Rashid Daacad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2008
  • Fanaan cusub oo soo baxay

КОМЕНТАРІ • 60

  • @apdullali9846
    @apdullali9846 Рік тому +6

    During my childhood song Leleylaaa by Daacad Legend .. dugsi ayn ku jiray marki an maqli jire ....waqtiga wuu socdaa maanta na 23 jir ban ahay ...Alhammdulillah ...🔥🔥🔥🇸🇴❤️

  • @Afi_haryan
    @Afi_haryan 2 роки тому +6

    Almost 14yrs walle da’ ayaan ahay khatumada Allah iihagaajiyo

  • @abdisartana01
    @abdisartana01 16 років тому +4

    Daacad alaha ku sharfo si fiican baad u heestay, qoftaan falis ahna koley anigu oscar baan siin lahaa laakiinse sidaaseey ku heysataaba. . sideey u ciyaareyso bal fiiri. . . ii baashaala.

    • @sucaadmoha8407
      @sucaadmoha8407 Рік тому +1

      @Salmaan Omar adi ma nooshahy 🥵😂

    • @wiilsomali5933
      @wiilsomali5933 11 місяців тому

      15yrs ago, legend ba tahay sxb❤ ku aawey hada

  • @muhanadupdul3554
    @muhanadupdul3554 2 роки тому +4

    Xasuus 2008
    14 sano kadib baan soo xasuustay on dib usoo boqday

    • @hafsayasin9800
      @hafsayasin9800 2 роки тому

      kulad baan ahay hadi ugu soo dhacday xasuus

  • @Ghannel40
    @Ghannel40 3 роки тому +7

    Memory ❤️ 9+yrs ago wlhi

  • @vaysal59
    @vaysal59 13 років тому +3

    Go dacad goooooooooooooooooooooooo fanaan caan baxay all de way kismaayo/bar-dhere

  • @Abdiaziiz_shiine
    @Abdiaziiz_shiine Рік тому

    14yrs ago ban dhagysan jiry steal 2022 wan dhagystaa waqtigu wuu isdaba gurayaa allow khaatuma soo hagaaji😘😘

  • @HonAbdi
    @HonAbdi 11 місяців тому

    2008 telefon weyn markaaa soobaxay ka daawaday oo qof kale laheyd ma iloobin heestaas 2023 markale raadiyay markaa qof xasuusihi ka shekeysanay kadib cajiiib old is gold🎶🔊🎵🎹🎤Leyla cali mideedaay ayaan ku qoray you tubeka sidaasaan kuhelay.

    • @HonAbdi
      @HonAbdi 11 місяців тому

      Qax baan ugu maqnaa kaaraan xfda wajeer oo ah xfd shidan baan deganeen oo xeebta udhow xasuus time.

  • @HankaSare
    @HankaSare 16 років тому +3

    Caleek yaa Daacad keep on your good work bro.

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 10 місяців тому

    2008 baan Nairobi ku dhageysan jiray markey soo baxday

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Рік тому +1

    Wari legend heesihii hore

  • @anisadheman8098
    @anisadheman8098 2 роки тому +1

    Xasuus waayo waayo heestii oogu shidneed ❤️❤️❤️

  • @shuebfarah2189
    @shuebfarah2189 3 роки тому

    Heestan 2006 shalemo kadawan jiray bardhera gedo somalia fanan dacad na wa reer bardhera xasuus gooni ah

  • @jimcaalexasan4492
    @jimcaalexasan4492 11 років тому +3

    boqorka codka RASHID DAACAD codbaa ilaahey kugu manaystay

  • @maxamedsaciidsaxaafa6645
    @maxamedsaciidsaxaafa6645 5 років тому +2

    Hees xasuus igu leh

  • @sumeyaismael641
    @sumeyaismael641 Рік тому

    14yrs alla waqtigu wuu ordaya walee xasuus bey igu leedahay heestan 😭

  • @dirieabshir
    @dirieabshir Рік тому +1

    I love this song

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 Рік тому

    Marwo Layla Cali Caarif waan ku salaamayaa haddaad heestaan aragto!

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Рік тому

    14 yrs ago wagas primary xitaa ma dhiga jirin lkn heestan waa maqli jiray

  • @aweysshukane2882
    @aweysshukane2882 5 місяців тому

    Ina hooyo ahna
    Adeerkey

  • @cabdifitaax5354
    @cabdifitaax5354 Рік тому

    Daacad Rashid iyo falis mohamed Abdi heestaaan 2011 bartay.

  • @ibnuhusniyamani2025
    @ibnuhusniyamani2025 Рік тому +1

    Hesta xasuus waye wlh 2005 at garissa cadey bula hagar cawo 2022 bishana eeytahay 30/ 7 2022 wlh xasus I was in standard 5

  • @zamzamfarah5228
    @zamzamfarah5228 Рік тому

    Hestaan anigoo ilma yar ayaan maqli jiray xasus hore

  • @muhanadupdul3554
    @muhanadupdul3554 2 роки тому

    Ii dhamashtira fadlan
    Laylaay×3
    Leydha uduga roobkay
    Libdhadiyo cadceeydaay
    Laaciyo hir doogliyo
    Libin Eeba keenaay

  • @abdiwaliceeblaawe8603
    @abdiwaliceeblaawe8603 Рік тому

    Ereyadii Abwaan Cali Riinji

    • @qamarqurux7010
      @qamarqurux7010 Рік тому

      2009 waxan ku dhaheysan jiray suriyo cdy 13 sano kadib an manta dib u dhageysanayaa wllkey dacad❤❤❤

  • @beerlulahassan7827
    @beerlulahassan7827 3 роки тому

    Xususo wlhi🥰😢

  • @inagulledjilbawayne9380
    @inagulledjilbawayne9380 2 роки тому

    xusuus qaaliya

  • @FarxaanMansuur
    @FarxaanMansuur 6 місяців тому

    Song

  • @sadaqabdikariim6268
    @sadaqabdikariim6268 3 роки тому +1

    Xasus wlhi 207 ayan dhagaysani jiray anoo yar

  • @dheemandaahir6059
    @dheemandaahir6059 2 роки тому +2

    7 year ago dhageystay🥲

    • @Aries22391
      @Aries22391 Рік тому

      2009 kii mid noo daari jiray😂

  • @elyasdaacad7500
    @elyasdaacad7500 Рік тому

    17 september 2022 hada fiirsaneyso salaama

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 Рік тому

    20 Sep 2022 first time to listen

  • @yaxyeciise5306
    @yaxyeciise5306 Рік тому

    3/11 2022 like saar🥰❤

  • @aishaugbadofficial5995
    @aishaugbadofficial5995 Рік тому

  • @ssh1898
    @ssh1898 Рік тому

    School ban ku jiray class 2 ban aha tel phone 📱 yaro dadkale laha ka firsan jiray mantana alh 6 ilma ijogto alh inkasto an School gi ka tagay mana qasarine qatumada allow no hagaji

  • @aniisahasan117
    @aniisahasan117 11 років тому +3

    waar ninku cod baa illahay ku maneystey

  • @mohamedshafici3284
    @mohamedshafici3284 2 роки тому

    Caawa ayaan dhagaysan mudo kadib

  • @CanabQurax
    @CanabQurax Рік тому

    Rt

  • @saeynbmaxmed6770
    @saeynbmaxmed6770 3 роки тому +1

    Bisinka meshan waxaa ku jira dad wax dawan jiray 13 sano anu marka caruur baan ahaa war dadkaas yaa kamida

    • @Ghannel40
      @Ghannel40 3 роки тому

      2012-13 ayaan dhageestay hestan Allaha no danbi dhaafo

    • @Ghannel40
      @Ghannel40 3 роки тому

      Cawana wa so xasuustay mudo dheer kadib uso xiisay👌❤️

    • @saeynbmaxmed6770
      @saeynbmaxmed6770 3 роки тому

      @@Ghannel40 wlhi xasuus iga dheh

    • @abdirahmanrage4988
      @abdirahmanrage4988 2 роки тому +1

      2007 Ayaan dagesate anigoo yaaar wlhi islaan edooo igu quman Ayaa dagesani jirte aduunow mxa waqtii fcn so Marne.

    • @ahmedcartan1962
      @ahmedcartan1962 Рік тому

      Anaa 2010 dhagaysan jirey anoo waliba dugsi sare markaas noqday