So much thanks Annaga production, ku darso ducadii nebi ibrahiim ee aheyd in ALLE swt ka dhigo qalbiga dunnida, waxaana webiyada furaad iyo Nile lagu tusdey Nebiga csw habeenkii dheelmitaankii Nebiga csw ( israa-wal-micraaj) waxaana cad in dheeftooda dhibi ka dambeyn doonto.
@@KhanYunis7 Waa sax. Maxaa ka qaldan. Lahaasha waa lagu muujin karaa calaamadda aprosprophe (') iyo ereyga (of).Tusaale: Abdi's car ama the car of Abdi. Wax aadan aqoon u leheyn dadka ha kula qabsanin.
Shidaalkaa oo qaaliyowa waxa ka dhigan tahay in ay nolosha wax walba ay u baahato ay qaali noqonayaan wakhti xaadir kaan la joogo dhaqaali ahaan iyo wax walboo nolosha Assaasiga u ah
Ustaad wan ka mashquuley atleast 5vedios consective ah ma kaa dawan. Mrka laga imaado aqontan kaa faa'ido wan u xiisay codkagii. Keep away my big brother🥰
M.a ustd sida ad isu waafajiso climiga diinta iyo scenics ka inaba cadi Maha Inaa kusoo biiro jeclan lahaay academy yadaada ustd plz inte kala Soo xiriirna
Bro beeraha xitaa marka la waraabinayo matoor baa loo isticmaalaa, marka makiinad la gelinayo si loogu falo waxaa ay u baahan yihiin shidaal. nolosha oo idil ayaa shidaaal ku dhisan
Ustaad waxan ka codsanaa inaad ka soo hadasho Chelsea manager keda roman abraham iyo Putin xariirka ka dhaxeyo wayo Chelsea ibinteyda wax noka taabo ciyaal football ayaa kugu xeranee
gaasta ama patrol oo qaaliyobay wakaa sababay inaad video dheer so galisid si korodh dhaqale uga heshid maadama percentageki lacag bixistada ee ETM korodh ku yimid kkk
Wajiga illahay waad no faidaysaa dar allana ju jecelnahay jazaka allah fi dunya wal akhira
So much thanks Annaga production, ku darso ducadii nebi ibrahiim ee aheyd in ALLE swt ka dhigo qalbiga dunnida, waxaana webiyada furaad iyo Nile lagu tusdey Nebiga csw habeenkii dheelmitaankii Nebiga csw ( israa-wal-micraaj) waxaana cad in dheeftooda dhibi ka dambeyn doonto.
Warbixin Aad Uqoto Dheer Ayaad Noosoo Gudbisay Aduunkuba Waa Aqoon & Shidaal Wax Soo Sedexeeya Male.... Bariga Dhexe Xaaladiisuna Waa Xaalad Cakirnaanteeda Wadata Sababo Jira Awgeed.... Waan Kaaga Mahad Celinayaa Inta aad Isku Howshay Tafatirkeeda, Baadhideeda , & Soo Gudbinteeda Intaba Shukran in Badan .
Wlhi waxad ii sharaxdey wxn waligey fahmin thank you wllo jazaka alkah khyr
Maasha Allaah Thank you ustaad aad Aad waan kaaga faaiidnay
Thank you teacher Abdirashid I love you for God's sake and your programs thank you teacher
Markaad kala garan weeysid Sharafta iyo adoonimada!
Adoo wali dagaal galin inaad isdhiibtid waa nacasnimo!
Ciwaanka sheekadaan waa Af soomali
Luuqada uu ku hadlaayo waa soomali
Maxaa kugu kalifaayo inaad lahjad dadyoowkale leeyahay aad sare ugu qaadeysaa, adoo ka cararaya luuqadii aad ku dhalatay kuna barbaartay!
Soomalida aabe la tirsado malahan balse luuqad la iska dhaxleey leedahay!
Faanka iyo qabka ma ahan inaad tuurtid waxa aad leedahay adoo raadinaya wax uu qof kale leeyahay!
U Hiili Afkaaga Hooyo Asigaad ku hadaaq barataye.
Mahadsanid.
@@sarreyegaas7873
Wuxuu maqlay
I Love You for the sake of Allah🥰
For god's sake klhaa😅🤣🤣
@@KhanYunis7 Waa sax. Maxaa ka qaldan. Lahaasha waa lagu muujin karaa calaamadda aprosprophe (') iyo ereyga (of).Tusaale: Abdi's car ama the car of Abdi. Wax aadan aqoon u leheyn dadka ha kula qabsanin.
@@hassanabdullahi3366
Aqoonta inoo hay😅🤣🤣
@@KhanYunis7 hadal nin wayn
Mahadsanid ustaad xog fiican ayaad nasiisay
Ustaad danbigaga iyo kawaalidintaba aLlh hadhaafo thanks
m.a wllhi aad baad u soo baartaa mowduucyada
..........
thanks Aqoonyahan
Qofkii sadexad ayan ahay anigo aan barnamujka dhagaysan ayan qoralka so qoray dhawr cisho kumaan arkine
Masha Allah ustaad maclomaadkadi wa kuwa sax da ah ee wax waliba iftimaya
Thanks ustaad soo jeedintada qiimaha badan
You are the best ever since teacher.good keep going .thanks
Ustaad Abdirashiid Axmed sheekh 🎤🌐🙏🎤✅
Thanks a lot teacher abdulrashid jazakallah aki
Call bb
Shaqsiga kaliya an ka aminsanahay baraha bulshada aqon la hubo iyo warbixin la hubo
thanks macalimuu caawa oo kalana madaxa nafuran❤️
Waalagu Waayay Baryahan
Usdaad alaha Ku xafido waa sax hadalkada
Wll wxd muqaal noogasoosameesaa lacagta elektaroonigaa , dolarkii burbur baa kusoosocdaa layiri , englishna fahmimeyno ee waamaxay
•digital currency , sidee looistimala
• lcgta sahalka oo kale miyaa
Bal noofahfahi dhaqaale burbur yuu nagu dhicina
•sideen uga glassman karna halaaga ladamacsan yhy in bulshada caalamka lagaliyo????????
Mahadsanid •••
i love you my dear brother respect from Djibouti to you
Waad mahadsan tahay. Kusoo dhaqso 1973 tariikhda
Aadbaad ukala dhig dhigtay waadna mahadsantahay wall
Shidaalkaa oo qaaliyowa waxa ka dhigan tahay in ay nolosha wax walba ay u baahato ay qaali noqonayaan wakhti xaadir kaan la joogo dhaqaali ahaan iyo wax walboo nolosha Assaasiga u ah
macalin ustaad waan u xiisay cashiradaadi sxb ee nooso badi wax kas oo aad sogaila waa waxbarasho amiga fikirkayga
Libaax höre u soco
Wacan oo wanaagsan wll mahadsanid guulayso
Muqaal qiimo leh 💛
Soomaaliya hadii shidaal laga qodo seenoqonaayaan carabta
MEEL DAGAAL BAY NOQO NAYSA SIDA MIDDLE EAST
first one teacher ❤
Waku salaamay ustaad
Ustaad wan ka mashquuley atleast 5vedios consective ah ma kaa dawan.
Mrka laga imaado aqontan kaa faa'ido wan u xiisay codkagii.
Keep away my big brother🥰
5tz7tzf
Z7
-7
M.a ustd sida ad isu waafajiso climiga diinta iyo scenics ka inaba cadi Maha Inaa kusoo biiro jeclan lahaay academy yadaada ustd plz inte kala Soo xiriirna
XAUUSD iyo usoli waa laga taajiray Last two week
Shaqo wacan brother manshallah
Wll muuqaal nooga soosamee shidaalka ku jira dalkeena soomalia
Markan arkay Abdirashiid argeolagty xaskii ayaan lahadlayey wan arkay waxan ku idhi anaa kusoo wacaya iyada cadhonysa iga tagtey walhi ustadku dhiiga raacey🤔🤗
😂😂😂😂😂
Mashaalah Mashaalah sxp wan ka faidiy
Thanks ustaadi
Shaukran
Xaqiiqa waye Somalia sago weysin jiirta sacudiga
Sxp ku tageera keepgoing🖐
Manta kajoo aya nairobi cuntada qali noqdeen said gaska biyaha intaba qaliye noqden
Qof walba waa dareemi doonaa, haddey sii socoto arintan
Waanu kaa sugnaa muuqaalka sixir bararkii 1973 insha allah.
Mcha alh keep going LEGEND
Maanta dad badan aya iska dhigey baburtoda walahi waa na sameyi bil gudohoda hadii sidan ku si socoto waa lis cunaa
ASC. Wll. Shiidhalka wa dhecanka dhulka qabtiisa Hoose. Wyee Tasii .Ayn Ogahayi. Cilmikega. .adiine ishegbo bro
Thank you
Channelka keliya aan ku xiranahey
Aniga waxan joga Zambia si aad ah ayu sare ugu kacay
شكرا لك ياأخي
Macalin nuklerka sida loo sameyo ka soo hadal
Ustaad wxa kaso hadasha keedka shidalka ee mareykanka wuxuu u keydsanaayo ilaa hda usan uso bixin maxay tahay sawabta?!!
Legend codka naga so dhis wu ciladesanyhye
Maxaa meelaha qaar ku badiyey tolow marka sida.wadamada.qaar ma meelaha ad loogu dhintay baa subxanallah maxad marba wa ogaanaysa
Very 👋 good
30 minute macquul maaha bro ee video so Gaabi sidii hore
Isticmaal daraadeed
Not daraadeedii wax dhamaaday qarniyo ka hor ha u dhaqmin,
Badankood. Beertaada
Waqtiga soo gaabi lama
Waxaad inoo so gud bidaa xiriirka ka dhaxeeyo Lacagta Bitcoin ka ah iyo Putin iyo Elon musk
Thanks
Wllka salan sare
Keep going legend
Bro beeraha xitaa marka la waraabinayo matoor baa loo isticmaalaa, marka makiinad la gelinayo si loogu falo waxaa ay u baahan yihiin shidaal. nolosha oo idil ayaa shidaaal ku dhisan
Jaahil ha noqon motor wax badan ma jiro noloasha hore waa u jirte sida aabe aaden iyo hooyo xaawo.
@@osmanalihassan3143 nolol majir yaa ku dhahay🤔 xilagaa aduun si buu u shaqeenayey lkn hada nolosha waxey ku tiirsantahay shidaalka
Ustaad waxan ka codsanaa inaad ka soo hadasho Chelsea manager keda roman abraham iyo Putin xariirka ka dhaxeyo wayo Chelsea ibinteyda wax noka taabo ciyaal football ayaa kugu xeranee
Keep going
That,s right
14:22
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Keep going wll💖
hi sister
Best Analalis
VEDIOGA SO BADI PLS
Wan fahanay ino shidako mohom uyahay noloshena wakhti xadirkan balse waxa iswaydin Modan qarniyashi hora maxay ko nolayen
M.a 1 First
🥰
Pro biyahana maxxa weye
Lagumafekerayo miyaa inlasoosaaro shidaal badan wadamada uukujiro sida soomaaliya
👍
Aqoonyhan shiicada shiicada maxad ugu celcelisaa muslimku mayAnu 1ahayn
Sixid Qalqal maaha Khalkhal dheh
Fadlan muuqaalada soo gaabi. Plz plz
Ujeedkiisa ayaa ah in aad Warbixinta si Waadaxa uga Haqabeeshid, Si Qofku u Helo warbixin Kaamil ah..
Fadhiiso Samir oo dhegeyso(casriga Samir la'aanta)
Fdti
angna waxaa taagannhy yaa idinkga dhigo hal saac walee war la iskuma heeyo
Wow🥵
❤
Wana kugu taager sanahay
Lᴇɢᴇɴᴅ Aʟʟ Wᴇʏs Lᴇɢᴇɴᴅ Gᴇᴇᴘ Gᴏɪɴɢ Pʀᴏ👈👋👋👋
Kow kow ii waf sheekada
✊✊💪💪💪
Keep going 🥰
gaasta ama patrol oo qaaliyobay wakaa sababay inaad video dheer so galisid si korodh dhaqale uga heshid maadama percentageki lacag bixistada ee ETM korodh ku yimid kkk
Somalia fursadan Maka faidheysan kartaa
Ma shidaal baan soo saarnaa .. Sideen uga faa'iideysanaa Fursadaan?
@@abdimuse7911 haa wa fursad qalii eh Al-shabab Aya nadibtay moyee
@@abdimuse7911 dulkena timir ayaba kanaxeyso ee ma umaleynayo in shidhal Laga weynayoo
30 sano ayee qaadanee in shidaal lasoo saaro fudeed miyaa umleesaa
@@abdifitahjeko Maya hadii lahelo 6 bil kabadhan maqadhaneyso
Mahad sanid kaptan
Qiimaha shidaalka degmada aan jooga waxaa aan dareemaynaa in aad loogu darey 🤮
38 ayuu ahaa mantana waa
67 sababta keentayna waa dagalkan
Jigjiga maad joogta
Ustaad kasoo hadal dagaalka meeshuu mararaya hada warbahinta reer galbeedk dhagaha naga qabsaday😆😆😆😆