Mansha allah Ogadenku wa dad wa daniyin ah waraysigadi hore odaygi reer gariska aha waxa ka muqatay wadani nimo Yusuf xassan Waxu u hadlayaa si ka si wanagsan odaygi
Ceydid wuxa ahaaa geesigi labad oo somali so mara sayid mohamed abdille hassan ka dhib somara geyiga somaliyed nin 46 wadan ay iskugu tagtay in so qabato kuna guldareysten libaxa labo ma ahan wariyeyaha iyo xilibanka waye ku mahadsanyhn aqbarta ay no so gudbiyen thank again
The way he put it was beautiful... There are powerful shadows who don’t want a whole Somalia 🇸🇴 powerful Somalia with strong maritime territory and powerful economy ... 🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Mashallah, taariikh ayaad soo qufaysa ee halkaas kawad. Waan ogahay viewers barnaamijyadan oo kale aad ayey u yaraanayan laakin ogow wareesyadan oo kale ayaa dadka wax utaraya, wax kabadali karo ama wax kusoo kordhin karo maankooda.
@@mustaqbalabdiweli Qof walalkino Muslina o dhinte ina Qabil darti habartin walaga ficanye ...I'm Og but I liked Aided . he was a Somali hero. My Allah have mercy on his soul🤲🙏
HON☆YUSSUF WALLAHI YOU ARE THE PRESIDENT WHO US,as a somali citizen cryn fo presedency. HON-YOU ARE THE BECHOSEN PRESIDENT OF SOMALI REPUBLIC.. KULA AYAN AHAY WAX WAKU AQRISTAY DULKAN KENYA WAX YAALO AN AARKAY AYA ISHADANA SOQABATAY THANK YOU HON■ YUSSUF IM DEEQ ND I VOTED FOR YOU AND I WILL ALWAYS BE BEHIND YOU. THANK YOU ND GRATTITUDE FO UA WORTHY TIME @Ayaanle
Waxan ka sii jeclanlaha xildhibanka in hoganka somaliya noo qonlahaa waayo waa nin inta badan la socda nolosha iyo dhanka somaliya ,madama uu sida ula socda noloshena oo idil , adiga waxa tahay qofka kaliya ka soo wramo quruxd wadankega iyo waxyaabaha aan u bahan nahay in aan ogaano hadan nahay dhalinyaradda soomaliyeed .guul ayan idn rajaynayaa labadina.
Janaraal Caydiid waa geesigii qarnigii 19,maad u kacay soomaaliya, 50,dawladood OO maraykanku hor kacayo OO soomaaliya u yimid gumaysi ayuu ka hor istaagay, waa halyeeyigii suura galiyay in Dimoqraadiyad laysku doorto m.s.barre, kabacdi, waa halyeey mudan in loo sameeyo, taariiq gumaysigu oga cararo soomaaliya allaah ha u naxariisto
He was a evil person who had noooo mercy! May Allah give him a taste of what of the fitnah he created amiin! Shame on you for supporting a cold hearted evil psychopath
@@mustaqbalabdiweli I am aware that many rulers and leader were unjust and harmful to their people. I just can't believe someone would see ceydid as a hero or praise his evil doings.
Dadki sharfta iyo somali jcylku ka buxay way dhamaden mar mar waxan is dhehaa wakhtiga hada so gadhi lahayd somali sharfle bad ahan layd ilahyow somali isku xidhan oo qurux badan no sura geli😢 from hargeisa
Asc .ayaanle sxbow runti waxa tahay qof run ahanti ka waran ama raadiyadda xalka somaliya mesha ay ku jirto m.a allah ku xafido cimdgikaga allah hereyo..
@@bahati1085 that is not true but one is true is he is the man that successfully Siyaad Barre Hamer ka saray but anyway Allaha keena mid Somali isku keena oo horumar gaarsiyo insha Allah
Akhas Somalidu waxay noqotay dad afka uun ka nool oo qayrkood ka hadhay aduunko dhanna la yaaban yahay iyaguna riyo ku jira , dhalinyartoodi xata so gaarsiiyay bila mustaqbal ila hadana is haysta o malin kasta leh dal baa nasoo fara galiyay! 30 SANO WAKHTI YAR MAAHA RUNTA ISU SHEEGA BAL MAR UUN!
Somalida Marka laga helo ninman wax homin kara oo wadaniyiin ah ayay qiimayn karyaa xaalada ay ku jirto iyo agaasinkeeda mustaqbal. lakiin maanta waxa hoogaankoodu wax ka arkaa hunguriga oo indhohoodu ku yaalaa
#Wariyeyaashii Hore Ee BBC Wxy Ahayeen kuwo Soomaalinimadu ku Wayntahay iyagoo Hadana Shaqadooodana Xalashaa Wata, Lkn Kuwa Maantu Waa Basaasiin Bal qiyaas Wariye #Catoosh Oo Caydiidkii 25M Ee Dolllar Madaxiiisa la dul dhigay Soo Arka Mxuu Samayn Lahaa⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Xaarweynayaal maka fikiraayaan danta dadka iyo diintaba suudkoodaa la jin yihiin qofta dumar oo reero u soo dhaqeysa dharka ayaa ilmihiina ka kufsanayaan kuna waaba qarxinayaa waa duul qasaarey rag ma jiro diracyada u siiba .
Madax damiir laawayaala oo aad moodo in hooyooyinkood iyo aabayaashooday kursigan baas foosheen oo ay dhaleen!!!inta damiirlaawayaasha aan dal iyo dadba ka naxayn qabyaalad lagu taageerayo,inta diintii islaamka dhulka lagu xooray, inta aan hadafka soomaalidu aanu ahayn waarimayside war ha kaa haro, waligeen qayrkeen raaci mayno,waxaanan u dhawnahay in Itoobiya ina gumaysato.
Wariye Ayaanle x Cabdi Iyo Ex ruugcaddaa Saxafi Xildhibaan Yusuf Xasan Mahadsanidiin waa wareysi muhiim Ah Caydiid Geesi Bu Ahaa Runtii Taladii ayey La Qabsadeen
Jen caydiid allah ha naxariisto aamiin
Masha allaaah General Ceydiid allow u naxariisto geesi geesi dhalay
Manshallah bro thanks for sharing I hope all Somali people will listen to our bro mp yusuf advice
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye i
Maasha'Allaah Mudane HE'Yusuf Xildhibankeena Kamukunji Eastleigh Nairobi..
Ayaanle hanoolaato hore u soco waxayaabo soo jiidasho leh baad soo bandhtaa.
Ayaanle&hanoolaato WD mahadsantihiin sida aad noogu soo xushaan dadka qiima &caqliga u saaxiibka ah
Mansha allah Ogadenku wa dad wa daniyin ah waraysigadi hore odaygi reer gariska aha waxa ka muqatay wadani nimo Yusuf xassan Waxu u hadlayaa si ka si wanagsan odaygi
Your thinking is based on clanism
@mohamud Hirsi zxp hadan waxkato ku cabirno qabiil runtii somalia waligeed hagaagi mayso aan ka baxno nolosha caynkaas ah anigaa dhalinyaro ah
Aniga qabil ma sheegin, lakin waxa ka hadlayaa qabka ay wax u sharaxay Mansha allah
Ogaadeen guul. Waa astaanteenna. Yeelkeed wixii soomaali Ku qaraabta ee diidan wixii ilaahay Naga dhigay
Maansha Allah waxaad wareysatay nin Somalinimada ku wayn tahay oo qiimo badan
Ceydid wuxa ahaaa geesigi labad oo somali so mara sayid mohamed abdille hassan ka dhib somara geyiga somaliyed nin 46 wadan ay iskugu tagtay in so qabato kuna guldareysten libaxa labo ma ahan wariyeyaha iyo xilibanka waye ku mahadsanyhn aqbarta ay no so gudbiyen thank again
Manshallah - waa nin Somaali dhab ah. Thanks Somaali Hanoolaato Channel
Alla Badanaa inta Fiican oo wadaniga ah sida ninkaan. Allow Nagga qabo inta dan shaqsi wadankeyna u baabineyso. Aaaamiiin
Mansha Allah adeerkay yuusuf Hasan allow cimriga kuu barakee
The way he put it was beautiful... There are powerful shadows who don’t want a whole Somalia 🇸🇴 powerful Somalia with strong maritime territory and powerful economy ... 🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴🇸🇴💪🏽🇸🇴💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Waa taariikh dhaxal gala. waan daawaday waraysi uu ka diyaariyey waqtigaa yuusuf xasan waa somali dhaba hadana somalida wuxuu ugu jira boos muhiima wax badana waa ka qabtay somalida kenya
ALLAH unaxaristo ALLAH ha u danbi dhaafo AMEEN YAA ALLAH
masha alah yuusuf xasan
Cimri dheer iyo caafinaad ayaa kuu rajaaynaayaa
Xil yuusuf xasan waa dhiigii dhabta ahaa ee soomaali baa ku jira😍 dareen qoto dheer baa jirkiisa iyo hadalkiisa ka muuqato,
Mahadsanid
Ayanle waan ku salaamay adiga iyo sxbada kala
My best channel fadigeyga aan waxkasta kubarta
Walaahi waa ninwadani ah.
Ilaahoow ku barakeey.
Mashallah, taariikh ayaad soo qufaysa ee halkaas kawad. Waan ogahay viewers barnaamijyadan oo kale aad ayey u yaraanayan laakin ogow wareesyadan oo kale ayaa dadka wax utaraya, wax kabadali karo ama wax kusoo kordhin karo maankooda.
Xildhibaan Yuusuf xasan waa halyeey caadi ma ahan waa soomaali dhab ah intaan ka arko good man
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah
Somaaliya waa mid💪💪💪💪
Thank you so much for your sharing your experience
I like the way this gentleman keeps dignified distance...he acknowledges that he is somali but not a citizen of somalia. Very articulate
Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun
Jeneraal caydiid aun geesi bu ahaa amerikanka taariikh buu u dhigey
Tariikh kama dhigin ee kasbey udayeen!!!
Hadii ay rabaan iyaga si dhib yar bay uqaban kareen. Dagaal ay iyga lagtigoodu lacag dhunsi.
@InvestEdu Allaah unaxariisto sis. Naarna lama rabo!!
@@mustaqbalabdiweli Qof walalkino Muslina o dhinte ina Qabil darti habartin walaga ficanye ...I'm Og but I liked Aided . he was a Somali hero. My Allah have mercy on his soul🤲🙏
@@MohamedOmar-lr9zj Brother I will not call him hero but Allaah ya arxamu.
Muxuu GEESI kuyahay dalkaan isaga iyo inkaar qabayaalkaalaa halkaa dhigaye.
Admiral how
Hugaa yeertay hiuradii... How iyo wowna weys hayaan
Habartu weyska harjadee how na ilaah u hiilinmaa
Waxay aheed shirib xiligaas
masha alaah ha idin xifdiyo waxaad soo gudbiseen wax lagu waana qaadan karo somaali nimo kii ku jirta wuu dam qadaa wlhi
Allah U Naxariisto GEN. AIDID 🙏🏾🙏🏾
Mashalah yusuf xasan waa nin somali nimadu kuwayntahay waa barnaamij wanaagsan
Hanoolaate waa barnamij fiican
HON☆YUSSUF
WALLAHI YOU ARE THE PRESIDENT WHO US,as a somali citizen cryn fo presedency.
HON-YOU ARE THE BECHOSEN PRESIDENT OF SOMALI REPUBLIC.. KULA AYAN AHAY WAX WAKU AQRISTAY DULKAN KENYA WAX YAALO AN AARKAY AYA ISHADANA SOQABATAY
THANK YOU HON■ YUSSUF
IM DEEQ ND I VOTED FOR YOU AND I WILL ALWAYS BE BEHIND YOU.
THANK YOU ND GRATTITUDE FO UA WORTHY TIME
@Ayaanle
masha allaah wariye yuusuf balse qabyaalada ku wareysaneyso ayaa kala geeya somalida
Ninkani waa wadani aad u jecel Soomaalinimada.
Waxan ka sii jeclanlaha xildhibanka in hoganka somaliya noo qonlahaa waayo waa nin inta badan la socda nolosha iyo dhanka somaliya ,madama uu sida ula socda noloshena oo idil , adiga waxa tahay qofka kaliya ka soo wramo quruxd wadankega iyo waxyaabaha aan u bahan nahay in aan ogaano hadan nahay dhalinyaradda soomaliyeed .guul ayan idn rajaynayaa labadina.
Wareeysi qiimo badan oo taariiq badan xanbaarsan. Mahadsanid
Kaliya ninkaan iyo raga lamidka hadii ey umadeeno wax kaqaadan laheed allow cimriga iyo cilmigaba kuu barakeey
Janaraal Caydiid waa geesigii qarnigii 19,maad u kacay soomaaliya, 50,dawladood OO maraykanku hor kacayo OO soomaaliya u yimid gumaysi ayuu ka hor istaagay, waa halyeeyigii suura galiyay in Dimoqraadiyad laysku doorto m.s.barre, kabacdi, waa halyeey mudan in loo sameeyo, taariiq gumaysigu oga cararo soomaaliya allaah ha u naxariisto
Yuusuf xasan guul
Please next time mid kale ka qaad wan ku heeta usuf waa MP geena Kamakunji
Lion of Africa ceydid AUN
Hes arm killed alot of people in Mogdisho 1991 .
He was a evil person who had noooo mercy! May Allah give him a taste of what of the fitnah he created amiin! Shame on you for supporting a cold hearted evil psychopath
Taas mid adiga lagu waydin maha
@@ummahmedmuse8018 he was one of the students of Mohamed Siyad Barre. Killers alll.
@@mustaqbalabdiweli I am aware that many rulers and leader were unjust and harmful to their people. I just can't believe someone would see ceydid as a hero or praise his evil doings.
Waa oday soomaalinimadu ku weyntahay
Hanolato broadcaster who is the name of this person u interviewed by u?
wariya yaalka manta jira weeba ugu baxdaa inee musiibooyin sheegaan oo dalkooda dhulka kujiidaan ilaa aan top 10 lowest countries
Ha noolaato
Dhibaatadii uu soomaaliya u geystay maanta haka dabaasho qabriga dhexdiisa
Cay diidey naartu gali dhiig cab ah
Waa guul barnamij fiican tariikhda ayaa lagu qori
Dadka Soomaalidu ma waxay baaba'baday 1991, uf uf uf somali konfureed
Xil yusuf xassan inuu Erdogan uyara egyahay yaa ila arkay
walaahi waa muwaadin somalinimodu ku.dheertahy ilaahaw kuwa shisheeyaa warkooda ku shaqeeya ee shisheeyuhuun maqla nagaqabo adaa caadil ah raboow
Muqdisho dadba cunay welina si cunayo ee ilaahey ha kaqabto
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye i
Muqdisho m.s.barre ayaa bur burtay, haddana farmaajo ayaa bur burinaya, waxayna ku bur buriyaan xukun jacayl, dadka hawiyana ma ogola kaligi taliye habaar qaba
@@abuukardhaay9948 Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah
@@abuukardhaay9948 hawiyo iyo adiga burburshey waa kaas is cuneysan up to now sorry kufsade abgaal iyo habergidir ilaa iyo hada tuugsanesan
Wll taariiqdii hore ee somaliya buug halaga qoro iyo somaliyada hada iyo tii dhexe buugag halaga qoro si dhalin yartenu wax u fahmaan
Waxa waliba way qornyahin sxb
MAANSHALLAH hanolaato
Yusuf xasan waa nimay somalidu u baahantahay inay latashato khabiir somalinimadu kuwayntahay weeye waayo badan noolow yusuf
Wariyahaan warbixinta na siiyay waxay isu egyihiin madaxweyne Ordogan!! Oo ah madaxweyne abaal weyn nagu leh, Allaha idin xafido dhamaantiin. Aamiin.
Asc.
Burburka ugu badani waxa uu ka jiraa siyaasiyiinta iyo wariyeyaasha soomaaliyeed. U fiirso wariye isku sheegan oo aan soo bandhigin wax hordhac ah oo ku saabsan ninkan qaaliga ah ee uu waraysanayo magaciisa, qofka uu yahay iyo wuxuu ahaan jiray
Cajiib 💕💕
Anigu waxaan ahay somali shacabkeyga ama sitasinta soomaali wax walba oo ka horu imankara horumarka dalkena shaqsi walba waxaan ugu baqayaa tanasulka samee waa wax wanagsan waxad u daneysay dalka shacabka somaliyed walahi waa iga dhab tanasulka waa horumar ha moodin in lagaa xoog badnaday ee waa dantena hadeynu nahay soomaali kalmadaa aan ku dhawaqay ha la tikabiyo walahi iga dhab runtii haddii aad aragto dal horumarkiisa waa isku tanasul weye iyo sharciga inuu qof walba ka weyn yahay midaa aan ogano hadeynu somali nahay
Mashaallah legend yusuf alaha hano dayo
Dadki sharfta iyo somali jcylku ka buxay way dhamaden mar mar waxan is dhehaa wakhtiga hada so gadhi lahayd somali sharfle bad ahan layd ilahyow somali isku xidhan oo qurux badan no sura geli😢 from hargeisa
Hannooolaateeeeeeeeeee hannoolaateeeeeee
Waxaan la ooyey maantay markaan dhageestay wareeysigaan somali sideey walalo u aheyd iyo sidi uu shesheeyuhu noo kala dilay
Waa run, shisheeye inta ayna xormimada qaadan ayey burbur innagu hayeen. Waxase ka daran qabyaaladda oo siyaasiintii Soomaaliyeed looga taagla'yahay.
Qabyaaladda markaa ka harno ayaan Qaran noqon karnaa.
Please wareeysigii caaydiid uulayeeshay oo dhameestirin xagee Ka helaaa
Magaaladii Xamar ee Quruxda badnayd waxa dumiyey Siyaasad Qabiil. Waar Soomaaliyey Qabiil xageen ka galnaa.
Shaki maa kaga jiro in wadanka shisheeyo buruburiyey USA kow kayahay
Asc .ayaanle sxbow runti waxa tahay qof run ahanti ka waran ama raadiyadda xalka somaliya mesha ay ku jirto m.a allah ku xafido cimdgikaga allah hereyo..
Caaydiid waa NINKII somali xasuuqay imasa qabiilo ayee ku duuleeyn, TAARIIKHDII weey qoran tahay
Wlhi wa runta abaayo nin fcn ma eheen wa ninka dhigay soomaali meesha ay hada joogto
@@bahati1085 that is not true but one is true is he is the man that successfully Siyaad Barre Hamer ka saray but anyway Allaha keena mid Somali isku keena oo horumar gaarsiyo insha Allah
duli xun ayaa tahaye janarelku gaalo xun oo wadanka kusoo dushey ayuu afka ciida udaraye afka kalabax
Dhilo that’s your opinion...!
Caydiid soo mar hore madhiman
wuxuu ka hadlayaa waa 1992
Akhas Somalidu waxay noqotay dad afka uun ka nool oo qayrkood ka hadhay aduunko dhanna la yaaban yahay iyaguna riyo ku jira , dhalinyartoodi xata so gaarsiiyay bila mustaqbal ila hadana is haysta o malin kasta leh dal baa nasoo fara galiyay! 30 SANO WAKHTI YAR MAAHA RUNTA ISU SHEEGA BAL MAR UUN!
Wareeysigaas waagii waan dhagaystay wuxuu ku bilaabanayay Caydiid taariikhdiisa dhalashadi barbaaridi wax barashadi kadibna dagaalki uu kujirey ee uu la dagaalayay UN/US ayuu kasii waramayay.
Alah unaxariisto waa mujaahid gen caydiid
Mujaahid???? In which way istaqfurullah, he was the reason many people died! Far from mujaahid subhanallah!
Ma american ayaa taha mise itopia
Waab nooshahay maxaad iska dhigee qofa aqiro ka soo hadalaayo
@@suuusaaran7992 walal bal iska dhifaac mujahidkina...kkkk
@@suuusaaran7992 i can't reason with stupidity sorry walal
Habar gidirtu wey ku dilayaan weyna ku nooleynayaan
Ceydiid alle how naxariisto geesi ayuu ahaa
Somalida Marka laga helo ninman wax homin kara oo wadaniyiin ah ayay qiimayn karyaa xaalada ay ku jirto iyo agaasinkeeda mustaqbal. lakiin maanta waxa hoogaankoodu wax ka arkaa hunguriga oo indhohoodu ku yaalaa
Caaydiid waxow ahaa mujrim dilaay eh, umadda kala gaabiyay. Waligiid dil, bililiqo iyo wax bur burin mooyee, yaa ii sheegi kara hal sheey oo wanaag eh ow qabtay.
Afweyn fuutada kaa laage that was the Best thing
@@sahrafarah8834 afweyne tagye, maxaa ka danbeeyay?
@@musamohamed6273 adiga adeerkaa cali mahdi muxuu qabtay aan dil iyo bililiqo ahayn
@@razak1350 adeerkey maaha, inkaar qabaha
Yuusuf waa ninqaali ah kenya dadka somali wuu caawin jiray
Aad iyo aad ilaa iminka ayo shisheeyaha
Gacanta kulajira asigo gabasaar kale hugan
Qoon ilaahay maduleeyo ilaa ooy isduleeyaan
Wariye wax badan og somalinimadana ku weentahay yusuf xasan noolow adeer
Asc viva7up farmajo miyunaaaaaaa mudane kulla muqaaaaaan inuu xalladda hadda laga hadlayo dalka gelinayo = farmajo waaaaaaaaaaaaa Qaswade Qaran to Qoys Ha la Qabto waaaaaa tallo kkk2
Wale haday wax kuqaadanayaan runtuu u shegay
#Wariyeyaashii Hore Ee BBC Wxy Ahayeen kuwo Soomaalinimadu ku
Wayntahay iyagoo Hadana Shaqadooodana Xalashaa Wata,
Lkn Kuwa Maantu Waa Basaasiin
Bal qiyaas Wariye #Catoosh Oo
Caydiidkii 25M Ee Dolllar Madaxiiisa
la dul dhigay Soo Arka Mxuu
Samayn Lahaa⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️⁉️
Gaaarsiya hadal kaan ilma jaziira hotel or kuwa dagaal udurbaan tumaayo qabiil xumaan moye sharaf maleh
Caydiid nin salad buu ahaa.....sacadna waa ogaadeen. Yuusufna waa ogaadeen.....ha noolaatana waa walaalkood reer horus...osiris iyo horus waa walaalo....soomaali tumaali biyomaali waa magacyo shaqo AMA xirfad ee isir ma'aha....
Ayaanle please soo baar dadkii qoxooriga kumananka ahaa ee baladwayn laguxasuuqay 1991 kii.
Xaarweynayaal maka fikiraayaan danta dadka iyo diintaba suudkoodaa la jin yihiin qofta dumar oo reero u soo dhaqeysa dharka ayaa ilmihiina ka kufsanayaan kuna waaba qarxinayaa waa duul qasaarey rag ma jiro diracyada u siiba .
Gen mahamed faarax caydiiiiiiid garaad allah unaxariisto geesi geesi dhalay buu ahaa lakiin soomaali buu ka dhashay oo geesigooda xaqiro
Ayaanle noo soo casun wareysi Aadan bare ducaale
Madax damiir laawayaala oo aad moodo in hooyooyinkood iyo aabayaashooday kursigan baas foosheen oo ay dhaleen!!!inta damiirlaawayaasha aan dal iyo dadba ka naxayn qabyaalad lagu taageerayo,inta diintii islaamka dhulka lagu xooray, inta aan hadafka soomaalidu aanu ahayn waarimayside war ha kaa haro, waligeen qayrkeen raaci mayno,waxaanan u dhawnahay in Itoobiya ina gumaysato.
Ilahey ha u naxaristo Genealku wuxu ahaa geesi halyeey. Waxan xusustaa marku geeriyooday sideey itoobiya u faraxday.
Wariye qaaliyah buu ahaa yusuf
Wan runta wan marekanka
Afweyne wuxu ahaa dhagar qabe dhiigyo ah waanu muteystay inuu si dulinimo ah uu udhibto Macsonkor good for him
Qof muslima inaad caydo asagoo marxuuna ayaan daro kawayn majirto adigu haku danbaabin
Ceydiid na kama dambeyn si xun ayu u dhintay
Viva siyad bare
Maxaad ka macashteen dulinimo
Alaah I naxariisto Siyaad bare
Magaalo madaxda dadkeedii xeebta jaziira laga buuxiyay ma caasimadbaa?????
Xildhibaan yuusuf waa wadani aqoon yahana waa maayarka islii hada waa soomaali xalaal ah oo xataa ku dhaawac may qarax alshabaab ka geysatay nairobi xubnihiisa qaar buu ku waayey dhaawacaa waa wadani
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye i
Wariye Ayaanle x Cabdi
Iyo Ex ruugcaddaa Saxafi Xildhibaan
Yusuf Xasan
Mahadsanidiin waa wareysi muhiim Ah
Caydiid Geesi Bu Ahaa Runtii
Taladii ayey La Qabsadeen
Waxii la shaqeryey oo Aan doonaynin in Soomaalia Ayna dagin Alle Ayaa u jeeda ee Soomaaliyeey illaashada qaranimada walaalnimada Islaanimada dhaqankiina iyo dadnimadiina Soomali waan ugu hanbalyeynayaa Adoo dhibkaa oo dhan soo martay waa Xalay dhalay oo walaa issued yaacayah Allaha BADBAADIYO wadanka Aamiin
Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye i
Drones didn’t exist at the time
Allaha unaxariisto Gen. Aidid Hanoolaato Mahadsanidiin
Ninkaan Gudoomiyaha Xaafada islii miyaa
MP eastleigh metela waaye
@@mohamedyusuf5214
Mahadsanid
@@ahmeddiiriye4624 Adiga ayaa mudan brother
Ninkan madax weyn ha isa soo sharaxo ....
Masuul sare waad u qalantaa