ISIRKA UGU FACA WEYN UGUNA QAALISAN WAA INAGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Рік тому +4

    Mahadsanid professor ilahay haku danbi dhafo waa aan kugu dayada

  • @diinimohamedali4794
    @diinimohamedali4794 Рік тому +4

    Prof waan kusalaamay kahor intaan dhageesan mowducaaga dambika midka waalidka allah kadhaafo wax badan kaa faaidnay dhalinyaro badan ani kamid ah

  • @iqranuur7617
    @iqranuur7617 Рік тому

    Prof @Abu shucayb aad baad u mahadsan tahy sida aad inoogo faa'iideeysid , abaalkaaga ma gudi karno ilaahey ajar hakuugu badalo

  • @doonmedia6512
    @doonmedia6512 Рік тому

    macalin Shucayb aduun iyo aaqiro Eebe haku dhowro

  • @ZamiaAhmed-qw1px
    @ZamiaAhmed-qw1px Рік тому +6

    Xitaa waxaa jira godad kale oo taarikhi ah o aan ahayn mida laasgeel waxayna ku yaalan SooL gaar ahan taleex iyo xudun balse cidna Maso bandhigto inshallah waxan rajeeenaya In Somali soo bandhigto cilmi baadhis na lagu sameeyo

  • @Ibramoha_19
    @Ibramoha_19 Рік тому +1

    Mahadsanid adeer jano fardowsa ilaahey hakaa waraabiyo

  • @ciiltireoongooye2537
    @ciiltireoongooye2537 Рік тому +1

    Aad iyo aad
    MaashaALLAH

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk Рік тому +2

    Pro noolow ❤

  • @themanka
    @themanka Рік тому +2

    Asc professor shuceyb bartaan bartaada saxda ah ma tahay mise waaxa tahay qof muqaaladisa soo dhiga.
    aniga waxaan yar dhalinyaro ah oo muuqaldaada intuu jarajary dhigay barta tiktoga marka muuqaladii dad badana daawaday
    Waxaana ila soo xariiray tv'yo caan ah oo rabo iney adiga wareysi kula sameeyaan marka hadii aad tahay waxaan jeclaan ayadoo si qadirin ku dheehantahay in aad ii tilmaanto meel lagaala soo xariiro wll mahadsanid

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  Рік тому +2

      Waa arrin wanaagsan,number telephone ama Email halkan igu soo qor anigaa kula soo xidhiidhi doono inshaALLAH.
      Channel Kani waa kayga..

    • @themanka
      @themanka Рік тому

      ​@@abishuceyb7067waa mahadsantahy professor madaama aad ii soo jawaabtay .
      Teeda kale si kasto ayaan iskugu dayay, wey ii suurto gali weysay inaan nambarkeyga ama Gmail keyga inaan qeybta commentiga kugu soo qora lkn waxaan kusoo qoray sawirka profileka ii saaran nambarkeyga iyo emailkeyga lawadaba halkaasan kuu soo dhigay sawirka ii saaran ku dhufo adoo mahadsan 100% ustaad

  • @Armani_yossef
    @Armani_yossef Рік тому

    Mahadsanid❤

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Рік тому

    Ahmose qolofkiisii oo fircown ah ayuu wali yaallaa. Google ku qor Ahmose oday professor kan u eg oo inuu Soomaali yahay aan shaki kaa galeen ayaad arki doontaan.