aliukum
    Mansh'allah
    Sheekh Abdi xirsi iyo
    Weriye Nuur
    Aad ayaan idiin salaamay

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 5 місяців тому +6

    Maasha allaah sheekh abdi hersy illaah haku hafido aqoontaada iyo aragtidaada aad beey somali ugu baahan tahay❤❤❤❤

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 5 місяців тому +24

    Marag baan kanahay in Shikh Abdi Hersi uu yahay qofkii oo Qaran qofkii wadani ah hadii Somalia laga heli lahaa boqolaal asaga oo kale ah Somali waxaay ku’istaagi lahaad cagaheeda waa Aqoonyahan xor ka ah Qabyaalada Urtay ee Somali halkaas dhigtay. Shikh Hersi Ilaahay haxafido

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 місяців тому +1

      Kkkkkk allah maxa been laguu hayee kuu nooleyiihin daroode iyu hawiye guul somaliland

    • @abdallamohamed9845
      @abdallamohamed9845 5 місяців тому +2

      ​@@AbdirahmanMohamed-hm8nd cuqdadanaa micnaha aan ku dhisnayn aadaa afka laaa taageysid,laa aamu .

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 місяців тому +1

      @@abdallamohamed9845 hhhhhhh dawolda al hawiye iyu daroodia anaga wxa cuunikarna hadan nahy labada maxan cuuna ader somali maa jiirto daaga been kaa daaahy

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 5 місяців тому +1

      ​@@AbdirahmanMohamed-hm8nd
      Mafrashka isaga jir

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 5 місяців тому +2

      Somalida in badani waa jugaalo oo xaasidiin ah, qofkiida aqoonta leh oo waaya aragga ah, wadaniyadna ka muuqato bey xastaan ilaajow noo xifdi shiikh abdi xirsi iyo inta aragtidoodu fograhay 😍

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 місяців тому +5

    Nuur well done MashaAllah wareysiga sh/Abdi Hirsie !!!

  • @warrior_566
    @warrior_566 5 місяців тому +9

    Thank you sheikh abdi hersy
    For everything you did for us

  • @user-um6hy6mc5c
    @user-um6hy6mc5c 5 місяців тому +6

    Mashaa Allaah ☝️
    Khayr Allaha siiyo sheekha
    haduuka dhabaynaayo arintaas waa mida kaliya e fursad u ah maanta soomaali waanan wada imanaynaa in shaa Allaah ☝️
    haday dhabawdo
    Soomaalidu ha noolaato oo sharaftii iyo karaamadii ay lumiyeen doqonta e daba dhigtooyinka kala ah xasan dhiiqo iyo dayuuska himishta leh e soomaali galbeed u xidhay cadawga e dhiigooda ka ganac sanaaya dhulka Allaha la gooyee

  • @hassanmohamud7556
    @hassanmohamud7556 5 місяців тому +16

    Sheikh Abdi hersy. Leadership in the new Millennium, how to apply the most powerful Leadership principles ever discovered to manage motivate ,inspire 👏 😊

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 5 місяців тому +1

    Sh Abdi hersi
    Jzakallaah ayaan leenahay
    Waa muxalil.Aan jeclahay
    Runtii sida uu xogaha .dahsoon.u faaqido
    Wariye nuur Mahadsanid

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 4 місяці тому

    Masha Allah jazakallahu khayran sheikh cabdi xirsi adiga iyo inta kula wado mashruuca kheyriga ah Allaha idin barakeeyo dhamaan

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 5 місяців тому +5

    Wax Badan Baan Ka Faaiday sheikh Abdi Hersy Masha Allah Qaranimo Ayuu Ka shaqeeyaa iyo wadanimo wuxuu inoo iftiimiyaa wadamada Cadowga umadda Somaliyed ku Ah iyo Dhagaraha naloo dhigaayo ayuu inoo iftiimiyaa

  • @abdirahimhussein5153
    @abdirahimhussein5153 5 місяців тому +5

    Illah haku barakeyo shiq abdi hirsi wa nin aragti dheer aqonyahn darensan somaaliya qofka uwangsan iyo qofka kle umuqato bararujin fcn aya wada adi iyo aqonyahano kle illah haku dowro aduun iyo aqiroba

  • @abdideria18
    @abdideria18 5 місяців тому +3

    Beautiful speech opinion.
    War ninyohow Somalia show Rag baa nool !

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 місяці тому

    masha allah masuul sare waandhamystey waraysiga ilaahy ha xafido sheikh iyo inta aragtida dheer aqoon yahanada somaliyed diinta iyo madiga bartey waa soo dhawaynaya

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 5 місяців тому +4

    Sheekh Waxan aminsanahey onu ruunta sheeg ee ha ku nuci ruut 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍❤️❤️☝️

  • @user-hw6qc8ps4d
    @user-hw6qc8ps4d 5 місяців тому +6

    Maa shaa allah
    Guul Nabad & Nolol
    Inshaa allah ❤❤❤

  • @Malik3544
    @Malik3544 5 місяців тому +5

    Sheikh Alle haku barakeeyo hala xureeyo Soomali Galbeed Itoobiya hadii aan marhore Ku qabsan kaheyn dhulka ay naga heesato Bada iyo Bariga Hada Xurta ah ma soo haweesateen.

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 4 місяці тому

    Mansha Allah Sheikh ilaahey ha ku barakeyo insha Allah ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 5 місяців тому +5

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK SH ABDII XIRSI

  • @abdiali5443
    @abdiali5443 5 місяців тому +5

    Masha allah shaikh abdi

  • @axmed8798
    @axmed8798 5 місяців тому +1

    Sheekh Cabdi Xirsi wuxuu mudanyahay in somalidu wax Kasaragod ilaahay haku barakeeyo adduun &aakhiraba

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 5 місяців тому +9

    Asc shiiq cabdi hirsi iyo waeriyaha waan idin sallamayaa.
    Sallan kadib ad ban uso dhaweyna yaa arinta aay wadan shiiqa Alle haydiin ku guuleyo aa miin

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 5 місяців тому +3

    Masha Allah Barbo
    Brother Shaikh Hersy
    I wish for you long life Brother

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 5 місяців тому +2

    Mashallaha sheeq abdi hersi allaha barakeeyo waa muwaadin wadani soomaaliyed xaq ah weeye ee jeceyl dalka soomaalia iyo ummada soomaaliyed iyo calanka baluuga soomaaliyed weeye guuleyso sheeq ❤❤❤

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 місяців тому +5

    Sheekh Cabdi Xirsi, waa waddani caqli badan oo geesi ah. Wuxu aad ula socdaa oo u fahamsanyahay cadowga Soomaaliya.

    • @samirr546
      @samirr546 5 місяців тому

      Maxaa somaliya ka kexeeyey shiikha oo uu nafta ugu aamini waayey
      Nin wadankiisa jeceli ma ag fariisto oo caruurta uma dhiibto wadan ninkii lahaa hagaajistay oo qurxistay dad iyo dugaagna heshiisiiyey!!!!!!!!!!

    • @samirr546
      @samirr546 5 місяців тому

      Wadaniyow xaal qaado
      Hadal haamo buuxin waa car ha i tuso sheekhu arday somali ah oo gobol kasta oo somali degto ka yimi oo uu walaaleeyey diintana fahansiiyey
      Iyo jaaliyada somaliyeed ee meesha la joogta oo uu mideeyey dhinacna uu u wada jeediyey walaalana ka dhigay !!!!!

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 5 місяців тому +4

    Mashalah sheekha alle ha barakeeyo shaqo wanaagsan bu umadiisa u hayaa

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 5 місяців тому +1

    Masha Allah Sheikh Cabdi Xetsi ILLAAHEY haku xafido waa muwaadan Soomaaliyeed oo dhah jecel in Soomaaliya hesho dawlad cadaalad ah bulshada dhexdeeda.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 місяців тому +4

    Mashallah allow ku xafid walalkay wa nin qalbiga kafayow waliba mel fog wax ka arka❤❤❤❤❤

  • @alix02511
    @alix02511 5 місяців тому +15

    Ceeriya oromada hala ceeriyo oromada 🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Ramdelfalcao2024
      @Ramdelfalcao2024 5 місяців тому +2

      Gedo 9 lagudilay 😂😂

    • @abdiweli7269
      @abdiweli7269 5 місяців тому

      Waa ku dayeen kuwaa

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 5 місяців тому

      Hanaga baxaan dhulkoda hadaan oromada

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 5 місяців тому

      Soomaali badan ayaa dhulka oromada deggan intee geynee iyakana waa la soo ceyrinaa, caqliga ka shqeysiiya, wadaadkaan qabiiliista ah warkiisa dheg jalaq ha u siinnina, masaakiinta ayuu rabtaa in qaxooti iyo caanaboorihii ku laabtaan.

    • @axmednuurjfx4156
      @axmednuurjfx4156 5 місяців тому

      @@Jeenyokajeenyoheey adig dhex joogo m cabsanysaa😂

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 5 місяців тому +3

    Waraysi wanaagsan. Jazaakalaahu khayran sheekhunaa

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 місяців тому +6

    Sheikh abdi is a great man ❤

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 5 місяців тому +3

    Meesha aan warka ka qaato waa Sheekh Cabdi Xirsi from Hargeisa.

  • @mowliidmustafe4111
    @mowliidmustafe4111 5 місяців тому +2

    Maasha allah sheekhu tunta ayuusheegay waanan kutaageersanahay iskuduubnidaa uu muujiyay

  • @hassanfarah1784
    @hassanfarah1784 5 місяців тому +2

    WHAT A GREAT MAN ,LEGEND ,HSM WAXAAN KULA TALIN LAHAA INUU ADVICER AMA LA TALIYE KA DHIGTO SHIIKHAAN ,XAGGA SIYAASADAA IYO DIINTABA ,IYO DHAQAALAHABA ,WAX BADAN BUU KUU TARI LAHAA ADI IYO SOMALI WEYN ,AGOW ANIGA SHIIKHAAN ISKU QABIIL MA NIHIN LAAKIIN WAA ILAAHAY YAQAANA OO SOMALINIMADU KU WEYN TAHAY ,ILAAHAY AKAR IYO XASAANAAD HAKA SIIYO,SOMALINA ILAAHAY HA SIIYO KUWA ISAGA LAMIDA,SIDA ABUUKAR BAALE IYO INTA LA MIDKA AH ,EE SOMALIDA SAXDA AH.

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 5 місяців тому +1

    Maa shaa Allah sheikh Abdi hersy alle cimriga ha Ku barakeeyo alle ha Ku xifdiyo ❤❤❤❤❤

  • @YonisMohammed-tx4os
    @YonisMohammed-tx4os 5 місяців тому +8

    La taliye madaxweyne baan ka dhigi lahaa sh abdi hersy Ethiopia waxaa ku filan oo kaliya inaa hawada ka xirano arinkaas madaxweynaha yaa u sheega

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 5 місяців тому +4

    SHEAKHOW ALLAHA HAA KAA SOO HAADYO QAABYLDA

  • @zakihassan7802
    @zakihassan7802 4 місяці тому

    Masha alaah realy waa Sheekh runta sheka kaganban ilaaah haku xifdiyo

  • @MohamudIssa1
    @MohamudIssa1 5 місяців тому

    Shukran Sh.Cabi Xirsi
    JazakAllah kheyr
    Mahadsanidin SSTV

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 6 днів тому

    Masha Allah sheeq abdi xirsi allah ku xafido

  • @abdulahimalin114
    @abdulahimalin114 4 місяці тому

    M.A soomaalida dad damiir ahaan nool ayaa jira sida sh cabdi oo kale Allahku xafide Adeer

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 5 місяців тому +4

    جزاك الله خيرا الجزاء وبارك الله فيك ❤الله يسعدك يا شيخ 🙏🙏🙏

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 5 місяців тому +1

    Asc maansha Allaah adeer sheeq Cabdi xirsi illaahey ha ku ciseeyo arinkaa waa guul Soomaalina waa walaalo❤ guul jzk Qayran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Soomaaliya waa Soomaali ❤

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 5 місяців тому +5

    Sheeq cabdi xirsi waa wadani

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 5 місяців тому +2

    Sheikh Abdi Hersy is great father and darling husband too masha Allah 💝. May Allah bless him and his family 🙏 amiin.

  • @alix02511
    @alix02511 5 місяців тому +7

    Long live Awdal State and the Somali nation, United we stand divided we fall 🇸🇴💪🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 4 місяці тому +1

    Wa sheekh siyasdda ugu dhunta diin marka ma diin bu wada dantisu wataaye

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 5 місяців тому +1

    ሼክ ህረስ በጣም ደስ የምል ሰዉ ነዉ
    ማሻአላህ ጀዛከላህ ኬይረን
    አብይ አህመድ
    በጣም አዉቃለሁ ሙጅርም ነዉ

  • @abdiali5443
    @abdiali5443 5 місяців тому +5

    Alla maxaa runsheget❤❤ shaikh abdi

  • @abdiisse563
    @abdiisse563 5 місяців тому +1

    Sheikh Abdi hirsi mashaallah well done. Thank you.

  • @rahh4137
    @rahh4137 5 місяців тому +4

    waan ka xumahay sheekhaw in aad sidaa u hadasho. Jabhad baan samaynayaa macnaheedu Waa nabad kuuma rabo. nin walba qalbigiisa Ilaahay ha u raaco. Soomaaliya guul. ❤❤❤

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 5 місяців тому +4

      Hadi nabad lagu heliwayo xoriyad amaan iyo horumar wa iin jabhad iyo dagaal lagu helo. Oromo honey San oo jamhadeysan aya nabadi diidey oo dhul somali ku dulaysa hada jijiga banankeda bey fadiyan maxayna dhahan DDS oo dhan ila muqdisho anaga leh

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 місяців тому +1

      ​@@Hippobottomlesskkkk beenta daroode

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 5 місяців тому

      Wixii weeraro kugu ah waa la iska celiya
      Ee fuleynimada iskadaa

    • @saylunsaeed668
      @saylunsaeed668 5 місяців тому

      Oromada af somalia baraty ayaa tahy nagabax

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 5 місяців тому +1

      @@saylunsaeed668 kkkkk ader wd buuktay allah kuu cafiyo ina bahaal

  • @qabyoninweyn88
    @qabyoninweyn88 4 місяці тому

    Insha Allah. Gacmo wada jir ah reer jubaland

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 5 місяців тому

    Shiekh abdi hirsi waa legend aqoonyahanaa Mashallah

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 5 місяців тому

    Manshallah guul Soomalia❤❤

  • @ibnusiciid7686
    @ibnusiciid7686 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤ masha allah shikh abdi hirsi iyo nuur laascaanood baa idinka sòo salamayaa

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ 💖 😍 ✨️ 🇸🇴 ♥️ ❤️ MAASHAA ALLAAH SIYAASAD HADAAD MAQASHO WATAA TIIRARKEEDA.
    . JAHAYN
    .MAB,DA
    .MASLAXAD
    .HUFNAAN
    .GEESINIMO
    .HAL ADEYG
    .HADAL HAGAN
    .TURID IYO DURID XAQNAAN

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 місяці тому

    Mashaa allaah sheekh cabdi xirsi

  • @ubeidaliyusuf9623
    @ubeidaliyusuf9623 5 місяців тому +3

    Guuleyso Sheekheena ahow mar walba mid xaqa sheego

  • @cilmixuseen7199
    @cilmixuseen7199 5 місяців тому +3

    Shiikha waxaan u arkaa inuu ka mid yahay wadaniyiinta cagliga iyo cilmiga fadhiya leh. Waxaan ka hadlaynaa waxa muuqda, wixii qarsoon Allah baan u deynay.

  • @burhanhassan524
    @burhanhassan524 5 місяців тому +3

    mansha ALLAH
    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ayansm7785
    @ayansm7785 5 місяців тому

    Adeer waan ku tageersahay guul wacan guul iyo gobonimo somalia viva

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 5 місяців тому

    masha Allah guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @mehadifarahabdi7133
    @mehadifarahabdi7133 5 місяців тому

    Sheekh Cabdi oo kale haddii madaxda soomaaliyeed noqon lahaayeen,waxaan noqon laheyn kuwa adduunka ugu hormarsan.illaaheey ha xafido.

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 5 місяців тому +2

    Waa runtii sheekhan shacabka daga jijiga diyaarna waan nahay qoryihiina waa diyaar maalin walba oromaan laayaa

  • @saeemohamed2874
    @saeemohamed2874 5 місяців тому +1

    Sheekh Cabdi Xirsi nooloow fikirkaaga waan ubogay geesi geesi dhalay.

  • @user-ck2sr3kq9n
    @user-ck2sr3kq9n 5 місяців тому

    Sheekh cabdi hirsi waa intelligent well done

  • @abdallaliban2357
    @abdallaliban2357 5 місяців тому

    Masha Allah, “TV giina Qalbi-dhahax” aad baan ooga helay! That's a big shot!

  • @hodanelmi5746
    @hodanelmi5746 5 місяців тому

    Maasha Allaah Allaha barakeeyo SH/Abdi hersi ,muwaadin dalkiisa jecel

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 5 місяців тому

    Mashallah SH.XIRSI.IS A TRUE SOMALIAN LEGEND GOD BLESS HIM.

  • @axmed8798
    @axmed8798 5 місяців тому +2

    Sheekh Cabdi Xirsi wuxuu leeyahay aqoon, karti, &daacadnimo waa saddex qodob aad umihiim ah

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 5 місяців тому

    Great political influencer, sh abdi hersy

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 5 місяців тому

    Thank you so much Abdi Hirsi 🙏👍👏🏻😍

  • @jamaldulmidiid1199
    @jamaldulmidiid1199 5 місяців тому

    Xafidulah sheikh Abdi Hirsi is hero

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 5 місяців тому

    Sheikh cabdi xirsy umad dalka iyo diintaba wuu u Shaqeya Allah ku xifdiyo meel walba u joogo

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 5 місяців тому +1

    I give you luck and share because of Legend brother sheekh Abdi hirsi

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 5 місяців тому

    Sheikh abdi Hersy ,, mansha allah ,, waxaa tahay mideeye ,, qarankii somaliyeed oo hadlaya ,, diiniyana iyo jansiyan ,, dad badan waxaa iskaga khaldan ,, jinsiyada iyo somali nimada ,, oo laba u kala sala sarayan ,, balse waa mid ,, jinsiyana iyo somalinimo,,, ,, allah haku xafido sheikh,

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 5 місяців тому

    Mashaa allah sheekh Hersi waa wadani dhab ah guuleyso

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 5 місяців тому

    m a sheekh cabdi xirsi alle haku xafido dadkaan dawlada ku jira hadii laga wada aamukso dadka iyo daadkaaba wey baabinayan
    xumaana majirto waa in wilxii khalada loo sheego wixii fiicana loogu hambaaalyeeyo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 місяців тому

    Sheekh cabdi xirsi rabbi hanoo kaa xifdiyo Aamiin yaa Rabbi soomaali waxay u badatay cada qatayal.

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 5 місяців тому +3

    Sheikh Abdi Hirsi Iyo Faarah Macalin iyo Garaad Jaamac Garaad Cali waa Halyeyeo Somaaliyeed taaarikhada ayaa xusi doonta ka wada halkaa waan idinla jirnaa !!!

  • @suleekho232
    @suleekho232 5 місяців тому +2

    Somaali nimo ayaa nadeeq daha. Qabiil qaran ma noqdoh. Ya Allah qabiilka naga qabo amiin ya Allah.

  • @janankajananka4650
    @janankajananka4650 5 місяців тому +1

    sheikh abdi hersy waa taager sanahay.waa wadad run sheeg ah

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 5 місяців тому +1

    Somali kolba Ka u danbeeyee hadla ayay, ManshaAllah yidhaahdeen.

    • @Jeenyokajeenyo
      @Jeenyokajeenyo 5 місяців тому +1

      Waa kugu raacsanahay, ninkaan dagaal ooge waaye, waa in la xiro

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 5 місяців тому

      @@Jeenyokajeenyo waa argagixiso dhiiga Somalidu u hilaacayo

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 5 місяців тому

    Sheikh Cabdi Xirsi iyo inta la midka ah Allaha xifdiyo

  • @user-zp1zo3wp9o
    @user-zp1zo3wp9o 5 місяців тому

    Masha alah sheq cabdi jawabihii uu kabixiyey wareysiga aad u dheraa si xikmad kusalesan uu kaga jawabay

  • @sahrasadabdi-pm3jt
    @sahrasadabdi-pm3jt 5 місяців тому

    Sheikh Abdi hirsi manshaa Allah waxa nabada inuu qalbigayga ku jiro🙏🙏🙏🙏

  • @yasminhashi2392
    @yasminhashi2392 5 місяців тому

    illahay ha xafido dr abdi xirsi waa wadani jecel wadankisa iyo dadkisa insha allah waa madaxweynaha mustaqbalka dhow

  • @user-dt4ph4kg5h
    @user-dt4ph4kg5h 4 місяці тому

    Courageous and brave man

  • @Waris668
    @Waris668 5 місяців тому

    Jasaakalaah khayr sheekh

  • @abuyusrachannel3382
    @abuyusrachannel3382 5 місяців тому

    Halyeey!!! Ku soco sheekh!!.

  • @qamarabdullahi831
    @qamarabdullahi831 4 місяці тому

    Ilahay ha ino so celiyo hargeysa jigjiga jabuuti

  • @abdulaahimohamed8931
    @abdulaahimohamed8931 5 місяців тому

    Allah ha barakeeyo Sheikha, waa aqoon yahan dadka soomaaliyeed anfacaya.