QADAR KEEYOOW HEESTII ( INDHA DEERAALEEY) XASUUSTII XUSEEN Y. TARABI WITH LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2018
  • Snapchat: young.22k
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 57

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Рік тому +14

    Alla mxaan isku amaanay indhoderaley oo reerkeenu igu qosli jireen 😢😂❤16/04/2023 mlin sabti ah ❤

  • @CabdiCali-rz1vz
    @CabdiCali-rz1vz 23 дні тому +2

    Magaceyga aan isku amano ❤😢😂malin salasa ah ayaan maqley heestan❤best song☺️10/7/2024

  • @alidhuux2949
    @alidhuux2949 4 роки тому +11

    Ilkaha u eg daruurtee weeye. Cir maxaa meesha keenay mise cir daruur u eg baa jira. Ereygii ugu horeeyey buu khalday

  • @ibrahimhassan7236
    @ibrahimhassan7236 2 роки тому +8

    Heestan xasuus igu ledahay 2013 2014 ayaan u qaadi jiray sxibty X halkan ayaan ka salamaya d ♥ 💖

  • @umumaxamadamiin9964
    @umumaxamadamiin9964 5 місяців тому +1

    Manta oo ay thy 22 February iigu soo duceeya in aan hello qofka qalbigaygga ku taagan insha allh anigoo farahsan inaa soo laabto rajayna insha allh😢❤

  • @jeesto1226
    @jeesto1226 6 місяців тому +3

    Ilkaha u eg daruurtee cirid kahan dugulkaa mawluhu kudaahiyo😊

  • @abdinasiralimoallin3233
    @abdinasiralimoallin3233 5 років тому +28

    Please hanna uga horeeyee like ii saar 2019

  • @Farayare451
    @Farayare451 8 місяців тому +1

    Khadar yare goatka fanka 🐐❤

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 Рік тому +2

    Ninka heesta wa ku ciiyaray...War ka qabta

  • @aq_ahmed
    @aq_ahmed 3 дні тому

    Ilmahan iska heesaayo xitaa ma gartaan soo hela miraha saxda ah ee heesta. Iskuma dhibayaan waa yaab. Heestu kaliya maahan music iyo cod.

  • @abwaansharmaarkecalichanne2814
    @abwaansharmaarkecalichanne2814 3 роки тому +6

    Akh waar kadaa heesta cayaalnimada alla ciil iyo cadha weynaa ma hees lagu ciyaaro o o la qaldo baa

  • @mumtazsalahmusse8824
    @mumtazsalahmusse8824 4 роки тому +4

    Dhalashada inantaa igu soo dhaweeya, hadaan ahay shine abwaan

  • @jamalfarah8231
    @jamalfarah8231 3 роки тому +3

    Cirka u eg daruur maahee waa ilko daruuru eg

  • @abdiaziizmohamed920
    @abdiaziizmohamed920 4 роки тому +5

    Indha deeraaleey

  • @apexmaster8872
    @apexmaster8872 4 роки тому +6

    Love love love love love love
    Love love
    My brthr khadar me love you♡
    Wale kome my gase
    Waaaw waaaaaw waaaaw waaaw
    🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆🎆
    Me love my brother

  • @saidaabdihashi5142
    @saidaabdihashi5142 2 роки тому +1

    Da,deydiiyo zax ah waaye 18jir🌸

  • @samera5805
    @samera5805 4 роки тому +13

    Ilka daruur u eg weeye saxdu wa maxay cirka daruur u eg 😂😂

  • @abdizehasan7910
    @abdizehasan7910 2 роки тому +4

    Nice idea keep going also don't forget shukansi part continue also

  • @huseinabukar2271
    @huseinabukar2271 11 місяців тому

    Xaaskega an jclhy oo aan hadda qabo ayn ku amaanaaa mar walbo

  • @aliizamohamed8863
    @aliizamohamed8863 3 роки тому +7

    Gacandahaba walalkey sugaaal❤️🙏
    Hees bar❤️

  • @sacadbreezy9930
    @sacadbreezy9930 5 років тому +6

    Nice

  • @fahmijama7794
    @fahmijama7794 2 роки тому

    Ilka u eg daruuriyo .
    Weyan iska sax heesta

  • @nadarxuseenqalbidhawacan4185

    Waqti dheer 😥💔

  • @mohan___4k_100K
    @mohan___4k_100K Рік тому +1

    ilka u eeg daruurtiyo
    ciridkaagan dugulkaa
    khader keeyow intas wu qalday

  • @aliabdinur5194
    @aliabdinur5194 4 роки тому +3

    😭😭😭😭

  • @khadijoabdullhi2497
    @khadijoabdullhi2497 Рік тому +1

    Hestan wan kahelay wllhi

  • @saynabqueen7207
    @saynabqueen7207 Рік тому +2

    Wsc
    😮😮😮😮😊😊😊

  • @khayrgalinle9285
    @khayrgalinle9285 4 роки тому +7

    Ciirtaaga duukulkah weey wad khaladay

  • @JJ-mp5ye
    @JJ-mp5ye Рік тому

    Is it “cirka u eg daruurtiyo “ or “ilko u eg daruurtiyo” as in white teeth?

  • @saynabqueen7207
    @saynabqueen7207 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @khadijoabdullhi2497
    @khadijoabdullhi2497 Рік тому +1

    Hees ESO qad NH 🙂😜

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 роки тому +5

    Bisinkoow heesta erayda laga qaldooyaa beee
    Cirka u eg daruurtu xey eheed cir daruur u eg maa jiro .... ilko u eg daruurte dheh( mcnaha Cadaanka ilkaheeda ayaa la sheegooyaa sida daruurta ayay u cadyhiin). Tanka kale ciradkagan dugulkee dheh( mcnaha cirid madoow) war afsomaliga intaan lagu heesin hala fahmo si loogu raaxeesto erayda mcnkooda

  • @safiyoahmed9428
    @safiyoahmed9428 Рік тому +2

    Hestan anigaa leh astamaha lagu luqenayo aa way kii igu oran laha imika😊😁

  • @safwamekuparts6924
    @safwamekuparts6924 2 роки тому

    😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wa sheko kle

  • @hudo5452
    @hudo5452 Рік тому

    Jh

  • @galadosmansheikabdallah944
    @galadosmansheikabdallah944 Рік тому

    Qof sameeyay qoraalka waa qof aan waxba ka aqoon macnaha iyo murtida heestana sorry

  • @firdowscabdille4250
    @firdowscabdille4250 4 роки тому +8

    Favorite of all time 😍✌🏼

  • @charismaali8217
    @charismaali8217 4 роки тому +3

    I get disturbed whenever I heard this song it describes a woman that has hazel eyes which isn’t a Somali trait! Self hate 💯 yes!

    • @omarabdi6349
      @omarabdi6349 3 роки тому +2

      There are somalis with hazel eyes even though it's rare.

    • @mahadkuukuu3535
      @mahadkuukuu3535 3 роки тому +5

      you just hate your self where does it say hazel eyes if you have studied somali analogy he is just describing her beauty which we usually use beautiful animals like horses,antelopes and peacocks ciyaal say wlhi

    • @abobasir255
      @abobasir255 3 роки тому

      @@mahadkuukuu3535 👏👏👏👏👏👏👏

    • @ladhandalmar1068
      @ladhandalmar1068 3 роки тому +1

      ❤️❤️❤️♥️👌👌👌👌👌