Barnaamijka Fanka: Waraysi Xiiso Leh Jiim Sheekh Moomin By Dulyar HCTV Muqdisho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 163

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 4 роки тому +6

    Legend jiim in ninkano kale warysto kuma habonayn qof fanka wax ka yaqana aya ragno kale lo dira si uu wax wax ficn uga so saro ninka xiimaya muxu aha Ar Ninkii Cumar seerbiya mee tolow wilka wiil uma hayee

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 2 роки тому +4

    the king has gone, but his guitar still lives!
    May Allah reward you with the highest rank in jannah.

  • @axmedkaraama6925
    @axmedkaraama6925 6 років тому +6

    Yaa Allaah. Jiim waxaan u aqaannaa anigu inuu yahay Laxamaysta u gu horreeya Soomaalida. Day day siduu u garaacaayo Cuudka. Waa kaga hadlinayaa!! Quruxda fanku waa ku idilshay Jiim. Jir oo joog dharaaro Jiimoow!

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth Рік тому +2

    Alle ha u naxariisto waa Sanadkii 3aad ee aan daawado kama caajiso Waraysigan Alle ha u naxariisto Ustaad Jiim Sheekh Mumin 😢😢

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 6 років тому +3

    Boqortooyo jimmy sh muumin waa dhibaatooyonka somalida ayuu ka mid waaayo waaa haldoorkeeni qiimaym u bahaan hdaan la daryeelin somaali meel ma gadhayso 😍😍😍

  • @barrygolden6873
    @barrygolden6873 Рік тому +2

    Jiim shielh muumin allaah yarxam The father of guitar.

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 4 роки тому +5

    Waan oooyay walaaahi markaaan arkay darxumada ka muuqata mid ka mid haldoorkeenii fanka. Waxa aynu nahay umad rogmatay oo aaabeheeed wastay. Abaaalkii ay inaga mudnaayeen goorma ayaynu u gudeynaaa.

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 4 роки тому +3

    Alla ya cizak Jiim Sh. Heeska aad xulatay baa laga garanayaa inaad tahay nin Soomaalinada ku dheer. Maqalka, araga iyo maskaxdaba allaha kuu daayo. Cimri dheerna Illah ku sii. Aamiin.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 19 днів тому

    Amiirul Cuud The Late Jiim Sheekh Muumin ❤😢

  • @oslose7183
    @oslose7183 4 роки тому +2

    Jiimi waxa uu mudan yahay in fanka lagu maamuuso waa mucjiskii fanka number 1

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 років тому +9

    qof soomaali ku qaali ah Jiim Sheikh Moumin alle ha waafajiyo toobada aamiin
    soomaali waxay noqotay haldoorkeed cunna ax ax ax

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 4 роки тому +4

    Jiim aad iyo aad ayan u taageeraa run ahantii markii aan dhageyztana kabankiisa ilmada iga timada jecla aan u qabo

    • @cumarcabdi6463
      @cumarcabdi6463 4 роки тому +1

      Sxb amba sasan iska ahay markn maqlo kabankiisa wan ilmeeya dhiigu raca wa nooc gooniah 🎻🎻🤴🙏

  • @gacaldiinhoofficial2969
    @gacaldiinhoofficial2969 4 роки тому +3

    Majiro mana soo mari Doono jiim Nin lamida somalia 🇸🇴 fankiii Wuu suuulay dhaqankii iskaba daa Diinta raboow nagu hadeey Oo kuwii gafkooda iyo geeridooda kulanta hanaga dhigin🙏🙏

    • @mohammedhussiehassan4689
      @mohammedhussiehassan4689 3 роки тому

      See wax kaa yihin sharma boy ma aragtid miyaa, waa ninka badalay jiim😂😂😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@mohammedhussiehassan4689 Ilaah kaama caafiyo💔😂😂😂😂

  • @jimcale2553
    @jimcale2553 3 роки тому +5

    Cawa laba xaladood ayn u dhaxayey intan barnamijkan dawanayey''
    Mar aad aad u mabsuudsana oo la yabanaa mucjisda lama helaanka ah ee ustaad jiim'' iyo mar aan u xanaaqsnaa oo ka cadhaysna ninkan bilaa xushmada ah ee waraysanaya ee aad moodo inuu investigation wado bolshit '' what a shame

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 5 років тому +6

    Kama xiiso dhaco waa macalin jìiiiim

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 роки тому +1

      Waa ninka ugu gacan fudud dhaman mulaxanada garaaca kabanka jiim sheekh muumin

  • @Jeesto-Jiiro
    @Jeesto-Jiiro 4 роки тому +2

    Noocaasaa wariye sheeganaya hadalka boobaya aheey aheey waa ayaan daro in noocan la yidhaahdo waraysi ka qaad suugaan-yahanadii waaweynaa ee soomaaliyeed Laxamiste Jiim Sheikh Moumin

  • @bashiirdheere1098
    @bashiirdheere1098 7 років тому +44

    Jiim waa nin weyn oo sameeyay laxamada ugua dag heesaha soomaaliyeed gaar ahaan heesaha xasan aadan, JIIM wuxu kabanka baray Daa'uud cali masxaf, cabdi baadil, kooshin yare, saalax qaasin, cabdul qaadir filfil, cabdi casiis jarmal,, iyo kuwo kale,,, waxaa kaluu soo saaray fannaaniin badan,,,

    • @abdirizakmd9711
      @abdirizakmd9711 6 років тому

      Bashiir Dheere thanks

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 5 років тому +2

      Ma la hubaa inuu Saalax Qaasim Naaji baray .. armaa fan ahaan Saalax horreeyey. Bashiir bal halkaas noo sii faahfaahi ustaad.

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 5 років тому +1

      I sagana yaa baray? Car hala xuso wataase dulyar waa nin fudud hadalkaba isagaa dadka ka boobaya ruwaayada uu ka booday ee laaca aragtay muu chance siiyo jim waa laga faa'iidaysan lahaaye
      Jiim waan salaamayaa a legend rukun adag oo musiga heesaha soomaalida qiimo badan

    • @boqortooyadashacraawi5528
      @boqortooyadashacraawi5528 5 років тому +4

      Waxa kale oo uu baray mulaxankii fankan dambe Ahun Maxamed miyir xaaji.
      Boqortooyo

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 4 роки тому

      @@somalilandtayda3765 xudaydi boqorkii cuudka ayaa gacan qabtay oo u fadhiisiiyay gacanta

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 роки тому +3

    Wadan haduu burburo dankisu kama hadhaan
    Waa kuwaa Somali legend
    Allow xafid😭🙏

    • @mahamuudhussein2385
      @mahamuudhussein2385 4 роки тому +1

      Walaahi been ma ahan dadkan oo kale manta waa dadkii u baahnaa dal nabad ah iyo somalia oo mid ah ....lengend waxay u baahnayeen in la daryeelo.....

  • @khadaradam6601
    @khadaradam6601 4 роки тому +4

    dulyar weriye kuma wacnayn wuxuu ku wacan yahay askari. intaas gardaro haiga ahaaato.

  • @saladnor4528
    @saladnor4528 4 роки тому +4

    Buulo barde son mashha Allah Jim ilaah haku xafido

  • @awsalaad8567
    @awsalaad8567 2 роки тому +1

    AHUN Maanta oo bishu tahay 24/11/2020 ayuu dhintay. Ustaaduna Jiim shiikh muumin.

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 6 років тому +24

    Kani maaha weriye suasha uu weydiiyo jiim ma sugayo isaga ka jawaabaya oo hore taariikhda abwaanka hayay dhawr waraysi oo uu dad caana ku waraysanayo ayaan arkay waa wada noocaa kuma xiiso gelinayo waar qofkaad suaal weydiiso sug intuu kaaga jawaabayo ta kale waraysigiisu ixtiraam ma laha canaan iyo khasab baa laga dareemayaa fadlan ixtiraam u muuji dadka macnaha leh ee aad keenYso meesha

    • @fuadbadmah7542
      @fuadbadmah7542 6 років тому +1

      Ali Hassan walaa sida la ii sheegay jiim xasuustiisa ayaan aad u sii fiicnayn marka isaga ayaa u baahan xasuusinta, ee maaha si kale
      Mahadsanid

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 6 років тому +1

      Fuad Badmah waan fahmay hada waa wax macquula lkn dhawr waraysi oo qaaday ban arkay xoogaa waxaad moodaa inuu isagu hor boodayo wariyahana waxaa fiican inuu sugo oo suaasha qofka uu weydiiyay jawaabteeda suaal kale uga so baxdo thnx

    • @abdrahmandhuule1418
      @abdrahmandhuule1418 5 років тому

      Ali Hassan zxbow waa runta waraysi m aqaano teeda kale sheekada lama hordhaco lkn anuh hargeysan daganahay hadad xamar joogto la tali wxn

    • @libanmohamws1796
      @libanmohamws1796 4 роки тому

      Meshedii baad dhigtey.waa sidasoo yasma ku jirta. Lakin hadan aragney inta baa ugu filan tilmanta xun uu leeyahay. Jaalle dulyar ninka ad wareysaneyso somali oo lidatuu ka dhahee manta haduu Amercan haduu ahaan lahaa caga had ka shumin laheyd.

    • @zaki_smail_1988
      @zaki_smail_1988 4 роки тому

      Waa JAAHIL, naftaa wada

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +1

    Mr wonga 84 fourka Alle yarxama Jiim AHUN.

  • @dr.Abdilahi_Elmi
    @dr.Abdilahi_Elmi 5 років тому +4

    Inkastoo aad u necebaahay nidaamkii military lkn markan oo kale waxaan dareemaa macaanka dowladnimada iyo qadhaadhka burburka

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 роки тому +2

    Inalilahi WA inlilhi rajucun Ali how naxarsto manta ayu giryoday darxumo iyo cafmda Lan ayu ugiryodaya somlidu isma takulayso

  • @abdullahiyare4699
    @abdullahiyare4699 4 роки тому +3

    The great musician Al Istaad Jim Shiikh Mumin(Al Yax fidaka)

  • @osmanabukarhussein2533
    @osmanabukarhussein2533 2 роки тому +1

    Ilaaheey ha u naxariista waxaan maqlay inuu geeriyooday Jiim shiiq muumin

  • @mojeeztoh4364
    @mojeeztoh4364 4 роки тому +3

    ILLAHY cimriga haw barakeeyo👏🏻

  • @AliIman-hy3xh
    @AliIman-hy3xh Рік тому +1

    🅈🄰 🄹🄸🄸🄼 🄰🅄🄽

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 4 роки тому +5

    Odaygu taarikh weyn Buu Somali Ugatagay. Walal hadda kula taliya Inuu masaajidka galo oo toobad weydisto Alle.

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 Рік тому

    Jiim sheekh muumin boqorka cuudka, waxa uu isku darsaday gacan fudayd iyo gacan macaan.
    Alleh ha u naxariisto

  • @abdirashidmohamed
    @abdirashidmohamed 7 років тому +5

    Waa macalin lakiin wuxu ubahanyay dib u dajin

  • @Jeegaani
    @Jeegaani 2 роки тому

    Eebe ha u naxaristo tiirkii fanka al ustad jiim

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +1

    Mnshalah mnshalaah waa fanaan khatara alla cimri dheer hasiiyo

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 4 роки тому +3

    Dulyar horta wuu mahadsanyahey waa ninka jiim dadka intiisa badan barey laakiin waxa fiicnaan laheyd isagoon hadalka ka boobeyn wuu weydiinayaa hadana isagiibaa jawaabaya Abiib iimaana waa sidaa daauud buu isna hadalka ka boobayaa ma sugayo jawaabta 2dan nin ma jibaa jiidhey mise woxoogaa Aqoon suxufiyaa u dhiman

    • @hamisare6735
      @hamisare6735 3 роки тому +1

      Saxafadu waxay u baahantahay in school lootago ninkan dulyara wxaa ka muuqato dag dag iyo ad adeeg
      Burburki somaliya wax walbo way quality beeleen hla yaaabin

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 років тому +2

    Yaa Rabi Wlhi madaxaan ruxay
    Shakhsi Qiimo badan
    Dhinaca Cibadaada xooji ayan odhanlaha Sln

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 роки тому +1

    War nio jiim waa macalin wayn allah cimrigiisa ha barakeeyo e ninka hala daryerlo, da ayaa ridatay,ilaa toban lambar buu ka garacaa, inkasto somalidu shan cod kaliya ka isticmasho

  • @somalisoccer6397
    @somalisoccer6397 4 роки тому +3

    Boholaha jacayl nin badwayn dhexgalay.
    Siduu uga baxaaa baxaa

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 5 років тому +1

    jiim sh moomin wlhi cimamad kutuur weeye nin waxaa weeye fanka soomaaliyeed iyo bulshada soomaliyeedba ku weyn ilahay ha xafido

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 4 роки тому +2

    Hoobal Jiim Sheekh Muumiin dadoy ma la DARYEEL ????

  • @maxamedqaboobe1255
    @maxamedqaboobe1255 2 роки тому +2

    Abihii kabanka allah unaxriisto😭

  • @cabdinaasirxidig9209
    @cabdinaasirxidig9209 7 років тому +7

    Horyaal Qaran Jiim Sh. Muumin, Aduun iyo aakhiraba farxad kugunooloow Barre Sare.

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 Рік тому

    Allah haw naxariisto muxayadiin sh muumin jiim sh muumin

  • @dhago613
    @dhago613 7 років тому +1

    waa Big USTAAD qiimo kule fanka somaliyeed

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +2

    Dulyar 10 sano kadib Ayuu hadana dib u wareestay Ustaadkq👏Salute.

  • @abdirizakmd9711
    @abdirizakmd9711 6 років тому +13

    Waar ilmaadeerayal Ninkan ha la daryeelo plz soomaaliyeey

  • @abdulkarimfarah3349
    @abdulkarimfarah3349 4 роки тому +2

    Ustaad jiim sheekh muumin ❤️❤️❤️

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Рік тому

    😢😢😢 Rabi hakuu naxariisto jiim sh.m

  • @umufarah3532
    @umufarah3532 4 роки тому +1

    jiimi sheikh muumin wiil reer hiiraan long live

  • @mohamedfaysal9018
    @mohamedfaysal9018 5 років тому +2

    caadi maha ustad jiim isago intaasaa codkiisu macaanyahay weli

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 6 років тому +3

    Taariikhdu iyada is qorta jiim sheekh muumina wlhi soomali nin kaban kaga horeeya ma jiro macal macalinkiisi xudaydi ku daroo

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 5 років тому

      @@abdrahmandhuule1418 Laxan sameyn laga hadli maayo tumista kabankaa laga hadlay bro. Xasan Gareed kaban macallin weyn kuma ahan marka Jiim laga hadlayo.

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@AbdiazizSaidAhmed Jiim inuu Macalin yahay ma sheegin miyaa adiga sxb.

  • @MowliidIbraahim714
    @MowliidIbraahim714 Рік тому

    Rabul cuud jiim sheekh rabow kuu naxariiso

  • @guleidmohed1173
    @guleidmohed1173 5 років тому +3

    Xasuus bu ku garacayaa jiim sheekh
    Kaban waa dadki kaban la dhashay

  • @xuseenmatan7457
    @xuseenmatan7457 7 років тому +3

    Yaa salaam yaa salaam ustaad jiim sheekh mumiin boqorka cuudka ilaahay haku xafido xaqiiqa weeyi inaan kaman iyo laxan cid la dhigi kartaa jirin

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 4 роки тому +9

    Aynu u wada ducayno wll inuu alle so hadeyo
    Somalidu way is washa siday u leyhiin laxamiste khatara jarka iskaga talabsadan u duceya

  • @maxamedhagar2052
    @maxamedhagar2052 4 роки тому +1

    Alle ha sharfo jiim
    Wa halyey somaliyed

  • @mohamedmj12mj
    @mohamedmj12mj 4 роки тому +2

    Waaw waadadkatgi heesahaygi hees anqaado ayuu laxanka iisaray allah danbigisa hadhafo

  • @mohameddeeq6393
    @mohameddeeq6393 4 роки тому +2

    Buulo carab maxaan dhaaxa ku dabaashay ciyaal buulobarde xasuus

  • @mrleeddochannel6250
    @mrleeddochannel6250 4 роки тому +7

    Yaa ila arkay Jiim lahjadiisu waa ta lagaga hadlo Burco ilaa Laascaanood ilaa Oodweyne.

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 4 роки тому +1

      Haa wayo Berbera ayuu time Ku qaatay xiliyadii nabada

    • @xornimodhaqaale
      @xornimodhaqaale 4 роки тому +1

      Wuu kudhashay jubbooyinka

    • @mohammedh1120
      @mohammedh1120 4 роки тому +1

      Xornimo Dhaqaale Buulo burte Hiiraan ayuu kudhashay

    • @axmedcsalaan6005
      @axmedcsalaan6005 4 роки тому +1

      Jiim Shiekh Muumin wuxuu ku dhashay Hiiraan-Buulo berde

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 2 роки тому

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @Armani_yossef
    @Armani_yossef Рік тому

    Heesta foosiya yaa qaaday?

  • @abdimohamed55
    @abdimohamed55 Рік тому

    Mashallah allah Yaa raxma

  • @deeqsownax4624
    @deeqsownax4624 6 років тому +6

    Anigu waxaan jiim muumin unaqanaa mulaxanadii hore ee Somaliyed ninka ugu jiro number 1ka waliba laxamada layaab ka ah tankale waxaan u aqaan cuudka ama kabanka ninka ugu garaacid khatarsan uma ugu xarakayn badan nasiib daro hadaanan burburi lahayn waxaan aamin sanahay in aad loo qiimayn lahaa waayo waa dadka noociisa oo kale ah umadaha ay ka dhashaan way qimeyaan wayna ka faaidaystaan hibada illaahay siiyay warka oo aan dheereyay waxan xasustay heestii QAYLODHAN ereyo kujiray o nimco yasin ku luuqaynaysay QURAC JABAY SIDIISII QARANKII MA U LEECAY

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 4 роки тому

      Xudaydi oo kaliya ka horeya balse wuu ka gacan fudud yahay dhaman

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 роки тому +1

    Dulyer well done

  • @qodadimuuse5197
    @qodadimuuse5197 4 роки тому +2

    Ambiyay walal alif iyo kun jeer naf ku aamintaa ubax kuu sidee il biyeysan iyo ufo iyo xareed eegaan lahaa qalbi oomanbaa kuu olalaa

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 3 місяці тому

      Sxb kusalamay miraha heesta sodamaystir

    • @qodadimuuse5197
      @qodadimuuse5197 3 місяці тому

      Hhh sxb waaba hilmay hada barigaas iigu danbeysay dib baan udhageysan isha.alah

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 2 роки тому

    Allaha unaxariisto

  • @cabdilahiaadanduale2244
    @cabdilahiaadanduale2244 3 роки тому

    Jiim shiikh muimin axya musigayste

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 3 роки тому +2

    Wuxu aqlaaq daranaa war school iska aad dulyarow ninkaad wareysaneyso qiimahiisa ma taqaanide teda kale sharciga wariyaha waad ka baxday

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому +1

      10 sanno kahor wareysu uu ka qaaday xitaa sidaan ayuu ahaa maba aqaano sida loo wareysto dadka waawayn🥺🥺

    • @husseinmohamedosman4420
      @husseinmohamedosman4420 3 роки тому

      Bro waa kaas marka wadan uu burburo wax walpo ayaa la burburaan dad yowga qaar jiim oo kale taalo ayaa loo dhisaa ilahow legend somali ha iga dhigin ayay mareysaa

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      @@husseinmohamedosman4420 Axeey Axx 💔

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Cabdi Casiis Jarmal Waa Saaxiibkeey Waana Ninkii,Aan Ku Wareejiyey Kabankeygii Wax Yarna,ii Siiyey.1984.Meelahaas.Anigoo Ceel Gerweyne adegan iyo,isagoo Hotel Wehliye Hoostiisa Degan Agagaarka Maqaayaddii Mara Cadde,iyo Stereo Mohamed Saleebaan Tubeec.Ka Soo Horjeedka Shineemo Hodan.

  • @umufarah3532
    @umufarah3532 4 роки тому +4

    jurnaliste sug waxii oo dhan adigaa shegayaba war fanaanka ka sug hadalka

  • @abdirizaqshire2627
    @abdirizaqshire2627 6 років тому +2

    Nin kaan Haduu dawlad kale ka dhalan lahaa sidaa uma dayacnaadeen waxaa loo samayn lahaa taaalo lagu xusuusnaado. walaahi waa wax ceeb inagu ah in aan war lords u sacabino faneekna ragii soo daadihiyayna at sidaan u dayacan yihiin. President M Farmaajo iyo PM Khayre waxaan ka codnsanayaa ninkaan in sida loo dhaamo.Please

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 10 місяців тому

    Wariye waxa la dhaha wairye qofka uu waraysanayo kaso dumi kara xogta ,balse kuwa qaar waba hor cararayan

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 роки тому +2

    Ninkan xasuustii baa ka tagtay caashaqa ma baran wali waxaa sameeyay Axned saleebaan bidde

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 роки тому

      Abwaan Qaaqaa baa leh heesta adigaa qaldanee!! AUN Jiim

  • @xuseenmatan7457
    @xuseenmatan7457 7 років тому +1

    Wariye cabdiqaadir dul yar aad baad umahadsan tahay xasuus badan ayaad ka reebtay ustaadka

  • @afro-nordicvoice7105
    @afro-nordicvoice7105 4 роки тому +1

    Aheey ah ninka yaa ninka ka qabta? Libaax qoyay dacawaa la moodaa! Dal burburay haldoorkiisii sidaasaa loo galaa! Jiim Sheekh muumin aad baan uga xumahy isaga iyo intii la midka ahayd inay sidaa ugu dayacanyihiin meel walba. Ilaahow qarankayagii noo soo celi.

  • @idirisibraahin6207
    @idirisibraahin6207 3 роки тому

    Ilaahow soomaali u gargaar dayacantaue

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Baabuur Ka Bedelan Land Rover inaad Soo Saartaa Lagaa Rabaa

  • @MohamedOmar-gr2co
    @MohamedOmar-gr2co 7 років тому +5

    mashalah, war ninku wuu ka hadalsiiyay kabanka

    • @xingalool
      @xingalool 7 років тому +2

      yaa salam jiim sh mumin waa mulaxan calami ah niinka somali haday ayo ledahay ha melayso wayo waa dadki qaranki somaliya madadalada u samen jiray

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 4 роки тому +1

    Inu mucjiso yahay laxankii ayuu ku darayaa isagoo cuudka garacaya

  • @mubarakali5458
    @mubarakali5458 2 роки тому

    Hilaaca aragtayee laaga ma ogtahay

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    Waaaaaaaww.

  • @mohamedabdullahiabdille1424
    @mohamedabdullahiabdille1424 4 роки тому +2

    Ragaan dowlad bay ubaahanyihiin👍👍

  • @shucaybaare7835
    @shucaybaare7835 7 років тому +4

    ha iska cibaadaysto wuu gaboobaye

  • @mustafeMS
    @mustafeMS 6 років тому +3

    1🇸🇴

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 4 роки тому +1

    Sugaantu waa hido dhaqan
    Meel ficana soo gashiyey moumin
    Lkn waxan alle uga baryena inuu soo hadeyo wakhtigisi soo qaday alle ha soo hadeyo

  • @abdiwali612_7
    @abdiwali612_7 2 роки тому

    Waryaha waa zero waa Bilaa xushmad Sidu u wareesanaayo

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 Рік тому

    Dadka badankodu wxy leeyin in la dhirigaliyo ayay ahayd marka ma hwshanbaa ku dhiiri galinaa waa yaabe

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 роки тому

    Jiim wuu ilaaway ee ruwaayadii u horraysay EE uu ka aneeyay waxaa la odhan jiray NINBA WAA BARIGIIYE MA BALLAADHAY JACAYLKU
    OO UU LAHAA ADAN TARABI BERBERA AYAY AHAYD WAXAAN KA MID AHAA MUSISHANKII ANOO WIIL YAR AH 1970gii oh my god ninkan xasuustii baa ka guurtay ka laxamiiste khatar ah buu ahaa

  • @caddeeye
    @caddeeye 4 роки тому +1

    29:43 ilaa 30:40 Allah ya cizak wixii qalab music ahaa ayuu hal meel isugu keenay , odaygu ma kaban buu tumayaa mise waaba koox dhan

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 2 роки тому

    4:28-- 4:56 CID KASTA MA FAHMI KARTO

  • @mms9640
    @mms9640 7 років тому +2

    wuu isku dhexyaacay lkn wuu yaqaan kabanka Jiim shiikh muumin

  • @amaalahmeth4390
    @amaalahmeth4390 3 роки тому

    Ax! 😭

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 7 років тому +1

    jiim rageedii

    • @heegomediaproduction6402
      @heegomediaproduction6402 6 років тому

      Ustaad jiim allaw cimriga iyo caafimaadkaba udheeree waa laxamaystaha aan laxamadiisa kutaamo

  • @jaleelomediapro5851
    @jaleelomediapro5851 5 років тому +1

    Jiim sheekh hargeisa u soodira halkan ayaanu ku daryeeli doonaa jiimi

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 4 роки тому

      Waa iska sidaaan ookale marki qof war mooga iska hadlo ceebey tacaaal xishoo yaan lagu maqlin war jira moog aatahe

    • @jaburiofficial343
      @jaburiofficial343 4 роки тому +1

      Qudha miya ka jari rabtaan Hargeyso waa tii isago cinta wax yeelin ku toogan rabteena Xamar isago ku silco u dhaanto Hargeyso

    • @cosoblecade7668
      @cosoblecade7668 4 роки тому

      @@jaburiofficial343
      Sxb usheeeg wax war mooga waaye in uu a4sano kuxiraa asoo kuxukuman dil toogasho

    • @jaburiofficial343
      @jaburiofficial343 4 роки тому

      @@cosoblecade7668 bro aduunba lama socdo yarka blse waxan leyahay adiga waxa tahay qof qalbi fcn

    • @mojeeztoh4364
      @mojeeztoh4364 4 роки тому

      Idinka laftiinu hadaad waxa jira og thiin miyaad is yeelyeelaysaan inagoon si xanafle uhadlin ninkan hargaysi waxba uma gaysan bale abaalbay ugashay

  • @Raaaganle
    @Raaaganle 4 роки тому +2

    Astaqfurullah,, wariye aad u liita. jaahil hadal badan,asaga aaba isku jawaabaya, heesaya hadlaaya,wareey sanaya, buuq badanaa ninku. ninka iskuul haloo diro

    • @mojeeztoh4364
      @mojeeztoh4364 4 роки тому +1

      Odayga horuu uwaraysty zhp markaa xasuustuu ka caawinaya wayo waa qof wayn imnka🖐🏻

  • @hajiali8452
    @hajiali8452 6 років тому +1

    The one and only legend in somalia awale Adan king is always king inta ila aragtay like ta

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 4 роки тому +1

    Kkkkk wlh

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 6 років тому

    Waar nin waalan

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 роки тому

      Keeeba nin waalan ah.....!!! ?

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 Рік тому

    KKKKKKKKKAX

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 2 роки тому

    Allaha unaxariisto