Adeer Waxan jeclhy inan ka mid noqdo ardaydada sidee iigu suurta galee❗️Wllhi cilmi baa ka buuxa quranka aan kaa faaidee😢❤♥️ Somali Diinkoda ha barteen.
MASHAA ALLAH, HE IS REALLY AN INTELLECTUAL RESEARCHER WHO WILL TRANSMIT WHAT HE DISCOVERED TO ALL THE SOMALIANS OF TODAY AND THOSE WHO WILL FOLLOW THEM AFTER. IT IS TRUE THE SEA WILL COVER A LARGE PART OF THE EARTH AND THE EARTH WILL BECOME SMALL AND THIS IS ALSO WRITTEN IN THE QURAN
MASHAA ALLAAH RUNTII WAA CILMAAMO CAQLI AH OO WIXII UU SOO BANDHIGAY U SOO GUDBIN DOONA DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED EE MAANTA IYO CIDII KA DIB RAACAYN DOONA. WAA RUN BADU DHULKA AYAAY KU THURKAISAA DHULKU WUXUU NOQON DOONAA SIDOO KALE AYAA KU QORAN QURAANKA.
MAASHAALLAH AWOOWE WAAN KU FARAXSANAHAY IN DHALINYARO BADAN OO SIDAADA OO KALE U BARAARUGSAN IN AY DALKA IYO DIBEDDUBA JOOGAAN.UA-cam IYO TIK TOK ISLA CINWAANKAN BAAN WATAA(( ABI SHUCEYB))
soomaalida xirfada way ka faanaan. ma yaqaanasn sida Saraha loo dhiso , guri loo dhiso marka laga reebo inay geel raacaan. intee ilbaxnimo iyo xadaarad ugu imaanee? ma jiro daaro dhaadheer oo boqol iyo wax ka badan oo dhisan. kii dadyowga kale inoo dhisay Ayay burburiyeen.waa dad heerbaadiyo ah oo badow ah.
allah cimri dheeri iyo cibaado suban haku siilyo macalin amiin🤲🤲
Thank you for the valuable information adeer
Afka soomaaliga ayaa ugu fac weyn dhamaan afafka konkan oo dhan
Afafka oo dhan iney waligood jireen aragti ahna wey jirtaa, oo nabi aadam magacyada oo dhan ayaa la baray cs
Luuqada ilaahay aadan hal mar ayuu vary marka wax ka jira maleh somaaliga ygu facween
Waa muhiim
Mahadsanid Mucalim
This is a Valuable lesson 👏 thanks adeer
Adeer Waxan jeclhy inan ka mid noqdo ardaydada sidee iigu suurta galee❗️Wllhi cilmi baa ka buuxa quranka aan kaa faaidee😢❤♥️
Somali Diinkoda ha barteen.
Address ama telephone number aan kaala soo xidhiidho halkan iigu soo qor.
Mahadsanid
Telefoonkaaga ama Email kaaga halkan iigu soo qor.
Mahadsanid
MASHAA ALLAH, HE IS REALLY AN INTELLECTUAL RESEARCHER WHO WILL TRANSMIT WHAT HE DISCOVERED TO ALL THE SOMALIANS OF TODAY AND THOSE WHO WILL FOLLOW THEM AFTER. IT IS TRUE THE SEA WILL COVER A LARGE PART OF THE EARTH AND THE EARTH WILL BECOME SMALL AND THIS IS ALSO WRITTEN IN THE QURAN
Salam Alleykoum Wa Rahmatoullahi Wa Barakat Sheikhana
Barakhallah Fiik
Alaha ku xafido aqoon sare ayaa leedahay waxaan jeclahay inaan kula soo xariiro
Waxa aad baxayso waa sax waana
Loo baahan yahay
Ajar allaha ka siiyo macalin
MASHAA ALLAAH RUNTII WAA CILMAAMO CAQLI AH OO WIXII UU SOO BANDHIGAY U SOO GUDBIN DOONA DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED EE MAANTA IYO CIDII KA DIB RAACAYN DOONA. WAA RUN BADU DHULKA AYAAY KU THURKAISAA DHULKU WUXUU NOQON DOONAA SIDOO KALE AYAA KU QORAN QURAANKA.
Alla awoowe fcnaan lahaydaa inay dhalin yarada dhan ku fahmaan😢
MAASHAALLAH AWOOWE WAAN KU FARAXSANAHAY IN DHALINYARO BADAN OO SIDAADA OO KALE U BARAARUGSAN IN AY DALKA IYO DIBEDDUBA JOOGAAN.UA-cam IYO TIK TOK ISLA CINWAANKAN BAAN WATAA(( ABI SHUCEYB))
Dr guuleyso 🇸🇴✅
Ilaahow cimri dharar sii Professorkaa intaan ka faaiday sanayno
This man he his expert Somali language
Macalin buugii aad qortay pdf miya usameysay
AAD IYO AAD AFKEENNA SOMALIGA BAA UGU FACWEYN AFAFKA DUNIDA OO IDIL.
sheeka sheeko, sheeka xariiro waaya warkan. waa loo baahan yahay sheeka sheeko caruurta lagu maa weeliyo
Alle haku dhawro adeer
Aniga waxaan ku wareersanahay horta soomaalida haabiil aadam may kasoo farcameen mise qaabiil aadam
Abii shucayb aad baan ugu faraxsanahay shaqadaad wado. Runtii wax badan baan kaa faaiday ,waxaan kaa korodhsaday waxaan school iyo meel kalaba laygu dhigin.
Ilahayw janada kugee adeer
Shukran professor
Adeer Kher badan Allaha ku siiyo Xogaha musiqa ka reeb ♥️😊
Musuq miya ku jira
@@hasan-tx8clHaa wllh bilowga waye zaid waliba
Halkee musuq ku aragtay. Aaway musuqu.
@@SPharaohwll biloga waye
Muusik buu kawadaa
soomaalida xirfada way ka faanaan. ma yaqaanasn sida Saraha loo dhiso , guri loo dhiso marka laga reebo inay geel raacaan. intee ilbaxnimo iyo xadaarad ugu imaanee? ma jiro daaro dhaadheer oo boqol iyo wax ka badan oo dhisan. kii dadyowga kale inoo dhisay Ayay burburiyeen.waa dad heerbaadiyo ah oo badow ah.
Proof it
Maraajicda ad isticmasho nala wadaag
Ninkan khurafaad ayuu ka hadlayaa.Marku hadlayo wuxu ka hadlayo meelna kama soo dheeganayo
Sababtoo ah waxa daawanaya waa wada juhalo caruur ah oo wixii ay maqlaanba iska rumeysanaya
Dhamaan taariikhda uu ka sheekeeyay waa been meel loogu noqdaana ma jirto.