Arrinta maanta baajisay kulankii Golaha Shacabka Soomaaliya | Qubanaha VOA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 27

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +6

    Mahadsant walaalkey maxd sandheere VOA ❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +1

    Mahadsant walaalkey maxd sandhere❤❤❤VOA

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 2 місяці тому

    Waan taageer sanahay xildhibaan yusan tagin

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 місяці тому

    👋 Weriye Shirwac.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 2 місяці тому

    👋 Weriye Sandheere.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 2 місяці тому

    Aadan madoobe waa in motion laga keeno tuuga 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 місяці тому

    Lamaane cadaan ah horumarkooda waad noo sheegasaa dadka afrika ee horumarkooda gaadhayna masheegasid yaab

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому +2

    Her Falastin iyo Hamas illahay ha guleyo insha Allah

  • @sahalgoora8495
    @sahalgoora8495 2 місяці тому

    Ilaahayo walalahyna Falsatain😢 dhiwatada😢 kaaqada ilaahayaw aadigaya aawoodaleh Aamin aamin

  • @farxaan.somalimedia
    @farxaan.somalimedia 2 місяці тому +1

    VOA.gulaysta

  • @ahmedabdi8094
    @ahmedabdi8094 2 місяці тому

    Marka aan ninkan shiikh aadan madoobe ah arko ayaan dowlad nimo ka quustaa

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 місяці тому

    VOA
    Mecneheedu waa
    V.lamicnaha fayrus
    O.oo lamicaha oradbada
    A.lamicnaha caalamka kugiday ilahay hanaga qabto voa

  • @AbdimalikMaxamed-pt6yw
    @AbdimalikMaxamed-pt6yw 2 місяці тому

    Ku wa badan baa jiro oo dhibaato weyn ka wadaan somali gobalada iyo casimadah ku waa halasoo qabtoh

  • @abdifatahahmed8835
    @abdifatahahmed8835 2 місяці тому

    Waxaa goob joog Ahaa dad dhintay waxaas wariye sheeganaya?

  • @saidbaxar8513
    @saidbaxar8513 2 місяці тому

    VOA War laysku halaynkaro ayaan noso gudbisan

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому

    Dhallinyarada markii ay arkeen dhaqanka Mweyne Xasan Sheikh ee ku saleysan Musuqmaasuqa Qabyaaladeysan ee uu ku koobay Xukunkii dalka Damjadiid iyo Qoyskiisa,Maxaa diidaya inay kiciyaan bulshada si Xukunka looga tuuro Mweyne Xasan Sheikh.

  • @mussaali3842
    @mussaali3842 2 місяці тому +1

    VOA Beentii FOX NEWS ayay af-Soomaali noogu gudbiyaan waa shaqale jaban , awr kiraale.

    • @saidbaxar8513
      @saidbaxar8513 2 місяці тому

      Adugu soo war un marabtid ama fox halaga keeno ama foosto halaga keno😊

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому

    Kalfadjigii Baarlamaanka A. Madoobe miyaa maanta loo waayay lacag laaluush ah oo lagu koorameeyo Xildhibaannada waa yaabe ?!!! .

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 місяці тому

    Dalka iyo dadka ayuu isku qaldayaa Ukraina kkkkkkkk

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 2 місяці тому

    Bal taas Gaza car Yurub ha laga cambaareeyo: maxa muslin naceyb jiraa!

  • @diingabuur7961
    @diingabuur7961 2 місяці тому

    Tuug waye adan madowe nacala dhalay wuxu qiimo tiray golaha shacabka

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 місяці тому

    Wadan ka aad kasoo jeedo horu markiisa kasheekee ceebihiisa iska dhaaf hadii aad somali dhab ah tahay?

  • @AbdullahIssack-s2k
    @AbdullahIssack-s2k 2 місяці тому

    😊😊😊j

  • @Daqare666
    @Daqare666 2 місяці тому

    ADAN GARAMGARAM
    .HILSHIBAANADA KULAHAA

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 місяці тому

    Waxa goobjoog ahaa dad dhintay ku lahaa wariyahayn aar isaga bax saxaafada waad ku liidataayee mise dadkii ololaha afsomaliga kadib bartay ayaad tahay!!!!!!!!!?????????

  • @mrkeepgoing7959
    @mrkeepgoing7959 2 місяці тому

    Been