Asc walaal wax yaabahan aad Waxa. Lahaa khalqigana ugu Nebi muhammed scw waana La sixray arimuhu qadar Illahay Oo yidhi swt وما هم بضارين من أحد إلا باءن الله I know waa dadaalay Saa laakiin wax daliil aad u hayso Sheeg adoo mahadsan.
Oo dadka aan salada tukanin miyaa la sixri karaa, hal iga jahil bixiya bal So NABI MUXAMED tii la sixray, ma hadad iledahay nabiga tarikhu salad buu aha ama saladisa lama aqbalin. Xisababah qaar la iskuma dari karo ee iga jahil bixiya hadii aan jahil ka ahay wixi qalado iga dhacay ya rabi sheydan xagise ahatay
ilahow iga saar wal walka iyo walbaharka iyo riyoyinka xun iyo in aan kabaqa nola aduunka kunol ilahow wax walba oo kheyrka ah isii waxii shar ah iga qaba
لَا إِلٰهَ إِلَّا اللّٰهُ مُحَمَّدٌ رَسُولُ اللّٰهِ صَلَّى اللّٰهُ عَلَيْهِ وَسَلَّم
Salalaahucaleyhiwasalam
Allah haynaga dhigo muslimiinta salaadooda iyo dhamaan acmaasha wanaagsan Allah ka aqbalo
A
Amin yarpi
Asc walaal wax yaabahan aad
Waxa. Lahaa khalqigana ugu
Nebi muhammed scw waana
La sixray arimuhu qadar Illahay
Oo yidhi swt وما هم بضارين من أحد إلا باءن الله I know waa dadaalay
Saa laakiin wax daliil aad u hayso
Sheeg adoo mahadsan.
Ilahayow khatumada khayr noogu khatin oo salaada soonka noo fududee ya rabbi
Jizaakallaahu kheyr aamiin aamiin aamiin illaahay hanoo aqbalo insha allaah SCW SCW SCW SCW ❤️ ♥️ SCW SCW SCW SCW SCW ❤️ ♥️ SCW❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Amin ya Allah🤲🏻
jizaka laah qeer macalin
Nabigena csw mahammed ayaa la sixray salaadna waa tukan jiray mana dhihi karno suubanahayna salaadiisa aqbal ma ahay marka meeshaas sheekhow naga fiiri. Sixirka iyo jinka qof jirkiisa waxay galaan dad markay weesa qabin ama daahir ahay sida dumarka marka macduurka yihiin
Shikh qofka ugu horeeyaa wax baa iiga jiro waayo nabi muxamad asaguu tukanayo ayaa lasixray ee saa wax ujiraan
Scw qof ilah aminsan sixirka ma Qabto ilah no dhaxeyo
aamiin aamiin 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalim salallaahu caleyhi wasalam
Jazakalah Akhii lkn muqaalada So gaabi adigo Cinwanka abaaraya Allaha haka jazaal mariyo
Jazakallaahu khayr
Masha Allah
Mahadsanid saxiib wa good work always thanks by warsame Alberta Canada
Amiin amiin ya allah xifdullah sheekh mahadsanid masha allah ❤️
Ayatal kursi makacda illahay salika nabika al baqarah daha yaseen shuarah safaad yusuf surah fataxa totoba jeer MachaAllah tabarakAllah allahuakbarr illahay wa innajecel yahay MachaAllah
Sala allahu caleyhi wasalam 💯💯💯💯💯♥️♥️♥️💯💯💯♥️
Scw Sallaalhu caleyhi wasalam
Assallamu alleikoum sheikh hoor tha waxaa waal bah wakatar Allah masibadu mumiin ayey hee shaa aniku sateex sanoh ayan bukay sixiir bah ilbabka dafiwayey sidah walida iyo kadimashada sheikh matakiin anika aya istaweyey illahay u ikarabkalay kadib wixii waan walahelay sida duxusha xashije dakax matax kaluun silik marmaraan kaamcahayka baan ku kurayey bil idil waan boksaday imikana wax ayan daremaya dawada wa illahay o amiinti adeek illahay u shekho xaladada oy adkar tasbix isticfar salada subixi wakali affarda Kac illahay barih ducada badsoh illa salada subax jiinka illahay aya adoonkaka kadiki meel wax walba yalo walaku tusii illahay wa raxman wa raxim MachaAllah ya Allah😭waxaan umaleya iina koral kayka lafahmiwayo ralii ahada
Salalahu caleyhi wasalma SHukrn wllkey ilahay haku sharfo ❤❤❤❤
Sheikhow 2 riyo ma i fasire
Mashaa allaah alloow ku barakeey
ALXAMDULILAAH RABILCAALAMIINN❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍
Intabih ustadi qofka lanolin xasad ehel waxana lagubilabay xasad Wana loocusbeneyo wiliba riyada lagusiya
Jinkana wuxu yirahda 4asbaab Ayan kusogala anigo qofka namaste cabsda badan argagaxa qaflada iyo qofka jirkisa wuufurmaya Wana unugulyahay cadaywga iyo qofka ayqaban wayeen saxirinta madhkuu weysada kaburto wa kama ideystan hadey hilikaran
ASC Shekh Waxan Rabaa Inaad Riyadaan iifasirtaa Waxan Ahey Gabar Dhalin yaro Ah Oon Waxbo Baran Hada Mar Horaa Iigu danbeysay Waxbrasho Oo wan Sheqeeyaa Hada lkn Wakhti Walpo Oon Hurdo Waxn Ku riyoodaa Anoo waxbaranya walibna Dunuubiga Ee Shekh iifasir riyadaan
Asaamucaaleykun waalalayal 💓salalahu caaleyhum waasalim.💓
جزاك الله خير الجزاء
Alxmduallah ilahay aya mahadiskale aniga aya kamid ah dadka nocasa camal
Allahuma majcalnaa minhum
Alx wan aqriyaa surata baqara m.a
Amiin amiin jazakalaah.
Sallalahu caleyhi wasalam
Sallalahou aleyhi wa Salam
Lakiin nabigeena scw waa la sixray
Shukran
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
Caleeyhi fadalu salaatu wasalaam
Alahuma salicamuxad
koopy cat yartaanaa tiri dumaaar teen kaahay. number hadiiba yartayarta
ﷺ ﷺ
❤❤❤❤
Qof waalid kuu ah. Haduu ku sirxoh oo. Aidan o gayn. Mudo 10 Sano. Ah markaad ogaatidna sii wadah hadana dhaha. Habaarkayga. Baa hahaha qofka oo. Aad lacagsiisoh hadana lacagtii. Sixir LA aadah. Maxaad Samayn lahayd oo hadan hormarkaaga & guur kaaga & mustaqbalkaaga. Ka xun yahay arintaas. Arkay waa yabanahay 😢
❤❤❤🙏🙏
Amiin
Oo dadka aan salada tukanin miyaa la sixri karaa, hal iga jahil bixiya bal So NABI MUXAMED tii la sixray, ma hadad iledahay nabiga tarikhu salad buu aha ama saladisa lama aqbalin. Xisababah qaar la iskuma dari karo ee iga jahil bixiya hadii aan jahil ka ahay wixi qalado iga dhacay ya rabi sheydan xagise ahatay
Lakin babigena muxamad scw yahudki sidu usixry
Allahu masala cala sayidina maxamed salalahu calayhi wasalim
Alxmdullah
Scwscw scw scwscw scw♥️♥️♥️♥️
Lkn gabdhaha waxaa soo marto bishiiba todobaad aanay dukaneyn soo loogama faa.ideysan karo maalmahaas
Haaa wll sx lkn dikrig afkaada ku heey waa sidoo kale
Scw scw scw
ilahow iga saar wal walka iyo walbaharka iyo riyoyinka xun iyo in aan kabaqa nola aduunka kunol ilahow wax walba oo kheyrka ah isii waxii shar ah iga qaba
Scwscw scwscw scwscw ♥️♥️♥️
Scw
uibi
Scw