9-kan Waxyaabood Waligaa Google HA WAYDIIN | KA TAXADIR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

КОМЕНТАРІ • 354

  • @ummuaziiza-c9e
    @ummuaziiza-c9e 2 роки тому +9

    Wlhi anigu igu ridey naas baa i yara xanuunay cancer buu isoo saarey heer baan gaadhey inaan noloshii ba naco murugo darteed 😢😢😢 waxna ima hayaaan alhamdulilah

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 7 місяців тому

      Aniga 2bil ka hor atintan igu dhacday

  • @yasminjamc3237
    @yasminjamc3237 3 роки тому +54

    Ta ugu muhiimsan waa inaanad waydiin google diintaada wax ku saabasan 👍

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому +42

    Waxyaabo badan oo kamida kuwan aad sheegtay ayaan hore u baadhay!! Alhamdulilah wax cabsi ah maan Dareemin

    • @najiibahmeddaqare2654
      @najiibahmeddaqare2654 3 роки тому

      😆😆😁😁

    • @mr.galmudug84
      @mr.galmudug84 3 роки тому

      Africaad joogtaaye😂😁

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 роки тому

      @@mr.galmudug84 Africa my world 🌎 yaahu say masha Allah

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 роки тому

      @@mr.galmudug84 Africa my world 🌎 yaahu say masha Allah

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 3 роки тому

      @@mr.galmudug84 Africa my world 🌎 yaahu say masha Allah

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 роки тому +164

    Macalin Ka kaliye aan Ku xirnahay keep going 🤝

    • @beautygirl4398
      @beautygirl4398 3 роки тому +2

      Sidoo kale anigana balse anugu waxaanan xasuusnayn googleka inaan ka soo dajistay

  • @hayathassan9618
    @hayathassan9618 3 роки тому +10

    Macalin talooyin ganacsiga ku saabsan nala wadaaag in shaa Allha

  • @danahedkufilanedabsan4396
    @danahedkufilanedabsan4396 3 роки тому +7

    Ilaahay aakhiriyo aduunba ha ku bad baadiyo nolol teeda usareyse ucaafimad badan KU rajeyna teacher of life 👍👍👍👍👍

  • @caishocawil1806
    @caishocawil1806 3 роки тому +11

    Waa muqaalki ugu horeeye aan daawado asago dhaqso soo dhece daqiiqado kadib

  • @haithammohamed2482
    @haithammohamed2482 3 роки тому +222

    Reer What's ap GB away 💔🤣🤣✋🏽

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 роки тому +3

    Alle ha Ku barakeeyo muqalada maryahaan wad naga sareysen
    ISO boqo UA-cam keyga

  • @abdikadirmohamed5427
    @abdikadirmohamed5427 3 роки тому +5

    Mahadsanid ustaad cabadirisaaq

  • @princesspalqisa2423
    @princesspalqisa2423 2 роки тому +3

    Thanks alot teacher

  • @Amiin___cbdi
    @Amiin___cbdi 2 роки тому +1

    Thanks teacher 🥰😍🤩

  • @AhmedAli-il9wx
    @AhmedAli-il9wx 2 роки тому +2

    Mahadsanid ustaad.

  • @raageshire289
    @raageshire289 3 роки тому +2

    Mahadsanid Ustaad

  • @mohamedbashiir1206
    @mohamedbashiir1206 3 роки тому +1

    Cabdi Risaaq Farah Shukran shukran Shukran Adeer

  • @Maxamuudberiyow
    @Maxamuudberiyow 3 роки тому +9

    Mahadsanid ustaad keep goin baan ku leyahay 💚💚💙

  • @xeebta
    @xeebta 3 роки тому +12

    Teacher mansha allah

  • @maxamedcali1725
    @maxamedcali1725 3 роки тому +14

    Thanks my teachar keep going

  • @yaxyecabdilahi8990
    @yaxyecabdilahi8990 3 роки тому +11

    Macalin waxaan ahaa qof khajilaad badan lkn waxaan baadhay muu qaaladada waxaan kahelay muuqalo aad ka hadlayso khajilaada waanan raacay taalabo kastot halkaa ku washegtay wayna ii shaqaysay maanta waxaan ahay qof kale aniga iyo khajilaadna iskuma soo dhawaano waxaan odhankara waxaan kaa bartay xata school kama baran thanks

    • @lakimohamed2778
      @lakimohamed2778 2 роки тому

      Maalintii aad qajilaysay ayaa fiic nayd waayo waxaajiray nin xishood badab maalinkii danbe isaga oo uu ninkale lahadlayo oouuleeyahy iskadaa xishood ka badan waxaa arkay babiga csw kadib wuxuu kuyidhi iskadaa ninkan xishoodku marwalba waa .fiican yahay alxayaa u kuluhu khayr ayuu yidhi ncsw qajilkuna waa xishood iimaan maleh qof aan xishoonin oon qajilin

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 3 роки тому +4

    Haa mahadsanid mudane❤

  • @daadir2020
    @daadir2020 3 роки тому +5

    Ustaad waad ku mahadsan tahay macluumaad ka aad nala wadaagtay

  • @hamseciraxmaan7730
    @hamseciraxmaan7730 2 роки тому +3

    hhhh wan waydiiyay waxyalahan aad sheegtay ano cabsanaya wallahi waxan waydiiyay waxyalaha qarxa somalidu itus kuma joogtee itaabsii weeye hhh runtii channelkaaga aadban uxiiseeyaa keep going wllky police kiina wansugayaa hhh

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 роки тому +7

    Mansha allah 👍thanks

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +6

    Thank you so much ❤

  • @sabrinaabdishakuur3383
    @sabrinaabdishakuur3383 3 роки тому +5

    Mahadsanid macalin🥰

  • @cabdimaalikkirix3952
    @cabdimaalikkirix3952 3 роки тому +5

    jasaka allahu khayr

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 3 роки тому +3

    Sigaarka waan baadhay maqaarkana waan baadhay anuu magacaygana google waan ka baadhay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hayaay

  • @ridwaancade9405
    @ridwaancade9405 2 роки тому +2

    muqaalada soobadi wll qaali keep going my brother

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому +4

    subhanallah subhanallah

  • @zamriyeabdullahi4770
    @zamriyeabdullahi4770 3 роки тому +14

    Masha allah waxas kasbatay inaad noqotoacalonkayga❤

  • @yacquupisinka6715
    @yacquupisinka6715 2 роки тому

    Ustaad mhdsanid

  • @bashirmahad3470
    @bashirmahad3470 3 роки тому +3

    Mahadsanid brother

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 3 роки тому +5

    Hore magcayda Google waan waydiidyey lkn dadkale ayaa isoo baxay 🤗

  • @updyrizaaq5701
    @updyrizaaq5701 2 роки тому +2

    Wax iska caadiya ayaa sheegtay lkn kuwa ugu khatarsan maadan sheegin waayo waxaa jira wax hadii aad weydiiso aad kuweyn karto wax badan

  • @faaisogarad441
    @faaisogarad441 2 роки тому +1

    Mashalah

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 3 роки тому +1

    ASC WLLE MAHADSANID MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO

  • @filasnahmed464
    @filasnahmed464 3 роки тому +4

    Maa sha allah rabi hadhoro wll

  • @axlaanaxmed6098
    @axlaanaxmed6098 3 роки тому +2

    Thanks wall midwifery baanba ahy wall naag dhalaysa wan arky waxmushkiladana kalamakulmin

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 роки тому +6

    Mashallah ustaad cabdirizaaq wax badan ayaanu kaa kororsanay

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed3869 3 роки тому +2

    anigu dhowr jeer baan waydiyey astaamaha Asthma calaamado argagaxleh buu isoo saray malintaa kadib google wax ma waydiin

  • @cabdinaasircumar3665
    @cabdinaasircumar3665 3 роки тому +8

    Mahadsanid Wll Qlya🥰💯💔💚🥰🙏💯

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 3 роки тому +5

    Masha allaah wll waa muqaal muhiim ah aaadbaaa u mahadsan tahay sxb sare

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 3 роки тому +1

    Aaad bad u Mahadsantay biggest professor abdirizak Farah

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 3 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @farhanhersimohamed3717
    @farhanhersimohamed3717 3 роки тому +6

    wan faaiiday manta masha allah

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 3 роки тому +4

    My teacher tnkz❤️👉❤️❤️❤️❤️

  • @nurabdalla9106
    @nurabdalla9106 3 роки тому +3

    Mahadsanid walaal

  • @hudayuusud4157
    @hudayuusud4157 3 роки тому +2

    Masha allah wll waad mahadsantay

  • @cubeidmohamed7612
    @cubeidmohamed7612 3 роки тому +3

    Macalin mahadsanid

  • @salahali1243
    @salahali1243 3 роки тому +7

    M.a walaal dhiiri galiye saxiib horay usoco❤❤💯

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 роки тому +2

    Thank you dhiirigaliye first comment ❤️🥰

  • @gettricks344
    @gettricks344 3 роки тому +2

    Sxb sidaan muqaaladaa u dawanayey update aa noqday

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y 2 місяці тому

    Msh allh

  • @hawaadensheikh6971
    @hawaadensheikh6971 2 роки тому +1

    Keep going

  • @deeqhoodaale7861
    @deeqhoodaale7861 2 роки тому +2

    Sida ugu heerka saraysa ayaan usii fikiray markaan ciwaanka arkay, asiib xumo wax aad uga hooseeya expectation kaygii baan la kulmay. waan ku dhiirin geliyaa, laakiin dareensow in chanell kaaga uu gaadhi karo, oo aad weedho u gudbinayso sidii ninkii janada arkay ee looga sheekeeyey isagii weliba si aad u liidata ee dhegeystay.

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 3 роки тому +1

    Shukran

  • @mukhtaarneyga61
    @mukhtaarneyga61 2 роки тому +1

    War waa ku qoray sidee loo sameya waa naxnax sanahay wllhi 😥😥

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 роки тому +1

    haa walaalo 🤳 mahadsanid

  • @siciidsaleman7228
    @siciidsaleman7228 3 роки тому +3

    C/risaaq Nin macquula wnku salaamay bro

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 3 роки тому +43

    Keep going big brother

  • @yacinbachir396
    @yacinbachir396 2 роки тому

    Wad mahadsantahay walal

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 3 роки тому +1

    Ustaad Abdirisaaq Faarax.....
    Jir oo joog

  • @qadracabdi4554
    @qadracabdi4554 3 роки тому +2

    Bombda iyo applicationka leen ka baraaan wali muraad igma gln dhakhtar aan google aheen ma qabi waxaa jira journalo lagu kalsonaa kro waxaan iska daay wax diin quseeyo inaa weydiin toos ayuu kuu luminaa kuwa iga danbeeyo waxaa leeyhy waxii diin ku saabsn Google haka baarin

  • @talasamemedia5487
    @talasamemedia5487 3 роки тому +3

    Thank you so much

  • @lushaahaji5984
    @lushaahaji5984 3 роки тому +1

    I greeted our teacher

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 роки тому

    M.a Cajiib

  • @beautygirl4398
    @beautygirl4398 3 роки тому +3

    Magacayga maalin baan ka waydiiyey wll balse wuxuu ii soo saaray magacaygun oo ah axlaam

  • @susanamohamed7102
    @susanamohamed7102 3 роки тому +1

    M.a wlky mahadsanid

  • @nasraahmed1183
    @nasraahmed1183 3 роки тому +2

    Masha allah allh kusiyadiyo cilmi

  • @abare8469
    @abare8469 3 роки тому +1

    Kan 1aad ahay love ii saar

  • @muniirsheikh2543
    @muniirsheikh2543 3 роки тому +2

    Shukran teacher

  • @indhojaceyl9188
    @indhojaceyl9188 3 роки тому +4

    Teacher update ahaaw every day or two

  • @Asmacadeey-d4s
    @Asmacadeey-d4s 7 місяців тому

    You tube kga mrkan ku soo biiray wax bdn iska badly nolosheyda 😍💗👌

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 3 роки тому +2

    Qofki ugu horeeYeY☝️☝️☝️

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 роки тому +5

    Wxan sameya shekoyinka Cartoon somali iso booqda nd Support wllo mhadsanid ❤️🤍

  • @paradisecyberofficial9803
    @paradisecyberofficial9803 3 роки тому +2

    Mahdsanid malin și walpo

  • @mahamedyasinvlogs7887
    @mahamedyasinvlogs7887 3 роки тому +9

    macalinka kaliyee wax badan Ka ogaado keep going

  • @faadumoahmed7879
    @faadumoahmed7879 2 роки тому +1

    Thanks 👍😊. Chrome ka isga kawaran Dhib maleeyhyna.

  • @amaalmataan5613
    @amaalmataan5613 3 роки тому +2

    😇thank u 💓

  • @safiyoxuseen2150
    @safiyoxuseen2150 3 роки тому +2

    Mahadsanid wll macallinka dhab thy

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 3 роки тому +3

    Masha Allah Ustaad xogaha nocan ah no soo badi waad no faideysey mahadsanid Ustaad hore usoco

  • @lol-wv7ve
    @lol-wv7ve 2 роки тому +4

    Thanks bro♥wallahi App yada bdanaa waxaa kasoo dagsaday Google!
    Waxaaba layaabanaa mxaa waaye fayriskaan tirada bdan ee ka buuxa mobile keyga lkn hada ayaan ogaadey dibdambana kama soo dagsanaayo App yada Google.Thanks♡markle.

  • @missnajmaqueen2106
    @missnajmaqueen2106 3 роки тому +3

    Aniga waligey maweydiin waxyabaha halista leh sida danbi iyo qof sida lodilo waxyaba wakadhrata

  • @WARMOOG804
    @WARMOOG804 2 роки тому

    Thank you

  • @abdikaniabdullahigure3475
    @abdikaniabdullahigure3475 3 роки тому

    Mahadsanid ustaad

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 3 роки тому +15

    Waaaa farahaaga isku xidhe 😂😂😂😂
    Mahadzanid maclin🥰🙏

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 3 роки тому

    Thank you prother

  • @mudanmohamed2393
    @mudanmohamed2393 3 роки тому +1

    Ilaa 2018 ayaan ku daawan jiray wlhi illhay haku daayo hno

  • @caaqilaxmed859
    @caaqilaxmed859 3 роки тому

    Thanks walal ilaahey haku xafido

  • @khayru-diincigaal6942
    @khayru-diincigaal6942 2 роки тому

    Aad baan kuutaageeraa waxbadana waan kaa faaidaa
    mahdasanid wllo

  • @ahmeddhakane6749
    @ahmeddhakane6749 3 роки тому +1

    Number 9aad anaa sameeyey waana ku faaiday

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 2 роки тому

    Wllhi wax badan oo aad shegtay ayaan waydiyey mhdsnid markle u noqon maayo mhdsnid teacher

  • @manmodricmanmodric3473
    @manmodricmanmodric3473 3 роки тому +4

    Keep going wll

  • @shukriabdullahiali3636
    @shukriabdullahiali3636 2 роки тому

    Thank u br

  • @bancadestudiomusic7368
    @bancadestudiomusic7368 3 роки тому +1

    Cabdirsak farah

  • @cabdulaahiyare2857
    @cabdulaahiyare2857 3 роки тому +1

    Sxb part 2 ka soo samey waxyaabaha aan googalka la weydiin karin

  • @indhojaceyl9188
    @indhojaceyl9188 3 роки тому +4

    Sax waye anaa arkay

  • @CabdifitaaxMorgan191
    @CabdifitaaxMorgan191 5 місяців тому

    Waa waydinaa somaliyaa joga ya wax iga bedelaaya

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 3 роки тому +2

    Numper 2😱😱Wllhi maalin dhaweed ayaan ku qoray magacayga😱lkn hadda delete siiyey

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 3 роки тому +2

    Cajiib! Thank you very much ustaadi😍🤟