Allaha barakeeyo fikir kaaga iyo caqligaaga nin kaan oo kale oo badan ayay somalidu u baahan tahay waayo aragti fog ayaa loo baahan yahay si loo bad baadiyo mustaq bal keena
La Turquie est un beau et extraordinaire pays. Vive la Turquie. Vive leur président Erdogan. Cependant , GRAND sheikh, que pensez vous un afar ou un yemenite d'origine Djiboutienne en 2026 à Djibouti ? PS: nous allons tous mourir un jour. Donnons nous votre opinion.
Sheikh l love your thinking 🤔 in Muslim world lam dreaming this day turkey 🦃 built most safisticated air planes and weapons inshalah aamin they will built it❤❤❤😂🎉
Aboowe waxba Dan ha u galin culumada farta kugu taagay markaad shiicada ka hadashay waayo wadaad aad cilmi u leh oo falastiini ah ayaan waydiiyay shiicada ma gaalaa wuxuu igu yiri Maya qaar badan oo ka mid ah waana qalad Ii kufaar loogu yeero lkn kuwo xun ayaa ka mida
fikirkaa wan kula qabaa kuwan culimada aynu ku sheegno anigu qaar badan oo ka mid ah waban ka shakiyey -- qof ashahaadanaayaa nabi maxamedna qirsan salaadii tukanaayaa soomaayaa kula xajaayaa qaladba ha ku jire acmaashiisa danbina ha galo haduu doono qofkii gaal ku sheegi isagaa u baahan in la hubsado.. walaahi wan ka booday culimo badan oo aan ku xidhnaa arintaa darteed waa sida cabdiraxmaan u sheegay shiicadu dad xun iyo dad wanaagsan kuwo gaalo lagu sheegi karo iyo kuwo badan oo muslim caadi ah ba way leeyhiin sida suniga kuwa sheegta khawaarij iyo kuwo ka xunba u leeyhiin marka maxaa gaalo ka dhigay hadii sunigiiba khawaarij gaalada ka xun ku jirto
Turkigu waa European waxaanu ahaa colonial power wixii Ka horreeyey dagaalkii kowaad ee dunida. Islaamka wuu u fidiyey dhinaca Europe, In badanna islaamka waa difaacay, yuhuuddana in falastiin la dejiyo gaashaankuu u daruuray. Laakiin hadda danahiisuu wataa, Africa oo westernka iyo china rabaan inay khayraadkeeda gurtaan ayuu ISNA qaybtiisa rabaa, halka ugu jilicsan ee uu Ka geli karaana waa Somalia
Wuxuu ka aaminsan yahay inay yihiin dad cawaan ah, oo corrupt ah, oo aan dawlad lahayn, oo aan xataa wax Diin lagu sheegi karo aan haysan, oo wuxuu doono ee danta Turkiga ku jirto, inuu si hawl yar uga saxiixi karo. Xaqiiqdu waa sidaas!
Pourquoi pas une femme ( peu importe son origine de sa communauté( afar, yéménit ou somali) ) en 2026 à Djibouti ? Donnons nous votre opinion GRAND SHEIKH
Madxaweyne RAJIB DAYIB ERDUGAN guuleyso marwalba INSHAALLAHA
Masha Alah Shiekh Abdirahman Bashir Ilaahey ha idin cifdiyo
Shukran Sh.Abdirahman Ilaahey ha ku xafido
Mahadsanid Sheikh Waxbadan ayaad noo iftiimisay❤
THANKS YOU SO MUCH FOR SHARING THIS MESSAGE ❤❤❤❤
Rabanaa yubaarik yaa sheekh
Mashaa Allah Sheikh Barakallahu fiikum. Erdogan Allah Xafido cadawganna Allah ka qabto. Aamiin.
Manshalah great knowledge brother 😊❤
M.a sha allah❤❤❤❤❤
Masha Allah
Inshallah guul ardogan ma xuma
Maansha allahu Sheikhu wuxuu noosheegay oodh waa muhiim laakiin Soomaali Allaha fahan siiyo inay gartaan taas!
Bien super
ALLAH jabiyo cidwalba oo madxaweyne RAJIB DAYIB ERDUGAN cadow ku ah INSHAALLAHA
Allaahu akbar alle ayaa mahadleh ookeenay edugaan
Shiikh jizaakallaah kheer Erdogan waxaan ku Taagereynaa Ducada waa Jimco usoo Duceeya Duco Qabaha indheer garadkaa Erdogan jir oo joog Inbadan oo guuleeyso mudane mweyne Erdogan AAMIIN YAA ALLAAH ❤Turkey 🇹🇷 ❤Turkey 🇹🇷 Viva❤🇹🇷🇹🇷 🇹🇷 ❤guul Turkey 🇹🇷 Erdogan
Reer galbeed ALLAH jabiyo INSHAALLAHA
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷
مفكر إسلامي صومالي حفظه الله
Allaha barakeeyo fikir kaaga iyo caqligaaga nin kaan oo kale oo badan ayay somalidu u baahan tahay waayo aragti fog ayaa loo baahan yahay si loo bad baadiyo mustaq bal keena
La Turquie est un beau et extraordinaire pays. Vive la Turquie. Vive leur président Erdogan. Cependant , GRAND sheikh, que pensez vous un afar ou un yemenite d'origine Djiboutienne en 2026 à Djibouti ? PS: nous allons tous mourir un jour. Donnons nous votre opinion.
Sheikh l love your thinking 🤔 in Muslim world lam dreaming this day turkey 🦃 built most safisticated air planes and weapons inshalah aamin they will built it❤❤❤😂🎉
Waa shiiq wacdigiisa siyaasad iyo nin jeclesi ku dhax qarsanayo
Aboowe waxba Dan ha u galin culumada farta kugu taagay markaad shiicada ka hadashay waayo wadaad aad cilmi u leh oo falastiini ah ayaan waydiiyay shiicada ma gaalaa wuxuu igu yiri Maya qaar badan oo ka mid ah waana qalad Ii kufaar loogu yeero lkn kuwo xun ayaa ka mida
fikirkaa wan kula qabaa kuwan culimada aynu ku sheegno anigu qaar badan oo ka mid ah waban ka shakiyey -- qof ashahaadanaayaa nabi maxamedna qirsan salaadii tukanaayaa soomaayaa kula xajaayaa qaladba ha ku jire acmaashiisa danbina ha galo haduu doono qofkii gaal ku sheegi isagaa u baahan in la hubsado.. walaahi wan ka booday culimo badan oo aan ku xidhnaa arintaa darteed waa sida cabdiraxmaan u sheegay shiicadu dad xun iyo dad wanaagsan kuwo gaalo lagu sheegi karo iyo kuwo badan oo muslim caadi ah ba way leeyhiin sida suniga kuwa sheegta khawaarij iyo kuwo ka xunba u leeyhiin marka maxaa gaalo ka dhigay hadii sunigiiba khawaarij gaalada ka xun ku jirto
Turkigu waa European waxaanu ahaa colonial power wixii Ka horreeyey dagaalkii kowaad ee dunida. Islaamka wuu u fidiyey dhinaca Europe, In badanna islaamka waa difaacay, yuhuuddana in falastiin la dejiyo gaashaankuu u daruuray. Laakiin hadda danahiisuu wataa, Africa oo westernka iyo china rabaan inay khayraadkeeda gurtaan ayuu ISNA qaybtiisa rabaa, halka ugu jilicsan ee uu Ka geli karaana waa Somalia
Shekh abdiraxman falanqentisa ama siyaasadiisa wan jecelahay
Muxadaraan waa muhiim lakiin Tayada vedio ayaa laga haleeyay
Runahaatii Soomali badenkeena waan dambeynaa. Haddey noqoto, Cilmi, dhaqan, Akhlaaq,Nadaafo. Dunida xitaa dad badan oo liita waan kadaranahay. Suaashu waxay tahay anagoo intaas oo dhan naga khaldan yihiin sidee horumar ama umado kale wax ula qabsan karnaa. Waxaa fiicnaan laheyd in qof kasto oo Soomaali ah dhaqan cellin lagu sameeyo. Si uu ufahmo asaaska nolosha.
Wuxuu ka aaminsan yahay inay yihiin dad cawaan ah, oo corrupt ah, oo aan dawlad lahayn, oo aan xataa wax Diin lagu sheegi karo aan haysan, oo wuxuu doono ee danta Turkiga ku jirto, inuu si hawl yar uga saxiixi karo. Xaqiiqdu waa sidaas!
Pourquoi pas une femme ( peu importe son origine de sa communauté( afar, yéménit ou somali) ) en 2026 à Djibouti ? Donnons nous votre opinion GRAND SHEIKH
Codka nagasax oo kada stereo
Turkigu inuu caalamka islamka utaliyo ayuu rabaa somalia waa uun meel uu Rabo inuu utaliyo
Idne kuma talin karto hadad adhiga tashato 🇸🇴🫡🦁
CILMAANIYAD WAA MAXAY?
27.30 ayu sheekha kahadlay Erdogan iyo Turkiga. Kadib biyo ayu cabay. Somaliya waxu kahadlay 5.13 min. Marka CINWAANKA VIDEO & SHEEKADA ISMALAHAN. E NAGA SAXA. CIWAANKA.