Dr. Gaboose wax badanna wuu qabtay marka la eego aqoontiisa iyo dad nimadiisana wax ban naa wuu ka gaabiyay, waxaan jecla in uu Top 10 Studentska qaybta caafimaadka Jamacada ka soo uruuriyo oo 5 years Specalist ah u bilaabo waayo macalin baa loo tababaray cilmigii iyo way of teaching kiiba wuu garanayaa. ma uuse samayn taas wuu ka gaabiyay.
Asc. Gaboose maalin uu yiraahdo caafimaadkii baan ka tegey may aheyn. Maalin looga baahi qabo maanta caafimaad cid taqaana ma jirto. Intuu tv soo fristo u dadkii u sheego in uu ka shaqadii caafimaadka qof maanta jecel bulshadiisu waxaa kuma hadleen wuu fashilmey gaboose.
Waar Dr gaboose iyo Sawirka Siyaad bare maxa isa sudhay? Ma dhakhtar ayuu u ahaa ayaad sawirka usoo qaadateen🤔 Waxa kaloo sawirka ku ag'qoran waxa lagu xasuusan doonaa hee. Hee dee🤣 Bal adba, ma sawirka siyaad bare! Tani waa sheeko kale waayo qoraalka iyo sawirka magaca dhakhtarka oo laysla doontay waa qofkii gaboose xasuustaa siyaad bare ha xasuusto, adeeer idacadii yaa in qilaabay?🤔
Dadka waa wayn ee qiimaha ku leh wadanka lama aflagaadeeyo mise waxaad tahay kuwii la gumaysan jirey afkana la ga jari jirey gaajada ahaa ee aan awoodin xataa 100dolar oo qofku ku qaylo 2casho
nacalaa kugu yaal xaasid ilaa xaasid Gaboose kabihiisaa ku dhaama ta uu taray shanta Somaliyeed jeegaantu may tarin $100 baad sheegtayee $1000 bay ahayd in nin xirfadiisa yaqaan in loogu galo ilayn waydinal india iyo turkey intaa in ka badan ku bixiyee fashilka adeerkaa Muse xabad oxegen buu u waayay hospitaalka hargeisa ee ka soo horjeeda madaxtooyada
Xanuun baa ku haya dr gaboose kuma muuqdo reerkiisa ku muuqda qof bukaad tagay dr gaboose malaayin dad ah buu gacantiisa ku daweeyay oo ilaahay shinbir uga dhigay $10 baa lagu arkaa waakii af kiisa ka sheegayay mudo sanad ah ko hor qof buka oo cuqdad garxajis hayso tahay oradoo hospitalka waalida tag qof qabiil u buka waa xanuunka ugu cun aduunka
Waa shaqsiyaadka muhiimka ee ku hadhay sland alle ha xafiddo fi daareynkaba thanks a lot saabtv good for your historical news really thanks a lot.
Dr. Gaboose wax badanna wuu qabtay marka la eego aqoontiisa iyo dad nimadiisana wax ban naa wuu ka gaabiyay, waxaan jecla in uu Top 10 Studentska qaybta caafimaadka Jamacada ka soo uruuriyo oo 5 years Specalist ah u bilaabo waayo macalin baa loo tababaray cilmigii iyo way of teaching kiiba wuu garanayaa. ma uuse samayn taas wuu ka gaabiyay.
Somali Alle ha barakeeyo dhamaan deegaanadooda .. bal eeg Gaboose wuxu ku dhashay Dhulka Somaligalbeed , wax ku bartay Gaalkacayo iyo Muqdisho , burburkii kabacdina aad ugu dadaalay caafimadka Somaliland .. waa Taariikh cajiiba oo Somalinimo ku dhehan tahay walee
Asc Dr gabboose hadduu waddanka sii joogayo ha laga codsado inuu ugu yaraan muddo baresare ku shaqeeyo.
Allow u naxariiso macamed siyaad bare
wali wuu noolyahy hahahahaha
M.a ilahay janno Fardawsa ha geeyo
wali wuu noolyahy hahaha
Waxaad la jeceshay waalidkaa iyo reerkiinaba rabi ha siiyo
@@youngbossaceee2546 wan ogahay wllky
Bal eeg u kuurgal waa maskaxdii dalkan Drs Adna Dr Gbose EngM Hashi Aq Carmiye etc dalkani weli ku sii jooggaa alxmdulilaahi
We will miss you sir dr maxamed abdi gaboose
Sir . Thank you.
Thank you,we will miss you Sir, good bye and good luck.
Wacaa lagu xusuusayaa naxariis darrada cilmigii ilaahay baray ayuu ku awood sheegta yacnii lacagra iyo wakht8ga ay dadku soo kalihi jireen
He was born in reer biciidyahan area in Somali region and most of his family are half reer bicidyahan
Also mareexan live there to
True
Congratulations.
Wali dalka iyo dadkada Soomaliyeed inta aad nosha hay kucawi intii aad karto.
Naxariis daro ayaa walee
Lagu xasuusan doonaa
Wax kalena way u dheeraayeen
Ceeb se inaan sheego
Dad badani se waa
Ogyihiin allena waba
Looma sheego
Asc. Gaboose maalin uu yiraahdo caafimaadkii baan ka tegey may aheyn. Maalin looga baahi qabo maanta caafimaad cid taqaana ma jirto. Intuu tv soo fristo u dadkii u sheego in uu ka shaqadii caafimaadka qof maanta jecel bulshadiisu waxaa kuma hadleen wuu fashilmey gaboose.
Xiligan ayay dadka somaliland ugu baahi badan thy dhinaca caafimaadka wayo hada waxaa jira xaalada cudurka cov19 oo faro baas dadkeena ku haya .bslse waa danayte
💓💓💓
Waar Dr gaboose iyo Sawirka Siyaad bare maxa isa sudhay?
Ma dhakhtar ayuu u ahaa ayaad sawirka usoo qaadateen🤔
Waxa kaloo sawirka ku ag'qoran waxa lagu xasuusan doonaa hee.
Hee dee🤣 Bal adba, ma sawirka siyaad bare! Tani waa sheeko kale waayo qoraalka iyo sawirka magaca dhakhtarka oo laysla doontay waa qofkii gaboose xasuustaa siyaad bare ha xasuusto, adeeer idacadii yaa in qilaabay?🤔
Sowka hada xisbi furtay
Waxa.lagu.xasusan.d00n.axmaqnlmo.iyo.arxandaro.iyo.tigdh.qaaliya
50$ Ayaa lagu xasuusan doonaa
Dadka waa wayn ee qiimaha ku leh wadanka lama aflagaadeeyo mise waxaad tahay kuwii la gumaysan jirey afkana la ga jari jirey gaajada ahaa ee aan awoodin xataa 100dolar oo qofku ku qaylo 2casho
@@bruneibrunei9198 Adiga iyo hooyadaaba waa idin iibsan karaa Oo jaariyado ayaad ii Noqonaysaan Ee duli baa Tahay Cuqdadi ka buuxdo Anigu waxaan ka hadlayaa bulshada inta wax haysata iyo inta Baahan ee danyarta ah kuwee baa badan Damiir laawe
@@doobweynooguurdoonah4813 $50 bay kaga dhagtay ee malaa waa intii uu Morgan siin jiray hablohooda fakinka ugu niikin jiray
@@moegreenback6854 Hooyadaa Qofka kaa DHALAY Miyaad Garanaysaa Magaranaysid Aniga i Weydii Huluf
Waali
Dr gaboose waa tuugnimo iyo faqashta u shaqeeyaa walba wuu taraya dameera afwayne buu ahaaye
Heegoy adeerkaa nuux taani baasta macaane baa qirtay inuu faqash yahay waanatuu afweyne u raacay ilaa garbahaaray 🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁 heego kir kir
Nacas ciilan mooye ninka raga macaytamo
Wuu dhintay miyaa
Meey wl
Wariye, sheekada ku dar in kelidii taliye Siyaad Barre u ahaa abti, sidaa darteed la siiyey fursado badan.
Mashallah mashallah
Sir la qarxiyey m.ua-cam.com/video/6vUcwGbQaWU/v-deo.html
Gaboose waa dadka fashilmay ee dadka iyo dalkaba waxba tarin waa dhaqtarka kaliya ee xirfad u leh xanuunada maskaxda waxay ahayd inuu dadka caawiyo lkn qofkasta oo u baahda wuxuu shuruuda koobaad uga dhigay $100 oo aragti kliya
nacalaa kugu yaal xaasid ilaa xaasid Gaboose kabihiisaa ku dhaama ta uu taray shanta Somaliyeed jeegaantu may tarin $100 baad sheegtayee $1000 bay ahayd in nin xirfadiisa yaqaan in loogu galo ilayn waydinal india iyo turkey intaa in ka badan ku bixiyee fashilka adeerkaa Muse xabad oxegen buu u waayay hospitaalka hargeisa ee ka soo horjeeda madaxtooyada
Xanuun baa ku haya dr gaboose kuma muuqdo reerkiisa ku muuqda qof bukaad tagay dr gaboose malaayin dad ah buu gacantiisa ku daweeyay oo ilaahay shinbir uga dhigay $10 baa lagu arkaa waakii af kiisa ka sheegayay mudo sanad ah ko hor qof buka oo cuqdad garxajis hayso tahay oradoo hospitalka waalida tag qof qabiil u buka waa xanuunka ugu cun aduunka
@@moegreenback6854 nacas bilaa caqli ah nooca sida wax loo cuno iyo sida loo xaaro kliya yaqaan baa tahay cuqdad iyo calool xumo ciil kaama reeban jeegaanta ayaa kuu talin doonta ilaa maalinta qiyaamaha qalbiga daxalka iska maydh
@@abdirahmaanjama2219Adiga ayaa xanuunsan oo iimaan la aantu ku gaadhsiisay inaad tuugta difaacdo oo reernimadu indhaha kaa tuurtay
Orod kabaha u baalashee cuqdad baa kaa hadlinayse
@@ibrahimabdi6399 cuqdad adiga qaba oo qof aan xil ku hayn xumaana ku gaysan shaqadiisuna tahay dawaynta dadka iyo bulshada uu ku dhexnoolyay intaa u timaada gobtiisa cafimaad waliba ah shakhsi aanad gaadhayn abidkaa adiga iyo wixii ku foogan dadka nolosha guusha ka gaadhay inay caayan waxaad ku fashilantay noloshaadii iyo tii bulshada aadku dhex noolaydba inaad wax ku soo kordhiso markaas baad fadhilkii noloshaada aad dadkii ku guulaystay noloshoda iyo dii bulshada ay la noolayeenba aad caayaysa waliba cay cunfi iyo qabyaalad iyo naxli ah bal adigu isku day inaad wax soo kordhiso aan ahayn inaad wax caydo shame on you