KHADAR KEEYOW | MARYAMA | OFFICIAL MUSIC AUDIO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2021
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertaining in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...
    Click here to support:
    www.gofundme.com/Y3AProductions
    Venmo: HAJI2020
    Cash App: HAJI2020

КОМЕНТАРІ • 429

  • @sowdaosmanmahamud580
    @sowdaosmanmahamud580 3 роки тому +93

    Hoyadeey mcn aya maryama la dhaha allow ika daa oo cimri dheer ikaa sii aduunka ugu jeclahay walidkeyga❤🥰💋💋

    • @wiilhoog455
      @wiilhoog455 3 роки тому

      anne sido kale, hooyadey maryama la dhahaa❤💋 Dhamaanteenba cimri dheer, cibaado suuban iyo caafimaad inshaAllah❤❤

    • @rajjosame9542
      @rajjosame9542 3 роки тому

      Aamiin Wlll Ana allh ha igu naxaristo hoyo mryan😭😭

    • @aqlibadanofficial173
      @aqlibadanofficial173 3 роки тому

      @@wiilhoog455 Ani xita my mum maryan ala dhaha love you mun

    • @MATTAN2
      @MATTAN2 3 роки тому

      Amiin wll qali

    • @asiyamoha9183
      @asiyamoha9183 3 роки тому

      Anigan mamaday aya l dhaha 🥰💋aamin

  • @mariacadey5081
    @mariacadey5081 3 роки тому +216

    waxeyb ila tahy hees tan inu aniga iqadey sawabtu ah wiilkan wan jecelhy I love you khadar keeyow wiilka riyadeyda😥❤😘

  • @baxsanyarey1112
    @baxsanyarey1112 3 роки тому +32

    Sidaad idhiirinysay qayrkey baan horay u dhaafay mom miss u qof an adiga ahyn nolozhyda uma dheelido😭😭

  • @msszoya4410
    @msszoya4410 3 роки тому +49

    Dhip iyo dheef waa agtaada #I m feeling love😢🤦‍♂️ii duceeya in ilahaY Qalpiga I qabojiyo🙏🙏

  • @somalipublicpranks3284
    @somalipublicpranks3284 3 роки тому +310

    Intee Maryan ku weyntahay like ii saar❣💪

  • @rinaadmohaz8597
    @rinaadmohaz8597 3 роки тому +47

    Meqan sugayy hes maryama o fananka codka mcn qadr keyow qadayo tnx fanankena kugu fanna wlhi♥️♥️♥️

    • @lisa_pea4424
      @lisa_pea4424 3 роки тому +1

      Anpa Kula sugayey magaceyga maryan ku qado

  • @musehashi8676
    @musehashi8676 3 роки тому +150

    The love is like a paradise if have some one who love you and gift his life to you 😭😭😭😭😭😭😭

  • @eroofficial7577
    @eroofficial7577 3 роки тому +32

    Maryan xilwo jama ahmed wa inanti ugu horeesey ee aan noloshayda jeclaado ilaa hadana aan jeclahay iyada oo marwaa oo la qabo daryeel,jaecyl,gal gacayl,farxad iyo xasilooni bay noloshayda ku habi jirtey aduun iyo aakhiraba waxaan kuu rajeenaya wax wanaagsan wll🥰👑❤ maria xilwo❤👑

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 3 роки тому +6

    King Keeyow Song of the year 2021...
    I used to think true love doesn't exist until I met my Queen Ayan. ❤❤

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 роки тому +123

    Hahahahah heestaaan inta ku soo raadisey ereyga hadaan kuu dhaarto qali farta taaga heesta sameeyn weeyn ayeey leedahay legen qadar keenyooow kobtiisa lama gashan karo xaqiiiq hanoolaaado fanaan buuxaaa

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 3 роки тому +15

    la.aanta maba dhaqaaqo dhib iyo dheefb waa agtaada😥😭❤14/2/2021 allow Riyadayda irumee🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😌😌

  • @maryamaali9793
    @maryamaali9793 3 роки тому +12

    Meeqo aa sugayey hees la dhaho Maryama❤️🔥

  • @MascuudOmarOfficial
    @MascuudOmarOfficial 3 роки тому +6

    Hees aad u macaan badan oo qiiro leh! Allah haku daayo codkaaga Khadar Keeyow! I love this song ❤🎶🎤

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 3 роки тому +18

    Sidaad ii dhiirinaysay
    qayrkay ban sare u dhaafay
    DRS Hanan Hassan Abdurahman❤
    Codka:Keyow
    Music:M.karama
    Camera and edit:Y3A production
    Legends Always Legends🙏

    • @qaalimaxamed8425
      @qaalimaxamed8425 3 роки тому +2

      Erayada qofkii sameyay ayaad xaqireysaa
      Ilen abwaan fiili ayaa sameyay waana legend asigana🥰

    • @kalidmalik2299
      @kalidmalik2299 3 роки тому +1

      Ma xaqirayo wan ilaway wllshei🙏

  • @maryanali8328
    @maryanali8328 3 роки тому +7

    tolow ma ana leygu talagay hessta maryan away ismujiya

  • @Abdiqani_Abadir
    @Abdiqani_Abadir 3 роки тому +12

    Keeyo is back Team keeyo...❤

  • @daahirmedia636
    @daahirmedia636 3 роки тому +16

    Lagend keyow🙏🙏 hesta wali madwan waba iska oghay inay dab thy

  • @bishaarabdiali8850
    @bishaarabdiali8850 3 роки тому +4

    La aanta maba dhaqaaqo ooo dhib iyo dheef waa agtaad ❤️❤️❤️

  • @ozacade_10official47
    @ozacade_10official47 3 роки тому +8

    Legend Mohamed Khadar ibaraahim Keeyow Super star Ka Muqdisho 🤞🤞🔥❤️❤️

  • @aminoshiiq5034
    @aminoshiiq5034 3 роки тому +9

    Xiliga muqdisho waa 2:52am tariqdana waa 14/2/2021 habeen axad soo galeyso waa xasus commentigan maalin uun hadaan nolahay waan arki doonaa inshaa Allah salada subax ayaa la aadaamayaa

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 3 роки тому +3

    Mustafa karaama best musician since 2010 , i miss those good old days . Now 2021

  • @maanhassan1337
    @maanhassan1337 3 роки тому +9

    Wlahi heestan iney Igusocotaa Moodaysaa 😭😭

  • @abdirahman_mohamed.9849
    @abdirahman_mohamed.9849 3 роки тому +42

    One day i'll find her. She's always on my mind Maryam.🥰😭❤

    • @maryankayf
      @maryankayf 3 роки тому +3

      Come get me😩😂

    • @maryankayf
      @maryankayf 3 роки тому +1

      @@abdirahman_mohamed.9849 By finding out the x and y🤓

    • @abdikafaralim9137
      @abdikafaralim9137 3 роки тому +2

      @@maryankayf marym 😁😁😁

    • @meerasalman6663
      @meerasalman6663 3 роки тому +1

      @@maryankayf lol😂😂😂

    • @maryankayf
      @maryankayf 3 роки тому +1

      Hahaha🤣🤣 it was just for funnn xD

  • @siciid0464
    @siciid0464 3 роки тому +12

    Y3A whose i like in my life really is heart touching song ❤

  • @ahmedyare4916
    @ahmedyare4916 3 роки тому +5

    Taarikhda kuxusi doonta wallahi you’re a legend ✊🏾

  • @eyupkeeyow2543
    @eyupkeeyow2543 3 роки тому +11

    Keeyow alweys is keeyow lengend i proud of you thnk u for Y3A production✌

  • @iskufilan9151
    @iskufilan9151 3 роки тому +7

    What a wonderful voice 🤩 Masha Allah keyow dhib iyo dheef waa aktaada ❤️💋

  • @nakriimadiamond1176
    @nakriimadiamond1176 3 роки тому +7

    Heestan markan dhagystay wlllhi wax badan dareemay khadar keenyow keep going abaawe fanan aan jeclahy😘😘😍😘😍😘

  • @therealmaliboi
    @therealmaliboi 3 роки тому +7

    The one and only KeeYow Legand BroTher Y3A
    This SonG Hit❤️✅

  • @kaahilalii2020
    @kaahilalii2020 3 роки тому +4

    mustafa karaama best musician 🎹🎼🔥🔥🔥

  • @calibuubshe7432
    @calibuubshe7432 3 роки тому +12

    Waa idin wataa soomaliyeey i am from Canada

  • @vanupdull6535
    @vanupdull6535 3 роки тому +14

    Hesti dumashiden😁❤️🤍 Maryama😻🥰

  • @nimconalka901
    @nimconalka901 3 роки тому +5

    Hadaan kudhaarto bile marabo ninkle aduunka mcn😪❣❤

  • @amiira6683
    @amiira6683 3 роки тому +5

    Maryan magaca adunka ugu jecelyahay 💋❤💯

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 3 роки тому +13

    Laba daran mid doro ahaa 🥺qof aan is jclnhay xirir naga dhaxeyo ⭐ heestana wxa iso diray mid i jcl 😰 adunyo xalkeyda sidas ah inkasto aniga hal qalpi leyahay calafka uu jiro halku calafkyga yahay rabi ha igu adiyo 😖

  • @nasriinsuleyman9864
    @nasriinsuleyman9864 3 роки тому +4

    Wow khadar keyow
    La'aanta maba dhaqaaqo
    Legend khader keyow
    Keep going fanaan
    Aan jeclahy 🔥✨❤😍

  • @lilahmed5493
    @lilahmed5493 3 роки тому +8

    The one and only Fanaan Keeyow❣🎧🔥

  • @Alxmdullilah0219
    @Alxmdullilah0219 3 роки тому +3

    Maanka Ku Dhowrayo, Kuso Dhawaystayoo, Dhaxalna Murti Kugu Reebay. ♥️♥️♥️

  • @lessonsfrombooksandmotivation.
    @lessonsfrombooksandmotivation. 3 роки тому +7

    Hadad taqaan gabr la dhaho maryamo la dhaho like ta haa ila dhaafin 🔥

  • @hazaalmaxamed472
    @hazaalmaxamed472 2 роки тому +2

    Sida ee dhiri nisay qerkeeya sari udhaafi 😩😩🥺😥🥵

  • @faizabinturuqiya3043
    @faizabinturuqiya3043 3 роки тому +4

    Mcn kuu dhaga nugladey kuu dhiibe hoo naftayda 🤝🙏🌍Hadaan ku dhaarto ilkcase marabo ninkale adunka☝️🥺🥺♥️🥀 la,anta maba dhaqaaqo dhib iyo dheef waa agtaada .......🔥🍯👈❤💯🤍😰😢😢😢

    • @fatxibashiir1194
      @fatxibashiir1194 2 роки тому

      Isku wara lamanahyga🥺🤴👸💞💞💞💞💞❤❤❤🤲🤲❤❤❤

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +8

    Ayyyy MagaceyGa🥺🥺❤ MaryaM
    Hadan ku dhaarto maryan
    Marnaba dhedig kale aduunka
    La'anta maba dhaqaaqo
    Dhib iyo dheef wa agtada

    • @aardalmar7282
      @aardalmar7282 3 роки тому

      Sidaad ii dhiirinaysay
      Qeyrkey ban sare u dhaafay 😅🥰

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 3 роки тому +1

      @@aardalmar7282
      Markaad I dhool cadeysay😥
      Dhib oo dhan ayaan ilaawey💔

    • @aardalmar7282
      @aardalmar7282 3 роки тому

      @@beer-lula_22
      Maankaa ku dhowrayoo
      Kusoo dhoweystayoo
      Dhaxalna murti kuugu reebay
      😉😘

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 3 роки тому +1

      @@aardalmar7282
      Mcn kuu dhaga nuglaadey
      Kuu dhiibeyoo nafteyda....😥❤

    • @aardalmar7282
      @aardalmar7282 3 роки тому

      @@beer-lula_22
      🤏💌💝💬❤❤❤
      Marianna🤔❤

  • @princeabdirahmanartan
    @princeabdirahmanartan 3 роки тому +4

    SUPER SOMALI STAR, KHADAR KEEYOW..🎻🖤🇸🇴

  • @saidgaming2303
    @saidgaming2303 3 роки тому +6

    heestan ma waxa loo qaade aroosada👌💯💯🙌🏻

  • @cabdikaafimaxamed3552
    @cabdikaafimaxamed3552 3 роки тому +3

    keeyow xaqiiqdi heestan aniga ayey igu socota wayo poqoradeyda aya maryan ladhaha legendka muqdisho haysta ❤❤

  • @realzack0
    @realzack0 2 роки тому +2

    Hit🔥

  • @spoton5469
    @spoton5469 3 роки тому +13

    Legend ....Respect & love from Somali Sijui! 🇰🇪

  • @mmohamed4511
    @mmohamed4511 3 роки тому +4

    Heestan markab korkis ayan ku daawanaya waxey ii ahan doontaa xasus ila nool xaajigeyga aya iso direy erayada macaa Linkiga
    I love you beb, you are my world ❤❤
    Hadaan kuu dhaarto qaali
    Heestan waa iga gadantey lol
    14 March 2021 Sunday 🥰🥰🥰

  • @mohamodwadaniofficial4594
    @mohamodwadaniofficial4594 3 роки тому +10

    Heesaha ma fiicno

  • @ramlojamac2453
    @ramlojamac2453 3 роки тому +2

    Hadan ku darto dekbile la anta mawa dAqado dib iyo dheef wa agtada mcn ku daga nugladay kudiway hoo nafteyda wlhi qofka farxada ka helay wa adiga husband😭♥️🔥

    • @decksbileinaubdy7588
      @decksbileinaubdy7588 3 роки тому

      Manka ku dhowrayo kuso dhawayestayoo dhaxalna murtii kugu reebay🥰❤ RM

    • @ramlojamac2453
      @ramlojamac2453 3 роки тому

      Lv u more husband wehelka dabta tahay

  • @zubaydaofficial1718
    @zubaydaofficial1718 3 роки тому +2

    Heestan aniga waan dreemaya wlhi iyo walipa sida aan ujeclahay Sadaam kudhago nuglaaday kudhibay naftayda qaali❤❤😥

  • @anisamohamed5558
    @anisamohamed5558 3 роки тому +3

    I already love it 😍💗

  • @abdirahmansiyad4653
    @abdirahmansiyad4653 3 роки тому +1

    Keeyow inthe house wa ku wata🤩😍

  • @Maanka-wb1py
    @Maanka-wb1py 3 роки тому +3

    Wow mar kale iyo 2021 Y 3 A waxa nagu haaayo legend keeyow wlh wax kale maka so raadsho aan keyow aheyn fananka dhalinyarada keep going bro keyow 😍🤩😍🤩

  • @abdifatahmohamed4905
    @abdifatahmohamed4905 3 роки тому +4

    Super star khadar keeyow my all time fav fanan😘😘

  • @shuaybmoalin616
    @shuaybmoalin616 3 роки тому +3

    Inta qof oo magaca maryan🥰 qalbigas ku wayntahay farta ha hataago

  • @hanadkeycadeh297
    @hanadkeycadeh297 3 роки тому +2

    Heestan ani maa ii soo qaaday walal keeyow wlhi dhnkeyga waayeH heestan😭😭😭😭😭🙈🙏tnx u pro keeyow😭🙏😭😭♥️✅

  • @mariahassan8489
    @mariahassan8489 3 роки тому +5

    Magaceygah io fanankeygah🔥💯💪

  • @officialarjad7305
    @officialarjad7305 3 роки тому +4

    Khadar Keyow Fans Is Mujiya ❣😇

  • @muktarmohamedsufi4901
    @muktarmohamedsufi4901 3 роки тому +1

    Karaama music wan ku heystaaa

  • @maryanissak4129
    @maryanissak4129 3 роки тому +2

    Wawww💖💖💖ihayakudhoro walo

  • @issehassan8635
    @issehassan8635 3 роки тому +1

    BEST FANAN KHADER KEEYOOW WAN KU WATA TEAM KHADER KEYOOW ISMUUJIYA

  • @faizaupdyhachi6216
    @faizaupdyhachi6216 3 роки тому +4

    Amazing song 😍

  • @jbjokerboy9527
    @jbjokerboy9527 3 роки тому +2

    First person legend khadar keyow oo ayamahan shashadaha laga la yahay tolow muxu so wada😂🥰

  • @hassanapdyrahmen5931
    @hassanapdyrahmen5931 3 роки тому +7

    She smile for me realy i love her 🌺😭

  • @yusufhagi754
    @yusufhagi754 3 роки тому +1

    Killed it every time

  • @hanishqurux9182
    @hanishqurux9182 3 роки тому

    Hetan hoyo mcn ayan u qadi lahay macaga maryan wuigu wenyahay my sister maryan ku jeclahay 😍😍

  • @mariamruun2224
    @mariamruun2224 3 роки тому +2

    Wwwww m.a mar wan filayy inaa hes ii qato thanks

  • @abdirizackhappy9717
    @abdirizackhappy9717 3 роки тому +2

    Khadar keyoow fanaan an jecelhy keep going🌍❤ Allah hakusharfo wll qali

  • @samaraa-saafioffocial8452
    @samaraa-saafioffocial8452 3 роки тому +1

    M.sh.allh ishcalla hees iga dheh dareen aan caadi eheen ayee ledahay 🥰😍

  • @ismacilcagay5788
    @ismacilcagay5788 3 роки тому +2

    Wiilkaan waa fanaan gudbay

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 3 роки тому +3

    On fire 🔥

  • @abdiaziizosman7365
    @abdiaziizosman7365 3 роки тому +7

    19/1/2021 xasuus aan iloowi doonin 😢😢😢😓😫😭😭😭🚶‍♂️🚶‍♂️🚶‍♂️🤦‍♀️💔💔💔💔💔

    • @zawdazalaad8413
      @zawdazalaad8413 3 роки тому +1

      🥺🥺🥺

    • @ruweydosabriye3416
      @ruweydosabriye3416 3 роки тому

      Mxa kugu dhcy waqtigas wll

    • @kimhanuuzh4273
      @kimhanuuzh4273 2 роки тому

      Waxaan rajeynaa in aad kasoo gudubtay dhibkii kusoo maray waqtigaas oo hdda aad faraxsanthy I.a guul kuu rajeynaa 🫂🥺💜

  • @abdirahmanahmed1000
    @abdirahmanahmed1000 3 роки тому +4

    Amazing song 😢😢❤

  • @dreamboyheikal2562
    @dreamboyheikal2562 3 роки тому +1

    wow 😍😍❤️❤️♥️❤️ Y3 PRODUCTION IDIN TAGANAHAY MY FANAN KEEYOW

  • @maryanabdi579
    @maryanabdi579 3 роки тому +2

    Hestan jaceylkeyga isodiry 🥰🙏🥺

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +3

    Super starkeena Back🔥🤘🏽👑

  • @ismahaanmohamedhassan9435
    @ismahaanmohamedhassan9435 3 роки тому +1

    Mi favorite singer✌🏿keyw lengend♥️ peace&love

  • @ruwaydohfarrahmahamed8598
    @ruwaydohfarrahmahamed8598 3 роки тому +3

    Khadar keyow my favorite fanan 🥰🥰❤❤

  • @somalidvlotterywinners5941
    @somalidvlotterywinners5941 3 роки тому +1

    Wow Hadii ay Xaada Ku kacin Jacel❤ maba taqaanid Ee is Daawe

  • @fowziyaleyla1382
    @fowziyaleyla1382 3 роки тому +2

    Keyow is back , ur fans love you

  • @maryamamaxamuud2054
    @maryamamaxamuud2054 3 роки тому

    Wow m.a heesta weshidanthy Tnx keeyow

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 3 роки тому +2

    Laxanka iyo musiga sudan ayaa laga leeyahay اغنية سودانية

  • @farhanabdi1427
    @farhanabdi1427 3 роки тому +1

    The goat 🐐🔥😍💯

  • @boosyaay4410
    @boosyaay4410 2 роки тому +1

    Wlh markaa dageystay waxba dareemay wlh keep going wlkee fanaanka ugu codka ugu quruxda bdn🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @AishaUurcade
    @AishaUurcade 3 роки тому +2

    Keyooow fanankaygiii❤

  • @mohamedkhadarabdinasir9816
    @mohamedkhadarabdinasir9816 3 роки тому +2

    The one & only fanaan keep going sami 🖐🖐

  • @hanfisaleban3449
    @hanfisaleban3449 3 роки тому +1

    Barigan ciyaal schoolka ahaa ayan jeclaa gabdh maryan ladhaho bacden markaan weynaadey way illaa foolxumaatoo waaban kaqooomameeyey Intaaan jecalaa wanan nacey
    Waa true story 😀😀😀😀😀😀

  • @abdallazaciid3619
    @abdallazaciid3619 3 роки тому

    Ich erinnere mich noch, als ich dieses Lied hörte🙏🙏🔥

  • @izmajoseph1436
    @izmajoseph1436 3 роки тому +3

    First ❣

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 3 роки тому +1

    heesta aadbay ii qancisay 14 feb 2021 ayaan ku xusay heesta kaliya ee heesa keeyow iga qancisay

  • @shamsoosman2047
    @shamsoosman2047 3 роки тому

    Jeceel na kalay hees taan na kili say cod iyo hees top eh 🥰🥰🥰💃💃fanaan keega tahay aboowe hees taan waan jeceel laday ❤️❤️

  • @user-to9wf9ho8m
    @user-to9wf9ho8m 3 роки тому +17

    Jcylka qeebtisa naarta iyo holaca ah qof so arko wey adagtahy inu si dha a wax u jeclado.

    • @ramlaabdullaahi8520
      @ramlaabdullaahi8520 3 роки тому

      Waaa xaqiiq hdlka aniga ayaa soo arke iskuma dayi karo markle😭

    • @Alxmdullilah0219
      @Alxmdullilah0219 3 роки тому

      @@ramlaabdullaahi8520 Iskuday wll marka labaad runtii waad ku gulaysan donta Lkn hadad sida uga baqatid Maskaxda kabixi mayso dhawici hore kuso gadhay

    • @xasancabaas823
      @xasancabaas823 3 роки тому

      @@Alxmdullilah0219 jcylka waqtigaaan qiyaali waaye , wax la iskula taliyana maaahan

    • @xasancabaas823
      @xasancabaas823 3 роки тому

      Sxb waankugu raacsanahay

  • @ayuubricardo6587
    @ayuubricardo6587 3 роки тому +1

    Team keyoew ✌️like iska saara

  • @sadaqahmet9566
    @sadaqahmet9566 3 роки тому +2

    Qof baad tahay igu dhex noole 😢 maxaad kas igu dhageesan wixi hadal lagu dhameeyo jaceylkaaga dhannayn😫😭
    Dhaaxad iisoo samreesay dhexdeena jaceyl adkesay mudaad idhabar adeegtay xubiga kalgacal dhiseesay😢
    Sidaad iidhirinesay kheyrkey baan sare udhaafay kolkaad idhol cadeesay dhibo dhan ayaan ilaaway😭😩😫

  • @salmanoura6512
    @salmanoura6512 3 роки тому +2

    Best song🥺

  • @Khadar_Keeyow
    @Khadar_Keeyow 3 роки тому +1

    M.a my friend keep going Keeyow sami 🤝🙋‍♂️

  • @Idhanka-media24
    @Idhanka-media24 3 роки тому

    Waa mid ka mida fanaaninta Somali ugu fiican..... Wey igu socotaa heestu si fiican wey kaa gadantahay keeyow

  • @saabirincabdi9985
    @saabirincabdi9985 3 роки тому +2

    insha Allah wxn sugidoonaa hees saabariin 🥰🥰🥰🥰🥵🥵🥵🥵💯

  • @ahmednaji2996
    @ahmednaji2996 3 роки тому

    Kol kaad ii dhool cadaysy dhib oo dhan ayan ilaaway 😭😭😭esh calaa hees legend khader keyow