How I lose weight fast one week sida ugu fudud ujari kartid kiladada

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #the#boqortoyo#family

КОМЕНТАРІ • 332

  • @queenjiija9128
    @queenjiija9128 4 роки тому +16

    Markasto waan bilabaa hadana waan jojiyaa walaaley dhuntan ayaa ka falanahay walhi😂. Hada go’an ayaa qatay challenge waan kaso baxaa beri ayaa bilaawaa Insha allah

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 4 роки тому +19

    Quen Hodan Anigu markii horan kula Bilaabay 64kg Ahaa Imika 56 Noqday wana joojiyey Baryahan iscaateska lkn Alamintada wan Sameyaa Glbtii Because subixii school ukalahaa waqti mahaaya tnx u qaali dhiilo galintaa🙏🙏🙏💞💞💞💯

    • @nastehoahmed1370
      @nastehoahmed1370 4 роки тому

      Abayo ani marku miisanka iga daco hada na dhaqso ayu iguso labta adi mxa samayse

  • @sacdiodahir6543
    @sacdiodahir6543 4 роки тому +3

    Hodaney mcn badan maa dawan lkn waad mahdsanthy mcnto soo laabta my boqortoyo family♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fardowsoxasan2763
    @fardowsoxasan2763 4 роки тому +11

    Masha allha allha idin,dhooro famil boqortoyo❤👌❤👬🥰

    • @asmaal1104
      @asmaal1104 4 роки тому

      Hore usocda walalaheyga 😍

  • @drsharafooz4983
    @drsharafooz4983 4 роки тому +6

    Hppti keep going 🏃‍♀️

  • @nasramaxamed4418
    @nasramaxamed4418 4 роки тому +9

    Hodan io daadir ❤

  • @hafsaahmet9876
    @hafsaahmet9876 4 роки тому +10

    First person ❤

  • @nawalmohamed1635
    @nawalmohamed1635 4 роки тому +25

    Masha allah xppti hodan hore usoco.
    Aniga mrka bilawesay kula bilaway waxan ahaa mrkas 91kg hdana shalay miisan so koray 68 marayaa lkn gym 1month nd half suubinayaa exercise ka lkn gym ayaa aadaa since july 17 lagaso bilawo alxmdllh hooyo 2carur hesato ahay hablow jirkina ku dadala inuu dhisnaadoh naftada qurxiso mar walpo siiba gbdhaha xaaslayasha ah ha is dhiganina hodan iyo aniga iyo kuwa nala mid ahpo we jiran xaas na waanahy waana is dhisnaa hodan tusaale ka dhigta caruurta donto heso ha is dhiganin waligaa naag iska dhiga😂 hodan qrxsn waku taagera xppti allaha ku xafido adiga iyo fmlygaga qrxda bdn one love dhamantinapa❤😘

    • @sundusabdiomar3041
      @sundusabdiomar3041 4 роки тому

      Nawaal abyo instigarmkaga isii ina kula xiriraa

    • @nawalmohamed1635
      @nawalmohamed1635 4 роки тому

      @@sundusabdiomar3041 abaayo instigram ma istimcaalo but waxaa le yahay snap hdii aad istimcaasho kaas igala so xariiri kartaa

    • @neenahssn7346
      @neenahssn7346 4 роки тому

      @@nawalmohamed1635 masha allh abyo waa dadashay aniga 80 ayan ahy markasta waxa goan ku gaara 60 ilaa 55 inan iska dhigo hadabe kuma dhaqaqo abyo maxa sameysay jiimka marki laga so tago

    • @nawalmohamed1635
      @nawalmohamed1635 4 роки тому

      @@neenahssn7346 Abaayoh waxaa sameyay intee hodan samesay vedio-gi uhoreyy eso dhigty ani iyo wlshy isla bilawnay kaligaa waa ku caajisesaa hdi qof ku dhiiri galinenin intaas ayan samen jiray biyo iyo liin iyo sanjabiil ,tuun , malab istimcaali jiray 3dex waqti cunadana bariis iyo baasto wa iska jaray salat iyo digaag ama malaay iyo digirta istimcali jiray cuna ahaana biyaha cad waa cabi jiray kadipna gym ayaa bilaway oo kan lagu ordayoh ka rapay aadan u cayilnaa wlhi jimicsiga waa isku dhimay gymkana wakusii faaiday intaas lee sameyaa abaayo waa iska gaartaa weli samee mln walpo jimicsi gym xitaa ma ubahnid adiga youtube Bloggits ku qoron thy gal naagtas la same jimicsiga sbx walpo in sha allah

    • @neenahssn7346
      @neenahssn7346 4 роки тому +2

      @@nawalmohamed1635 insha allh abyo mahadsanid

  • @muniramally7790
    @muniramally7790 4 роки тому +16

    Tomorrow aan bilawaa insha alah Will update you every 2 days walbo wixii ii hagaago anigoo sameeynaayo qoraalkeeyga inaan edit gareeyo Hodhan cadey aad baaad u mahadsantahh xabiibti

    • @cureejishareef8246
      @cureejishareef8246 4 роки тому

      Abaayo ani xtee briya bilaawi rabaa😢 wlhi cayil wa so nacay
      Xamar ma joogta?

    • @muniramally7790
      @muniramally7790 4 роки тому

      Cureeji Shareef haa abaaayo xamer aan joogaaaa challenge aan ka soo wada baxno heee inshaallah

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii 4 роки тому

      Ani lkn dhibka qabo waxa waye wn bilaaba markasta hdana wn joojinaa ani macayilni said ma ahi 59kg ayan ahay marka inaa almiteeyo rabaa 😪😪

    • @nastehoahmed1370
      @nastehoahmed1370 4 роки тому

      Najma Nujuum Channel abyo ani xita mali kasta wan bilaba hada isk dayaa ma aqano waxan sameeyo😭😭

    • @nastehoahmed1370
      @nastehoahmed1370 4 роки тому

      Allah kufududeeyo aabyo ani wanku bilaba insha Allah

  • @hanimaxamud108
    @hanimaxamud108 4 роки тому +10

    Macanto ilkuma aragto😍😍

  • @iskahaajir6394
    @iskahaajir6394 3 роки тому +1

    M.a allh wllhi waan bilaaba insha allh anba waan raby alamitadaan alx hadad iibilaabty 😂😂 macalimadyda sharafta leh thnks my quuen
    Alle haydi xafido dhamantiin insha allh magacygu waa nafisa aadam 😍😍

  • @almasabdi3730
    @almasabdi3730 4 роки тому +4

    Hodan abaayo calool ayaan leeyahy ee wax caloolaasha jarayo inoo soo gali

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 4 роки тому +1

    Maasha Allah Alhamdulilah ana wn faraxsanahay Allow noo siyaadi dhmntenba Alhamdulilah

  • @umuiqbaal2577
    @umuiqbaal2577 4 роки тому +14

    Mansha allah abaayo wax bdn ayan ka faidey aniga bishi hore ayan bilaway waxan ahay 95kilo lkn hada waxan ahay 67 alx waxana ahay hooyo hal gawar hesto marka gawdho wax walibo wad samen kartiin kali go.aan yesha ihnks hodan cadey

    • @aishahassan5682
      @aishahassan5682 4 роки тому +1

      Abaayo maxaa sameyn jirty inoo sheeg
      Aan kaa faaideysanee

    • @ruweydaabdullahi7912
      @ruweydaabdullahi7912 4 роки тому +2

      Abyo ani waxaa aahay 78kg waxan dhalay hal wiil marka ina noqodaa rabaa 60 waxaaa sameyo maqaano goaan wn qaado lahay ilaawo ii gargaaar 😭😭😭😭😥

    • @queentaxafada6872
      @queentaxafada6872 4 роки тому +2

      Intaaas se kuriday 1bil abaayo maxa samaysay nala wadaag plz

    • @yasmiinabdirizak8576
      @yasmiinabdirizak8576 4 роки тому

      Wllo mxd maysay plz nala.soo wadaag

    • @nawaalnoor9356
      @nawaalnoor9356 4 роки тому +1

      Wow m.a hore usoco abaayo caato Cafimaad leh❤👸

  • @maymunmankajama9858
    @maymunmankajama9858 4 роки тому +6

    Abaayo ples cuntada ad conto ISO duup Ani Ada ayaan rabaa Inan isku qalab qato

    • @imaansacad4921
      @imaansacad4921 4 роки тому

      Aniga xitaa abyo ma isla soo xariirnaa

  • @ostarcabdi497
    @ostarcabdi497 4 роки тому +2

    Masha allah waxa iga horayso 4qof lam very happy

  • @khadra5977
    @khadra5977 4 роки тому

    Thank you sister sidad nogu faidaysay wan idin jeclahay boqortoyo family

  • @hannanmohammed1897
    @hannanmohammed1897 4 роки тому

    Mahadsanid sharafey ...ilahey hakudhowro wad nacawisey inta ad awoodid ilahey haku ziyadeyo in kabadan💖💖💖😍😘🤗...beriya bilawa 😅😅😂asxabul cajiisa iska nahay yalailayabin

  • @umuhananabdi9962
    @umuhananabdi9962 4 роки тому +1

    Masha Allah hodan qurux thnk u wakulabilaway insha Allah ila an bagora kanoqda madeynayo

  • @najaxhajiali4775
    @najaxhajiali4775 4 роки тому +1

    Hodan xappiti thanks waa bilawne ee noo so badi qali

  • @Shamsochannel384
    @Shamsochannel384 4 роки тому +3

    Asc Maheli karnaa 1kun qof oo janalkeena soo booqd a Maheli karnaa 1kun qof oo janalkeena soo booqda

  • @sihaarlovely5800
    @sihaarlovely5800 4 роки тому +2

    MaantaWaan bilaawaa insha allaah

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 4 роки тому +1

    Video ga waaka helay👌👍💖 abaayo noosoo badi 🙏

  • @mariadhaqanbilla3175
    @mariadhaqanbilla3175 4 роки тому +3

    Hodaneey hadaan bilaabayaa😘😘😘😘😘😘

  • @muslimayusuf5885
    @muslimayusuf5885 4 роки тому

    M.a happy wan waxa aan ku faraxsanahay Allah ku siyaadiyo farxad wa teyne qaali dumar

  • @asmaabdi1548
    @asmaabdi1548 4 роки тому

    Mashallah my queen Alleh haku xafido adiga iyo family kaga 😍🥰♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hafsaabdullahi2293
    @hafsaabdullahi2293 4 роки тому

    masha allha abaayo mahdsnid waxbadn kaa faa,iiday insha allha waan bilaawaa resaltiga waan kusoo gudbinaa

  • @hanapey9536
    @hanapey9536 4 роки тому +1

    Hodan abaa video noo sobadi sist keep going ❤️

  • @xamdixuseensabriye6830
    @xamdixuseensabriye6830 4 роки тому

    M.a abyo taladada waan qatay mcnto

  • @umucali1851
    @umucali1851 4 роки тому

    Masha’Allah abaayo bari ayan bilaaba insha Allah shukran keep going ❤️❤️❤️

  • @hodaniitahappy3846
    @hodaniitahappy3846 4 роки тому +3

    Hodan cadey waku jecelhy runtii adi io daadir
    My couple 😍🌹🥀

  • @sidramm276
    @sidramm276 4 роки тому +1

    I can't believe wlhi bt mashaallah love u boqorteya family🔥🔥🔥🔥

  • @ZainabAli-tb8cj
    @ZainabAli-tb8cj 4 роки тому

    Hadaa kula bilaabaa insha allah 80k ahy insha allah waxaan ku farhaa rajeynaaaa

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 роки тому +3

    Hno yaal ani horta caato ma rabo mana buurni dhex dhaxaad bn ahy waxana rabaa inn jimicsado lkn isla markiiba waan caatoobayaa plz mxn sameeya qofkii igu dhaama isoo sheeg inaa catobo ma rabo😭😭

  • @qadiijo1234
    @qadiijo1234 4 роки тому +1

    the boqortooyo family keep going

  • @Seey667
    @Seey667 4 роки тому +1

    Masha allah faraxada ku quqrux badan tahay san le miska ahatido

  • @hanidaganchannel1780
    @hanidaganchannel1780 4 роки тому

    masha allh hodan shaqa wacan allh haku fududeyo abayo

  • @umumacad8621
    @umumacad8621 4 роки тому

    mashaalh abayow elaheyhakusiyadiyoo faarxada quraxey alhamdullah deeeeh

  • @zamzammedia5571
    @zamzammedia5571 4 роки тому

    Mashlx Hodhaney tnxz abyo mxan colosha sidha iska jarii karta nosogili abyo

  • @xamdicabdi449
    @xamdicabdi449 4 роки тому +2

    Hodan abaayo waxaan raway inaaan ku weydiiyo markaa aalamiitada sameyneesid madaxa maku xanuunaa aniga madaxaa said ii xanuun hadaa aragtid qoraal keyga ii soo jawaab please

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf9482 4 роки тому +1

    Walllaye garbaha no so Gali iyo dhabarka faadka ah lehe 🔥 cuno maxad cuneysaa Xbbi

  • @ayaatabubakar1202
    @ayaatabubakar1202 4 роки тому +2

    Hadan wxa ugu fudud ee garbaha lagu yareyo mano shegi karta abyo🙏🙏🥰

  • @hafsamohamedhafsamohamed6618
    @hafsamohamedhafsamohamed6618 4 роки тому +1

    Hodan somaliya aa jooga ee maxaa cuni garaaa isoo jwab adoo raaliya mcnto 💯❤

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 4 роки тому

    Mashaa Allah illaah ha idin xifdiyo

  • @anyaxali4945
    @anyaxali4945 4 роки тому

    Wlhi wan qoslay shactiro masha allah alla farxada kusiyadiyo

  • @boqoradfatima7799
    @boqoradfatima7799 4 роки тому

    Abayo hodan wn kusalamy adiga iyo dadir shiikh iyo dhaman rer cabdulahi cilmi iyo hoyo batuulo nolada intey nololi jirto dhamantin sharafi wa korkina

  • @sundusxashi9391
    @sundusxashi9391 4 роки тому

    Hodan waad mahadsantahy bari bilaabayaa insha allah

  • @ifkanolosha8821
    @ifkanolosha8821 4 роки тому +3

    gabarey ogow inad gbr muslimad tahy oo waxyabaha qaar ku bananen raga ku dawanaaye plz naga daa waxyabaha qaar

  • @umuriham25
    @umuriham25 4 роки тому

    Nolasheyda waxbada badan iga badashay dhiiragelina ii noqatay miisaan weyn iska riday alx farxadee iithy

  • @fardowsocllaahiciise7140
    @fardowsocllaahiciise7140 4 роки тому +1

    Dadaa ku farxo wlhi m.a

  • @ramiilaahmed
    @ramiilaahmed 4 роки тому

    Yeh you are back ❤️❤️❤️

  • @Theultimate25
    @Theultimate25 4 роки тому

    Mansha allah abayo. Malayga hadu yahay "Salmon" saliid ha iskaga shiilin waxa jeceshahay mari ama aso sidiisa ah fooornada gasho asaaba saliid dhalaayo kas

  • @NalkaAli
    @NalkaAli 4 роки тому +2

    Mahad sanid hodon cadey sida cunada ad u gariso nosogali sister

  • @Queen-du5sv
    @Queen-du5sv 4 роки тому

    Asc mcnto darbiga ka dabeyo o madowga ah kalar miyaa ku marsan mise waxa kale ayaad ku dhajisay

  • @aaminaabdiladiif4558
    @aaminaabdiladiif4558 4 роки тому

    Qafka qalan sidan ma dhihi karo bee abayo xanun waye isoo jwb hodan quruxey👸❤

    • @jibiso4491
      @jibiso4491 4 роки тому

      Anaa qalan abayo saan eey sameeso si kadaran anaa sameeyo halsaac iyo bar baa guriga ku sameyaa lkn wax culus ma sameeyo marka hore waa xanuun lkn waa la qab sanee

  • @amiishasandheere8891
    @amiishasandheere8891 4 роки тому

    Mansha allah mahadsanid abyo wax badan baan kaa faaidnay

  • @sahraibrahem1136
    @sahraibrahem1136 4 роки тому

    Hodan w bilawaya thnk u quruxey🥰❤️👸

  • @iqrasharafiqrasharaf7001
    @iqrasharafiqrasharaf7001 4 роки тому +1

    Abayo in an weight iska jara marabo calasha bes ayaan raba in an catowa maraba maxan sameya marka reply ii soo gal

  • @iqriitamoha532
    @iqriitamoha532 4 роки тому +1

    Hodaney masha.allah abyo anigoo 57 ah ayan isla yabnhy adigana 67 maaba ku qancsanthy 82 ayaan ka soo tagy hadana 57 ayaan marooyaa walina wan usii ciil qabaa caatanimo

    • @hamdiibrahim9602
      @hamdiibrahim9602 4 роки тому

      abayo xamila ahay bisha 7 maroya saaid uweynahy sida garbaha side isku caateya mise inta kadhala suga

    • @cayuushacudoon7788
      @cayuushacudoon7788 4 роки тому

      Hamdi abyo ha is dhibin trtiibtada wxaa jiraan pregnant gym yar yar oo fudud aad la jaan qaadi krto mrka youtupe ka waa ka helee raadi

  • @bureeqoali1730
    @bureeqoali1730 4 роки тому

    First person abyo wxn rajeynaa inaa wx iska badelo

  • @bahjagaas9631
    @bahjagaas9631 4 роки тому

    Msh Allh ilhy haku siydiyo xpp frxda

  • @sumeeyaali2923
    @sumeeyaali2923 4 роки тому

    Masha allah abaayo farxada Allah ko ziyaadiyo

  • @samiramohomed5511
    @samiramohomed5511 4 роки тому +1

    Masha allh xpti

  • @zapnaamahad2632
    @zapnaamahad2632 4 роки тому

    Abay sedeebaa bawdyaha dhaqsa ugu jarikaraa plz noosoosamee💖💖💖

  • @umusumay2943
    @umusumay2943 4 роки тому +4

    Anig u hureyo manty

  • @rihaaammuuse1311
    @rihaaammuuse1311 4 роки тому

    inshallah abyo mantay bilawa keeb going abyo

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 4 роки тому

    inshaaa allh Wan bilaabin Shadan aad ayeye faaiido igu leedhy

  • @imranyaasinmustafa2354
    @imranyaasinmustafa2354 2 роки тому

    Insha Allah waan bilawaya Abyo

  • @nalkamaankadaara9831
    @nalkamaankadaara9831 4 роки тому

    Ilaahay farxada hakuu siyaadiyo abaayo

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 4 роки тому

    Wan bilaabaya xbbti

  • @maryancabdimaryancabdi2837
    @maryancabdimaryancabdi2837 4 роки тому

    Mashallah my Abayo mcn

  • @mohamedabdiosmanabdi8844
    @mohamedabdiosmanabdi8844 4 роки тому

    Allah kuu,zai,diyo Iyo Adiga iyo Familkagaba

  • @simlpyibty6297
    @simlpyibty6297 4 роки тому

    Mashallh hodaney keep going ❤

  • @arwaruuhi8159
    @arwaruuhi8159 4 роки тому +1

    Xppti geesaha markaa sameyneysay lugaha malisku dhaweena misa wax yar la kala durkinaa

  • @safiyaseydomar3914
    @safiyaseydomar3914 4 роки тому

    Asc hodan abayo aada umahadsantahay wan ka helay video gan sabbto ah cunag yara nujiyanaya marka ano nuujinaayo Ina iscaaten karo aa igu dhirigilasay JazzakaAllah kheir abyo, cuntooyin ka la cuni karo noso badi xabbti.💕💕💕

  • @ashaali796
    @ashaali796 4 роки тому

    Masha Allah keep going sis

  • @khadramire9543
    @khadramire9543 4 роки тому

    Qadada adigo sameynayo nosogali abayo waiga codsi waxan dhigtaa gym qadada iga warersan tnx u xbbti

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 4 роки тому

    Sanjabisha subax kasta hacabin wa qatar

  • @ikraanluulcartan1018
    @ikraanluulcartan1018 3 роки тому

    Thank you sister

  • @ifraaxabdiraxmaan5384
    @ifraaxabdiraxmaan5384 Рік тому

    Abaayo waan qalanahay masamayn karaa

  • @ikranmaxamed4712
    @ikranmaxamed4712 4 роки тому +2

    qofki sedexad baa ahay boqortooyo fmly

  • @samiyaahmed3410
    @samiyaahmed3410 4 роки тому

    Maansha Allah cashar fiican

  • @hamdiomar4391
    @hamdiomar4391 4 роки тому

    masha Allah thank you Queen ❤️

  • @zakiyaabdulrahman6841
    @zakiyaabdulrahman6841 4 роки тому

    Mansha Allah Allah keeping to family

  • @maryanmuxudiinmaxamuud5926
    @maryanmuxudiinmaxamuud5926 4 роки тому +1

    Asc side tahay Bayo sida loo keno baga gadaal mano so gali kartaa cod si waaye🙏😰sida fududo oo loo keno nooso gali awaal kaga hayaa bayo mcn wana mah santahay

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 4 роки тому

    Masha Allah Allahuma baarik

  • @varduuzdaahir8
    @varduuzdaahir8 4 роки тому +4

    Mi family poqortYo alle Dartiii idin jeclahay ❤️🙏

  • @fayaanfayaan3852
    @fayaanfayaan3852 4 роки тому +1

    Thank you quruxsantayna😢💋❤❤❤

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed9308 4 роки тому

    Hodhan abayo aniga mardhaw baa dalay ramadhankii wanalaiguqalay alxm waan cafimad qaba cunugayga bishii afaraad aya ubilabatay meshana way ficnatay excerise kaan masamayn karaa... ogow diet ba kujira cunto fat leh macuno...abayo isojawab ina iscateya raba sfcn

  • @zamzam7090
    @zamzam7090 4 роки тому

    m.a Hodan abaayo aniga waan bilaaby Alxmd

  • @mariaM-di4ze
    @mariaM-di4ze 4 роки тому

    Lkn hodaney doctorada waxay dhahaan liinta ilmaha naaska nuuga uma fiican aniga xitaa waan iska ilaaliyaa runtii xitaa basbaaska
    Ilamaha calool casiraad bay ka qaadaan baa la dhahaa liinta aan sheegayo waa liin dhanaanta

  • @ubahabdulahi6072
    @ubahabdulahi6072 3 роки тому

    Abayo sanjabisha Qoyan ma is ticmali karaa I so jwb plz

  • @idilifka2586
    @idilifka2586 4 роки тому

    Masha allaha abyo wan ku tagersanahay

  • @marwosafachannel2720
    @marwosafachannel2720 4 роки тому

    Shukran abyo noso badi

  • @dulqaadbadaninaqalif90
    @dulqaadbadaninaqalif90 4 роки тому

    Masha allah stel noqotey

  • @deeqyarechanel4853
    @deeqyarechanel4853 4 роки тому

    Hodan abayo wan qalanahay kiladeyda nah wa said san ma sameyn kariye mxa ii fudud oo aan iskaga ridi kara iso jwb

  • @siyaamahad2841
    @siyaamahad2841 4 роки тому +1

    Qliyey imisa daqiiqad qabsataanna😘

  • @cureejishareef8246
    @cureejishareef8246 4 роки тому

    Abaayo macanto ani briyaa bilaawi rabaa Insha allah Insha allah inee ii fududaato rajenaa😢

  • @xamdicabdi449
    @xamdicabdi449 4 роки тому +3

    Ilmo yar ayaan nuujiyaa misankeygana inaan dhimo waan rawaa markaan isku dayo inaan alamiiteyo dadka ayaaba i niyad jabiyo cunug ayaad nuujisaa maxaa waaye waxaa sheegeysid aa liigu dhahaa lkn maanta dhiiri galin aa kaa qaaday waana bilaawaa balan waaye abaayo miisankeyga ani hada lixdan iyo shan kiilo waaye ugu yaraan towan iyo shan kiilo hadee iga dagto oo aan konton naqdo waan ku farxi doonaa jisaaka llah abaayo

  • @kokahaji4699
    @kokahaji4699 4 роки тому

    M.a xappti shukran