SIDEEN 5 KIILO ISKAGA RIDAY 10BARI GUDAHOODA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 404

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  3 роки тому +109

    Waakan aslax channel kiisa plz boqolka aan gaarsiino ua-cam.com/video/1GNWNuiHl0A/v-deo.html

    • @ummuhafsuus4966
      @ummuhafsuus4966 3 роки тому +1

      Abayo noo so sheeg maxaa isticmashaa aan isla bilawnee

    • @kingofsomalia5947
      @kingofsomalia5947 3 роки тому +2

      Adna wll ii samee shere awt plz

    • @xoglahubotube851
      @xoglahubotube851 3 роки тому +1

      Soomali maxamade ilahay dartisa subscribe iku saraa 1kun wxyr ba ika dhiman😭

    • @xamdibile8926
      @xamdibile8926 3 роки тому +1

      Abaayo waxaad isoo sheegta waxyabaha aan cunayo qadada quracda

    • @AslahAbaSafi
      @AslahAbaSafi 3 роки тому +2

      Gabadheeyda adna waxaa ku LEEYAHAY jizaakallaah

  • @zakiyaxasan3620
    @zakiyaxasan3620 3 роки тому +81

    Youtopka malmahan miisaan dhimis iyo Routine in lagu waashay inta ila aragtay farta taag

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +53

    Team dhuub dhuubka ya ila mida🙋‍♀️
    my hablo 🥰❤

  • @Mahattofficiall9800
    @Mahattofficiall9800 3 роки тому +21

    Nabi mohammed dartiisa sabisgaraad iisaar wll

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 3 роки тому +44

    Congratulations masha allah horey usoco xabibti

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 3 роки тому +40

    Guur xalaala iyo Awlaad Baariya allaha ku siiyo hadaad soo qorto subscribe Ayan ku saray asxbtida Jawaab wanaagsan mahad sanid

  • @kingofsomalia5947
    @kingofsomalia5947 3 роки тому +30

    Inta jecel xabiib keena muxamad scw i saara SUBSCRIBE

  • @nimcaabdukadirahmed9380
    @nimcaabdukadirahmed9380 3 роки тому +8

    Adno aniga iyo adiga isku mar ayaan bilaabnay waana arkeenaa qofkee guusha usoo hormarto keep going sister,

  • @dirislesharcade2534
    @dirislesharcade2534 3 роки тому +31

    Kusali mabiga muxamad scw subscribe iisar wll plz ilaahey dartiis 🌸🌺♥️🙏🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 3 роки тому +2

    Masha Allah Adna Qurux Mabrook Abaayo Walaahi Waa Lagaa Dareemaa In Weight Kaa Dhacay Wajigaaga Laga Dareemaa In Aad Weight Loose Gareeysay Waa Motivation Aad U Wanaagsan Horey U Soco Abaayo Waan Kuugu Dhiiri Galinaayaa !! Congrats Sis, Keep It, Up & Keep Going!! Allah Ku Xafido Adiga & Familkaaga Oo Dhan ba!!! Allah Idin Sharfo!! / Ameen / 👍👏🙏❤️🌺💯🇸🇴⭐️

  • @iqroali6519
    @iqroali6519 3 роки тому +3

    aslax aba safi 10 sano ayu ku jira 1000k na ma garin macqul mahan wuxu sodayaa filiman ku xisa galinayo wallhi aniga waxan ahay qofka ugu horeyo ee firsado plz adinkana boqda wad ka heli dontan🙏🙏

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 роки тому +19

    Adna Hena teams Keep going

  • @fardowsaabdullahi1324
    @fardowsaabdullahi1324 3 роки тому +3

    Isoduceya wlhi wan ku warery maraan bilaby 86 aan ahaa markan iska daremy hadene safar aangaly wanjojiy hada dib ubilaby illhow gormee arkaa ano dhaxdhuuban umada rajo ayey leyihin ani rajadeyda ugu weyn waa inaancatobaa yarabi 😭😭😭😭amuraha sahal abyoahdsnid wlhi video cml ologa hadlyo iscateyska aad uxiseyaa ya allah waxkasta noo fududey 😭😭😫😫😫🤲❤😜

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 3 роки тому +12

    Adna inta ila jecel lkn ii sara❤❤❤💋💋💋

  • @fartaybintiyarrow5035
    @fartaybintiyarrow5035 3 роки тому +4

    Make full routine of all ur diet plan plz Adna big ❤💗

  • @itsikraneyyy
    @itsikraneyyy 3 роки тому +9

    Ani 3bil iyo 5Beri diet kujiraa 13KG iga dhacday alx wxan rajeynaa inan hadafke gaaro 🥰😇

    • @najdaali9144
      @najdaali9144 3 роки тому +1

      Abaayo aniga ayaa rabo iisheeg waxan cuno quraacda qadada iyo cashada pls

    • @najmaabdirahman3963
      @najmaabdirahman3963 3 роки тому +1

      Maxaaa samaysay by

    • @najaxyousuf6813
      @najaxyousuf6813 3 роки тому +1

      Dee nala wadaaag wll wn ubaahanaye

    • @yasminismacil8467
      @yasminismacil8467 3 роки тому +1

      Abaayo mxaa sameesay intee kula sooxiriira

    • @itsikraneyyy
      @itsikraneyyy 3 роки тому +1

      @@yasminismacil8467 252616660513 whtsappka igala soo xiriir

  • @ruuhicismaan3840
    @ruuhicismaan3840 3 роки тому +5

    Keep going adna inta ila jecel like isaara ❤️❤️❤️🥰

  • @Haafturki
    @Haafturki 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @haboonmowliid7169
    @haboonmowliid7169 3 роки тому +3

    Maaaaaaasha Allah xabbti Allah ku xafiido shukran 🥰🥰🥰🥰🥰👌🌹♥️🤲🤲🤲🤲

  • @ummohamed359
    @ummohamed359 3 роки тому +4

    Masha allah xayaati miisanka bdn faaiido ma leh ana cayilay wlh lkn caajis ayaan wax ka qabsan la ahay

  • @ishwaaqabdiwali976
    @ishwaaqabdiwali976 3 роки тому +2

    Diet in lasameeyo wax adag ma ahan wlhi waxa ku xiran inaad go aan qadato kaliya keep going sister 💞

    • @yasminqali2977
      @yasminqali2977 Рік тому

      wankugu racsanahy wallhi marka diet kujirtid belo wye jadwal ficn a hele adi dhan wa isxisabine marwalba

  • @ruuhicismaan3840
    @ruuhicismaan3840 3 роки тому +5

    Masha Allah quruxey Allah Ku dhowro mcnto ❤️❤️

    • @Kaarshe_channel
      @Kaarshe_channel 3 роки тому

      plze wllkey io wllshey 1k wax yar ba iga hadhay igu caawi inan gadho waa codsi kaaga yimid wllkaa
      ,,,,,

  • @istaahilhassan3542
    @istaahilhassan3542 3 роки тому +2

    Ano cato ah ayn dawanaya vediogn wa jecl an u qabto hadlkaga adnay team caato like 🤣

    • @nafis2703
      @nafis2703 3 роки тому +2

      Caatinimada hadad cafimad kuqabto Alxamdulilah dheh Abayo wax walba cafimadka kamuhimsan cayil waxba matarayo🥰🥰🥰

    • @istaahilhassan3542
      @istaahilhassan3542 3 роки тому +1

      @@nafis2703 wa run hbti

  • @anabasad3781
    @anabasad3781 3 роки тому +2

    Adnooy abyo benta naga daay 5kiilo.maa 10 bari kuriday m.a keeep going wlhi waa kuwataaaa

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +2

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 7k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲ij

  • @aminacookingandhenna7117
    @aminacookingandhenna7117 3 роки тому +3

    Masha.allaah waad dadaashay intaas kasii wad dadaalkaada wax walbo hadaa nlgo.aan la imaato waa lasameeyn karaaa

    • @Kaarshe_channel
      @Kaarshe_channel 3 роки тому

      plze wllkey io wllshey 1k wax yar ba iga hadhay igu caawi inan gadho waa codsi kaaga yimid wllkaa
      ,,,,,

  • @aishajama8972
    @aishajama8972 3 роки тому +1

    Msha allh dhiri galin ayey nootahy adna wan kula wadnaa hawsha dhiiri galinta noowad keep going apyo🥰🥰🥰🥰😍😍😍💖

  • @sukenoaxmed2944
    @sukenoaxmed2944 3 роки тому +4

    Buurni waa cariiri iyo culees lee iga tag dheh

  • @xoglahubotube851
    @xoglahubotube851 3 роки тому +5

    Soomali maxamade ilahay dartisa subscribe iku saraa 1kun wxyr ba ika dhiman😭

  • @mumtaazmohamed6060
    @mumtaazmohamed6060 3 роки тому +2

    Adna catada aya ku qurxantahy Masha alah keep going

    • @zeitunadan6337
      @zeitunadan6337 3 роки тому

      Adna cata ayad kuqurhantahay mashaAlah

  • @fatushmohamed4200
    @fatushmohamed4200 3 роки тому +2

    abayo nunaha soomanuujisid aniga ilmo sanad 2 bil jira baa nuujiyaa caanahana macabo hadaan isdhoho iscatee baahibaa iqabanaysa mxn samrya ilaso tali 80 kila ahy

    • @hanaanmohamed1888
      @hanaanmohamed1888 3 роки тому

      Sug abaayo waqtikada inta ilmaha 6bil kaga garayan oo cunto gu baranaya

  • @freefree4186
    @freefree4186 2 роки тому

    Thankyou adna abyo mahad sand

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 роки тому +2

    Masha.allah

  • @udgoonsharaf7895
    @udgoonsharaf7895 3 роки тому

    Mansha Allah hormar wacan abyo adna dhiiri galintada waad kumahadsantahay

  • @hamdiahmed911
    @hamdiahmed911 3 роки тому +2

    Abyo adna mahdsanid caloosha bis rabaa inaan iska dhimo

    • @sunalitahassan6968
      @sunalitahassan6968 3 роки тому

      Abyo kulamid ahaye abyo caloshaa kaweynahaye abyo

    • @sunalitahassan6968
      @sunalitahassan6968 3 роки тому

      Waxan kuweydinaa abyo mashalidaa gamadidaa ahaa malaiskucateyaa

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 роки тому +2

    Ma sha Allah, Hambalyo abyo

  • @najaxcabdilaahi7301
    @najaxcabdilaahi7301 3 роки тому

    Masha allha huuno adan Thanks you 🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @umuahmed306
    @umuahmed306 3 роки тому +31

    Ani Sadex Caruura baan dhaly waligyna ma cayilin normaal baan iska ahy yaa ila mida

    • @glambydeqa
      @glambydeqa 3 роки тому

      4baan dhalay walina 65kg ma dhaafin

    • @umuahmed306
      @umuahmed306 3 роки тому

      Deeqa Sahal isku mid baan nahy ani 60kg ku meerystaa ma dhaafo

    • @rahmokiin2295
      @rahmokiin2295 3 роки тому +1

      @@umuahmed306 aniga Allaha iidayee 2 wiil baa iijoogo 65 madhaafo markaan gabadha ahaa 60 baa ka ahaa 5kg bas ah baa igu darsantay

    • @bisharomohamudali7036
      @bisharomohamudali7036 3 роки тому +1

      Sadex ban dhala 8 dhal ba la Moda Baruur san yeelo ma aqaan wlhi ila taliya walahey

    • @najaxbintumaryama7606
      @najaxbintumaryama7606 3 роки тому

      @@bisharomohamudali7036 wllhi ani saas hal aadhaly bis waba l

  • @nimcoaxmed7243
    @nimcoaxmed7243 3 роки тому

    Masha allh mahadzanid Adna Qof Qalbi wacan

  • @ummusacad4003
    @ummusacad4003 3 роки тому

    Asc Adna abyo wan ku salamay wlh waa kugu taa geer sanahay iscaa tenta gab dha heena somaila yeed waxay ka wen yeheen da'a duuda aniga waxaan ahay hooyo afar dhashay wlh mar kaan dhalay cunu gayga iguyar miisaan kay ga waxuu gaaray 84 lkn hada Alxd waa xaa ahay 55 Masha Allah waan kufa rax sana hay ❤️❤️ lkn gu aan aa la iska rabaa gab dho 😊😊😊 keep going adna 💕💕💕👏👏👏

  • @ikraamhassan9589
    @ikraamhassan9589 3 роки тому

    mansh allaah wlh wax badan baa isk dhintay qurux baa tahay alla walaley hal ilama hesta baruurta iga badatay bal i cawi waxan isku dhubo

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 роки тому +1

    Masha allaah jabiiba

  • @mssno6368
    @mssno6368 3 роки тому +4

    Egg diet ayaaan wadaa xalwa iyo doorshaa leey keeney hada wlhi xalwada bacaa kuxirey 15kg markaa iska dhima lee cuni karaa naftaa lagu cadaadinaaa intaaas🙄

    • @sunalitahassan6968
      @sunalitahassan6968 3 роки тому

      Abyo waxan kuweydini ujidaa gamadidaa ahaa malaiskucateyni kaar

    • @umuabdi3450
      @umuabdi3450 3 роки тому

      Haa Abayo sida lagu fahmo musharida dheh uuji dadka qar mafahmayan waa eray sawaxili ah

    • @sunalitahassan6968
      @sunalitahassan6968 3 роки тому

      @@umuabdi3450 haa abyo mashalidaa kawada aabyo o gamadidaa aha malacuni kaar intaa moos kudarsado

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 3 роки тому +1

    *Masha allah hore u soco"* 👍

  • @FoodRoutin
    @FoodRoutin 3 роки тому

    Masha allaah noloshaa is bedel iyo go'aan ku dhisan intaas iyo ka badan ban kuu rajayn adna😍

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 роки тому +22

    Adnoy hanaga joojin wlh dhiira galin inoo thy ani maanta deit bilaabay wlh caloosha cumroo cumroo dhahoosaa😥😂😂

  • @aminonor7586
    @aminonor7586 3 роки тому

    Mashallah 🥰 I agree you keep going sister

  • @cqaadiraxmed9363
    @cqaadiraxmed9363 3 роки тому

    Masha Allah adna henna thanks xapiipti keep going 😍😍👌👌

  • @lifeofbahja
    @lifeofbahja 3 роки тому

    Ma sha allah abayo qali ❤️

  • @ayanidil7919
    @ayanidil7919 3 роки тому

    Mashallah adna aaadba qurux unoqotaye allaha kuxafido

  • @maryamamaxamud265
    @maryamamaxamud265 3 роки тому +1

    Abyo jadwalkada nososheg micnaha cuntada ad isu caatesay🥰🥰👍

  • @sabrinamohamed9673
    @sabrinamohamed9673 3 роки тому

    Mashaallah Adna fikir fiican samaysay 🥰

  • @yusrainamaxamed7424
    @yusrainamaxamed7424 3 роки тому

    Mashallha xabiibti noo soo badi waxa yaabaha miisaanka rida

  • @katykadrina9654
    @katykadrina9654 3 роки тому

    Thank You sister

  • @nimcoqaayibo8175
    @nimcoqaayibo8175 3 роки тому

    Mansha allah mahadsanid qaali the one and only 💋💋💋💋

  • @fatimaadan1888
    @fatimaadan1888 3 роки тому +2

    Mashalaha huno 🤩🤩🤩💋💋🤩🤩🤩

  • @saafiabdalla9448
    @saafiabdalla9448 3 роки тому

    Maasha Allah abayo adna

  • @hodanahmed5856
    @hodanahmed5856 3 роки тому

    Masha allh adna xbt caatada kuquruxbadantay halkaa kasii wad miisanka kadhacaa yaanu dib kugu sonoqon ❤

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 3 роки тому

    Masha allah xabiibti waa dadaashay runtii wax badan a isku badashay jaa bes lakiin baby Nahida kafikir oo nuujisit zaaid dhulka a is dhigin xabibti baby a kusugosaa markii cunto bilaawdo NAHIDA markaas sifiican u bilaab aan kudhihi lahaay

  • @nastashaahmed6054
    @nastashaahmed6054 3 роки тому +3

    Abyo ani in aan is cateyo ayan rbah mrka sida aan isku cateyo ayan la ahy mrka si fudud oo aan isku cateyo ii sheg Abyo mcn jwab wcn

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 3 роки тому

      Wllshay wa is cateyn kartaa lkn ha is baahin ana 2016 kii is bahiyay gaas ba igu dhacay lkn sey abayo shegeyso cunto an cayil keneyn cun almiito masey lkn ina go aan qatada ka horeyza

  • @faaruuq2650
    @faaruuq2650 3 роки тому

    Maashaa Allaah Adna Miyaa Mise Adnaheena kkkkk
    Waa walaalkaa Faaruuq Aba Saafi
    Waa kutaageersanahay

  • @foosiyahassan9222
    @foosiyahassan9222 3 роки тому

    Shukran adan qaliyeeey

  • @sacdiyaxusein9479
    @sacdiyaxusein9479 3 роки тому

    AslaH wan ku xiranahy wllh wana jeclahy
    Allah ino xifdiyo ✨❤️

  • @ubahlifestyle4396
    @ubahlifestyle4396 3 роки тому +1

    Maansha Allaah adna waan kugu soo daba jiraa insha Allah waloow aad ugu naxin babygan

  • @nadiirahaji5086
    @nadiirahaji5086 3 роки тому

    Mahadsanid qali

  • @ahmedhussein624
    @ahmedhussein624 2 роки тому

    Masha allh

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 роки тому +5

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲6k oo subscribed pleas codsi waye plils

  • @simanibraahin7941
    @simanibraahin7941 3 роки тому +1

    Adna abaayo aniga wax yar calool ayaan isku argey sideydey kale waa ok 60 kilo ayaan ahay

  • @fatxifaarax6812
    @fatxifaarax6812 3 роки тому +1

    Ani waxaan ka soo tagay 75 kada 64 waxaan insha allh rajaynayaa inaan tago 55

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 3 роки тому

    Waan kaa qaaday salaan lamida naka Gudoon Masha Allah 🌹🌹🌹🌹🌹💜💜💜

  • @maryammohamed8191
    @maryammohamed8191 3 роки тому

    Mashallah wan kugu racsanahy ina iscateyso wanbo kudhihi rabay iscatey lkn wad ba isaragtay catada dhax dhaxadka ah wax kaficn majiro

  • @pricesssusan6031
    @pricesssusan6031 3 роки тому +1

    Had anigah 68 ahay lkn 25 inah noqodaan rabah 😎😎😎

    • @AhmedSalah-wi4ev
      @AhmedSalah-wi4ev 3 роки тому

      Bisinka wll maxad isku habaareysaa illahey 25 kaama dhigo ilmaha 9 jirka ah ayaa 28 kg loogu talagalay

  • @maandeeqmaandeeq6056
    @maandeeqmaandeeq6056 3 роки тому

    Abaayo ablakeeshanka lee noo soo bandhig noo faaideey adna

  • @sacdiyaxusein9479
    @sacdiyaxusein9479 3 роки тому

    Masha allah xayati allah ku xifdiyo ✨❤️

  • @FarhiaMali
    @FarhiaMali 3 роки тому +3

    Caloosha keliya noso geli sis

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 роки тому

    Masha allah abyo adno ciyaalki wuna dhibey noso gali qer allh kusiiye

  • @nagaay8337
    @nagaay8337 3 роки тому

    Adna quruxlay ayaad noqotay mcnto hore u soco

  • @nafisonafta4576
    @nafisonafta4576 3 роки тому

    M.a abyo nosohag waxd istacmashy iyo cutada ad cunted wlhi aniga Zaid u jcl inan iscatayo 😭😭😭😭midkala alabta ad shagysed qar kodaa mashan jogo laga mahalo maxn samyne karna hadan weyno alpta plz adna isojawab mcny😭😭😭

  • @wardacadaani1334
    @wardacadaani1334 3 роки тому

    Masha allh ❤️

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 3 роки тому

    Masha allaah

  • @fowsiyomahamuud4394
    @fowsiyomahamuud4394 3 роки тому +1

    Aniga uhoreeyo like isaara

  • @maryansiidali2933
    @maryansiidali2933 3 роки тому +1

    Aden aniga hadan cato ahay iyo hadan buranahy 70kg ama 71kg madhafo wan yabey

  • @theworlduniverse942
    @theworlduniverse942 3 роки тому +1

    Asc

  • @ayanayan5087
    @ayanayan5087 3 роки тому +1

    Keep going Adna 🥰❤️

  • @abdullahihaji6970
    @abdullahihaji6970 3 роки тому

    Mashallah adna xalay ku arkay amira iska bareyjey sidan ku qurux badan tahay

  • @mohamedmohamud5605
    @mohamedmohamud5605 3 роки тому

    Masha allah adna waan ku farxad wlhy intaas lee ka dhineed

  • @xaliimasiciid6043
    @xaliimasiciid6043 3 роки тому

    Masha alah

  • @maryammohamedhassan1130
    @maryammohamedhassan1130 3 роки тому

    Adna abayo inan is cateyaa rabaa lkn hadana isma cateeyo jadwal ka iso sheeg abayo

  • @maryanabdirahman-ju5rf
    @maryanabdirahman-ju5rf 3 роки тому

    Masha allah wan rajena inaan catowo insha allah

  • @saidhaali3189
    @saidhaali3189 3 роки тому

    MashaAllah keep going Adna👍

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 роки тому

    mashaalaah

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 3 роки тому

    Mansha allah allaha kuxafido adna cadey

  • @zahinaismail
    @zahinaismail 3 роки тому

    Wa usaari wlle aslah aba saafi

  • @fardowsomohamed6795
    @fardowsomohamed6795 3 роки тому

    M.a

  • @fadmasuleyman1467
    @fadmasuleyman1467 3 роки тому

    masha allah aad ucaatawday way kaa muqataa 👌👌👌

  • @muniraahmed715
    @muniraahmed715 3 роки тому

    Adna nala qaybso cuntooyinka aad cuntid ee kaa caawiyay inaad miisaanka iska rido mahadsanid

  • @fosiyohassan9852
    @fosiyohassan9852 2 роки тому

    Abyo respect full 🥰👸

  • @MohamedAhmed-be6pf
    @MohamedAhmed-be6pf 3 роки тому

    Adno abyo (2week marabta een ad iskucaateso ) (Chloe ting ) UA-cam kuqoor.wllxi in 2weeks waad kucaatoowi.tijàabi.xanaa xilmaamin (Chloe ting 2weeks challenge)

  • @nawaalabdi6845
    @nawaalabdi6845 3 роки тому +2

    Alla adna saa ugu qanacsanhy waa yaabe kulaha😂wa iga qoslisay ani 61 ahay in 55 noqda raba i,a

  • @dheemandahirofficial9248
    @dheemandahirofficial9248 3 роки тому

    Masha allh taparakallah apyo adna dhirigalintaadu aad paan uga helay challange waa pilapaa incha allh