Dagaal ka dhacay Beledweyne, Dhoola-tuska ciidamada Soomaaliya iyo Mareykanka | Qubanaha VOA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 бер 2024
  • Qodobada ku jira barnaamijka Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; dagaal ka dhacay Beledweyne, Ciidamada Soomaaliya oo dhoolatus ay qabteen ciidamada Mareykanka uga qeyb-galay Kenya, Qarax ka dhacay xarun ay leedahay FBI-da, iyo Dibad-baxayaal dalbaday in Mareykanku joojiyo kaalmada Israel.
    01:05 - Dagaalka ka dhacay Belewdweyne.
    03:18 - Ciidamada Soomaaliya oo dhoolatus uga qeyb-galay Kenya.
    07:30 - Qarax ka dhacay xarun ay leedahay FBI-da.
    08:20 - Dibad-baxayaal dalbaday in Mareykanku joojiyo kaalmada Israel.
    09:58 - Ciidamada Korea-da Koonfureed iyo Mareykanka oo dhoola-tus sameeyey.
    10:49 - Nigeria oo ciidan gaynaysa tuulo laga afduubtay 300 oo arday.
    13:33 - Dadka Sudan oo helay hab cusub oo Internet ah.
    17:25 - Zambia oo heshay dawo lagaga hortagayo HIV.
    20:10 - Bandhigga fikradaha ilaalinta deegaanka.
    23:42 - Boqolaal reer Nepal ah oo ku biiray militariga Ruushka.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.com/@voasomali/?s...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali.com/
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 52

  • @user-ss2kl6pf2r
    @user-ss2kl6pf2r 4 місяці тому +4

    Falstiin Ahmed Iimaan maashaa Allaah...

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 місяці тому +2

    Mahadsant walaashey VOA❤❤❤❤❤

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 4 місяці тому +1

    Asc maansha Allaah walaalkena Soomaliyeed Abdikariin ❤,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌍❤️.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 4 місяці тому +1

    Mmmmmm qamiista maanta ah ku teh,dheh khamiis

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 4 місяці тому +3

    Waan kacxumahay wax kadhacay Baladwayne.
    Kuwa kursiga raba maba dhintaan

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 4 місяці тому +1

    Waad mahadsantihiin ciidanka caawinaya somalia saaxibada jaar special kenya

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 4 місяці тому +3

    Wan idin slmy voa

  • @user-bp1bz4oo6p
    @user-bp1bz4oo6p 4 місяці тому +1

    Asc Ramadan karim
    Wan idin salamay voa

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 4 місяці тому +1

    👋 Weriye Iimaan &Nuur xasan Nuur.

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 4 місяці тому +2

    Asc

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 4 місяці тому +2

    Ilaacadani waa mid gumaysi waxay gudbinayaan fariimaha dadka liita sawirka ay baahinayaan shaqo kuma laha banaan-bax lagu taageerayo dadka reer Falastiin ee waxay suuq u yihii ama u hadalayaan qoomu luud kuwa sheega yaan ma oga ama kama war qabaan.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 4 місяці тому +2

    Alle hakala qabojiyo labada ciidan😂

  • @xaaji-lo9jy
    @xaaji-lo9jy 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 4 місяці тому +1

    Waliba kumid'eh

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 4 місяці тому +2

    Very High quality Lady From USA and UK AIU Somalia 🇸🇴 👌
    FALASTIIN and Academia edu are very important Like me Atlantic

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 4 місяці тому +2

    Voa Somali News
    Good US 🇺🇸 ARMY FORCE IN EAS AFRICAN COUNTY

  • @BileMakhtal
    @BileMakhtal 4 місяці тому

    Somali IsKu maqan lagu maqan yahay😮

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s 4 місяці тому +1

    Hershabelle iyo hiiranst ma la ogoladay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 місяці тому

    XAMAARN HAADI ITOBYANKU KAA BAXAN SIIDS BAA LOO KAALE YAACYE😅😅😅😅

  • @abdirashid3322
    @abdirashid3322 4 місяці тому +1

    Adeecadiina iyo BBC maxaay udhibaaten wadanka Soomaaliya

  • @user-qw5st8qy9h
    @user-qw5st8qy9h 4 місяці тому

    😢😢😢

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 4 місяці тому

    CIDANKA RUSHKA SI AAN UGU BIIRO INTEEE KLA XIRIIRAAA????

  • @user-tl7wi8eu1b
    @user-tl7wi8eu1b 4 місяці тому +1

    Qowmu luudh qaniisiin dheh

  • @Degmodeqa
    @Degmodeqa 4 місяці тому +1

    Sawirada aad natusasaan ee kusabsan mudaharaadka waxan umalayn way idinka qaldameen waayo maquseeyaan waxaad kahadlasaan.

  • @cabdisahal3477
    @cabdisahal3477 4 місяці тому +2

    Hawiye waa ma carbisme casharna kamaqaataan dhibaatooyinka kolba dhibaatooyin cusub umbay uga soigudbaan tii hore

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 4 місяці тому

      Hawiye wa dad awoowdoda laga qariyey oo yaqaana kaliya sida laysku dhameeyo oo ay facooda oga haraan

  • @FaadumoSheekh-dt8xp
    @FaadumoSheekh-dt8xp 3 місяці тому

    Maxaa yukren looga hadliy waayey falastiin bes baa laga ooyayaa

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 4 місяці тому +1

    dagaal qabiil soomalia uma baahna haddaa is dishiin hooyooyin hadaa nahay waan idin habaareynaaxayawaanayohow

  • @BoreholeMonitoring-fv8yc
    @BoreholeMonitoring-fv8yc 4 місяці тому

    Warka muddaharaadka lagaga soo horjeedo Yuhuudda iyo video ga qoomaluudka ahi halkay iska soo galeen.
    Idaacaddii adduunka ugu weyneyd war isuma hayso .
    Xataa commentyada dadka bixinayaa ma arkaan miyaa ?

  • @hassanmoud-uv1jz
    @hassanmoud-uv1jz 4 місяці тому

    Qomulud aya noshegeysa

  • @aliismail1923
    @aliismail1923 4 місяці тому

    asc falastiin ahmad iimaan long life sharafeey alle hakdhoowra aamiin aamiin

  • @user-dn8cd4os3p
    @user-dn8cd4os3p 4 місяці тому +1

    Tiiney

  • @user-yp5di3rh8s
    @user-yp5di3rh8s 4 місяці тому

    😊😊😊😊½www😊ŵa😊😊àŵ11111111111111qqqqqqqq11q888888888888888888888888888888888oooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooòiiiooooooooķƙtþtptptþþttttttþtttttttttttttttttttttttttttttttttÿo

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 4 місяці тому +1

    Inkaaar idin ku dhacday war kale ma haysaa. Miyaaa. Argagixiso ma ehee idinka aduunka gubteen wax falstiin ka socodo argagxiso so ma ahan

  • @heersare6628
    @heersare6628 4 місяці тому

    Naa hooy dhinacaaga utudh

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 4 місяці тому +1

    MAREEYKAN
    #TALIBAAN IYO XUUTIYIINTA,
    AYAABA KASOO BURSADA/CAYRSADAY,
    #DALALKOODII,
    EE MA
    #KUUKUU IYO SOOMAALI,
    AYUU U
    #BOOTEEYNAA?
    #DHOOLA TUS
    KULAHAA?.
    WAR HOOY
    #KUUKUUYOOY,
    #BEERIHIINA
    FASHA!!
    HADIIKALE
    #UGAALI
    LA'AAN AYAA IDIN
    KUDHICIDOONTA?.

  • @yughesura
    @yughesura 4 місяці тому

    Human hilwalaL ina lo sameyan Hiran state 🤪🤣

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 4 місяці тому

    Generally VOA are useless, I don't where they getting news. We want change of management specially somali branch

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 4 місяці тому

    FalastiinXaaji Iimaan, waa wariye la jecel yahay, balse waxay u muuqataa in, la siiyo shaqo dheeraad ah, siiba dhanka hablaha ka shaqeeya VOA, marka arintaasi maaxay u muuqataa.
    Maxay la tahay dadka dhagaysta…… VOA la’aanta Af - Soomaaliga.bal arintaasi maxaa idin la tahay ??

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 4 місяці тому

    WARIYE FALASTIIN GULEESO KUSOCO WARARKA

  • @cabdolahiaadan-yu1kl
    @cabdolahiaadan-yu1kl 4 місяці тому

    dagalada afgooye