sida isku caateeyay oo 13kg aan iskaga riday |qaabka aan miisanka iskaga riday | iscaatays

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @zukaynachannel1
    @zukaynachannel1  Рік тому +2

    Part one cuntooyinkan isku caateeyo waakana 👉👇ua-cam.com/video/LJMbsV-9QWw/v-deo.html

  • @rahmamohamedali2319
    @rahmamohamedali2319 Рік тому +2

    Thanks abaayo waan iscateenaa hadalkagaa dhiragalin kahelay❤❤

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  Рік тому +1

      Welcome mcnto alahh haku fudaydiyo safarkaaga iscaataynta guulayso

  • @Alxamdullilaah
    @Alxamdullilaah Рік тому +4

    Waan idin baryayaa 2k subscribers igaadhsiiya tartan baan ku jiraayee walaalayaal 😭😭❤

  • @Alxamdullilaah
    @Alxamdullilaah Рік тому +5

    Abaayo asxaabtaadu 2k subscribers ma igaadhsiin karaan 😭

  • @hamdihareed480
    @hamdihareed480 7 місяців тому +1

    Maashallaah abaayo

  • @maxamedmaxamud307
    @maxamedmaxamud307 Рік тому +1

    Abaayo ani iscaatay markaa isdhaho markaan

  • @AashoHamdi
    @AashoHamdi Рік тому +2

    Walee shaqaad iska qabatay yaaqii ana inaan shaqo iska qabtaan rabaa iiso dyceeya aroosban ahaye

    • @leylamuse5441
      @leylamuse5441 Рік тому

      hda hdad gursan rbto gym isku cate hdi kale wad jiljilci gym laan wd ifahanty

  • @caashamohamed5393
    @caashamohamed5393 Рік тому

    Woow keep going sister farqi waynba u dhaxeeya labadaada sawir fadlan vedio yo kale nooga so samee cuntada cuntay ito waxaas

  • @naimaelmi4438
    @naimaelmi4438 Рік тому +1

    Masha allh abayo

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Рік тому

    Asc wr wb mcnto masha allh waanu ku sugeeynaa insha allh.

  • @raaxoaxmad5914
    @raaxoaxmad5914 Рік тому +1

    Masha allah tabaarakallah

  • @ranialaurrent1234
    @ranialaurrent1234 Рік тому +1

    meeqa bilowd baay iga qaadan wllo inta aan misanka iska ga riidayo

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  Рік тому

      Inta kilo aad iska ridaysid ay ku xirantahay qaali

    • @ranialaurrent1234
      @ranialaurrent1234 Рік тому

      @@zukaynachannel1 oky biishi hadan iis dhaaho 15kilo iska riid biisha dhaan meexay igu qaadan qali

  • @xamaadakhaliif2576
    @xamaadakhaliif2576 Рік тому +1

    Qaali so laabasho wacan

  • @حمدحمد-د3ص
    @حمدحمد-د3ص Рік тому +1

    Hadaa biyo bas ku noolaado kawarama o suunka calooshana 24 xirnaado waayo si kale miisaan waa isaga jari waayey

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  Рік тому

      May ma fiicna jidhkaaga bila tabar noqonaya dacfi ba kugu dhacaya

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  Рік тому

      Maalinka cunto cunow bilowdidna jidhku wixii aad cuntidbaw baruurbu ka dhigi wu store garayn so 3 waqti cunto fudud ah cun habeenkina maqrib ba cashe
      Cunto laaan Waa caafimaad daro

  • @boqoraddareersheekh6857
    @boqoraddareersheekh6857 Рік тому +1

    Ani 70 kilo raba inaa 10 rido malin walba cintadi iska ma celin karo

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  Рік тому

      Wa ridi karta qaali kaliya goaan iyo dadaaal la imow Bol iyo bar ba ku ridi karta ugu badnaan laba bil

  • @fadumiinaabdilahi2982
    @fadumiinaabdilahi2982 Рік тому

    20kg ba raba 2bil in an iskaga rido macqul ma tahay mase waa cafimad daro

  • @phattmahonest5078
    @phattmahonest5078 Рік тому

    Keep going hppti 🥰

  • @Hindafaarax-sc6so
    @Hindafaarax-sc6so Рік тому

    Good job gi🎉girl

  • @cmali5479
    @cmali5479 Рік тому

    Masha allah 🎉

  • @sandflove
    @sandflove Рік тому +1

    🌺🌺🌺

  • @ShamsaHussein-k4e
    @ShamsaHussein-k4e Рік тому +1

    M.a❤❤❤

  • @najmaadam1262
    @najmaadam1262 Рік тому

    Cuntada nosogali qaaliyey