XANAANO | HEES AY XANUUNKEEDII KA SAMAYSAY PRINCESS ISTAAHIL 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • PLEASE SUBSCRIBE THANKS

КОМЕНТАРІ • 79

  • @seinabaliomar5211
    @seinabaliomar5211 Рік тому +3

    Waaw cod aad u macaan iyo hees ay ku duceysatey. Maanshaallah, caafimaadka illahey ha u xajiyo.

  • @abdirashidelmi2438
    @abdirashidelmi2438 5 років тому +15

    Allahuma cafii allahuma yashfiik istahil prince aamiin ya rabbi abayo ilhan laki kuma quri karo barakumulahi fiikum arlul jubbland wa arlul somal aamiin

  • @S_Siman2188
    @S_Siman2188 5 років тому +18

    Allha KU cafiyo abayo istahil 🤲😭 😭🤲 alow Cafimad tam ah sii wllshey😥

  • @bishaardaahirabdalla4504
    @bishaardaahirabdalla4504 5 років тому +5

    Way jirtaH fananadaan Istahil keep gouig

  • @xogmalxilkasah5047
    @xogmalxilkasah5047 5 років тому +4

    mnsha allh www fanndaa Istaahil💞 mohamed kelif 💛wad icajbzay wll alle codkaaga macn 💔hakuudaayo wll💓👈

  • @TheLove0
    @TheLove0 3 роки тому +3

    raabow xalada ii daraan ka fogee
    xaagaygo farxaad igu xiirnata
    allahuma amiin ya rabi

  • @hamdasheekhibraahim610
    @hamdasheekhibraahim610 4 роки тому +5

    istaahil wllo Allah cafimaad taama ku siiyo lakin markasta khayrka kudadaal si alle kudaryeelo Allah kuxifdiyo

  • @mariamnoor1558
    @mariamnoor1558 4 роки тому +14

    Qof aan fb kala sxbo oo ka qiimo badan wan waayay Qaali Nabad ahoow❤️💋

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 5 років тому +5

    Waasax ee illaahow caafimaad waara kuugu deec abaayo istaahil qaali baad inagutahaye

  • @Halane2055
    @Halane2055 5 років тому +4

    Masha allah alle ha idin xafido labadiinaba walaliyal

  • @Fahma
    @Fahma 4 роки тому +3

    inantan waan jeclahay istaahil ilahay walaal cafimaad hakusiiyo dadku waa xasad badanyahye

  • @bilanahmed5854
    @bilanahmed5854 5 років тому +7

    Xidigta an jeclhay walhi istahil😎🤴

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 5 років тому +2

    Alle caafimaadka uu kuu siyey haku guu wado walaashay istaahil 😍

  • @user-mw9sf5um6h
    @user-mw9sf5um6h 11 місяців тому

    Aamiiiin yarabi illahayaw wllshyn cafimad tam ah sii ❤❤❤

  • @ajmalbintubashiir5831
    @ajmalbintubashiir5831 5 років тому +4

    Istaahil allaha ku dhowro❤❤👏

  • @raaxoxussein1355
    @raaxoxussein1355 Рік тому

    Aamiin aamiin aamiin ya rabi ilahow ku xafid oo ku cafi abaayo❤❤❤❤❤

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 роки тому +1

    Alle haku caafiyo xbbti gabar aan aad u jeclahay cod danacsan na leh baa tahay hadana waxaa maqaala igu so gaaratay iney dhashay

  • @wacaysmoon8825
    @wacaysmoon8825 5 років тому +3

    Ilaahy hakucaafiyo sister

  • @abshirmihamed4059
    @abshirmihamed4059 2 роки тому +1

    Ya alah wllkey iicaafi🤲🏼🤲🏼😭🥺😭

  • @rashka2038
    @rashka2038 11 місяців тому

    ❤hees io bar😢2023.09.23❤

  • @filsanhani7829
    @filsanhani7829 5 років тому +7

    Ilahey maa heesba lagu baarya abayo Allah kucafiyo

  • @hodandeka2895
    @hodandeka2895 Рік тому

    😢 amiin ❤

  • @miski7235
    @miski7235 2 роки тому

    ilaaheey caafimaad ad ku faraxdo haku siiyo

  • @munizhapea9388
    @munizhapea9388 3 роки тому

    Ish cala fnanad dhameystiran princss hes an jeclhy kl io lp nice song ❤💯

  • @fariidohfaraxzan8097
    @fariidohfaraxzan8097 2 роки тому

    Alleh haku caafiyo huno mcn🤲🥺

  • @ayaanmuumin7640
    @ayaanmuumin7640 5 років тому +2

    Illhy cfmdka hku siyaadiyo quruxsan

  • @kaamilbaashi7119
    @kaamilbaashi7119 5 років тому +1

    Maanshaalaah wll qaali alaah haku xifdiyo wll lkn waxaatahay gabadh xijaaban alaah hakusoo hanuuniyo

  • @yaxyeabdul4883
    @yaxyeabdul4883 5 років тому +5

    Raboow walashen caafimad taama see aamiin

    • @shariifkhaliif980
      @shariifkhaliif980 10 місяців тому

      allaha iu shaafiyo walala istahil maxamed khaliif

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 4 роки тому +2

    Allaah hana wada caafiyo

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 роки тому

    Alx ale ha ku cafiyo wllo

  • @abdinasir5236
    @abdinasir5236 Рік тому

    Princess istahil ❤❤❤

  • @djnasri3013
    @djnasri3013 5 років тому

    Istahil wll alle haku caafiyo xanuunkasta illahay baa keena lkn aduunkisa ayu wax ku tusiyaaa

  • @nadraqaali7283
    @nadraqaali7283 5 років тому +2

    Fananad an tagero alla kucafiyo

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 4 роки тому +1

    Aamiin alahayoow

  • @mohamedapdulahi8963
    @mohamedapdulahi8963 3 роки тому

    Allah ha ku caafiyo

  • @bashaarmaxamed7383
    @bashaarmaxamed7383 5 років тому +1

    inkastoo wakhti hore laabtay barnaamij kan,hadana waxaan odhanlahaa inaanta barnaamijkan ka qabatay fanaanadda fadlan igaarsii naseexadaan waxaad ku dhahdaa iska jooji heesa maadaama itaan lagu galiyay. haddii aadan fanka dayn karin ha isqaawine adoo khamaarkaaga qaba oo asturin masraxa soogal is jajabintana iska daa

  • @cabdirisaqmire8811
    @cabdirisaqmire8811 4 роки тому

    Ilaaheey mulugu Barton hees

  • @nasraismail9087
    @nasraismail9087 3 роки тому

    abaayo raabi haku cafiyo amiin

  • @abdinoorhassan6275
    @abdinoorhassan6275 3 роки тому

    Ilaheey haa kudaysto

  • @xamdimaxamad3357
    @xamdimaxamad3357 5 років тому +1

    Illaahay ha ku caafimaadiyo wllo isha allaah 😍ilxuni kuma aragto❤

  • @abdifitah2670
    @abdifitah2670 2 роки тому

    Wow

  • @munaaliabdi9484
    @munaaliabdi9484 4 роки тому

    Alleh haku caafiyo

  • @islam-salam787
    @islam-salam787 5 років тому

    haw salaadi maqrib umay kicin
    allahu akber

  • @hoodohassan9711
    @hoodohassan9711 4 роки тому +1

    Heestan wle wa duco anu bila music bn ku qaadi doona laga bilaabo madama ay i qusayso

    • @hamdiabey2485
      @hamdiabey2485 4 роки тому +1

      Abayo hoodo ducadi caadiga ku dhaanto marba hadey music kusobaxdey

    • @hoodohassan9711
      @hoodohassan9711 4 роки тому

      Hye wll jasakalah

  • @ashoadan687
    @ashoadan687 4 роки тому +2

    Aamiin aamiin aamiin ❤❤❤❤🌹🌹🌹🤲🤲🤲🤲💓💓👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @nasrohussein3476
    @nasrohussein3476 5 років тому

    😭🙄

  • @owmown418
    @owmown418 3 роки тому

    43

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 роки тому +1

    12 may ilaa cawoy 14th may hospital ban ku jiraa anigoo xanunka is ilawsinaya hestan iga so hor baxday I don't know sidii uu UA-cam ku I og yahay yaa allh cafimaat ku waydisty😢😢😢😢

    • @ilhaanlakimediainc5806
      @ilhaanlakimediainc5806  2 роки тому

      Allah cafimaad taam ah haku siiyo Abaayo 🤲🏽

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 2 роки тому

      @@ilhaanlakimediainc5806 amiin abayo mahadsanid

    • @shukricadullaahi5469
      @shukricadullaahi5469 2 роки тому

      Cafimaad taam ah Allaha ku siiyo
      Oo dag dag ah

    • @raxmoreys9098
      @raxmoreys9098 2 роки тому

      Allaw kucaafi wll qaali🥺🥺🤲

    • @raxmoreys9098
      @raxmoreys9098 2 роки тому

      Abayo mcn cafimaad taam ah ilahay hakusiiyo🤲😰anina ii soo ducee waan xanuusanahee😭

  • @abdirizakboss7320
    @abdirizakboss7320 4 роки тому

    heesta ma istahil baa qadey mise ilhaan
    youtuberadda waxan leyey waad ficantey lkn videoga marka so dhageyso hadaadan garaneyn fanaanka amma ka so firso
    HOREY USOCO 👉👉👉

  • @sharafmaxamed5139
    @sharafmaxamed5139 4 роки тому

    Cudurka aan inta badan dadka ku dhicin bisinke ilahow ka caafi

  • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
    @ninkadhiigaushubasomalilan6991 5 років тому

    Istaahil ninkeedii ma kala tageeen ?!!!

  • @yuskacade3965
    @yuskacade3965 3 роки тому

    Allow caafi

    • @jaddahcity7658
      @jaddahcity7658 Рік тому

      Aamiin.ilahow.ku.caafi.xabibti.aniga.waan.kujeclahay

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 4 роки тому

    Yartan waa la qalday. Adeer gobolada Soomaaliya waa Bari ilaa Jubadda Hoose ee hana soo gelin.

  • @iqbaalmukhtaar4745
    @iqbaalmukhtaar4745 5 років тому

    Waa isqaa wiska allow naag walboo isqawiso sidaa iyo sigadaran ugal

    • @asturan_edebsan5630
      @asturan_edebsan5630 5 років тому +2

      Eedo iyo nin walbo gabdhaha ku dheelo oo fisqi uhorseeda ku dar

    • @caligaab2429
      @caligaab2429 5 років тому

      kkkk

    • @mohamdarbish3784
      @mohamdarbish3784 5 років тому +2

      Nayada haparka daaya wxa thiin wxa dhintay o xazidiina

    • @iqbaalmukhtaar4745
      @iqbaalmukhtaar4745 5 років тому

      @@mohamdarbish3784 waryaa waa run maxey isku qawinayaan

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 5 років тому +1

      Sana khaan xishood oo uducee gabadhan ilaaheda baryeysa
      Ilaahay waa deeqsi dadkiisa jecel