Prof Mohamed Haji Ingiriis Kacdoonadii Soomaaliya iyo Itoobiya Maxay ku kala Duwanayeen

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 341

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 4 роки тому +54

    Prof ingiris masha allah wa aqoon yahan da'yar cilmiga alaha u siyadiyo

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 роки тому +20

    Prof mahamed xaaji ingiriis maashaa Allah taariikh sax baad ka hadlaysaa aqoon yahan qaaliyah

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 роки тому +5

    Wararka maxamad xaaji ingiriis noosoobadiya waynagu socdaan anaga waaba ogeene ilmaha soomaaliyeed baa ubaahan taariikh da runtaa in loosheego kay dhibayso cadeemuu idiin hayaa iskama hadlo prof mahamed xaaji ingiriis maashaa Allah

  • @hassanalisaid2255
    @hassanalisaid2255 4 роки тому +19

    Masha Allah prof Mahamed Haji Ingriis

  • @nastehoali4256
    @nastehoali4256 4 роки тому +17

    MashaALLAAH aqonayahyn codkar ah waxbadan naga fahansiyay waxii na somaray thnz InshaAllAAH kheer ILLAAHEY karajeyneynaa aan ku ilowno waxii nasomaray oo dhibato ahaa

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 роки тому +2

      Oo hada maxaad Haysataa Waata Amisom kugu kufsanaysa Xamare kkkkk

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 4 роки тому +1

      @@mohamedshakaal1545 isku xishoo jaahilnimo aaku heyso haiska hadlin wixii dhacay in laqariyo maad rabtaa aqoonyahanka waxbuu bartay ee wax baro qabiil aaku madax maray soomaaliya waxa meeshaan dhigay waa adiga iyo inta kugu aqliga ah

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому +2

      @@xamdi8775 waa sax wixii dhacay waa in la sheegaa xansuuqii boobkii dhicii kufsigii usc gaysatay muxuu usoo qaadi waayey uga hadli waayey wuxuu kaloo soo qaatay gabood faladii ka dhacay gobolada waqooyi wixii ay snm gaysatay muxuu uga hadli waayey gaboodfaladii goblada dhexe usc ka gaysatay oo subax keliya cabdi qaybdiid 120.ka nin ee cumar maxamuud qudha ka jaray muxuu usoo qaadi waayey tan labaad wixii majeerteen dawladu ku smaysay muxuu uga hadli waayey mise ujeedadu waa wixii daarood loo gaystaa waa sax wixii dhoocil hawiye ama isaaqa loo gaysatana waa lasoo bandhigayaa tan labaad wixii nin daaroodi gaysto waa laga hadlayaa wixii nin hawiye ama isaaqi gaystana waa la qarinayaa oo wax kasoo qaad ma leh miyaa

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 4 роки тому +6

    Ma Sha Allah, Maxamed xaaji ingiriis nin dhalinyaro ah oo daacad ah wax bartey oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa. Waxaan u rajeynayaa guul. In Sha Allah.

  • @housseinhaajitanzaani4788
    @housseinhaajitanzaani4788 4 роки тому +10

    Mashallah mahamed Haaji Ingiriis aqoonyahan at taarikhdu xusidoonto mashallah wan kugu faanna sxb alle haku dhowro aqoonta way ka muuqata,,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @anwarsaxane1434
    @anwarsaxane1434 4 роки тому +3

    Masha allah prof mohamed H ingiris wa aqoonyahan mudan in laga faaidaysto hore usoco

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 4 роки тому +21

    Prof Maxamed Xaaji Ingiriis Aqoonyahhan RUNTA uga hadlo si Cilmi ah oo Tixraac leh Good luck

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 4 роки тому +11

    Masha ALLAH WA Khabiir Dhalinyar

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 роки тому +19

    Waa runtii taarikhdu waa muhiim

  • @halimahajiraalmost2791
    @halimahajiraalmost2791 4 роки тому +6

    Masha alah alah ku xafido mr maxamed

  • @sagalaxmed2551
    @sagalaxmed2551 4 роки тому +13

    M.a somaliya tariiq aye lahed Somaliya ha noloto bahda xisaha wararka wad mahad santahiid

  • @sharmarkeahmed3100
    @sharmarkeahmed3100 4 роки тому +17

    xiisaha waraka mana nin culus ayaa keentayn keep going asxbta xiisaha wararka

  • @mohabdi3612
    @mohabdi3612 4 роки тому +9

    Masha allaah

  • @abdiali2821
    @abdiali2821 4 роки тому +5

    Mashallah jazakallah brother

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 4 роки тому +37

    Its so funny how Darood people in the comments are insulting this guy.

    • @dondadda7106
      @dondadda7106 3 роки тому +6

      Because he speaks the truth and they can’t accept the truth

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      Becouse they are full by natures.if the person who talks some thing of somali plotical back ground.and he is not darod they will not happy becouse they dont need the top secrets of liares wont be celearified.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      Thanks prophoser. your speach is beach is well done.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      Do they have a power yo kill him now??.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      We can say those polshit egnorent figers will not take bad steps any more.

  • @mohamedqeyt3873
    @mohamedqeyt3873 3 роки тому +2

    Prof thanks we so proud of you😍😍😍

  • @maxamud469
    @maxamud469 4 роки тому +14

    walahi ninkaan fiidiyowyadiisa kamadhamaaado waaba nin aqoonta kadaadaneyso mashalah

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 2 роки тому +2

    Very fascinating and educating.thank you

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +3

    Prof maxamed xaaji ngris halyeey baatahay runta qoro horay usoco aqoon yahay qaaliyah

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 4 роки тому +5

    Masha Allah taariikhdi dagaaladaad ka hadlee taariikkha hala ururiyo

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 4 роки тому +10

    Waa runtaa DIKTAATOOR Farmaajo & Qab-Qable Khayr-laawe waa laba Damiin oo aan lahayn aqoon xagga Siyaasada ah & mid Maamul Dowladeedba

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 4 роки тому +1

      ragaas doorasho ayay kuyimaadeen ilmo isbaaro

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 роки тому

      Abshir ma dhashii snm baad tahay mise garacyadii mooryaantii dadka xamar ku baabi isay

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 роки тому +7

    25:32 Fikret sax ah.

  • @ibrahimmohamud349
    @ibrahimmohamud349 4 роки тому +17

    Taarikhda wadanka hadii lagaga shekoyo qabyalad miya ninkan hdlkisa qofki qabiil ku saleeyo asaga caadifad qabiil hesa ee dadkas alaha cfiyo

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman2211 4 роки тому +5

    M.a pro sida quruxda badan aad noogu soo gudbiso wararka wax ku oolka ah

  • @mukhtarahmedalasow5109
    @mukhtarahmedalasow5109 4 роки тому +11

    Xiisaha wararka waaa ku xeranahy
    Waan idin taaaganahy

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 місяців тому

    Waa Xog Xusid mudan runtii.

  • @abdullahidahir8385
    @abdullahidahir8385 4 роки тому +1

    Prof masha lah alo ku dhor

  • @HANDZ4729
    @HANDZ4729 3 роки тому +2

    Aniga waxaan layabay somalida. Aniga waxaan ogaa taariqdan anigoo dhagaysanin nin kashekayay ama aqonyahan hadana micnaheeda ma aha in uu caydiid iyo cali mahdi ay wadani ay ahaayeen somalidana qalad lahayn lkn dhibaato walbo meel ay kabilawataa wax walbo in ay kabilawdeen Maxamed Ziyad Barre waye ula jedada mesha laga hadlayo wad bad baadin kartay maxaa udamin wayday qiiqa socda ama burburka nagu soo socdaaa waye su aaasha meesha talo somaliya hanoolato...

  • @hussenmohamed2109
    @hussenmohamed2109 3 роки тому

    Masha allah wa aqoon yahan dhalin yara

  • @bulaaleahmed8556
    @bulaaleahmed8556 4 роки тому +12

    War ninkan waa Madax masha allah

  • @harun7450
    @harun7450 4 роки тому +3

    Professor !!

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa 4 роки тому +3

    Waaaw waaaw waaaw

  • @akaaka2435
    @akaaka2435 4 роки тому +2

    Masha allah nin wax og

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +1

    Prof mahamed waxaad sheegay oo dhan waa sax

  • @jibriiltoxow3965
    @jibriiltoxow3965 4 роки тому +6

    Waleee waa yaab waxaas oo dhan waa musiibo iyo.xukun jeceeel dhimashda lama ogeyn miyaa mrkaa

  • @hannanaliabdi2952
    @hannanaliabdi2952 4 роки тому +4

    Waaaw masha.allaah aqoonyahan wax no kordhisanaay like iisaro aanaaa igu horeeye

  • @husseinemi5463
    @husseinemi5463 3 роки тому

    asc bro m. Haji ilaah qeyr haku siiyo waa dadaaleysaa laakiin taariiqda waxyar baa qaldan aniga waxaan m .s bare aun ku arkay lagos 1994 september aun asharina wareeysigiisa joornaalka himilo markuu bixinaayay hadaanan iloowsaneyn waxeey aheyd 1999 to 2000 waxuuna ku bixiyay jaraaidka himilo ee laantiisa ugu weyn eey ku taal minnesota waqtigaasna waxaan joogay minnesota

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 роки тому +3

    Itobiya ilbaxnimo , cadalad , waxbarasho , dal jacayl , sharci iyo nidaam dhawrid , Somalia intas bilcakiskeed

    • @Samatar4
      @Samatar4 2 роки тому

      Itoobiya maantay intaas mahaysaa
      Shiikhow

  • @abdirahmanalimohamed1419
    @abdirahmanalimohamed1419 4 роки тому +3

    Farmaajo & kheere toloo waxaan miyeesan ku waana qaadan!!

  • @johndeo6013
    @johndeo6013 3 роки тому +1

    Forgive but never forget

  • @waayoarag5006
    @waayoarag5006 4 роки тому +3

    Mansha allh aqoonyahan dhaba

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 3 роки тому +3

    هذا الطاغوت لا أحد يعفو عنه، خليك عن أولئك الذين ظلمهم مباشرة بل أولئك الأجيال المولودين في وسط الفوضى لا يسامحونه، بل حتى الاسم الصومالي الذي صار رمزا للدمار والهلاك لا يعفو عنه، الله يجزيه ما يستحقه. رجل لعب مستقبل أمة وأجيال وليس أفراد بس😭😭😭

    • @mohamedabdalla6731
      @mohamedabdalla6731 3 роки тому

      This guy siyad Barre no one will forgive him, despite the ones he oppressed them directly but the generations who will born in this messy, they will never forgive him.

    • @cabdikhaliqaxmed6774
      @cabdikhaliqaxmed6774 Рік тому

      Maansha alaah

  • @somaliahanoolaato6679
    @somaliahanoolaato6679 2 роки тому +2

    Nimanyahow dood gaaban , ina siyaad wuxuu qabtay waa aragnay caydiid muxuu qabtay?

  • @ibrahimjama1659
    @ibrahimjama1659 4 роки тому +5

    M.a professor xaji

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +1

    Prof mahamed ingriis war hala dhagayto aqoon yahan keena allah noodaayo

  • @alleqabe1045
    @alleqabe1045 4 роки тому +3

    Xisaha warark siyaasad kuma jirno walale

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 роки тому

    Hore usoco

  • @lovemyselfbeerlipaah2865
    @lovemyselfbeerlipaah2865 3 роки тому +2

    Daroodka runta maxey udhibta ayago og misna?

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 4 роки тому +4

    Ethiopia jabhado aan cudur qabiil ku jirin baa ka dagaalamay oo aan shacabkii kala soocin

  • @suldangroupofmedia3253
    @suldangroupofmedia3253 4 роки тому +7

    Aqoyahan aan aminsanahay

  • @abumaxamedbelbel648
    @abumaxamedbelbel648 4 роки тому

    walalayalow pro goormu dhashay

    • @anwarsaxane1434
      @anwarsaxane1434 4 роки тому +2

      Sooyaalka io wixii laso maray da'kuma salaysna ee waa cilmi la barankaro

  • @mohamedhussein658
    @mohamedhussein658 Рік тому

    Dr Ingiriis, I admire ur credentials and ur expertise on the subject, nevertheless, is it fair to argue that the qabiil issue that poisoned us all is somehow blinding u from the obvious. The fact remains, whereas Melez Zenawi, Paul Kagame, Yoweri Museveni and all other insurgents were more organized, had a proper structure of governance. They were ready from day one to govern, whereas, the USC and all other jabhads had none of this. They simply came together in their hatred of Barre regime. It is very rich for u to blame the outgoing regime for the mistakes and the armageddon that befall on Xamar after Siad Bare was gone. They ransacked govt offices, looted all the financial institutions and destroyed every aspect of socioeconomic and political pillars of the country. Stay away from this qabiil thingi our young scholar. You are our future.

  • @maroodi
    @maroodi 4 роки тому +1

    Professor aqoon yahan mideyn kara somali waxaan kuu sheegaya taariikhda ah ee somalia in aad ogtahay waxaase nasiib daro ah siyaasiin badan maba yaqaanaan taariikhdeena

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 2 роки тому

    You are Wright brother. Why America did not help. To send Air plane

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 4 роки тому

    Ok wad iskana bartay

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 4 роки тому +2

    Safiir siyaad bare Nigeria ugu tagay magaciisa ayaan rabaa qoraal ahaan?
    Wadankee ayuu safiirka ka ahaa?

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 4 роки тому +3

    Ciidankii Africa ugu xoogwaynaa ee siyaad ma waxay iskugu biyo shubeenteen ciidankii koofyadcasta ahaa ee bodyguard iyo USC in ay xamar KU dagaalaman.xaguu markay libaaxyadii.two Weeks ayaa laga saaray Afwayne..meesha dagaal Kama dhicin nin cidla fadhiya ayuunbay dawlad u haysteen oo ay ka baqayeen.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 4 роки тому +1

      Sahro ciidnaka waxu u direy xoog ahaa dincaca waqooyi ciidan badan ma joogin koonfur xataa diyaardii dagalaaka qaooyi joogeen muu fileyn in dagaalaka yimaado koonfur xataa markeyn baa siyad barre la socdey iyo carab

    • @mohamedhashi2362
      @mohamedhashi2362 3 роки тому

      Ciidanki Somali waaxay kaala raacen qaabilka koodi

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      Intii dagaaladu ka socdeen woqooyi yaa afweyneh idaacda ka la haa anigu qori baan ku qabsaday cidii rabta in ay iga qaado kursiga kama degayo aniga oo dhiigaygu ku daato mooyee.

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      Please taariikhda iyo waxa ka dhacay somaaliya xukun keedii iyo hogaaminteedii siday ahayd dib u soo ogaada.
      Runtana yaan la baal marin beena yaan lataageerin qabiilna qabriga kula geli maayo oo nin waliba keligii iyo waxa uu sii shaqaystay shar iyo khayr ayaa la hor keeni doonaa oo Ilaahay baa inoo sheegay iyo Nebi Muxamed CSW. Hadaba kii badheedhayoow adiga ayey kuu taalaa.waxaad ka jesho ayaad leedahay dad ka soomaaliyeed na hogaamin qabyaaldeed iyo xoog sheegasho keli talis nimo danbe ma yeelayso nim waliban halkii Ilaahay dhigay ayuunbuu ka talin si day doonto ha u ahaatee.

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 2 роки тому

    Also we had in UAE the Ex Ibrahim Cigaal. Ex prime minister 1969 . America helped to go that country.

  • @Glydh
    @Glydh 4 роки тому

    Waxbaro long way to go ta kale waxbarashadu ma aha 😂 qaro ayaad ka shekeyneysaa maadan joogi marka u miss leading young generation fadlan afkaaga yuuna cadaab ku geeyn w towfiq

    • @Glydh
      @Glydh 4 роки тому

      History ma aha mujrimeen ka dhigto marka waad qarweeysaa i don't getting u point so still ma fahmin qarawo aad ka sheekeynayso siyaad iIlahey janatul firdowsa iIlahey ha ku fogeeyo Allah akbar

  • @maxamedcrisaaq2791
    @maxamedcrisaaq2791 Рік тому

    Maxa kadhigta.
    Qaska Qalalasaha & Qulqulatoyinka
    Geeska Africa

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 adunyaa lasiku qasay for five never forget is cafiska waa muhiim lkn mahan in taariiqda la iloobo

  • @khadijoosman9618
    @khadijoosman9618 4 роки тому

    Wallaalow waxaan kaa codsanaa

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 роки тому +1

    Adeer police forces waxaa ka horeeyo melitry forces
    Sabatoo ah mucaaradka somalia waxay adkeysi uleeyihin caqabad Waliboo ka horyimaada shisheeye iyo sokeeyaba

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 2 роки тому

    Am i right

  • @khaliilyaasiin3034
    @khaliilyaasiin3034 4 роки тому +5

    max'ed goormuu ka hadli doonaa gumaadkii tegre iyo cabdi iley

    • @khalillyusuf5680
      @khalillyusuf5680 4 роки тому +2

      Ama dhibkii iyo Caqabadii uu ugaystay Siyyad barre Halganki Ogadenia ee Markaa jiray!! Dhabar jabin wayn buu noo gaystay nacaskaas ay somaali oo dhan amaanto!!

    • @fahmimustafe5771
      @fahmimustafe5771 3 роки тому

      @@khalillyusuf5680 hush maraan yahow bila Caqli

  • @apdiaden6582
    @apdiaden6582 2 роки тому

    Abdiaden l am spourt and I have been money

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 4 роки тому +3

    Can you tell the different meanings of regime, junta and military coup please?

    • @mideyeadde1470
      @mideyeadde1470 4 роки тому

      @@ahmeddauud7112 stop this nonsense and listen your leader. He is knowledgeable enough.

    • @osmanyasin8752
      @osmanyasin8752 4 роки тому

      @@ahmeddauud7112 waxa laguusheegayo ma adan fahmin, waxkalaa kuu sawiran

    • @alifarah5262
      @alifarah5262 4 роки тому

      @@ahmeddauud7112 Siyaad Barre dalkan 21 sano ayuu xukumayay wanaag iyo xumaan waxii uu sameeyay waa ay qoran yihiin ee walaal haka caroon, INGIRIIS qeybtiisa ayuu ka qoray, waxaana dhab ah dhibka,xumaanta iyo aragtida qabaliga ee cudurka ah ee ummadda uu galiyay waatan aan maanta guraneyno miraheedii adiguna aad u dhibaateysan tahay meeshaad doontaba ku noolaawe.

  • @mahamudabdilahi8182
    @mahamudabdilahi8182 4 роки тому

    Qorax soobaxday sacabo inaad kuqariso haiskudayin ninkaan warqad tixraac lagahelikaro kamay baxsan waana taqasuskiisa dhalinta yar ayay muhiim utahay inay ogaadaan siday wax kuqaribmeen waxaana fududaanaysa inlayska ilaaliyo dhamman qaladaadkii dhacay oo waxlagabarto aadbaad umahadsantahay professor mahamed haji ingiriis

  • @rukiafoos9414
    @rukiafoos9414 3 роки тому +1

    Taarikhda khalad ayaa ku jira khaldankaas waxaa waaye Ethiopia waa loo hagar baxay laakin somalida waa la isku sii daayey mida kale jamhaduhu mexay xafiisyada u jajabiyeen tankale jamhaduhu dawlad inay dhisaan qorshahoodu maaheyn waxay raben aargoosi tusaale maxay oo dadka u laayeen oo gabdhaha u kufsadeen oo dadka loo bililaqaystay may wadanka maamulaan.

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 4 роки тому +1

    29 jan wixii ka danbeeyey 100.000 ee hala qabiil ahayd ee la xasuuqay

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 3 роки тому +1

    Mashallah tolow wadanka maad cilmigaaga uga faaiideysd dhalin yaro waa in wadanka loo dhiibo si ay u bedelaan caqliyada gaboobay oo daxaleysty oon xususan qabiil iyo is caburin

  • @yy3047
    @yy3047 3 роки тому

    DADKIINAN SOMALIYA AMA REER KOONFUREEDKU WAXAY AHAYD INAAD KA MUUBQATAAN ROME EE LONDON MAY AHAYN JAANISKAANANWAXAA IDIN SIIYEY DADKA SOMALILAND

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 4 роки тому

    Profka waxaan ka saxayaa 3 qodob 1.dhaqalaaha U.S.A. uu yiri ganacsatada kaliya ayay wax ka heli jireeen taas waxaan ogahay iney dibbada dadka kunoolaa oo ku abtirsanayay iney dhaqaale ku bixinjireen.2.tan ah iney qaab qabiil ku dhisnaayeen aysan nadaamsaneyn oo aag aag loo kala lahay taasna waxaan ka iri dhibku wuxuu kadhacay kacdoonkii xamar ee jabhadu qabiil malahayne wey isku dhafnaayeen aag aaga waxa keenay kacdoonkii xamar ilaa ay kasoo gaareen suuqa xoolaha tiknikada dadka isla saarnaay maaheyn isku reer markey halkaas soo gaareey ayaa lakala qeybiyay anoo soo koobaayo.3 mida unuu ceydiiid wala weyn kasoo galayna waxaan leeyahay horta dagaalkaas waxaa loo bixiyay xadka iyo xawaaraha ceydiid wuxuu joogay mukeyga afgooye ciidanka walaweyn ee dhabarjabinta ahaay waxaa watay ninkii la dhihi jirey faarax gubadley intaas ayaan kaa saxayaa. Tan dadka guryaha laga baxaayayna waa sax oo anaa leygala baxay mudo markii ley wadeyna allaah iga soo badbaadiyay hab qabiil reer abtinimo ah wixii faafaahin dheeriya waad isoo weydiin kartaan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 4 роки тому

    Cadaga iyo Xaasadiinta hantaatacay Allaha kaa xafido. Dad badan baa kaa Maseer San. Qabiilka kuguma Taageerayo. Kuma aqaani.

  • @hassanzaylai4491
    @hassanzaylai4491 4 роки тому +5

    Blaming the stupidity of USC clan-led forces, who would later bombard their own city and kill each other, on Siyad Barre is very subjective! The blame should be squarely on the dummy General Aideed, who could neither manage his forces nor secure or govern Mogadishu!
    About the Somalia government archives which were destroyed: You should listen to the last speech of Jaalle Siyad before he fled Mogadishu, warning people against that!
    One last thing: Kid, governing is not like academic theories. You would never appreciate what Farmajo and Khayre are dealing with in their jobs; nor would I think you would fractionally do as good as they have done so far!

    • @mikejoness2041
      @mikejoness2041 4 роки тому +2

      Hassan Zaylai faqash the real enemies of Somalis

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 4 роки тому +2

    Walahi ninkaan waa iga qosliyaa

    • @abdiwaliagaf6145
      @abdiwaliagaf6145 3 роки тому

      Aqoon yahan xaal qaado waa xalwayste nacas ah oo fashilan

    • @abdiwaliagaf6145
      @abdiwaliagaf6145 3 роки тому

      Meeshaba cuqdad baaakeentee inuu wax kagadma keeno uma Imaan kani waligiina ma fariisan miis aqoonyahan fadhiyo

  • @hassanabdi305
    @hassanabdi305 4 роки тому +2

    Waaa wax qabil diloday

    • @mohamedelmi6734
      @mohamedelmi6734 3 роки тому +1

      Waxaad.umuuqataa.nin dhalinyaro ah.oo Somali ,.lakin Waxman ka dareemayaa erayadaad qabyaalad.

  • @ChabelAwdal
    @ChabelAwdal 4 роки тому +1

    Bonjour
    Je t'informe que les 3 front de terroristes n'étaient pas capables de s'organiser étant donné que chaque tribu voulait prendre la présidence le pouvoir
    le seul qui pouvait gérer les Somaliens c'était Le général SIAAD
    Les éthiopiens tous simplement étaient plus disciplines et les autorités militaires aimaient leurs pays
    Tandis que les terroristes Somaliens ne s'entendent toujours pas aujourd'hui
    Vive la Somalie 🇸🇴
    VIVE LE PRÉSIDENT FARMAGO

    • @mohamoudyusuf8072
      @mohamoudyusuf8072 4 роки тому

      Alex ABDI et qui vous dit que le type parle le français??? Vers la fin le régime syad Barreh était un régime sanguinaire et terroriste.

  • @SM-lh8be
    @SM-lh8be Рік тому

    23/8/2022

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 3 роки тому

    Wlh afweyne dalkaan dhibka uu igeystay ilaahey kaliya ayeey u xisaabab tahay ilahey haka jaasiyo waxa uu madan yahay dad iyo diinba waa burburiyay

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 2 роки тому

    You r good but history is.not fast ok care fully brother

  • @salaadnuur8015
    @salaadnuur8015 3 роки тому

    HA ISKA DHIGIN WAXADAN AHEYN. FAANKA WAXBA LAGUMA DHOQDO EE XERADAADA KU EKOW BAADIYOWYAHOW.

  • @mohamedabdi1023
    @mohamedabdi1023 14 днів тому

    Mid aan qabay buu iftiimiyay o ahayd in jabhadi xamar iyo hargeysa ay la kulmaan firaaq o waxba dhaxlin

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 4 роки тому

    ADEER KUFSI IYO BILILIQO TAARIIQ KUU NOQON MAYSO HALNIN OO KAMIDA HOGAA MIYAYAASHADA USC HALSANTANIS AM A ORAAH MACNA LEH MA,ARAG ,
    BEENAALE IYO CALOOSHIIS USHAQSTE HADAAD NOQOTO
    IYO IN AAD,DIFAACDO BILIQADA,KUSIGA IWM K

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 роки тому

    1. Aqoonyahan Soomaaliyeed oo damiir leh haddaad tahay wadanka u soo gurmo oo wax ka qabo dhibaatooyinka ummadda Soomaaliyeed haysata.
    2. Midda 2aad ha u soo jeedin ummadda hadal kala qaybiya oo murugo ku beera colaad horlehna keena.
    3. Innaba haddaad danqasho leedahay ha ku raaxaysan London adoo u adeegaaya kuwii wadankeena kala qaybiyey ee gumaystay awoowyaasheen, welina aan noo ogolayn inan madaxa la kacno.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 роки тому

    Prof Engriis noolow aqoonyahan

  • @hassanabdi305
    @hassanabdi305 4 роки тому

    Xolohan bal day

  • @nasseralsoamli6753
    @nasseralsoamli6753 2 роки тому

    America helping them they give him 15 million Ethiopian dollars

  • @Madajiye
    @Madajiye 3 роки тому

    Sxb waxaad kalo hilmaamtay marka Gen Galaal uu military kala diray Xiroyinki hubkana Albaabada u furay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 4 роки тому +12

    Siyaad bare asagaa dhibkaan keenay

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      Duniyo Rage co hniijk dhakhay yaa kugu yidhi markay waxba xalin kariwayday bay siyaad Ku carartaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      Duniyo Rage co hniijk dhakhay yaa kugu yidhi markay waxba xalin kariwayday bay siyaad Ku carartaa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 роки тому

      Duniyo Rage co hniijk dhakhay wax iska hubi

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @luulhassan7154
    @luulhassan7154 3 роки тому

    Walee waa Runtaa SOOMALIYA waxa la waayey Rag badbaadi ya wadanka ma waxa la wayey Ciidankii weynaa iny inqilaab ku sameyaan ooy wadanka badbaadiyaan!!! Hadal muxuu tari wixii dhacay dhace

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 2 роки тому

    Dr historian ah ayaad tahe cajaladihii hore firi cumar carte ayuu ku wareejiyay taas waxaa cadayna markii caydiid goboladaa hoose ay ugutageen mainfesto inay u sheegen in cumar carte ayuu ku wareejiyay e kadibna uu diiday caydiid

  • @calixaashi3224
    @calixaashi3224 2 роки тому

    Itoopiya waxay kaga duwantahay soomaaliya waa boqortooyo 4000 yrs qalin muu qaadan mingiste jabhadii tigreeguna qalin ma biliqaysan laakiin soomaaliya jabhaduhu waxay ahaayeen dad qabyaalad iyo biliqo kaliya garanaya

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw 10 місяців тому

    Kir usc dadka ayey dhaceysey mooryaan lee ahayd u badan habardugaag caydiid mooryaan lee horsocdey mooryaana makala amar qaadato

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 4 роки тому +1

    Hawiye markay iska eryeen afweyne , maskax ay wax ku maamulaan malaheen. Dad dameero saaran baa garan kara maamul daleed? Hubkii Africa ugu weynaa bay ku jeediyeen maatadii iyo dumarkii darood ee hantida somaliya ugu badan laheed, ilaa haddana hubkii sidii bay iskugu laayaan. Hawiye maskaxlaawe.

    • @abditryhard3529
      @abditryhard3529 4 роки тому +1

      Axmed Adam qofaan daaroodaheyn.oo hadlaa maxaad u ceysiin soomaali qabyaada adinkaa barteen

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 роки тому

      Waar caqli xumidaa meesha maati daarood oo keliya ayaa joogtay soomaalo dhani miyayna joogin???.
      Maxaa keligood uun dhigay meesha halkay dad kale u yaaceen maxaa u diiday. Hadani baad aragti xuntahay.
      Halkaa is ka aqoon yahanka.
      Mar kaad aaminsantahay daarood keliya weeyeh soomaali taadaan kuu raacayaa meesha hawiyeh ayaa iska leh oo siday doonaan ka yeelaya.looma baahna in vidi ugu tagto ee adiguba meelaad lee dahay dhiso dawlado daarood fadka kula joogan soo eri oo wax noqo hawiyeh iyo cidlalka lejh waxba hawga baahan.maxaabad maatidaada ugayn meel aadan lahayn fikir oo la xidhiidh caalamka dhaqaaleh iyo horumana samayso. Hada waa dhaafay in lays ku dulnoolaado iyo in khysal soomalinimo laysula yimaado.soomaalina waxaa bur buriyey hogaamin xumadiinii iyo cadaalad la aantiinii iyo qabyaaladiin qaraaba kiilka ku dhisnayd. Hadab ha riyoonin magacii somaliyeed na go d dheer baad ku rideen tu soo noqonaysan maa ah ee puntland is keed ha isu dhisto banaadirna sidoo kaleh juba laand lamid somali laandna iyadu way is dhistay is kuna filan nanad iyo horu marba kilika iyo kiiniyan halkaas bay joogaan iyan wayna dhisan yihiiin bilaa somali weyn umana baahna.hadana yaa u baahan somali weyn cida aan dhul lahayn ee ku dul noolayaash ah.socona mayso.

  • @ismailfarax7670
    @ismailfarax7670 4 роки тому

    Asc mgcey gu wa ismaciil farax wxn rabaa inaa suaal weydiiyo Porf ka

  • @khadijoosman9618
    @khadijoosman9618 4 роки тому

    Subxaana laah