@@mohamedbishar3309 farmaajo waa nin xun anaa kuleh hada laakiin ma inkirsantahay iNuu Bada umada soomaaliyeed u saxiixay Kenya ileen isaa sheegay wuxuuna yiri c.c.c/Rashiid ayaa i Amray karaadi UA-cam ka waa Hadii kale iska DHUUS DHUUS
Mudane #C.salan Guled #Haddaad marba cadeysey inu #Hassan Ali kheyre uu #Farmaajo kasii xun yahay warkaga wa run wayo waxa thy nin wax badan, runti wareysi kale oo arinmo badan tabanayo so diyari fadlan. Wlh sir ad u muhim ah bad heysa ee wxd wax noga shegta sidey uwada shaqeyan. Thanks Ayanle
Ahmed Hassan, Keligii Taliye ha Jiran ee Dadka Dhiigooda ku waashay in laga falceliyo ayaa loo baahanyahay. Wali waad fadhidaan. Rag baa tihiin Farmaajo iyo Kooxdiisa Gacankudhiigle ah iska celiya.
Ayaanle wa wariya somaliyeed wana ku mahadsan tahay barnamijyadan o badan aankaga fadhina sida aad bulshada wax ugu iftiimisana tariiqda ku xusi doonta walal somalia hanoolaato
@@marwoyusuf906 wllo ma Adiga ayaa so arkay mise maqlay meel ey dowlada ku qiratay in kabahooda lagu aasay in meesha danbi ka dhacay waan wado ognahay lkn ninkan iyo ninka saxiibka yihiin waala garanayaa
Omar Warsame ma arkin miyaa inuu reysulwasarihii hore xasan cali qeyre inuu qirtay danbiguu ka galay cabdiraxmaan shakuur in uu ka saamaxo dhibkuu ka gestay gurigiisa
Guuleed waa nin wax badan og runtii. Thanks Ayaanle. Ardaydii School Axmed Gureey ee Cali - Kamiin lagu laayay, Masjidka Sh. Cabdi agtiisa hadda ma Saadaq John aa kadambeeyay..!!! Maamulka Farmaajo Dambiilayaal( Mooryan, Dhabaab, Qabqable, adeegayaal Shisheeye) uun buu Madax nooga dhigooyaa...!! Subxaanka.
Ilhy ha u naxariisto dhamantoda abahey cali cabdi ilhy ha u naxariisto walhi wa adun ale agtisa aya lagu xisabtamaya insha alh ilhy ha ka waraabiyo dhamantoda janada
Ma Aniga ayaa Walaan mise Somali Runtii Waxaan Layaabay Marka Aan akhriyo Commentiga Hurufadhi Media iyo commentiga Hanoolato Farqiga u dhexeeya Iyo Farqiga u Dhexeeya Labada bulsho ee kula Xidhan Runtii waxaan aminsanahay Xaqiiq Somalia ka jirta in ay Tahay Tan ninkan uu Ka waramayo
Hanoolaato sida aragtidayda ah waa warbaahin aan eex sameenin soo gudbiyo wareysiyo dad inta badan xog ogaal ah munaasabna ku ah mowduuca laga hadlaayo. Waa arin wanaagsan in bulshada la gaarsiiyo waaqica jira.
Asc walalkey.ayaanle ilaahay ha ku xafidoaamiin waxan ka helaa sida aad u soo gudbisi xaqiiqda iyo dhacdooyinka aadka u xanuunka badan hambalyo al cadaala
Maashalaah waa barnaamig aan aad ugu helay nin kaan waa nin aad u miisaaman kama muuqato nin jecleysi qof walba siduu yahay ayuu u sheegay ardayda Goortii la laayey waxay ahayd intii u dhaxeysay 2001 ilaa 2002 bilahay la ahayd ma xasuusto banaanbax ayaan u sameynay laakiin ma xasuusan mooryaantaa qofkii hogaaminaayey mooryaantaas , dadkii taabit xukunka ka qaaday oo cumarfinish u dhiibay maa hormar u socdo meeshaan waxaa loo baahan yahay mooyaan wax dilid yaqaano aqoonyahan iyo nin alle ka cabsi ku jiro meeshaaa waa la diiday. Noo soo qabo taabid cabdi iyo Dr Maryam qaasin interview la yeelo.
Weriyayaal Mogadishu wax lagu yeelo waan maqli jirnay, waa ninkaan Hanoolaato channel oo kale. Farmaajo neceeb yuu Qaran rabaa inuu u burburiyo, Ayaanle hadaadan xushmeenayn Ethics of journalism by presenting balanced view, lafahaaga u baq yaanku orsn lahaa. Somali burburinteed cidwalba oo ka shaqeesa ama Kenya lacag hasoo siiso ama tuugo bad iyo eriba inay gataan waa la iska qaban, wado kasta oo la isaga qaban karona waa lagu qaban saa u ogow Mr Hanoolaato.
Munafaq kanih wuxuu la shaqeyn jiray gabray Ayanlow waxaad Mar walbah radisah xumantah farmajoh wanah ognahay in aad u shaqaysid kenyah Mar walbah waxaad so Arurisah shekoyin ben u badan
Walahi waa arin laga xumado Ina dadka la xasuuqo oo hadan aan la dhaqani oo aan lagu tukan salada jinaaso maydkan xushamad ayuu lee yahay lama marin umada somaliyeed allah u Maqan
ILAHAY WAXAN KABARYAYA INU COLDADA SHAYTANKA U ASASY O DULKA DIGA LAGU DADIYEY U WELI DULUM KASOCDO. SOMALI FROM SOUTH-NORTH WAXAY UBAHANTAHAY RAAG XALAL CUNAY. O ILAHAY U KA RALI YAHAY.
farxaan qaroole wa la dilay, fahad yaasin xisbiga farmaajo wuu ka baxay, saadaq john mar dhaw waa la qaarajinaa i.a majnuunki farmaajo maxa u haray lol
Asc Ayaanle Ninka askariga oo wiilkiisa la dilay raadi oo soo hel afkiisa nooga qaad please Ninkan ka qaado tell kiisa Ayaanle please geed dheer iyo geed gaabanba u soo kor ee keen
@@shugrimuse1768 mareexan booran baanu maanta laga bilaabooo ka aar gosaneynaaaa si aan mar kale aanu dadkaan nagu dhex nool ooo isku keen qarninayaaa oo naga dhex kalumeysa waanu in aan baabino si somali uu badbaado mareexan waa in oooo la galiyaaa
Although the case has been settled now, neither the timing nor the language doesn't seem to be genuine but dubious act of an evil in our midst. I'm glad though that people have matured enough to distinguish fictions from facts.
Ninki dhibka geeste ee farmaajo malala xisabtamin wali marka maba lesku amini karo dowlad somaliyeed walina wuxu si raba inu madax nosi noqdo shacabka waloso tashte ayagana wa hurdaan😢
Cancer weeye farmjoo waanu ognahay Buffalo buu parking lot ka shaqeynaayey isagooo sidaaa social media ku qora hoosta balse alle baaa intixaaan kaaa maanta ku qabsan insha allah
Ninkaan Wax jira buu ka hadley allaha badbaadiyo dalkeena💯🙌🏾
kkkkkk Ayaanloow sumacada hayska Dilin ninkaan waa nin beenaaale ah Guriga C/raxmaan c/shakuur waxaa lagu Hayay arin Dowlada laDuminayo waxaana ujoogay ciidan ilaalo ah oo aad u Hubaysan wayna diideen in lasoo xiro
way Dagaalameen qof xabad Soo Ridayana waa ladilay lama OrankaRo waayo Muxaarib ku dilaya hadaadan iska Difaacin c/c/SHaKUUR waa Criminal haday Cadaalad jirto waa NINkii Bada U Saxiixay KENYA Jawaabtiisana waxay Noqotay cum/C/Rashiid ayaa saxiix iyiri taasna ma ah mid uu Cadaalada uga badbaadi karo
@@burbuluug424 nin cuqdadeysan uma xumid ee ninka criminal ka ah waa Farmaajo💯 cadaadana mar bey imaan
@@mohamedbishar3309 farmaajo waa nin xun anaa kuleh hada laakiin ma inkirsantahay iNuu Bada umada soomaaliyeed u saxiixay Kenya ileen isaa sheegay wuxuuna yiri c.c.c/Rashiid ayaa i Amray karaadi UA-cam ka waa Hadii kale iska DHUUS DHUUS
@@burbuluug424 badaa lagatey ilmaha ayaa loogu sheekeyaa waxaa Alx ah inaan waxbartay oo uusan qof walba waxa uu iisheego aanan iska qaadan. Hadii bada kenya laga gadey maxey ukeensa wayeen warqadii cadeneysey in laga gatey badda Magacaaga iyo adigaba Waxaad ubaahantihiin Qof wax idin sheega🙌🏾
@@burbuluug424 sumcadu luminayo maxay tahay qof kanilkisa ka dhigaya mid somali o dhan ka dhexeya o qabyalad cad la so tagan
Ayaanle Shaqo fcn ayaad bulshasha u heysaa keep going 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc cabdisalan waan ku salamay sxb sifiican ayaad usharaxday waa Arin qiiro leh qofkii Darren leh baa fahmi Kara mahadsanid sxbkaa Japan
Qq
AYAANLE HANOOLATO MAHADSANID SXB
Mudane #C.salan Guled #Haddaad marba cadeysey inu #Hassan Ali kheyre uu #Farmaajo kasii xun yahay warkaga wa run wayo waxa thy nin wax badan, runti wareysi kale oo arinmo badan tabanayo so diyari fadlan. Wlh sir ad u muhim ah bad heysa ee wxd wax noga shegta sidey uwada shaqeyan.
Thanks Ayanle
Mudane Ayaanle barnaamijyada noocaan ah iyo sida wanaagsan oo aad u diyaarisay Waa ku mahadsantahay, Mudane Guuleed macluumaad wax ku ool ah uu na siiye, waa Sarkaal tarbiya wanaagsan iyo sharaf leh
Ahmed Hassan, Keligii Taliye ha Jiran ee Dadka Dhiigooda ku waashay in laga falceliyo ayaa loo baahanyahay. Wali waad fadhidaan. Rag baa tihiin Farmaajo iyo Kooxdiisa Gacankudhiigle ah iska celiya.
00
Gaariga ardauda lagu laayay cali kamiin bay ahayd
Waa run Xasan Ali qeere waa munaafaq
Ayaanle wa wariya somaliyeed wana ku mahadsan tahay barnamijyadan o badan aankaga fadhina sida aad bulshada wax ugu iftiimisana tariiqda ku xusi doonta walal somalia hanoolaato
Ilaahay umadeena wixii sharwata haka qabto. Hogaan fiican oo daacad ah oo Ilaahay uga cabsanaayo ha u sahlo aamiin.
Asw...
Talow keeba run sheegaya.
Wale Soomali illahay ha caafiyo amiin inshallah
Wll dowlada ma’iyadaaba inkirtay wiilashii kabahooda lagu duugay shalay ayee eheed
@@marwoyusuf906 wllo ma Adiga ayaa so arkay mise maqlay meel ey dowlada ku qiratay in kabahooda lagu aasay in meesha danbi ka dhacay waan wado ognahay lkn ninkan iyo ninka saxiibka yihiin waala garanayaa
Cadalada haka tagin
Omar Warsame ma arkin miyaa inuu reysulwasarihii hore xasan cali qeyre inuu qirtay danbiguu ka galay cabdiraxmaan shakuur in uu ka saamaxo dhibkuu ka gestay gurigiisa
@@omarwarsame8 adiga dowlada oo diiday inee wiilashaas kabahooda kuduugeen ma’aragtay wll anigu dadka caafimaadka qabo ayaan lahadlay dad xaraaradaysan lama hadlin
Very good program ayuu ahaa Ayaanle ragan oo kale ino sobadi waraysigooda thank you so much
Waxan Mar Kale Codsaneynaa In Aad Ino Cazuumto Abdisalam Gulled
Mahadsanid
Guuleed waa nin wax badan og runtii. Thanks Ayaanle. Ardaydii School Axmed Gureey ee Cali - Kamiin lagu laayay, Masjidka Sh. Cabdi agtiisa hadda ma Saadaq John aa kadambeeyay..!!! Maamulka Farmaajo Dambiilayaal( Mooryan, Dhabaab, Qabqable, adeegayaal Shisheeye) uun buu Madax nooga dhigooyaa...!! Subxaanka.
😂😂😂!! CUQDAD BAA IDIN HAYSA , ilaa KHIYAAMAHA!!32 sanadood ayaad gacmaha iyo Lugaha iswada jartern!!yaa idinka xun!!
Ilhy ha u naxariisto dhamantoda abahey cali cabdi ilhy ha u naxariisto walhi wa adun ale agtisa aya lagu xisabtamaya insha alh ilhy ha ka waraabiyo dhamantoda janada
Wariye ayaanle waxad umadda somaliyed ee kaligiitalis diidka ah iyo kuwa jecelba uhaysaa shaqo wanagsan, Waxan umahadcelinayaa sargaalkan nabad sugidda katirsanaa ee sida wax udhaceen noogu warbixiyey, kuwa kaligii talisyada jecel waxan urajayn inay waxkabaran doonan ficiladii dhacay 17 Dec 2017, 19 Feb 2021 iyo kuwo kaloo badan.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waaa xog xasaaasi ah iyo nin run sheeg ah si wnagzana noogu sawiray xaalada very sensitive interview
Ninka sir badan ayu haya mar kale so wareyso
Ma Aniga ayaa Walaan mise Somali
Runtii Waxaan Layaabay Marka Aan akhriyo Commentiga Hurufadhi Media iyo commentiga Hanoolato Farqiga u dhexeeya
Iyo Farqiga u Dhexeeya Labada bulsho ee kula Xidhan
Runtii waxaan aminsanahay Xaqiiq Somalia ka jirta in ay Tahay Tan ninkan uu Ka waramayo
Hanoolaato sida aragtidayda ah waa warbaahin aan eex sameenin soo gudbiyo wareysiyo dad inta badan xog ogaal ah munaasabna ku ah mowduuca laga hadlaayo. Waa arin wanaagsan in bulshada la gaarsiiyo waaqica jira.
horfadhi Media waa dareemi karaa qofkii caqli leh waa idaacad taageerta farmaajo
3 sano kadib Keeba fiican Hanoolato iyo horufadhi media for me Horufadhi saxan
@@bayaxowaaran2176beenta daa nacasyahoow
@@bayaxowaaran2176hanolaato ninkii askartii elatariya wareysanayey soomaahan waa ninmucaarad farmaajo iyo xukuumadiisi waayo inta xumaanteedii sheegeysa unbuu warestaa wax wanaagaa kama sheego cadaaladbaa larabaa oo wanaag iyo xumaanba iskusi ugahadasho Mase ahan
Cajaa'ib 😭waa meel lagu tuntay.. Dad ku wada nool dhiig daata, assassination.. Wax is dhaama meesha kama muuqdaan.. Waa wada dhiigya cab.. Maanakoobiyo ha la wada geeyo, xataa ninkaan waxaas oo dhibaato ah sarkaalka ahaa illaa iyo haddana raba oo lug kula jira🤭Ilaah baa soomaali u maqan😭🇸🇴
Sax weyey. DIGYO CAAB IYO DUL DECE. RAGA TUMANAYO AMBA CABSAN AMBA MUSHAR KODA KADIWANGASHAN DAWLAD CARAB AH AMBA REER GALBED KA.
MAXAY RABI LAHORISTAGI DONAN TALOW?
Guuuuul nawad iyo nolol iyo markle
Asc walalkey.ayaanle ilaahay ha ku xafidoaamiin waxan ka helaa sida aad u soo gudbisi xaqiiqda iyo dhacdooyinka aadka u xanuunka badan hambalyo al cadaala
👍👍👍WARAYSI QIIMO LEH & wadani geesi ah oo xaqiiqadii dhabta ahaa soo bandhigay👍Mahadsanid cabdisalaan.
Ayaanle waa ku mahadsantahay
🇸🇴🇸🇴 hanoolaato Somalia 🇸🇴🇸🇴
Halyey qaran
Waxaa wacnaa lahaa in lala xisaabtamo kuwa la adeeg sado iyo ku adeeg sado masuulkaan waa nin aan aad ula dhacay oo taabto meela aan la taaban
kkkkkk Ayaanloow sumacada hayska Dilin ninkaan waa nin beenaaale ah Guriga C/raxmaan c/shakuur waxaa lagu Hayay arin Dowlada laDuminayo waxaana ujoogay ciidan ilaalo ah oo aad u Hubaysan wayna diideen in lasoo xiro
way Dagaalameen qof xabad Soo Ridayana waa ladilay lama OrankaRo waayo Muxaarib ku dilaya hadaadan iska Difaacin c/c/SHaKUUR waa Criminal haday Cadaalad jirto waa NINkii Bada U Saxiixay KENYA Jawaabtiisana waxay Noqotay cum/C/Rashiid ayaa saxiix iyiri taasna ma ah mid uu Cadaalada uga badbaadi karo
@@burbuluug424 gurigaas waxa kadhacay ma’la inkiri karo oo diyadii wiilasha ayuu farmajo bixiyay kii dilayna garaado ayuu uxiray
Waa fulay qabiilayste ah
Maashalaah waa barnaamig aan aad ugu helay nin kaan waa nin aad u miisaaman kama muuqato nin jecleysi qof walba siduu yahay ayuu u sheegay ardayda Goortii la laayey waxay ahayd intii u dhaxeysay 2001 ilaa 2002 bilahay la ahayd ma xasuusto banaanbax ayaan u sameynay laakiin ma xasuusan mooryaantaa qofkii hogaaminaayey mooryaantaas , dadkii taabit xukunka ka qaaday oo cumarfinish u dhiibay maa hormar u socdo meeshaan waxaa loo baahan yahay mooyaan wax dilid yaqaano aqoonyahan iyo nin alle ka cabsi ku jiro meeshaaa waa la diiday. Noo soo qabo taabid cabdi iyo Dr Maryam qaasin interview la yeelo.
Ayaanle!
(1) sual ha ku jarin, qofka aad wareysaneyso
(2) Jawdal heyso, ku haga, tas oo ah sualo ”kedsan”
Aniga/// A.A Ragie
Wariye
Allah aya naga qabtay
A morta non parla. ..aqiraa war baa jiraa. Allah ku xifdiyo Abdi salam. .adiga iyo ayaanle. ..
Subxanallah Ilaahow Farmaajo ha soo celin. Xasbunallah.
Laa ilaaha illalaah anna muxamadu rasuululaah yaa allaah naga so gar
Allah ha u naxariisto
Asc cabdirisaaaaaag guuleeeeeeed illah ha ku illaliyo mariiiiiiid iyo abayaaaaaaaaaaaaa dhax mushaxdaye
Asc ayaanle xuseen cabdi wallahi cajiib alle dile ayaa dhinta mala odhan karaa akhiro ayuu tagey wanu sonoq dey alle haw naxariisto ragaa wll
Geesi alle ma xillo xog badan baan ka faaiiday khaayimiintaa shisheeyaha u shaqeeya waa in aynu laynaa 1waa in la diiwaan geliyaa
Mahadsanid Ayanle
Yaa rabbi cadaaladaada ayey sugayaan dhalinyaradaasi xaq darada lagu laayey, ilaahoow cidii ka dambeysey ciqaabtooda usoo dedeji.😭😭
amiin yarabi
Aamin
Waa nin priveledge heesto hadana cadaalad aan rabaa kuleh. Tuug wixii dhacay hadana kuleh waxbaa laiga xaday. Cadaalad hadeyba jirto mar hore ayaa xaqiisa lasiin lahaa dowlada waa maskiin. Qabiilkiisa ayuu uyeertay. xigmadlaaye geeljire cc Cadaaladiisa waa mou. Waa maxkamad wixii uu ka helo in la marsiiyo. Wadan jaahiliin horboodaayo.
Waxaa cadaalad sugeyso intii ay leysey usc kumanaan kun oo qof maanta mey bilaabatay cadaalad. Askari waxaa ah oo keli dowlada taas kuseexo geeljire
@@boodboode80 qabyaladiste bal Adigu tuugan farmaja Markii xiilka laga wareejiyo badnadi cuqdada waad uu dhiman karta Gobtii Somali waye reer c.c.w ee hadlkad dhahday Ogow inuu dhibayo hadhow Mariixanka kaliya usc iska dhafe hada laydiin labeyna qabyaladad ku hadashay drteed
Weriyayaal Mogadishu wax lagu yeelo waan maqli jirnay, waa ninkaan Hanoolaato channel oo kale. Farmaajo neceeb yuu Qaran rabaa inuu u burburiyo, Ayaanle hadaadan xushmeenayn Ethics of journalism by presenting balanced view, lafahaaga u baq yaanku orsn lahaa. Somali burburinteed cidwalba oo ka shaqeesa ama Kenya lacag hasoo siiso ama tuugo bad iyo eriba inay gataan waa la iska qaban, wado kasta oo la isaga qaban karona waa lagu qaban saa u ogow Mr Hanoolaato.
Amarkas farmaajo aalahaa
Qof waalan wuxu Jiniyaasha Sida Ninkan Lagu magacaabo Hanoolaato asaaba waalane muxu Dadka waawaalan kasii dooney سبحان الله
War ma xaqaa ku dhiba
@@abdiduran6061 walalo Adiga Xaq maxad U taqana?
Plz part2 of this clip
Wariyoow jazzaakallaahuw kheyr
Ummadeenii maxaa ku dhacay
Waxasy dilaan haldoorkooda
Waxaay gaalada u dhiibaan masuuladooda
Gaaladana iskama celiyaan
Toloow kulligood maxaa ka simay dullinima
😭😭😭 diin la'aan waa balaayo is aamin la'aan weeye reer moqdisho allaha idiin gargaaro walaahi dadka aan codka lahayn allaha u gargaaro
Aamiin yaarabi
😭😭😭
Amiin
Munafaq kanih wuxuu la shaqeyn jiray gabray Ayanlow waxaad Mar walbah radisah xumantah farmajoh wanah ognahay in aad u shaqaysid kenyah Mar walbah waxaad so Arurisah shekoyin ben u badan
@@abobasement346 ila shabab yutube istucmasha shw
Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun.
Ayaanle wareysi qiimo leh ayaa qaday waa mahadsan thy wll
inaaliaahi wainaa ileeyhi raajicuun alladile ayaa dhinta wllhi 😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
Walahi waa arin laga xumado Ina dadka la xasuuqo oo hadan aan la dhaqani oo aan lagu tukan salada jinaaso maydkan xushamad ayuu lee yahay lama marin umada somaliyeed allah u Maqan
Waa 2002 xiliga Saadaq joon ardayda laayay, Ardaydii School ka Axmed Gurey.
Video yada noocaan ah waa loo baahanyahay
ILLAHEEY NINKOOW CAYMI RABO CID UMA SOO TUUGO NINKOOW CIRIBTIRI RABANA CIIDAN UMA DOONTO🕋🕋🕋🕋🕋
Masha allaah illaahay ha naa dhaafiiyo farmajo iyo fahad yasiin aamiin aamiin aamiin yaa rabii
Illaahay hanoo xifdiyo mw MCM farmaajo iyo taliye Fahad yaasin. Waana ku mahadsan yihiin inay mooryaanta dalka dhacday ka difaacaan ✅✅✅✅
ILAHAY WAXAN KABARYAYA INU COLDADA SHAYTANKA U ASASY O DULKA DIGA LAGU DADIYEY U WELI DULUM KASOCDO.
SOMALI FROM SOUTH-NORTH WAXAY UBAHANTAHAY RAAG XALAL CUNAY. O ILAHAY U KA RALI YAHAY.
Interview ad u wacan waye 👍
Waa balan in cadaalad lahorkeeno saadiq joon iyo Farxaan qaroole fahad yaasiin iyo farmaajo
Xaqdaro Xaqdaro After Xaqdaro
Wallhi Somaliyey waaliban kusuganahay Laxawla walaquwata ilabillah
Muqdisho qofkii kunoolbaa dareemi Karo dhibka ay dowlada shacabka KU haaso
Farmajo wu soo labana adne wa lagu dilaaa ❤
farxaan qaroole wa la dilay, fahad yaasin xisbiga farmaajo wuu ka baxay, saadaq john mar dhaw waa la qaarajinaa i.a majnuunki farmaajo maxa u haray lol
Asc
Ayaanle
Ninka askariga oo wiilkiisa la dilay raadi oo soo hel afkiisa nooga qaad please
Ninkan ka qaado tell kiisa
Ayaanle please geed dheer iyo geed gaabanba u soo kor ee keen
Indho xuma badana! Somali shacab malhn side uga aamusen dhacdadan oo kale, qabyalad ayaa indhaha iyo dhagaha tirtay shacabka Somaliyed 😢
Dowladii ba dadka xasuuqeysa see ka yeeli
Marka cabdirahman cabdi shakur madxwenaynaa ha lagaa dhigo sidiu uu aarsadoooo 🙌😉😉😉😉👈
Lkn hadaba kheyre wuu cafiyaye kaas dhiig maleh
Ooh caqligaagu ma waxuu kusiiyey dalkeenii aayno udhiibno rag kala aar goosanaya ooh aanu mustaqbal keena kaas kadhigno
@@shugrimuse1768 mareexan booran baanu maanta laga bilaabooo ka aar gosaneynaaaa si aan mar kale aanu dadkaan nagu dhex nool ooo isku keen qarninayaaa oo naga dhex kalumeysa waanu in aan baabino si somali uu badbaado mareexan waa in oooo la galiyaaa
@@marwoyusuf906 ismaba heestaan shacabka Loo jilaa waxaa arkee lamo nin askartoda isdagaalayo hadana ayaga meel shaah kuwada cabayo
Abdisalaan Guuleed waa Mashiin waaye bismillahi walaahi waaba cabsi.
Hanoolato shaqo fican ba Umada u Hesin
walal hanolato ilahay qeyr ha ku siyo noso badi plz waa barnamij wax badan iftiminayo aya thy
Falkaaas Qofna ma Hilmaaami Doono Dhagarta iyo Naxariiis La,anta Kooxdii Falkaas Fulisay Waqtigaaa Ka jawaaabi Doono
Alla muxuu dhiigya-cab ahaa ina Farmaajo !!
Farmaajo saan miyuu xaasid u yahay inaalilaah too sad.🙂🙂 xasan cali khayre farmaajo waa ku baashaalay nacas dheh.
Haa
Yaab 😡😡😡
Thanks bro
Malin aaloo maxkamadayn doonaa farmaajo Inshalah 😭😭😭😭😭
Subxaanalaah saas oo dhan miyaa dulmi dawladeed loo gelay farmaajo nolosho u farmaajo miyuu aduunayada rabi iska mammalian xisaabteedan loo noqonayn yaa rabi
Waa nasiib daro in qof dilkiisa laga baaqsan karo la dillo.
Thank you very much ayaanle
Although the case has been settled now, neither the timing nor the language doesn't seem to be genuine but dubious act of an evil in our midst. I'm glad though that people have matured enough to distinguish fictions from facts.
everything that he stated in this interview was a fact, so what is your 👉
In not good enough you writing
It will be better if you
Use your own language
As an cali kheyre o inaderkiya aha werarey cabdiraxman cabdishakur
Doowlad miyaa ku til maami karnaa waa Al shabab caadi ah wlh
@Amaalshak AS . hhhh. 100 Ceydiid ayeenu heeynaa. waana laguugu daba jiraa.
@Amaalshak AS Yes we love our president and he will be back, Inshallah
Shawaabka ayaaba dhaama kuwan
Sax
Naxariislaawe aya tahay
Wixi ka dambayey
Asc Walaalkey Ayaanle Alaha Ku Xafido 🤲🤲🤲🤲💯💯💯💚💚💚
Asc viva7up hanolatow intaaaaaaaaa iyo ka badan ayaaaaaaaa og tahaye maxaaaaaaaaaan sugnaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
Xog muhiima ayuu na siiyay
Hanoolaato waxaan u baahanahay inaad wareesiga ku Soo darto fadlan waa codsi
Waa waraysi aad iyo aad la yaab uleh.
Thanks hanoolaato
انا لله وانا اليه راجعون
Caruurta anaa arkay la laayey isgoyska Calikamiin aheed pk m ayaa laladhacay iyagoo qos qoslaya oo schoolka buska saaran ....! Farmaajo waa cadow Ethiopia noo dhaanta walahi
Farmajo maadilay saadaq joon baa dilay balse farmajana wax madhaamo
War saxan ma ahaan warkiisa
Adiga ma ogid.
Subxanalaah ilhey haka qabto
InnaliAllah wainna Ilahuraajacuun. Ala maxaa Somaaliya dulmi yaal. Wale waxad rabto noqo wale dhiigu biyo maahan. Kan wax dilay iyo kan amray waa isku mid.
Ma kuwan kuwaashey qabaa'il iyo qolo qolo miyaad rumeysanaysaa سبحان الله
Ninki dhibka geeste ee farmaajo malala xisabtamin wali marka maba lesku amini karo dowlad somaliyeed walina wuxu si raba inu madax nosi noqdo shacabka waloso tashte ayagana wa hurdaan😢
Asc my brother Ayaanle,
Congratulations Congratulations Congratulations. 100K and more Insha'Allah.
G⁵
Ayanle shaqo wacan bad bulshada u haysa illahay haku garab galo inader
Subxaanallaah subxaanallaah ❓
Waxa mohim ah,
Ayaanle!
Part 2 of this intervju !!!
There is No Humanity wallahi
Naxariis daradii oo lugaleh Allaw Naga qabbo
Cancer weeye farmjoo waanu ognahay Buffalo buu parking lot ka shaqeynaayey isagooo sidaaa social media ku qora hoosta balse alle baaa intixaaan kaaa maanta ku qabsan insha allah
Qabiil kastaba koodu ugu xumaa ayuu tageero meel ku keenay. Soomaalay cadowgiina iyo ka idiin daran qabiil ha ku taageerina
Ninkani waa nin rageed
Madaxweeyne Farmaajo 4 sano oo kale ayuu sii joogi doonaa inshallah kana zoos nafta waa
futadane u dhigo waa iga codsi
Farmaajo wuu ku daayay qudhunow.
Aaway farmaajo tuugsade.
Ha ugafin madax weyne frmjo waryaaa
Mudane madaxweyne xasan sheikh haduu somalia wanag ka rabo Hala xisaabtamo sadaq John xasan Ali khaire farmaajo Fahad yasiin inta nool iyo askartii wax laysay cadaalad ayaan rabna hada Somali nahay qabiil haku daaficin arxan laawe
Nin asagiiba u baahan in lala xisaabsato miyaad leedahy kaalay dadkan la xisaabtan
Gesi waye oo runta ka gaban Allah dhib kuma tuso
Aamiin yaarabi
Ayanle wĺl noosoo gudbi sheekadii dilkii cabdiraxmaan.macalin bashiir 1979 kii dhacay please
Waaruntii ayaanlow Farhan qoroolah intaa kashegaaaaa