TAARIIKH AASANTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 53

  • @garaadhayraan1885
    @garaadhayraan1885 3 роки тому +21

    Prof shucayb waxaan jeclaan lahaa inaan xog badan kaa la haro maadaama aad waayo arag tahay iyo su'aalo badan oo aan ku weydiin lahaa.
    Waxa noo faah-faahisaa amaba haddii ay macquul tahay aad barnaamijyo kale nooga samaysaa qodobadaan.
    1.macdanta diyaaradaha loo adeegsado.
    2.beerihii labada webi dhexdooda ee 70+ million ee qof quudin karayey.
    3.biyo xireenkii (kooraankii) la tijaabiyey ee shidi karayey soomaaliya dhammaanteed.
    4.(geothermal-ka Djibouti) ee isna shidi karaya hadii laga rumeeyo Africa-da bari.
    5.raadka mucjisada ah ee qofwalba cagtiisu le'kaanayso.
    6.in ay shimbiraha adduunka oo dhan 1kii sanoba ay sanaag ku kulmaan.
    7.albaabka kaydkii balqiiza ee layni kaga awday warshaddii balcad.
    8.7da ciidood ee dalka wada taalla xaqiiqdooda.
    9.DNA haplogroup (waxaadtiri qof walba oo addunka jooga waxaa laga helayaa DNA-da soomaalida weliba tii faraca ahayd ee aan asalka ahayn ) halkaa si fiican baan jeclahay in aad noogu faahfaahiso macallin.
    10.idaha madaxa madow iyo geela khaaska ah ee aan innagu leenahay.
    11.dayax gacmeed walba in uu hawada ka galo dhigga BERBERA ku beegan.
    Fadlan cadaymo in aad nasiiso waxay noo siyaadinaysaa inaa ku faanno taariikhda faca-weyn ee aan leennahay waxaad kaloo noo sheegtaa websites, videos, books iyo ilo xogeedyo rasmi ah oo aan ku xoojinno aragtiyaha Iyo arimahaad noo sheegtay AWOWE.
    WAA MID KAMID AH HALYEEYADII HURDAY EE SOO KACAY'E😍🙋‍♂️

    • @abdizamedbarreahmed4749
      @abdizamedbarreahmed4749 Рік тому +4

      Lipaax bad tahay zhp waa in aan iskashannaa oo aynu wadankena dhisannaa

    • @garaadhayraan1885
      @garaadhayraan1885 Рік тому +1

      @@abdizamedbarreahmed4749 aad iyo aad zx

    • @HaabiilLove
      @HaabiilLove 5 місяців тому +2

      War nin yahow dadka wax fahma tahay sidaad ugusoo gudbise inta ugu muhiimsan oo kahadli jiray😂

  • @AbdikariimMohamed-r5g
    @AbdikariimMohamed-r5g Рік тому +3

    M.aallah allahaku xifdiyo aabe anaguna waan ku badali doonaa in shallah hadaan kaa dbeeyo ani ahaan

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 роки тому +6

    Erayga taariikh wa af carabi ))))
    somaaligu waa SOOYAAL
    ku dadaal afkaaga hooyo..
    abi shuceb
    mahadsanid

  • @saedmohamed5524
    @saedmohamed5524 Рік тому +2

    Waa runtiis alle habarakeeyo proff ka
    Runtii somalida waxuun ba layno yeedhiyey inana waan iska aqbalnay
    Dhulkan ilaa waligood inaga uunba ku noolayn aasarta saylac, lasgeel, punt land and hobyo

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 5 місяців тому +2

    Asalama calaykum. Walaalkey barfasoor aad ayaad u mahadsan tahay in aad dhalinyarada Soomaaliyeed ay bartaan taariiqda ay lee yihiin iyo asal kooda waxa ay yihiin. Dad ayaa ka been sheegaayo taariiqda Soomaalida halka ay asal koosa yihiin. Marka aad ayaan kuugu amaanayaa in aad dhalinyarada aad ku guubaabiso in ay bartasn taariiqdooda asalka ah.

  • @kamalabdi9622
    @kamalabdi9622 3 роки тому +4

    AAD BAAD MAHAD SANTAH ADER II NOO SOO DUCEE INAAN WAXA SOO SAARANO INSHA ALLAH

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 5 місяців тому +2

    Maanshaa allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hasan-tx8cl
    @hasan-tx8cl Рік тому +1

    Macalin wan ku salamay Badhan Ana jooge saddex buurood oo udhow inta wax garatada ah waxay sheegaan inay Ahraam yihiin wa isku qaab buurahahaasi xooga bay kala fog yihiin buuro noocaas ahna sawir ahaan wa u arkay hadhowna marki labaray ahraam noqday

  • @abishuceyb7067
    @abishuceyb7067  2 роки тому +4

    IGA RAALI NOQDA
    SIXITAAN.
    WARSHADDA DHARKA E BALCAD WAXAA LA BILAABÀY 1967...
    DAWLADDA JARMALKA BAA MAAMULI JIRTEY XITAA XILIGII KACAAÑKA.

    • @xasanxede2985
      @xasanxede2985 2 роки тому +2

      Balcad bosleey baladkeeni waaye
      Baahi keentaana ka booxda
      Waan u xiisay Qucii warshada dharka ka so hirjeeday ee sooqa ahaa oo ilaahada ku yaal iyo goryihii shaqaalaha
      Ma ila suctaaa

  • @abassismailmuhumed4062
    @abassismailmuhumed4062 3 роки тому

    Maansha Allah prof Shuceyb.

  • @fouwsiabdi3282
    @fouwsiabdi3282 2 роки тому

    Masha alaah tabarika laah shuceb ilaah ha ku xafido amiin

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh 8 місяців тому +1

    Abii shicayb gissi jibuuti ayey jirta giise Masar ayaa laga helaa

  • @abdisamoudmohamed5567
    @abdisamoudmohamed5567 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 2 роки тому +1

    Walaahi waxyaabo cajiib baa ka dhacjirtey haweenkiih. Skidoo kale hada waa laburburiye Masaajid oo ku dhagneed safaradiih Amarica gurigeeda gadaashiis. Sartaas waxee dhismeed barigii nabi ciise kahor.

  • @kinggoldsolomoncslm8954
    @kinggoldsolomoncslm8954 Рік тому +1

    Ilahay cimriga ha kuu siyaadiyo shucayb wuxuu ka hadlayaa waa xaqiiq run ah arimahaa uu ka waramayo waa runtii wax badan waan ka arkay anaka waa nala mash quuliyay qabiil iyo calol xumo ayaa nalagu beeray iyo wadan neceb dalkena nimcaa fadhida anakaa is ku ur nay hadii aqoonta la ururuyo dalka waa mid wax weyn noo taraysa gaalo way na mash quuliyen dadka manta na haysta madaxda isku sheegeysa mid aqoon ah ma laha aqoon toda waa phd goda waa anaa reer hebel reer ayaa qalbiga naga dilay mid iiman ah ku ma jirto aqligoda hebel waa borofesor hebel waa jamici hebel waa mutacalim been ayaa ku nool nahay iyo qayaali ilahay hanavgaran siiyo dad wax yaqaano oo iiman leh oo umada wax u qabta iyo dhulkoda waxa ku jira aniga waxan ahay geologist macdanta ah 25 years aya dhulka badhayay waxa ku jira adana wax yabahan arkay waala yaabay adana dadkena way ku yasayaan kaad wax fahan siineyso isagaa iska kaa dhigaya nin wax yaqaan wuu ku hor cararayaa ilaa uu darbi ka soo go o wlhi wadankan somalia hadii dadka ku nool habeen ay seexdan salaatu istiqaal tukadaan dhulkoda waxa ku jira way yaabi lahayeen lakiin lugaha ayaa la is hayaa kuwa madax isku sheega ayaa ka wax fahan san lugta qabanayo ilaa la helo madax cadaali ah oo umada waxooda daacad ugu qaybinayo la helo mooyee imika kuwa joogaa waa gaalo u adeeg gaal iska dhis xoolahaa haduu helo gaalo ayuu u geynayaa waa mid subxanaleh ilahay caadil wanagsan iyo madax wanagsan ha noo keeno xoolaha somalia yaala waa mid naga badan ilaa abid kena aan ku noolaneyno lakin aaway dadkii ilahay jeclaa aaway qalbigaanu qabiil ka dhex qaylinaya intanu is haysano gaalo way nagu dul shaxaysaa gaalo ayaa nagu xisaabta meysa ilahow gaalada naga jeedi kan u adegayana soo hadee shidaal macdan dahab atar qadiim dhirta aduunka ugu qalisan wax uusan nasiin rabi ma jirto nimcadaa aanu haysano ayaanu lee nahay wadanka waxba ma yaalo ilahay umadiisa markuu abuuray aqli karaamo ayuu siiyay anaka somalia ilahay baanu ku gafnaa ilahow waxna sii ayaanu leenahay waanu gajoneyna ayanu lee nahay badeena ma bilaa kaluun baa dhulkeena ma bilaa xoolo baa dhulkeena ma bilaa macdan baa dhulkeena ma bilaa nafaqaa WFP iyo UN yuhuud iyo nasaare ayaanu gacmaha u tageynaa markasaa lenahay deeq bixiyaashii sbxnalaah ilahay hana garan siiyo dhulkeena ameen ameen wabilahi towfiiq

    • @PrIfrah-ys2or
      @PrIfrah-ys2or Рік тому

      Wllo qoralkaga ayaan aqriyay hada waa runtaa xaqiiqdi somalida waa la mashquliyay waa leysku jeediyay aduunka dalka ugu qanisan baa lenahy lkn dad la.aan wye. Wax laga xumado wye wlhi somalida ilahy qalbigoda alaha so jediyo

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 2 роки тому

    Masha Allah waa mahad santahay adeer

  • @oumaloumal4694
    @oumaloumal4694 3 роки тому +1

    Waa runta sheikh ustaad.

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 роки тому +1

    Maasha ALAAH Adeer ama awoowe

  • @yasminmuse1787
    @yasminmuse1787 2 роки тому

    Waa sax aniga aa ku dhashey barigii ee nabada aheed

  • @abadidsaid5727
    @abadidsaid5727 2 роки тому +2

    Waaruunta wallahi

  • @BouhSaadEgueh
    @BouhSaadEgueh 8 місяців тому +1

    Dib ayaan u qoreyna

  • @habibaali5115
    @habibaali5115 2 роки тому +1

    Pr sore waxa kamid ah magaloo ladhaho maxaasas magalo kale yaa ku how aasan

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому +1

      Maxaasta hiraan miyaa?

    • @CfitaaxCfitaax-i5f
      @CfitaaxCfitaax-i5f 4 місяці тому

      Maxaas iyo maxasas wey kala duwan yihiin waxa lahubaa maxaas iney magaalo ka hooseyso lagu na arkay qabuure qadiimi ah oo dadku 3 mitir dherer kodu garay wadankan wejiga allah been inan idiin sheegeynin dalka jarmalka aqoon yahan ayaa igu yiri 2016 dadka ugu horeyay bini aadam soomali bey ahayen adam and eve somali bey ahayen waxa ma aamin saneyn waxan ku iri malaha wuu walan yahay balse hada ayaan wax badan aqriyay waa wax badan waxa nala qariyo dalkan waa dalka keliya ee 7 ciid ookala nuuc ah leh somaliya waa qani aad iyo aad weliba waa halkii aadan iyo xawa ku nolan jireen waa halkii nabiyada in badan ooka mid ah ku noolan jireen waa halkii masaridii hore faracinadii ka tageen oo fircoon waa soomali.walal gadlan sii share garee oo gudbi si aan uhelno soomali aqoonta asraarta leh oo.wax badan baarta

  • @safiyoabdulahisuleman5118
    @safiyoabdulahisuleman5118 2 роки тому +2

    Buur heybe waadeegaan keyga eyle ayan ahy

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 2 роки тому +2

    Maxaaa dagmada barawe u baari weysay ma ogtahay qabooro fadhi lago doogay ineey jiraan masa ogtahay magaalooyin doogan in xeebaha koofora somali laga helo

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  2 роки тому

      Aad iyo aad
      Waan la socdaa

    • @xasanxede2985
      @xasanxede2985 2 роки тому +1

      Isku day inaad ila soo xariirto Waxaan ahay memori meri yaal odayaal kalaana waan haayaaa fadlan Qof walba ma haayo xogtaas lasaco aqon yahan
      Waxaan ka hadleyno waaa aasaar dahan

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  2 роки тому

      @@xasanxede2985
      Mahadsanid
      Xageen kaala soo xidhidhaa?
      Bal nambarkaaga ama Email kaaga halķan iigu soo dir.

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  2 роки тому

      @@xasanxede2985
      Bal soo gudbi meel aan kala soo xidhiidho...Email ama telephone.
      Mahadsanid

    • @xasanxede2985
      @xasanxede2985 2 роки тому +1

      Ok
      Mahiim ayaad ii tahay Lasaco
      Ogas
      Facebogeya waa daa uus daa uus
      Shlin ayana ii saaran

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 3 роки тому

    WAAQ WEYNE
    WA ILAAHI AY CAABUDIJIREEN SOMALIDA

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому +1

      Dee waa ilaahey ee ilaah kale maahan, magaca unbaa soomaali ah.

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 2 роки тому +1

    in Somalia iyo Yemen inta udhaxayso uu dhul badan ku duugan yahay waxaad ku ogaane biyihii Nabi Nuux kahor Yemen iyo Somalia way isku dhaganayeen webi basaa u dhexeeyay. waxaanka shakiya sababta burcad badeeda inta loo alifay filin laga sameeyay hadana baddena lasoo dul dago Yemena dagaal lagu furay

  • @leban9958
    @leban9958 3 роки тому +2

    Shuceyb xagee baan kala xidhiidhaa

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому

      Imika MUQDISHA baan joogaa +252615829147
      Soo dhowow.

    • @leban9958
      @leban9958 3 роки тому

      @@abishuceyb7067 mahadsanid macalinkeygaa tahay waxbadan oo aad sheegtay ayaan wax ka arkey waana kula soo xariirayaa inshalah

    • @الهدى-ج9ج
      @الهدى-ج9ج Рік тому +1

      @@abishuceyb7067
      جزيرة سقطرة هل للصومال ام اليمن
      ممكن ذكر حقيقة الجزيرة

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  Рік тому +2

      @@الهدى-ج9ج
      هذه الجزيرة هي ملكنا للصوماليين وهي في أراضينا ، وهبها بعض حكماء بلاد البنط لليمن. هذا لن يمضي وقتًا أطول ، وسوف يعود وقته إلى الحكومة الصومالية. سوكاترا هي إحدى جزرنا وليست اليمن. ولكن في وقتها سيتم استردادها إن شاء الله.

  • @mohamedomarabdulle5598
    @mohamedomarabdulle5598 3 роки тому +1

    Malik samad waa magacyada Alaah ee rasuulka laguma magacaabi karo ee iska ilaali

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому +5

      Bal si wanaagsan u dhageyso.
      Rasuulul maliku sanad waaxidun.
      Aan kuu sheego :-waa Rasuulki Allaha MALIGGA SAMADKA AHAA....
      MALIK IYO SAMAD IYO WAAXID WAA EEBE kolkaa waa RASUULKII EEBE....
      ee sidaa u fasiratay ma aha.
      Mahadsanid

    • @abishuceyb7067
      @abishuceyb7067  3 роки тому +3

      Kolkaa waa RASUULKII ALLAH
      ALLAHA MAALIGA AH EE SAMAD AH OO WAAXIDKA AH..
      WAA SIFOOYINKII EEBE..
      RASUULKAAS OO INOO SOO DIRAY MAALIK SAMAD EE WAAXIDKA AH..
      FADLAN LA KAASHO DADKA CARABIGA KAAGA AQOONTA BADAN MAHADSANID.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 Рік тому +1

      Adigaa buufis qaba ee yaa rasuul ku sheegay?

  • @anasyare2141
    @anasyare2141 2 роки тому

    Asc

  • @mohamedomarabdulle5598
    @mohamedomarabdulle5598 3 роки тому

    Abdi shuceeb iska ilaali