Marka hore alx wllkey allah ku xifdiyo m.a wllkey anga waxa walbo o ad kahaddashy alx wan leyhy alx waxan raba inan si life ah ula haddlo wana iga dacad🙏👍
Asc shiqow allaha ku barakeyo waxa ifa sirta riyada qolkeyga dhaxdisa o god dher ka qodan yahay ani wan firiyay waxa ku jiray jawan buuxa o afka kaxiran aniga wan cabsanaye ilmaheygi ayan qolka kalabaxy iyo jodariyalka carurtayda
Acs sh xer alle hs ku siyo hooyo iyo aabo oo dhinten ayasn radinayey lkn wadii mogdi gocstey aale ayaan u bariyey nuur iyo doog ayaan arkey jwb xer alle ha ku siyo
صل الله عليه وسلم Alaha kubarakeeyo wall Waxanku waydiiyay wll Waamaxay kitaabkani اسمه كواكب لماعة تسخير الملوك الجن في وقت وساعه لشيخ عبدالله مغاويري قد س الله سره
@@eidleabdirashiidomar9499 waxaad adiga heysan ha umaleen in dadka kale ayna laheen adoomada allha haku xukumin sidaad adiga waysid آلا إن اولياء الله هم المفلحون
Asc shiiqow waa Isla anigii oo kugu Soo noqday markale riyoyinkeyga wey badanyihin habeen baa waxan Ku riyoday shiiqow nin Isha ka cawiran oo Hal Mar Nagu Soo dhex dhacay oo na hareereyey aniga waan orday ilaa buuraha hoostoda aan Ku hoydo dadka Qaar ninkey Ku hareen dadna buuraha xagooda ayey U carareen dadka Ku haray ninka Isha kacawiran wexey U badnayeen dumar Muslima Iyo Niman ajaniba.iifasir shiiqow riyadas🙏
Wll waxaan ahay nin dadka quran ruqyah saaraa waxay iishegen dadka aan saaro gurigoda ugu tagaa waxay iisheegeen in marka magacayga lagu dhawaaqo aan imaado gurigooda .maxaa keenay wll ? 😢😢😢😢😢❤❤
riyoyinkan arko subaxnimadana wan arka un lakin markan wax inanriyada ku arko dono wan arka markan digriga badiyo ilanabigena iyo jibrill iyo nabi ciise
Allahuma sali cala nabiyina muhammad ❤❤❤
اللهم صلى وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد ❤❤❤❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا جزاك الله خير 👋
ماشاء الله تبارك الله الحمد لله رب العالمين اللهم امين يارب جزاك الله خير شيخ !!!!!
Mashaa Allah Allah ha kuxifdiyo
Yh
Masha Allah kheer allaha ku siiyo sheekh ina so duceeya walaalayal muraad ayaan le yahay in alle ii sahlo
ALLAHAYOW sii adoonka muraadkisa hadii u qayr ugu jiro
asc sheikh waxa aan rabaa inaad riyo ii fasirto ee halkeen kaala soo xidhiidhaa sheikh khyr alle haku siiyee
Maasha Allah sheeq Allaha Ku xifdiyo
Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim Salalaahu caleyhi wasalim baaraka allah sheikh jazzaka allah 🙏
Alla haku sharfo wllo mawduuc aad ugu baahi qabay walahi waxaad jeceshahay badan Alle haku siiyo si qalbiya
Maasha allaah
Subxaanallaah
Walhamdulilaah
Wa laa ilaaha illaah
Wallaahu
Akbar
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
Marka hore alx wllkey allah ku xifdiyo m.a wllkey anga waxa walbo o ad kahaddashy alx wan leyhy alx waxan raba inan si life ah ula haddlo wana iga dacad🙏👍
Masha Allah wllo
Abaayo salada badi iyo saliga nabiga tankle xumanta oo dhan ka dheerow kaliya wixi alla uu ka raliyahay un samey sadaqadana badso oo qofna xumaan calosha ha ugu qaban inaad la kulanto wanaaga iyo daahirka jirka iyo qalbiga marka la timaado iyaga kula macamilaya saliga nabiga Saad ubadiso ayey usiyadaysa darajadada malinba malinta ka danbeyso alxamdulilah waa nimcoyinka alle baxsho
@@asiyasiyad1607 alx hye wlshie lkn ilahbaamhdleh illahy amrkis I nan calsha dad cuqdad ugu qado iska dayee xtaa mba hanaqo alx waxwalbo lygu smeyo alx🤲😍❤.thanks abyo
Msha allh xppt
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم 🤲🤲🤲❤️❤️💖💖
Sheekh digriga ayaan aad igu celceliya maraka waxnmaqal qofksto ihadle wada meel kasta ah jooge sheekh ifadir
Shiikh plz halkee kalasoo xiriiraa riyaan rabay inaad ii fasirto😢❤
جزاك الله خير شيخ
MashaAllah mahadsanit walalo
Jazaka Allah qeyr
Asc sheikh Ahmed arinka adka hadleysit anaa ah e ilatali seen ogafaaideystaa kheer Allah kusiiyee
Mashaa Allah shiikh allaha ku xafido
الهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
Mansha allah ustaad allah haku xifdiyo
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته رمضان مبارك علينا وعليكم ❤
asc wll Allha kaajar siiyo raqamkaga ayan raba riyo yin badana rabaa inad ifasirto Qer Allha kusiiye
Salalaahu caleeyhi wasalam 💚een riyadaan hadeer lee arkee dadkaa yaa kamid ah karaamad leh masha allah alah nagu daree 💚📿📿💚💚🕌🕌💚💚🍒🍒
Asc sheek anaa saas camal iskadhaaf riyee live waan hadlaa islamarkiiba wixiindhahay ayaa dhacaaya marka daadka waxey idhahaan hanagu hadlin qumayaa tahaye hataa peen masheegi kari run ayeey noqotaa e maxey tahy
Plz plz isoo fasir riyadan wxn ahy gabadh an wali guursan wxn ku riyooday aabahay oo dheeman isiinaya ifasir
ASC shq baarakaAllh
صلى الله عليه وسلم ❤
Shiiqow ama aan weeso qabo ama aan weeso la aan ahaato waan Iska riyoonaa
Asc shiqow allaha ku barakeyo waxa ifa sirta riyada qolkeyga dhaxdisa o god dher ka qodan yahay ani wan firiyay waxa ku jiray jawan buuxa o afka kaxiran aniga wan cabsanaye ilmaheygi ayan qolka kalabaxy iyo jodariyalka carurtayda
صلي الله عليه وسلم وسلم تسليما كثيرا❤❤❤قبل
Salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm salaalahu calayhi wasalm
Asc wll fadlan lanbakaaga iso qor daka calaamadha oliyada leh🙏🙏🙏🙏
MASHA ALLAH jezakalah qayr
Abooowe inteee kala so xariiraaa isheg plz aboowe riyooyin aya ku sheegi lahaaa 🙏🏻😭😭
Acs sh xer alle hs ku siyo hooyo iyo aabo oo dhinten ayasn radinayey lkn wadii mogdi gocstey aale ayaan u bariyey nuur iyo doog ayaan arkey jwb xer alle ha ku siyo
Wlhi waxan kadukady qof an xidhidh lenhy markan seexdy waxan arkiy yada oo ligu leyhy
Salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam salalahu calehi wasalam
Mansha Allah Allah ku xafido
صلا الله عليه ؤسلم صلا الله عليه ؤسلم صلا الله عليه ؤسلم
Wllhi warunt sheqow❤❤
Masha allah sheikh aniga labo calamad ayaan leeyahay
MashaAlAh tabarakalah ❤️❤️
ALLAHU MASALI CALA MUXAMED
Walaal ruxaaniyada maxayjeceshahay ooloo sameeyaa maxaysa necebtaahy oolagadhaafaa dhaqaso inoosoo jawaab
صل الله عليه وسلم
Alaha kubarakeeyo wall
Waxanku waydiiyay wll
Waamaxay kitaabkani
اسمه كواكب لماعة تسخير الملوك الجن في وقت وساعه لشيخ عبدالله مغاويري قد س الله سره
Mashallah lambarkga intee kahela
Sheeikh WasthApka xage ka hèlikara mahadasanid
rooxaaniyaad wax la yidhaa wax jira maaha umada shayaadiinta ha ugu yeedhina dadyahow aqoontoodu liidataa
@@eidleabdirashiidomar9499 waxaad adiga heysan ha umaleen in dadka kale ayna laheen adoomada allha haku xukumin sidaad adiga waysid آلا إن اولياء الله هم المفلحون
Asc sheqaw wan yabaney waxan arkaa wax shibarka dauska u eg ayn arka waxey tihin wangaran wayay
Sheeko waxaan qabaa ruuxan oo habeen walba way i wareeriyaan ma garanayo si aan ula hadlo ama aan ula xiriiro
Asc wllo inte lagalaso xiriri kara??riyoyin an kula wadagi laha inshallah
Jazakallah kher wll
Sheekh marmarka qaar waadiga soo qaata dad aad ujawaabeyso please igu soo dar ( waxan arkey xajka waliba meel dheer ayaan ka arkey waan weyso qaatey markaan wadada xajka qaadey ayaan sii qaatey moobil si aan sawiro ugu soo galo waa laiiga digey inaan qaato moobilka waala iwaaniyey waan madax adeygey mana aadin xajkii riyadii ayaan ka kacey
Please walal iLaahay dartiis iigu soo fasir allaHa ciLmiGa ku barey La,antiisna aad waxba barateen
Asc shiiqow waa Isla anigii oo kugu Soo noqday markale riyoyinkeyga wey badanyihin habeen baa waxan Ku riyoday shiiqow nin Isha ka cawiran oo Hal Mar Nagu Soo dhex dhacay oo na hareereyey aniga waan orday ilaa buuraha hoostoda aan Ku hoydo dadka Qaar ninkey Ku hareen dadna buuraha xagooda ayey U carareen dadka Ku haray ninka Isha kacawiran wexey U badnayeen dumar Muslima Iyo Niman ajaniba.iifasir shiiqow riyadas🙏
Shugran wll horey usoco
Asc wll dhawr Mar ayaan isk
u dayay in aad idinla soo xirriiro lkn iima suura galin wlh haddaan ruyoo yinki lakulmay kaaga shekeyo adaa daymo ii cilinaayo aniga xitaa waan yaabbaa maanta markaan ruux ismuruno aan jifto riyo yin yaableh ayaan arkaa lkn waan micnay waayaa midda iigu yaabka badan waxay ahhayd marki gabadhaydi curuda iigu horraysay oo habbiin habiinada kamidda iag jiifto aan ku riyoday berkiida iyo feeraheeda oo dhiigleh lay tussay kadibna waan sotoosay anoo madaxxa haysto ashahaadanaayo lkn markaan I dhaha kalla qaaday way indhinacjiiftaaba galabtina danbe mayd ayay ahhayd way saqqiirtaybo gariyaana dur marray naxdin labaad qac lkn waan isadkeeyay maadaama riyo laygu tusay
ALLAAHU AKBAR
Asc lambarkaga isii
ASc midka. La arko e. Liveka ah. Ayan doortay
Asc SCW SCW wllo waxad i sheegtaa habenkasta waxan ku riyooda anigo suuqa aadayo hadana mugdi cabsi badanaa daremaa lkn habenkasta ugu danbayn gurigayga kuso noqdaa o iftiin ah
maasha allaah
Sax Aweso qarni ladhahaa
masha alah sheekh
Salallahu calayhi wasalam
Asc always warning, buu ahaa nebi Yusuf naagtii uu boqorka qabey ma ahayn,fircoon, xaaskiisa waa Aasiya
Asc mashllah
Masha allaah
Scw❤❤❤❤Scw
Allahow nagu dar
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Wll waxaan ahay nin dadka quran ruqyah saaraa waxay iishegen dadka aan saaro gurigoda ugu tagaa waxay iisheegeen in marka magacayga lagu dhawaaqo aan imaado gurigooda .maxaa keenay wll ? 😢😢😢😢😢❤❤
Iso ducey Wll Murad Ayan leyahay🌸
@@rashkaff3242 walal hada qoralkan araqtit iso ducey ino illahay cafimad isiyo oo muradka an leyahy isiyo mahadsanid 🤲🤲
@@rashkaff3242 walal hada qoralkan araqtit iso ducey ino illahay cafimad isiyo oo muradka an leyahy isiyo mahadsanid 🤲🤲
@@rashkaff3242 walal hada qoralkan araqtit iso ducey ino illahay cafimad isiyo oo muradka an leyahy isiyo mahadsanid 🤲🤲
@@rashkaff3242 walal hada qoralkan araqtit iso ducey ino illahay cafimad isiyo oo muradka an leyahy isiyo mahadsanid 🤲🤲
manshallh
Waa maxay ruuxaniyadu? Ama rooxaanu?
Asc shiiqow waxan Ku riyoday anoo la iwado misna qofka iwado aanan arkeeyn waxan cabar socdo waxan Ku tagay wado qaldan wadadas waxa Ku yaal God aad uweyn oo dhex fadhiso abeso la eg hasha geela kadib wala Ila hadlaayey oo la iyiri maahan meeshii laguu waday naceli waxan iri waayahy kadib waxan maray wado ciriiri ah oo qaliiran oo Laga daadanayo waxan cagta saaray anoo lugeynayo wadadii .waxa la iyir geesaha ha fiirin hortaada fiiri ok waxan Ku imid ganjeel waa la iifuray waxii iifuray Uma jeedo qofka ihagaayo Uma jeedo ok waxan galay gudaha waa wada iftiin Iyo qurux ok qolkaan galoo fiiriyo waa wada sariir saaran Karfan CAD naago qur qur xoon waxan ka kacay anoo qoslaayo ii fasir riyadas shiiqow🥰
Sheekhow aniga riyooyinka aanku riyooday waxaa kamid ah aniga oo meel buura joogo ayaan gabar aan garanayo iskaga hornimid waan isasooraacnay waxaan doonaynay inan buurta kadaadagno balse buurtii meel dheer ayay noqotay qowyo ah oo aan laga daadagi karin
Wll tanzil wax mad katana
What's app an kugu darsade wll noso qor
Numberkaga noso qor wll
صلي الله عليه وسلم
Wll fldn labarkga iso dhig plz
riyoyinkan arko subaxnimadana wan arka un lakin markan wax inanriyada ku arko dono wan arka markan digriga badiyo ilanabigena iyo jibrill iyo nabi ciise
Lkin istaq aarad riyoo lguma arko aa dhahdey sax adiga
Istiqarada waa laboo mid sii tools ayuu kuguimanaa midna riyoo
waan gartay wsxbadanbaan kafaaiiday
❤❤❤❤❤❤
Asc shiiqow waa Isla anigii oo kugu Soo noqday waxa ii fasirtaa shiiqow riyo ayaan anoo 10 JIRA la igu cinqaabi jiray Haben Iyo maalin hadan dhinica dhulka dhigo waxeyne aheyd riyadas waxa ii imaan jiray nin wato seef Iyo dhar cad cad oo indho gaduudan waxuu I iron jiray tuko waan kaa tagaa hada tukato Wan qeylin jiray Haben walbe ilaa la I Quran Saaro kadib macalinkeyga dugsigan usheegay dharkii baan daahirsaday kadib wan tukaday waan nafisay riyadii idaba dhigatay halkas baan Ku waayey ii fasir shiiqow
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
gabadhba way ikaxisy waxay igaysay qofkan katukady waxay idhahy hakatagin
Soobadi
Mashlh 🤎🤎
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw
Asc shiq waxaa ku riyoday aniga iyo xajigeyga oo is lasocono markan kala lexanay ay waxa iga horyimid qof dheer oo dhi for dartis an wajigisa an arken
Waxuu igu yiri adiga iyo xajigaga wuxu reerkina uxasili layahay waxa idin kujiro labadina famil qof kamida aya dhax diina
Kujiro oo idin sixray qofkii inta la orday
Oo mel geyay ayn ku iri mafamil keyga misa familkiina waxu igu yiri majirta gabarladhalaty habana iri ayada weye baa laigu yiri
Ii fasir shiiq
And gbda adga necebthy oo waxas sheydan kugudirayoo uyahy
Wllo watsapki mee
Asc scwscw msha alah
Aweys,qarnii
Mahadsanid 🥰🥰
@@fasirkariyooyinka what’s up kaga isi walal
Wcs wrx wbr
5
Scwscw❤❤❤❤❤