Qubanaha VOA | VOA Somali
Вставка
- Опубліковано 12 бер 2024
- Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.com/@voasomali/?s...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka. - Розваги
VOA waxad u shaqaysaan kuwa dadkiina,iyo diintiina neceb Fox News iyo kuwa la mid ah.
😂Ramadan,kairm
Girls
Waa inay naga bilaabaan nuclear ka waan sugi la
Ahay world war 3
9
Midkaana VOA unacay
MidkaanavoAunacay
Gggyyy
Asc
Alaw falastiin kaqabo galada
Balsida ay u sheegayso magacyada waxaad moodaa weriye fresh ah waar meeshu maxay dhimatay miyaanay tifaftire lahayn
RAALI AHAAW SHIIKH.
@@abdulkadirhusseinaw-ali2537 raalida sideed utaqaan ninkow maxaa inadhexmarey
@@abdulkadirhusseinaw-ali2537😂