KHADAR KEEYOW | XAMDA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 4K

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 сер 2020
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertainment in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...

КОМЕНТАРІ • 682

  • @alinorabdullahi1000
    @alinorabdullahi1000 4 роки тому +130

    Xamda waa xaaskeyga magaceed and wiilkeyga curudka hooyadiis Y3production love iisaara

  • @xamdimaxamed5150
    @xamdimaxamed5150 4 роки тому +44

    Waaw magaceyga wixi igu magac eh waa idin wada jeclahay 🥰❤❤❤

  • @amiinsulub5437
    @amiinsulub5437 4 роки тому +97

    Maxamed khadar ibraahim keyow never give up top fun from hargaisa

  • @ozmanejr
    @ozmanejr 4 роки тому +55

    Keyow malmahan hesihi toos bu ugu so jesty 1 month bu 3 hees marya
    Ya igu racsan dhalinyaroh👑👑👑❤❤

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 роки тому +66

    Inta dumar xay nool
    Adna xulashadood
    Adaan xumadan ka doorty
    Waad ixiisa galisaa🙏🥰

  • @mohasaid8358
    @mohasaid8358 4 роки тому +55

    dayax iyo keeyow labadaanin waa labada nin oo muqdisho kuduusho anuu labadaba waan jecLahay wlhi laysmaxasdee ❤❤🔥🔥

    • @jamaalhussein3677
      @jamaalhussein3677 4 роки тому +2

      Aad io aad dadakaga lama kala xaqiro 2badaba waan wadanaa ✌✌

    • @M.khadar
      @M.khadar 4 роки тому

      Dayax qaniis waye aabo fanaanna uma ahan dadka muqdisho oo hadda sida looga nacay Muqdisho Allaha og

    • @qaaliluula8013
      @qaaliluula8013 4 роки тому

      @@M.khadar
      Adiga ma qaniis ka dhigay afkaga edeb u yeel

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 4 роки тому +3

      @@M.khadar naftaada lee u hdl reer mogdishaa ahy dayaxne waan jclhy reer dhan ha u hdln plz been ha iga sheegn

    • @suweydaquruuxqarankasomali8200
      @suweydaquruuxqarankasomali8200 4 роки тому

      Sax masha allh

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 4 роки тому +418

    Heestan haday 1M views hesho anna waa inan helaaa 1M subscribe sababtoo ah iyadoo 0views ah Ayaan arkay nacallaaa shaydaan ku yaaale igu quba bahashu lacag majoogteh😂😂😂

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +85

    Xamda iyO muna waa Lapada magac e Heezaha uGu Badan loo Qaady inta ila aragtay iz muuJiya🙏

  • @dahirhagiabdi9590
    @dahirhagiabdi9590 4 роки тому +30

    Xamda Sxbteyda waye haddey so gasho love ha ii srto xlkas 😥🤔

  • @hashimgulwade4630
    @hashimgulwade4630 4 роки тому +33

    Music ... 100%
    Codka....100%%
    Laxanka...100%%
    Vedio.......96%
    Legend an tageero

  • @hamdahaaji8257
    @hamdahaaji8257 4 роки тому +10

    Thnks alfanaan heesta ii qaaday waxbdn sugaayee😘😘😘❤❤

  • @maxamedyare3276
    @maxamedyare3276 4 роки тому +24

    Khadar keyow best song and y3A also best editor keep up the good work

  • @cabdiqanistar4991
    @cabdiqanistar4991 4 роки тому +8

    Khadar keyow fanaan talent cajiiba leh cod koo qudha kama diyaarsanee waxa u raaca inuu xaga jidhkana ka diyaarsan yhy
    Runtii waxaynu odhan karnaa waa xirfadle dhmystiran intaa ugu raacsan liketa hura

    • @abdirahmanmohamedshirar5730
      @abdirahmanmohamedshirar5730 4 роки тому +1

      Wayo wafanan dhan walba kadhisay marka ma is weydiisay bini aadamka meel un buu laayahay eeisweydii miisha uu laa yahay ok

    • @cabdiqanistar4991
      @cabdiqanistar4991 4 роки тому

      Mxan isu waydiin ee aan u sii raacraaci fanaanka kaliya intaa iimuuqata uunbaan Ku xukminayaa

  • @alfafilms4274
    @alfafilms4274 4 роки тому +31

    Y3A PRODUCTION KEEP GOING FOREVER💥

  • @Sakariajama
    @Sakariajama 4 роки тому +119

    Wxii Xamda La DhaHo Like Saar Intaad tihiin An Arko✌

    • @hamdaahmed3769
      @hamdaahmed3769 4 роки тому +1

      Horta aduu meel walba ma like uun baad raadisa wllalow wan ka Yaabe comment aanan kugu dhex arkin malee🙄

    • @Sakariajama
      @Sakariajama 4 роки тому

      @@hamdaahmed3769 Alla Been BadaNaa😂🙆😂

    • @maryammohamud3865
      @maryammohamud3865 4 роки тому +3

      Wanku sari walalo hooyadey aya ladaha xamda 💓

    • @Sakariajama
      @Sakariajama 4 роки тому +1

      @@maryammohamud3865 HAYE WLLO

    • @hamdaahmed8681
      @hamdaahmed8681 4 роки тому

      hamda hadanan ku faraxsnayn maxa like kusari😂😂laygu qadbayaye

  • @hamdayar2115
    @hamdayar2115 4 роки тому +16

    ❤️❤️❤️🥰🥰🥰xaawaleey dhamaantoot xilkastoodiyey xaqiiqdii agtaaday kuxasishaa naftaydani 🥰🥰🥰🥰🥰xamda Nice name

  • @ahmednour8254
    @ahmednour8254 4 роки тому +7

    Hadma boqoradii ila dhalatay ❤❤ninka gabar la dhalan go'yay

  • @ahmedyasin262
    @ahmedyasin262 4 роки тому +4

    Khadar keenyo Codsiiga macaan iyo shaxshaxdii waxad mooda in aanu ka soo jeedinba muqdisho😂 oo uu ka soo jeedo Hoygii fanka Hrgeisa. inta ila aragtaay fikirkayga plz Like dhac igu siiya

  • @zarasalah3488
    @zarasalah3488 4 роки тому +34

    🥰Fannkeyga ✋hada sideda cml utagerto love

  • @yahyeayman4727
    @yahyeayman4727 4 роки тому +21

    Only one somali legend khader keeyow ❤👏

  • @habiboaliali8842
    @habiboaliali8842 4 роки тому +12

    👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 waaaaaw hees xamda inta la dhaho hala so baxo hanila arko 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hassanqurow
    @hassanqurow 4 роки тому +21

    Xamda❤

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +14

    Hamda walashey iga yar🙏❤

  • @deqahmedjama226
    @deqahmedjama226 4 роки тому +124

    Gabdha kasta oo layidhado magaca xamada ii saar like igu siii dhac

  • @aminkey-al-mazruishuriye8078
    @aminkey-al-mazruishuriye8078 4 роки тому +26

    Keeyow is a living legend.....His songs are so sweet.

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 4 роки тому +5

    Thnk y for singing my lilsisy Hamda kun ka mudan❤️💋🌸

  • @Yaseenhaji2315
    @Yaseenhaji2315 4 роки тому +7

    One of my favorite singer in Somalia
    Keep going
    AL fanaan keeyow

  • @zamzamabshir9261
    @zamzamabshir9261 4 роки тому +4

    Xamda walashy igayar ax wanjechy ilhow Ida 💋💋💕💕

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 4 роки тому +6

    Khadar keeyow simba of somalia 🔥🇸🇴🦁

  • @villamuxiyadiin4395
    @villamuxiyadiin4395 4 роки тому +21

    Khadar keyaw inuu fanaan iyo bar yahay intu Igu raacsan Hoostayda halaga helo
    👇😂✌️

  • @nani900t7
    @nani900t7 4 роки тому +7

    After 9 minute ayan ku arkay ❣️❣️khadar ⭐keeyow🧒legend ❣️fankaga ayan ku haysta ⭐hormar wacan global singer ku rajeeena🇸🇴❣️🧢🌍

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 4 роки тому +7

    Laysma casiyee khadarkiyow istel cid kugaadhaaa ma jirto huuno kujecliyaa fanaanka keliyaa taageero👍💘❤

  • @yahyemohamedguled5189
    @yahyemohamedguled5189 4 роки тому +18

    Legend 🙏🙏. One of the qualified artist in Somali region.

  • @nimaahmed5930
    @nimaahmed5930 4 роки тому +2

    heso xamdi loqaday midi ugu wanagsanet aan maqlo waye runti adan ban oga helay magaceya kuma qasarin wayo fanan cod macan baa u sohesay❤❤thnks fanan khdar keyow

  • @apdiweli9276
    @apdiweli9276 4 роки тому +19

    The one only Keeyow

  • @abdifatahabdulahi6578
    @abdifatahabdulahi6578 4 роки тому +18

    keeyow our legend

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 4 роки тому +5

    Keep going legend keeyow

  • @xamdinuur973
    @xamdinuur973 4 роки тому +19

    Keyw nolw wllky magca xamda inta ila wadata ku rxysta amnta wllken u naso amny

    • @hamdiali231
      @hamdiali231 4 роки тому

      Oh omg xamda waa magceyga wllkey khadar keeyow thnx ❤❤❤💯🙏💋

  • @JABRA-ic2rm
    @JABRA-ic2rm 4 роки тому +2

    Khadar keyow wanku wata bro✌✌🎤

  • @mahad.uk98
    @mahad.uk98 4 роки тому +1

    Mohamed khadar Omar Ibrahim Keeyow 👏👏❤💯😍👌

  • @zaadiktube9241
    @zaadiktube9241 4 роки тому +6

    *keyow* *libaaxa* *banaadir* 🇸🇴♥️

  • @user-wt3uq1iw7f
    @user-wt3uq1iw7f 4 роки тому +9

    XIDIGTII HAWEENKAA HAMDA❤💉🩸
    Aaway Hablihii Hamda Dee is Muuji 😅

  • @abuuzabuuze2680
    @abuuzabuuze2680 4 роки тому +7

    I absolutely salute for you khadar keeyow and I have all reason to be I can assure you you're the best of all...put your efforts more strength and keep rocking💖

  • @MohamedAli-mc9po
    @MohamedAli-mc9po 4 роки тому +4

    The best Khadar Ibrahim Keyow ✨✨❤️😍

  • @GALAYDH
    @GALAYDH 4 роки тому +5

    Heesta waxa lagu duubay hargeisa hada ila argtay like 👍❤🔥
    Khadar keyow legend

  • @nabillasafaad6662
    @nabillasafaad6662 4 роки тому +1

    Somali superstar khadar keyow waa xidiga kaliya ee aan haysano Hadan somali nahy like iisaar after 1m🥰🥰🥰🥰🥰💯🙏🥰

  • @mohasaid8358
    @mohasaid8358 4 роки тому +7

    war keeyow wuu tagoo talaabsaday laysmaxasdee❤🔥🔥

    • @c.rizackdh2323
      @c.rizackdh2323 4 роки тому

      RUNTA MARKA LA SHEGO LAXANKU MA MACAANA

  • @cadaaniabdillahi2240
    @cadaaniabdillahi2240 4 роки тому +12

    Hadaad Earphone ku dhagaysaneso like ii saar👍

  • @othmanabdiladiif5263
    @othmanabdiladiif5263 4 роки тому +5

    Hamda 😍
    Cj Amin 👌🏾📹🔥

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur 4 роки тому +1

    Qufkii sifiican u taabatay sida anoo kale heestaan ii codeey adunka Walal lagu yahay ❤

  • @abdisalamahmed9445
    @abdisalamahmed9445 4 роки тому +13

    Just found my favorite song of year.i cannot believe it does million's view. Legend keeyow♥️💯🙏

  • @lil-kproduction1109
    @lil-kproduction1109 4 роки тому +2

    Hablaha somaliyed marna wa hoyoyinken,mrna wa walaladen,mrna wa xaasaskena, wan idin wada jecelnahy dhamantin hda nahay dhalinyarada somaliyed❤🇸🇴

  • @ashamohamud1858
    @ashamohamud1858 4 роки тому +2

    My King 🥰ur look adorable 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @somalientertainmentcomedy4556
    @somalientertainmentcomedy4556 4 роки тому +1

    Inta in video ga #hargiesa #caday💯❤💯
    lagu duubay Arkayza like zar☝️👍👍👍

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 4 роки тому +4

    xidigtii haweenkey sow xalayto fiidkii xiligii aan kaa tagay maankiyo xiskeygani xusuustaada May heeyn wooowing keeyow top voic

  • @fahadofficiall587
    @fahadofficiall587 4 роки тому +25

    The best singer in Somalia keeyow keep going

    • @maxaedali7353
      @maxaedali7353 4 роки тому

      Been ha usheegin mas kin kan meesha cod kuma haayo

    • @fahadofficiall587
      @fahadofficiall587 4 роки тому +2

      Yaa cod leh marka hadaan keeyow uusan cod laheyn ar anagaa yaab aragnay

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 2 роки тому +3

    One of my favourite somali singer qadar keewow legend always legend 🔥🔥🔥❤️✨😍😍😍😍🙏🙏🙏🇸🇴

  • @ABYYYYY732
    @ABYYYYY732 4 роки тому +2

    I from Eritrea🇪🇷 & i don't understand the language but i love somalia🇸🇴 music and Khadar

  • @alisagmailliiban4815
    @alisagmailliiban4815 4 роки тому +7

    Our legend keeyow🥰👍 y3 production keeg going brother🥰👍

  • @engmohammedmaddy771
    @engmohammedmaddy771 4 роки тому +3

    Our Lion And the king of Mogadishu khadar keyow I,m very interesting you music song and I,m the one of your Support 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @Saabirofficialchannel
    @Saabirofficialchannel 4 роки тому +3

    Y3A muuqaal shidan in uu soo duubay yaa illa araktyyy like isar

  • @saabirinmohammed4556
    @saabirinmohammed4556 4 роки тому +1

    Khadar keyow waa fanaanka kaliya aan tageero guul wcn kuurajeynaa bro

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +4

    XamdaYyy wad i xiiza galiSaa😢🤩😍zxpteYdii xamda ahameth

  • @xariirfilmsvlogs5287
    @xariirfilmsvlogs5287 4 роки тому +4

    After one million ayaa inoo balan ah like ta

  • @kamelmahder5678
    @kamelmahder5678 4 роки тому +5

    ADAM on the Beat although way from BORAMA Great work brother

  • @ahmadjamal1480
    @ahmadjamal1480 4 роки тому +4

    Khadar keeyow fanaan 🇸🇴somaliyeed❤

  • @salaxahmed4767
    @salaxahmed4767 4 роки тому +6

    Keeyow needs to open his own UA-cam

  • @miirhazcali3933
    @miirhazcali3933 4 роки тому +2

    fananka Kaliya Dhalin ku deydaan stylkiisa #keyow Anaa ka kow eh Adne Hadad igula jirto✋

  • @M.khadar
    @M.khadar 4 роки тому +3

    The most stylish guy in Somali Music and the voice is litttt💯

  • @dreamboyheikal2562
    @dreamboyheikal2562 4 роки тому

    legand siin biri legand waaye wlh hesta anoon dhamestiran ayaa horey ka dag saday viva Y3 PRODUCTION

  • @abdullahiyuusuf7488
    @abdullahiyuusuf7488 4 роки тому +41

    Heestan inay Qarxayso Hada Amin San TahaY like isaar 😊

  • @amiintotoboss9815
    @amiintotoboss9815 4 роки тому +2

    Achana na hata chris brown umewashinda wote man ❤BIG LOVE❤ yqy

  • @abdulwahabmahad5717
    @abdulwahabmahad5717 4 роки тому

    Heeskan Wuu Igu Socdaa walee KeeYow Legendary✌✌✌🇸🇴🇸🇴

  • @maameactionofficial9964
    @maameactionofficial9964 4 роки тому +1

    Khadr Keeyoow Fanaan Aan jeclahay runtii

  • @kingmubarak4663
    @kingmubarak4663 4 роки тому

    Fanaan sax ah ee ku hadhay somali moqdisho khader keeyow dheh ..... greet song pro

  • @FilmKoob
    @FilmKoob 4 роки тому

    Hargeisa Hadhwanaag Baa Ii Muuqata😘🌋AlfaNaaN Khadar Nin Ixtiraam badan😍

  • @abdiaziizmohamoud5495
    @abdiaziizmohamoud5495 4 роки тому +3

    Nooleeyaha💥fanka soomaaliyeed khadar keeyow horey usoco

  • @cabdiwalibisle4473
    @cabdiwalibisle4473 4 роки тому

    Hadad dawaneyso ado kabo la,an ah like isaar

  • @amirhonest4238
    @amirhonest4238 4 роки тому +3

    Sixirlow maihi lkni Heestan waxaan huba by Next week waa 475k views markaad reality aragtid like isar

  • @fardowsaiise6141
    @fardowsaiise6141 4 роки тому +9

    Arimahena inta ka socoto inta iga danbeeso like 🤙

  • @UkStudio
    @UkStudio 4 роки тому +2

    The Legend Kadar keeyoow & the best camera man & video editing ▶️Y3A" 🔥🙏✔️💯

  • @fatumaabdikadir6277
    @fatumaabdikadir6277 4 роки тому +4

    Mahamed qadar keyow keep going brother👍🏾

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 роки тому

    Wwwww thanks ina ader qali khadar keyow 🥰😍😍 wa hees iyo bar inta magaca xamda ila wadagto is mujiya❤️🌹🥰🥰😍

  • @qaaliluula8013
    @qaaliluula8013 4 роки тому +1

    Laxanka heesti saaxiib aye u shabahada ya ila arkay👍

  • @hamdishpiepe4400
    @hamdishpiepe4400 4 роки тому +1

    Xidigti hawenkay xamda😘🙏💖

  • @ahmedbaahane7959
    @ahmedbaahane7959 4 роки тому +7

    Inta earphone ku dhagesaneso like iisar😂👍🏼

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed1163 4 роки тому +2

    Khadarow codka siida waad haysaa walh sibaad isugu celeneysa teedakle laxamadan kumasoobaxeysid saaxib!!! Anyway it's amazing 🎈💖🙏

  • @HateemLove
    @HateemLove 4 роки тому +4

    Keep going brother wankuwataa😍big fan from Mombasa😘

  • @LiipaaNismaaciL22
    @LiipaaNismaaciL22 4 роки тому +1

    Woow waxaasa heesa wooooooòoow😍😍😍😍😍👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👌

  • @dribrahimhajiali7352
    @dribrahimhajiali7352 3 роки тому +1

    Sidii buu xayadey axsan hees like saar👍

  • @EkooPlatnumz
    @EkooPlatnumz 4 роки тому +2

    My number one ☝️ somali artist well done legend 🔥🙌🏾👏🏾 #khadarkeeyow

  • @mumtazally8308
    @mumtazally8308 4 роки тому

    Heesaha qadar keeyow
    2015 ilaa 2020 waan dhagesta one love boqrka muqdisho keyow

  • @wllquuriyewllquuriye4494
    @wllquuriyewllquuriye4494 4 роки тому +1

    hees cusub khadar keyow zxp waa ku salamaye waa khuuriye zxp khadar keyow hore ucoso 💪💪🤳💋💋💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘 waa ku tagaara 💘💘💘💘

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 4 роки тому +1

    Fanaaniintii Hore Cumar Dhuulle ugu jeclahay kuwa danbana Khadar Keeyow 🔥🔥🔥 Noolow bro🙏🧡🧡🧡

  • @xamdamohamed7997
    @xamdamohamed7997 4 роки тому +1

    Thnkz fanan qaaliya Hamda waa mgcayga

  • @modeekh1896
    @modeekh1896 4 роки тому +3

    The one and only somali superstar keeyow🖤

  • @hashkaman5338
    @hashkaman5338 4 роки тому +4

    KhaDaR KeeYoW The one An onlY ❤

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 4 роки тому +4

    Nin la Ali ani ku day do keeyow horey usoco walka weni Y3A nolow

  • @yahyekayse9237
    @yahyekayse9237 4 роки тому +3

    Hees magac iyo muuq xanbarzan hore u soco prother khadar keeyow

  • @Camanyo
    @Camanyo 4 роки тому +2

    Legend of life keyow keep going 🇸🇴🙏💯